CIRO DAL SOO JEEDA AYAANU KU DHIIBNAY DALKA HA SEEXIN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 363

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 วันที่ผ่านมา +34

    😂😂😂😂😂😂 so jaf odayga waridaad wanu ku wadana hadaanu nahay reer wadani
    Muuse saxane ku odhan jirnay dal iyo dad midasan ayaanu ku dhiibay adiguna maanta ma waxad naledahay dad so jeeda ku dhiiibne ha seexinin wlhi funy 😂😂😂😂

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 วันที่ผ่านมา +26

    Doorasho ku timid xeer jebin iyo budhcadnimo maaha doorasho, dad la laaluushay iyo ciyaal yaryar oo codeeyey cirro madaxweyne ku noqonmaayo .

    • @Last_King2023
      @Last_King2023 วันที่ผ่านมา

      Give us 5 years in office, you will see the difference

    • @ganaralabubakr7719
      @ganaralabubakr7719 วันที่ผ่านมา

      dadka caqliga badan ee cilmiga leeh aya cidwalba kabadan JSOMALILAND shacbkeeda 😊

    • @munaibrahim2150
      @munaibrahim2150 วันที่ผ่านมา

      @@warfaageeddi3128 odeyaashan dastuurka jabiyey ee sheeganaya guddiga HJ iyo komishanku way wada shaqeeyaan sidaan filayo

  • @israyusuf5506
    @israyusuf5506 วันที่ผ่านมา +18

    Somaliland Guul.
    Muse bixi cabdi nin adag iga dheh

  • @MahamedAbdillahi-f6f
    @MahamedAbdillahi-f6f วันที่ผ่านมา +9

    Sxb waridaad legend waan ku tagera geesi qaran jiir oo joog insha Allah 😢😢😢

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 วันที่ผ่านมา +18

    Masha ala wariye qaran ala haku xafido mujahid bad tahaye

  • @CabdiraxmanSuleiman
    @CabdiraxmanSuleiman วันที่ผ่านมา +20

    Walaahi Anoo Sacad muuse ah waxaan leeyahay maanta weynu guulaysanay Dalkeena inaan ilaashano waynu ku qasbanahay tolkeena way kasoo gudbeen waanu dulmanahay ceelka guntiisa hasoo arkaan anaguna waanu garabtaaganahay guul iyo gobanimo

    • @Ifraax-h5l
      @Ifraax-h5l วันที่ผ่านมา

      SACMAGASLO. HADAAN. DHIIGAAGU. BIYO. CASSYNSYN. AAYAR. AAMUSKAA. KUUROON. KOLAY. WAXASD. TAHAY. KUWII. NIIKADA. UGU. CODEEYAY. WADANI. EE. MAGACA. ISKADAA. ADOO. MIIDHAN. BAA. REERKA. LO KADHIGAYA

    • @geediali437
      @geediali437 วันที่ผ่านมา +1

      KOLAY DOQONIMO SACAD MUUSE HA LAGU YAQAANO HABAR YUUSANA DUMARKOODAY SOO HORAYSIIYAAN OO RAGAY DOQONIMADA KU OG YIHIIN U SOODIRAAN .HABAR JECLONA GUN AAN GOBLAN LAHAYN WEEYOO WAA WADA GARAC DUMARKANA WAA LALA QABAA DHULBAHANTE YAA IDINKA CELIN HADABA

    • @rodaahmed198
      @rodaahmed198 วันที่ผ่านมา +1

      Sacad muuse been abuurka ka dhaaf anago dariis la ah aya oog in anay dorasho xaaq ah dhiciin lakiin reerkasi goobay ahayeen xishooda marki ay xiilka ha een lakiin reer huungur dulqadan mayso

    • @munaibrahim2150
      @munaibrahim2150 วันที่ผ่านมา +1

      Iyagii baa iska soo dhigay sacad muuse 🤣🤣🤣🤣 marna harti bay iska dhigi jireen ciyaarahaa way yaqaanaan

    • @munaibrahim2150
      @munaibrahim2150 วันที่ผ่านมา

      Jabgada G36 dalka waa laga xoraynayaa

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano วันที่ผ่านมา +22

    Guuuuuuul guuuuuul somaliland viiva somaliland viiva viiva somaliland viiva viiva somaliland muusewo muuse biixi cabd xildiid geeeeeesi qaran somaliland

    • @slandprince7210
      @slandprince7210 วันที่ผ่านมา +1

      Wuu dhacay kaasu hada waxa yimi Madaxwayne Cabdiraxmaan (Cirro)

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano วันที่ผ่านมา +8

    Guuuuul somaliland somaliland viiva viiva somaliland SSB viiva viiva somaliland muusewo muuse biixi cabd xildiid

  • @Yusro557
    @Yusro557 วันที่ผ่านมา +2

    Wardaadoow muuse bixi markii hore xukunka waxaa udhiibay allaah hadana mudane ciro xukunka waxaa udhiibay allaah ee soo dhaweeya madaxweynaha cusub unaware duceeya inuu alle ufududeeyo xukunka insha allaaaah guul guul madaxweyne ciro soo dhawoow❤❤❤

  • @rodaahmed198
    @rodaahmed198 วันที่ผ่านมา +3

    Munafaq waridaad thanks marki aad reerkina oo dhaan aad wada musharax ka dhiigten ayaad dacayad raqiisa mesha kentay waa ino hargaysa daanta midgaha iyo daanta geela lagu qalo ku egaw

  • @aididfamily236
    @aididfamily236 วันที่ผ่านมา +6

    Muuse Haduu dhaco iyo Haduu soo noqdaba waa Nin udhashay Geesinmo,Adkisi,Dulqaad wixii lagu sameeyey 7dii Sano ee uu Xilka hayey ,Muuse waa Halyey Qaran Cimridheer iyo Caafimaad baan u Rajaynayaa ❤❤❤

  • @ibrahimibrich9566
    @ibrahimibrich9566 วันที่ผ่านมา +11

    War maad is dhibtey gusha waa halkeena 30kun ayaan ka horeena .
    Ninkan hurda niyada logu dhisaya ee wu dhacay

    • @Kbrallh
      @Kbrallh วันที่ผ่านมา +3

      Ka horda hadalkaaga laga arkaa hanbalyee oo madaxwayne ciro lashaqee

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r วันที่ผ่านมา +3

      @@Kbrallh haduu badiyo beriba wuu lumiye maxaa lagaga rayn raayn ciro kkk

    • @HodanYusuf-w2x
      @HodanYusuf-w2x วันที่ผ่านมา

      Wala xawla😂😂 walal muse wuu dhacay ee hambalye

  • @NimcoHassandhere
    @NimcoHassandhere วันที่ผ่านมา +6

    Dal Soo jeeda iyo madax socota ordeysa oon la jiideyn kusoo dhawaada huubooy ilmaadeerayaal

  • @SahraAbdilahi-g7p
    @SahraAbdilahi-g7p วันที่ผ่านมา +1

    Ictirafkiii Muse ayuu racy ahada waligiin maamul goboleed dorshadan Muse lagagama badine Somaliland ba lagaga badiyay dorshadanina wa dorashadii caruurta

  • @SabahDjamaMohamed
    @SabahDjamaMohamed 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muse bixi cabdi sonoqo adigoo nabadaa the 5 Next years inchaallah guul kulmiyee forever 💚💚💚💛💛💛

  • @isxaaqnimcaan6350
    @isxaaqnimcaan6350 วันที่ผ่านมา +2

    Waridad waa qof qlbi wanagsan sxp cayda inanka inoga daaya wlhi dalka wax badan ayuu uqabte sxp allaha nokaadayo😊

  • @NimcoCabdisalaan-u4u
    @NimcoCabdisalaan-u4u 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 wax ulahadh

  • @hamdi16ali87
    @hamdi16ali87 วันที่ผ่านมา +2

    ASC WALALKAY QAALIGA AH ADIGA IYO FAMILYGAGA DHAMAAN SOMALILAND GUUL GUUL IYO GOBANIMO DURIYADA GUUL ISKU DUUBNAADA DHAMAAN BLESS 🙌 FOREVER WABILAAH TOWFIIQ ❤❤❤❤❤

  • @munaibrahim2150
    @munaibrahim2150 วันที่ผ่านมา +5

    Madaxtooyadii oo waxaan sawirtay Home care isku bedeshay 😂😂😂😂😂😂

    • @aminayusuf517
      @aminayusuf517 วันที่ผ่านมา

      Way eegtahayba😂😂😂

    • @Khadra933
      @Khadra933 วันที่ผ่านมา

      Ma bilowday. Caawa waridaad. Kumiis. Intay. Kala miirmayso. Markaa Waa inan shaqo u doonana. Madax toyada aan haynee Inta . Home care. La Keenanay

    • @aminayusuf517
      @aminayusuf517 วันที่ผ่านมา

      @@Khadra933 😂😂

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q วันที่ผ่านมา +1

    M.weyne muuse biixi 5 kale insha Allaah allaahu akbar ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @naeemayusuf6464
    @naeemayusuf6464 วันที่ผ่านมา +4

    Sacad muusa doortay Alla doori aqoonsigii ayeey ka xidheen albaabkii

    • @munaibrahim2150
      @munaibrahim2150 วันที่ผ่านมา

      @@naeemayusuf6464 absolutely wan kula qabaa rajadii inoo bidhaamaysay iyo riyadii bay inaga xumayeen 💔 muxuu keenayaa odeygan i isagiibaa caawimo u baahane

  • @HodanYusuf-w2x
    @HodanYusuf-w2x วันที่ผ่านมา

    Thank you adeero muse biixi for serving your country and welcome mudane Abdirahman ciiro ilahay xilka haku fudaydiyo

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l วันที่ผ่านมา +6

    Bal an eegno uuraisataye waxai umuli doonto?

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 วันที่ผ่านมา +1

    Walal walagaga shubtay Arab ina xashi ba wax dhacay insha ala kadban mayan wixi wax kushubtay

  • @abokorcade5839
    @abokorcade5839 วันที่ผ่านมา +1

    Walaalayaal mooyeee waryaaa dhaheen laga maqli maayo
    Anigu hargeisa ayaan ka codeeyey 10km waan u lugeeyey abdirahman ciro markaaa alle haku asturee

  • @ZahuraAdam-lz3eu
    @ZahuraAdam-lz3eu วันที่ผ่านมา

    Muuse Biixi has won! 🏆🥇 He will be the president for the next five years again.

  • @saynabsalleeban2124
    @saynabsalleeban2124 วันที่ผ่านมา +4

    Waxan kugu wareejineyna dalka citirafkiisu inyer uga dhiman yahay

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 วันที่ผ่านมา +2

    CIRO MA HELIN NINKA KOMISHINKA AYAA QAATAY 5 MALYAN OO SIIYEY CODADKII OO DHAN 3 XISBI OO REERKIISA AHNA SOO SAARAY CODADKII WAA LA HAYAA WAA QALAD XAMAR BAY LACAGTA KA DIREEN CEEB

    • @slandprince7210
      @slandprince7210 วันที่ผ่านมา

      Haye maxaa cadaayn ood haaysaa na tus ?

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v วันที่ผ่านมา +4

    Waa ra.waa beena waxa masakaxada geliyaa maaha muuse laga coda bataye ee komishanka hala.baadho

    • @KoosHassan-w9s
      @KoosHassan-w9s วันที่ผ่านมา

      Komishan ma jiro shaydan madawbaa meeshash maamule ka ahaa

  • @AsmaAsmiita-ds4nd
    @AsmaAsmiita-ds4nd วันที่ผ่านมา

    ASC WALAAKAY WA RIDAA RUN MIYAA CIRO NI UU KUGUULAYSTAY KUR SIGA

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey วันที่ผ่านมา +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @nurae2280
    @nurae2280 วันที่ผ่านมา

    Waar madaxwayna kaxishood indro ciro xishoodka iyo edebtaad ku dhaliilaysaa Subhanallah

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano วันที่ผ่านมา +3

    Huwanta faqasha xaarmajo huwantaa xaarmajo ushaqeesa tuuuuug tuuuuuug xaarmajo xaarmajo buuuufi

    • @khadramahamed-qn2dq
      @khadramahamed-qn2dq วันที่ผ่านมา

      Adi comantiga waa ku qoslaa wllahi 😂😂

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q วันที่ผ่านมา

    Waridaadow miyaa laguu hanjabay waxan u malaynayaa seydiyadaa ayaa hadalo kusoo tuur tuuray naga xishood qofkan iyo tuugta uu wato illaahay xadhig bira haynaga xidho insha Allaah aamiin yaarabiy

  • @Wardi_Abdirasheid
    @Wardi_Abdirasheid 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    marka horeba qof jirah kumanan aqoon viva wadani

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 วันที่ผ่านมา +1

    Adeer mdw cabdiraxman cirro wa in diplomas siyaasi aqoon bisal leh wa wadani wanaag tageersan muse dhiiga caba nin dagaal together ah ma aheyn mdw cirro guulwarta insha

    • @faysaomer1587
      @faysaomer1587 วันที่ผ่านมา

      Urayso xaydhu ka urayso naa ninka afka ka dhig kan aad amaanaysono wali ma isagaa wax bilaabayba

  • @Noobify101
    @Noobify101 วันที่ผ่านมา

    Horta reerku malaha xilka uun bay u bukeene bal aaan eegno siday ka yeelaan cadawgii ay la soconjireen

  • @AbdoGadhle
    @AbdoGadhle วันที่ผ่านมา +1

    Guul somaliland

  • @AadanMaxamed-v5p
    @AadanMaxamed-v5p วันที่ผ่านมา

    Somalian ale ha xafido

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery วันที่ผ่านมา +1

    Alle somaliland habad baadiyo ciro. Wuxu so wado garan mayne

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 วันที่ผ่านมา

    Anigu cirro waxaan ku taageerayaa wixii uu Qaranimada sland u Qabto iyo wixii uu cadawga yeelo

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 วันที่ผ่านมา +1

    Reer muse biixi wa washeen laakiin xilko wa meertp xishoda yahuu yahuu 😂😂😂😂😂😂

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j วันที่ผ่านมา

    War idaadow waxaad noqotay odaygii kaftanka wacnaa ee dhinaca midhyaha waanu ku xiisaynaynaaye nala soco walaal

  • @hassanibrahim3540
    @hassanibrahim3540 วันที่ผ่านมา +1

    Kkkkk warridaad caawa waad iga qoslisay kkk

  • @nimcohirsi2878
    @nimcohirsi2878 วันที่ผ่านมา

    Waridaadow mucaarid nimadaad ku quruxbadabty masha Allah

  • @abdillahiabdi7211
    @abdillahiabdi7211 วันที่ผ่านมา

    Xusbiga kulmiye Guul Guul Mw Mbc Guul Guul Somaliland Guul Guul

  • @KhadarWarsame-i4e
    @KhadarWarsame-i4e วันที่ผ่านมา

    Somali land wey guleysatay kii alle ugutalagalayba wa reer sland❤❤

  • @Hooda36
    @Hooda36 วันที่ผ่านมา +1

    Waridaadtv comedy is not easy 😂 😂😂

  • @nuhahmed9813
    @nuhahmed9813 วันที่ผ่านมา

    naag naag dhalay orod naagtaada hakuu kaxeeyee udhiib ciro waa darawal wayne

  • @alikooll3665
    @alikooll3665 วันที่ผ่านมา

    illaahay baan idin ku dharshee bal eega nin qudha oo habarjelo ah oo mucaarad ku ah ciro ama habaryonis majiro habaryoonis woligood isaaq mucaarad bay ku ahayeen war nin mankani malaa isaaq mahaa wa yabe

  • @NagaadJano
    @NagaadJano วันที่ผ่านมา +1

    Hhhh dhibadanah wardiyeh

  • @ND0564
    @ND0564 วันที่ผ่านมา

    Dacaayadii iyo xanaftii way dhamaatay, Somaliland Guul ❤❤❤

  • @AbdixakiimAbdixakiim-ez2hw
    @AbdixakiimAbdixakiim-ez2hw วันที่ผ่านมา +1

    Muuse hurda aantaa lagunecee 3 cishapa waan hurdey imaka Alx 😂😂

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r วันที่ผ่านมา

      Muuse geesi buu ahaa laakiin waynu sugi ciro caanyo halkii na gaadh siiyo

  • @KhadarCabdiAadam
    @KhadarCabdiAadam วันที่ผ่านมา

    War Idaadaw Imkka ma Inaga badiyaad na leedahay mise waa la inagaga Shubty

  • @cabdicasiisdaahir9741
    @cabdicasiisdaahir9741 วันที่ผ่านมา +1

    kkk hurdaaye yaa garbaha qabanay wuxu dhaandhaan ayuu u eeg yahay caruurtan dhiman dhimanka

  • @FihimaXuseenmuxumed
    @FihimaXuseenmuxumed วันที่ผ่านมา

    Muuse waa geesi qaran❤

  • @CaliIbraahim-d8n
    @CaliIbraahim-d8n วันที่ผ่านมา

    Hhhh baytal qasiidu waa midhkaa Dal Ordayaanu kuu dhiibaynaaye Haseexin 😂😂😂 waridaad tv👈

  • @maxamedadan9024
    @maxamedadan9024 วันที่ผ่านมา

    Waa hadal wanaagsan
    Nin lugu seexdow ha seexan toos
    Xilbaad sidaa ha seexan
    Toos

  • @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
    @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr วันที่ผ่านมา

    Haday bilamantay wax kashegagi 100 cisho ehore Waxad qabato aya la egaya balanqadkagi

  • @canbaro-p4r
    @canbaro-p4r วันที่ผ่านมา

    Waa doorasho hj walaaqday oo inakahin Ka doortay 2 tuug habar awal iyada wadankaba dhistay lakin dhicis madiidana EE 7 sano Aya layaba

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p วันที่ผ่านมา

    Mar labaad iyo midnimo hargeysa ayay aheyd halkii ugu horeysay calanka bluega oo xor ah laga saro 🇸🇴

    • @sayidcabdi3509
      @sayidcabdi3509 วันที่ผ่านมา

      Ceeb war maqaaxidan qaranka ayaa laga difaacaye jooji warka

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf วันที่ผ่านมา

    WAXBA. HA NOO SHEEGIN, WAXA CADDAATEY IN WARIDAAD, UBAXLE IYO CALI CIRJIIDHO OO AH 3 NIN OO YUUTUUBARO HABAR/JECLO AH, IN AY LA SAFTEEN SALAADIINTA H/J DA IXTISAAM KA AH.
    LAYDIN BAREY. OO LA IDIIN MA NOQDO, REERKU. DHEG QUDHA OO TA QABIIL KA AH, BEY KA SIMAN YIHIIN.

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf วันที่ผ่านมา

    WAXBA. HA NOO SHEEGIN, WAXA CADDAATEY IN WARIDAAD, UBAXLE IYO CALI CIRJIIDHO OO AH 3 NIN OO YUUTUUBARO HABAR/JECLO AH, IN AY LA SAFTEEN SALAADIINTA H/J DA IXTISAAM KA AH.
    LAYDIN BAREY. OO LA IDIIN MA NOQDO, REERKU. DHEG QUDHA OO TA QABIIL KA AH BEY KA SIMAN YIHIIN.

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332 วันที่ผ่านมา

    ha seexan ha seexan.sioo jeed.hanavu Rogin gaadhiga kkkk😂😂😂😂

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 วันที่ผ่านมา

    Inna Biixi qaar baa weli ka hadlaaya ala qabyaaladu xumaa kuwanu waa isma dhaanto iyo dhasheede.

  • @zeynababdi964
    @zeynababdi964 วันที่ผ่านมา

    War dee in lagaa guulaystaa maxumee dadka
    Sixun iyo qabyaalad kursiga ku soo fuulay nabad u fadhin mayaan 👁️👁️

  • @shahjaani5166
    @shahjaani5166 วันที่ผ่านมา

    KKkkk Sxb sawdigii debedana yihin xageed weli Local ka tahay?
    Wallahi waddankan ilaa local-people laga qabanto inaan meel gaadhayn.
    Lkn no more local people...We have passed the local-people stages.

  • @zahraabdi8800
    @zahraabdi8800 วันที่ผ่านมา

    Waridaad maxaa ka jira in lacagtii ina awsiciid ku soo gaadhay wadiga comition ka horaxaynatijadi e siyeyba madaxtinimadi

  • @ahmed_ali_buur411
    @ahmed_ali_buur411 วันที่ผ่านมา

    Nagu soco waridaad sxp waan ogal naheeee

  • @ibnusalah3102
    @ibnusalah3102 วันที่ผ่านมา

    Waridaadoow de uduceede laakiin sxb

  • @haydar378
    @haydar378 วันที่ผ่านมา

    Reer Kulmiye nolosha cusub soo dhawee

  • @queensuqramahamed5971
    @queensuqramahamed5971 วันที่ผ่านมา

    No problem sida Donald Trump iyo Hasan shekh wanu sonoqon 2030

  • @UmuCabdiraxmaan-s5u
    @UmuCabdiraxmaan-s5u 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar reer wadani waxaad kutidhaa odayga bal diyaaradihii yaanu isku dayin intuu isyidhaahdo duuli deetana kuhalaagmo kkkkkkkk

  • @CabdiraxmanDhoore
    @CabdiraxmanDhoore วันที่ผ่านมา

    Sawdigi Lahaa wuu dhacay cirro oo waa Huwan Hooyadaba kaxaynaysaa

  • @Haybe-k7o
    @Haybe-k7o วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂❤ ninkani walahi wuu iga yaabiyey dadkana iyo dalkana waa lugu so dhextuuray

  • @cambaroali7733
    @cambaroali7733 วันที่ผ่านมา

    Waridadow maanta dabadeed waxa Nahay mucaarid

  • @mukhtaarsiciid4051
    @mukhtaarsiciid4051 วันที่ผ่านมา

    isdaji kun ambalaas baanu dalbiye inaad wada dawakhdeen 😂😂 waanu lasoconaaye

  • @CumarCabdi-q3n
    @CumarCabdi-q3n วันที่ผ่านมา +1

    Waridaad mujaahid qaran

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 วันที่ผ่านมา +1

    Walaahi waan ku wataa hadaad comentkayga aad akhridana inaan kula soo xidhiidho ayaan doonayaa hadii ilaahay nafta inoo daayo oon gaadhno waynu ku wadaynaa anuu filimaayo inuu shaqayn karayo u malaynmaayo waayo waa nin xanuunsanaya laba jeer wadnaha ayaa laga qalay meeshana waa lagu cimiridegdegaa waaba loo wada joogi

  • @hamdaelmi
    @hamdaelmi วันที่ผ่านมา

    H jeclo Intaa lago dhawaqayo Kulay ba Waxba no sheegi Maysane iiga aamusa

  • @ahmedosmanfarah5685
    @ahmedosmanfarah5685 วันที่ผ่านมา

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhjll waridaad sxb aadbaad iga qoslisay nin adag cimriga allle hakuu daayo danbgeenaana alla ha dhaafo

  • @cabdiraxmancisman995
    @cabdiraxmancisman995 วันที่ผ่านมา

    Guul somaliland iyo wadani

  • @mustafemohamed8180
    @mustafemohamed8180 วันที่ผ่านมา

    Fartii laqaadaba waa dacawo gubatay

  • @Nimcaan-j5f
    @Nimcaan-j5f 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    haye hayee sxb

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂 Ala anu hurdaaye dalkuma Amineene Waasi la eegi doona iyadon Habar Awal ku jirin ilyn muusaba isagoon garxajis lasocon muu waday

  • @hooyosiraad0
    @hooyosiraad0 วันที่ผ่านมา +1

    Inaadeer waan ku taageeraa

  • @YaxyeClraxmaan-o1k
    @YaxyeClraxmaan-o1k วันที่ผ่านมา

    ku soco taasi waa xaqiiqee 😂

  • @HasanAbdilaahi-x4l
    @HasanAbdilaahi-x4l 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    war niyaw nin reer somaaliland ah miyaanad ahayn mida kle nin wayn miyanad ahayn inadeer wayku siman yiine iska amu from g36

  • @floose2
    @floose2 วันที่ผ่านมา

    war reer somaliland sixir garoowe ayay garxajis logaso sameeyay dorashada ay ku badiyeen.tasana waxa ku cadaynaysa iyadona doorasho labilabin ayay bilabeen wan badinay eeg ragi garxajis ka qaylinayay ragi kuso kaxaystay harti ee dhabarka ka toogtay cidnki ee an u dagalamin 1 malin kaliya ragi yadhi waxan nahay harti isaq wan dabar gooynayna war somaliland halagu kala yaaco

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira วันที่ผ่านมา +1

    kaftankaagu wadnahuu na chabiyay!
    hadaan dhakhtarka galo adigaa laguu qabsadaa waaridaatow.
    inkastoon aakhirkii aad u qoslay.

  • @shamsohashi9113
    @shamsohashi9113 วันที่ผ่านมา

    Asc walaal waan ku taageer laakiin ma jeclaysan sidaad u hadlaso reer sheeqisixaaq. Hakala guri anagii ayaad nagu soo noqotay hayna kala gurin walaal cadawgana iska tiiri Waa maxay xagjirkan xadka dhaafay ee kugu jiraa anigu maihi awal maihi garxaji maihi arab kuwa kale ayaan ahay ii qabtaaba waa isagu kay midwalaahay kor ale haka dhigo kuligood guul iyo gobanimo😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkk waa xaqiiq cirro wuu wataa tuugtii xoolaha umada dhacay waa mooryaan

  • @alijama3401
    @alijama3401 วันที่ผ่านมา

    MUUSE. LAGAMA DAFIRI KARO LIBINTIISA WAA GEESI. QABTAY LABA DOORASHO OO. DALKIISA JECEL CADAWGANA BUUFIYA. MUUSE WAXA INOO TAAL INAAN BEENTII HORE JOOJINO RUNTA SHEEGNO

  • @HoodoSagal-ho7kd
    @HoodoSagal-ho7kd วันที่ผ่านมา +1

    Hadaanu nahay sacad muuse sharaf baan kaga tagnay eee garxajisoow idinku intaad isku haystaaan meel i geee ciroow
    Yaan dalka la qabsan

    • @isxaaqnimcaan6350
      @isxaaqnimcaan6350 วันที่ผ่านมา

      Sheeko adaa dhameyay 😂

    • @HoodoSagal-ho7kd
      @HoodoSagal-ho7kd วันที่ผ่านมา

      Garxajis hurdaaaye isku madho

    • @slandprince7210
      @slandprince7210 วันที่ผ่านมา

      Soodigan ooyaaya ee leh anaka mooye cid kale yaanay kursiga korin

  • @hassanmkconnect1779
    @hassanmkconnect1779 วันที่ผ่านมา

    Daayeerkaa reer yoonis

  • @HibakDoubad-f1h
    @HibakDoubad-f1h วันที่ผ่านมา

    Sheeko kaftanku waa ruunta oo qabow ee ruunta hadalkaga ka sheeg 7 sano wadan gaajo iyo silic ku jira ayaa loo dhibay ee illhay haku asturo inchallah madaxweynaha

    • @isxaaqnimcaan6350
      @isxaaqnimcaan6350 วันที่ผ่านมา

      Oo xaged kuso gaajoten 😂

    • @HibakDoubad-f1h
      @HibakDoubad-f1h วันที่ผ่านมา

      Dad badan oo nolol hoose ku jira ayey ku dhacdy noloshi qaali ku noqty wad ogthy hadad joogto 7 dhimasho waxba dhamin in lagu jiry ee imika ayuu waagu baryey ​@@isxaaqnimcaan6350

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad วันที่ผ่านมา

    Waridadaw sfcn ayaad xalada UGA kafdanty waa in toos hadanahy ha awal dawalada cusub waan lashqayndoonaa

  • @daffodou44
    @daffodou44 วันที่ผ่านมา

    Habarjeclooy waa la i din iibsaday anagoo ahyn tagerayasha kulmiye oo idin aaminay waad khiyanteen

  • @CabdiraxmaanYusuuf-f1z
    @CabdiraxmaanYusuuf-f1z วันที่ผ่านมา

    Car war idaadoow ma ilaahaybaad la hortagasaa inay h.awal calan sidatay mise suuq galinbaad wadaa

  • @Abz_146
    @Abz_146 วันที่ผ่านมา

    Subeer awalow dhulkina mamusha mayirna magaladina hargaysa u samaysta cashurna cidhayska sinina waa iga talo gudina samaysta hada waa haday helan boobdonki