Wararkii ugu Danbeeyey Awooda Itoobiya & Soomaaliya iyo Dagaalka Dhici kara

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
  • Subscribe | Share | Like Comment

ความคิดเห็น • 249

  • @HariirNassir
    @HariirNassir ปีที่แล้ว +35

    Diyaar baan ahay difaca dalkay ga somalia 🇸🇴 from hargeisa

    • @nopenope2364
      @nopenope2364 ปีที่แล้ว

      Qadaad weyn is qarinaya

    • @Norabdik
      @Norabdik ปีที่แล้ว

      ​@@nopenope2364warya maxa dherty wuu kaa sharaf badan yhy Miskinow
      Dadki cunaha ah iyo Dalki Cuna mana la idinka yeelayo

    • @ibrahimabdighani9184
      @ibrahimabdighani9184 ปีที่แล้ว

      Ader marka aragto wlsha oo erhopian hortaada ku fuulo ayaad miyirsan somali waa isugu mid haduu dagaal dhaco lasoco​@@nopenope2364

    • @G112-s2p
      @G112-s2p ปีที่แล้ว

      @@nopenope2364 orom is qarinya

    • @GOALHOK
      @GOALHOK ปีที่แล้ว

      ​@@nopenope2364ala muxuu aqli ah dhamaa.still qabiil ku dhagan tahay mf

  • @shukrilibax
    @shukrilibax ปีที่แล้ว +27

    Ilaah hano xifdiyo dalkena dalkena diintena amiin 🤲Guul calanka baluga 🇸🇴💪🇸🇴💪❤️

    • @LibanMohamed611
      @LibanMohamed611 ปีที่แล้ว +2

      Guul wll 🇸🇴🦁🦁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @ahmedmahamed9676
      @ahmedmahamed9676 ปีที่แล้ว

      Aamiin YAA RABI ❤

    • @MuxiyadiinShayga
      @MuxiyadiinShayga 2 หลายเดือนก่อน

      😂❤😊

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 ปีที่แล้ว +13

    Horufadhi Media Horufadhi TV guulest Allah idin xafido Suleman xaashi eng yaasiin ❤🇸🇴

  • @hassenabdullahi6487
    @hassenabdullahi6487 ปีที่แล้ว +26

    Guul Somalia from DDS ❤

    • @iraadmuxumad4998
      @iraadmuxumad4998 ปีที่แล้ว +1

      😅

    • @hassenabdullahi6487
      @hassenabdullahi6487 ปีที่แล้ว

      @@iraadmuxumad4998 Ricardo sxp

    • @abrehamtakel9002
      @abrehamtakel9002 ปีที่แล้ว

      Marka horeba moqdisho ayaad katimiday

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 ปีที่แล้ว

      Waanu Guuleeysaneeynaa Cadowgeenna ithiyoobiyaanka, InShaaAllaah
      Soomaaliya (Afsoomaali, Afsoomaaliga)
      Soomaali Galbeed ✅

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 ปีที่แล้ว

      Abreham
      Laangaaboow Mantaga iyo Xaarka inagala Tag

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 ปีที่แล้ว +7

    Ku soco hooyo xabashiiyow dalku diin dad bad beri ayey rabaan ❤Dhalinyarooy isku duub aada ee inta hartey tolaay ❤yaa rabbi na daba qabo

  • @kharjecel112
    @kharjecel112 ปีที่แล้ว +18

    Ilaa diridhabo ayaa xoroobi insha allaah

  • @Goalsports5-wx6hl
    @Goalsports5-wx6hl ปีที่แล้ว +12

    Guul somalia from burco

    • @nopenope2364
      @nopenope2364 ปีที่แล้ว

      Adeer like haku raadin burco

  • @ShukriSharif-lm5hk
    @ShukriSharif-lm5hk ปีที่แล้ว +29

    Walaalyaal Ummada Somaliyeed Gunimo Ka Dagaalama ,Marka Xigta Isoo Duceeya Culays Ayaan Dareemaya Thank You Guys All Of You ❤❤❤❤❤❤❤

    • @LibanMohamed611
      @LibanMohamed611 ปีที่แล้ว +3

      Inshaallah allah hakaa dulqaad0🤲

    • @farhiyoyusuf4888
      @farhiyoyusuf4888 ปีที่แล้ว +2

      Allaaha kaa qaado culleeyska❤

    • @kiinhusen
      @kiinhusen ปีที่แล้ว +1

      Insha allah

    • @jimaleahmed1444
      @jimaleahmed1444 ปีที่แล้ว +1

      Allaha Kaa Dulqaaado culeyska Walal

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 ปีที่แล้ว

      Allaha hakaa dulqaado walal guul iyo gobanimo soomaliya 🇸🇴

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 ปีที่แล้ว +16

    Ethiopia iyadaa burburi doonto si dhaqso ah.

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 ปีที่แล้ว +5

    Somaalaay baraaruga xadi ma laha xabashidu ❤abaal ma leh munaafaqu ❤waa abeeso aaasane ❤waligaa ha aaminin ❤waa hees baraarujin iyo dar daaran ❤

  • @yasminabdi5221
    @yasminabdi5221 ปีที่แล้ว +5

    mashaAllah ماشاء الله
    I totally agree with you brother ❤❤🇸🇴💪👏👍❤💙🧡💚💛💜🇸🇴
    Somalia hanoolato meel kasto ee joogaan
    Guul iyo Gobanimo
    إن شاء الله خيرا 🤲🤲🤲
    We are ready to fight for our country 👍💪❤❤❤❤❤❤❤

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 ปีที่แล้ว +3

    Guul somlia From Somali Galbeed Guuleyso Horfadhi Media masuulkayaga.

  • @faadumocabdisitaar9700
    @faadumocabdisitaar9700 5 หลายเดือนก่อน +1

    Somali 🇸🇴 guul ❤❤

  • @mukhtaraxmed-x8j
    @mukhtaraxmed-x8j 5 หลายเดือนก่อน +1

    Hkru fhadhi media
    Waa realistic.
    Waa miwaadin somali sax ah oo jecel qaranka in ay kor uqaadan.hod blees them.

  • @AshaBurleeg
    @AshaBurleeg 6 หลายเดือนก่อน +1

    Somalia 🇸🇴 guul ❤❤

  • @ashheart9761
    @ashheart9761 ปีที่แล้ว +1

    Xaashi walaal guuleyso hhalkaas ka sii wad xogaha iyo xaqiiqooyinka.

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 ปีที่แล้ว +4

    Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada soomaaliyeed meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha garadsiiyo nimcada Allah ku beerey iyo diintooda aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha badbaadiyo dalka iyo dadka soomaaliyeed meel walba ay joogaan aamiin

  • @leylagarmela5034
    @leylagarmela5034 ปีที่แล้ว +1

    Somalia Somali baaleh ❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ShukriSharif-lm5hk
    @ShukriSharif-lm5hk ปีที่แล้ว +5

    Ducadinu Waa I Muhiim Walaalyaal Love You Guys ❤❤❤

  • @sadiamohamed2077
    @sadiamohamed2077 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah I❤It Viva🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙😘Guuul InshaAllah Again Again

  • @AbdikhalaqAliMohamud
    @AbdikhalaqAliMohamud 7 หลายเดือนก่อน +1

    I.a guul ayaan rajeynaaynaa

  • @FaaraxMaxamuud-g2f
    @FaaraxMaxamuud-g2f ปีที่แล้ว +5

    Soomaaliya guul

  • @khadarxuseen1456
    @khadarxuseen1456 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah siwanaksan ayaa qalbiga noga noleysey soomalida wagesiyal

  • @loukmanabdillahi7381
    @loukmanabdillahi7381 ปีที่แล้ว +4

    Soomalido hore waxay la dagaalameen Mangooliyiinta (Mongol Empire) OO indho yar ah, wayna ka adkaadeen sida caadada ah.🇸🇴❤️

  • @hidesideofficial212
    @hidesideofficial212 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ❤❤❤🇸🇴🇸🇴💪💪

  • @YaxyeAli-b4h
    @YaxyeAli-b4h 2 หลายเดือนก่อน

    Guul somalia from somaliland❤

  • @ismaeldahir5988
    @ismaeldahir5988 ปีที่แล้ว +4

    WAA RUN.SOOMAALI DAGAAL WAA TAQAAN..HADAY MID. YIHIIN...AWOODA. MUQDISHO. HALKAY. JOOGTAA.CIIDAN SHISHEEYE AYAA ILAALIYA.

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 ปีที่แล้ว +2

    Scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw ปีที่แล้ว +4

    guuul insha allah🤲🤲🤲🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲❤️🦁🦁🦁🦁💪💪💪🔥🔥🇩🇯✌️🙏

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah
    Guuuul Somaliland and Ethiopia 🇪🇹 💖 ❤️

    • @sUDayzcawol
      @sUDayzcawol ปีที่แล้ว +3

      oromo 🤣😂

    • @meaktooni
      @meaktooni ปีที่แล้ว +2

      Waa oromo hus dheh niicay

    • @sUDayzcawol
      @sUDayzcawol ปีที่แล้ว

      bilaa caqli buu noo haystaa@@meaktooni 😆

    • @Norabdik
      @Norabdik ปีที่แล้ว

      Folxumo wyene ina Abii hada na gaadi karto maho 😂

  • @bullowhassan7970
    @bullowhassan7970 ปีที่แล้ว +1

    inshalaah inshalaah inshalaah

  • @issfahaan718
    @issfahaan718 ปีที่แล้ว

    Somaliyo illahaye baa u fududeen doona inshallah

  • @AhmedAdan-y5q
    @AhmedAdan-y5q ปีที่แล้ว +1

    Fadlan isticmal erayga maasha allaah

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 ปีที่แล้ว +2

    British colonial war in Somalia was the longest colonial war in Africa 🌍

  • @Football-fans327
    @Football-fans327 ปีที่แล้ว +1

    Allaha guuleeyo 🤲💪Qaran-keyga

  • @kingmo9457
    @kingmo9457 ปีที่แล้ว

    Haybad waxaad kuleedahay dhulkaaga hooyo. Waanalamahuraanee hagarlei wax uguqabo❤❤❤ ❤❤❤❤❤

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 ปีที่แล้ว +6

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว +1

    Daandaansi Waa lagu jabaaa

  • @iracymartins1432
    @iracymartins1432 ปีที่แล้ว +2

    Geli geli geli geli geli geli geli geli. . Gelid. . 🙏. Congregação cristã no Brasil.

  • @aboubakergeorgegeorge4179
    @aboubakergeorgegeorge4179 ปีที่แล้ว +1

    If only somali stop tribalism , they can fight otherwise they haven't an inch of chances against Ethiopia. So , unite you win , divided you fall.

  • @AxmedAadam-kb2cq
    @AxmedAadam-kb2cq ปีที่แล้ว

    Insha allah guul somalia

  • @abdirahmannurjama7442
    @abdirahmannurjama7442 ปีที่แล้ว +1

    Bilaash baad wadannimo usheganeysaa allaha kucaafiyo

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 ปีที่แล้ว

      ADIGAA XANUNSANE ALLE KUMA CAAFIYO

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vd ปีที่แล้ว +1

    Akiid. Inshala. Adkaanyna. Inshala ala❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤. Hash. Cad. Baandiiranynaa

  • @abdifataahahmed6476
    @abdifataahahmed6476 ปีที่แล้ว +2

    Somalia hanolato

  • @drsocial6889
    @drsocial6889 ปีที่แล้ว

    Jihaad baan ka xignaa❤

  • @hassanmohamedibrahim-rv6jp
    @hassanmohamedibrahim-rv6jp ปีที่แล้ว +1

    Xaashi walal qof inu dhinto ogol iyo qof la soo qasbey isku niyad maha 🇸🇴🇹🇷🇪🇷🇶🇦🇰🇼🇨🇳🇪🇬🇸🇦🇸🇴🇹🇷

  • @cabdimaxamed1201
    @cabdimaxamed1201 ปีที่แล้ว

    Mashallha gul somaliyo

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว +1

    Its amazing history

  • @abukarshiikh8760
    @abukarshiikh8760 ปีที่แล้ว +2

    Masha.alah

  • @omarelmi4568
    @omarelmi4568 ปีที่แล้ว

    Fifa dowladeen soomaali uu hagoomiye mudane xasan shiikh maxamuud ❤

  • @mukhtaraxmed-x8j
    @mukhtaraxmed-x8j 5 หลายเดือนก่อน

    God bless you.

  • @muhammadabdullahi3312
    @muhammadabdullahi3312 ปีที่แล้ว

    Somalis are warriors from birth

  • @mbadi818
    @mbadi818 ปีที่แล้ว

    Waryaa Waa Ninkaga waad macana beesh wax kale keen

  • @aliabdidhegaali5289
    @aliabdidhegaali5289 ปีที่แล้ว

    Caawa waan ku tagersanhy

  • @mohamedabdimohamed1996
    @mohamedabdimohamed1996 ปีที่แล้ว

    Sidaan ujeedo Ethopia oo refugee ah ayaan camp gelini donaa InshaAllah

  • @shukriabdi6894
    @shukriabdi6894 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa sax

  • @quulefaarax6513
    @quulefaarax6513 ปีที่แล้ว

    Sida Qadar oo kale

  • @MemoMemo-g7c3x
    @MemoMemo-g7c3x 4 หลายเดือนก่อน

    Soomaalidu waa geesiyaal

  • @kiinhusen
    @kiinhusen ปีที่แล้ว

    Soomaaliya anigoo gabagh Ogaadeen ayaa difaacaya dhulka Soomaaliyeed haduu dagaal dhaco waxaan diyaar u ahay inaan bixiyo qadhaanka lagu difaacayo dhulkeena.
    Aduunka Itoobiya ayaan ugu necbahay

  • @xawowadaadofficial2014
    @xawowadaadofficial2014 ปีที่แล้ว

    ilaahow shishadooda shiiidaadkasii itoobiya iyo intii ansoogardaraysanaysa

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 ปีที่แล้ว

    That’s true my Sony ❤❤❤❤❤❤

  • @nabaddoon1444
    @nabaddoon1444 ปีที่แล้ว

    Xisaabta ku darso duunida tii hore maaha hub casrii ah ayaa jira maanta. Anagana ciidamo taba baran ma haysano alle ha Inoo hiiliyo qaybsanaatana alle ha inagasaaro

  • @ilkacaseboy445
    @ilkacaseboy445 ปีที่แล้ว +1

    💪💪💪💪💪💪💪❤

  • @kahaomar1829
    @kahaomar1829 ปีที่แล้ว

    Ina macal cusri yusran
    Culayska udan Alleh fudayd ba kaga Dan bayn doona

  • @Siciid-lz1uv
    @Siciid-lz1uv ปีที่แล้ว +1

    In taad anaga naga soo horjeedan walaahibaanad Ethiopia xariiq aanad gaadhsiinaya sidii onflna waad kudanbaydoontaan hadaad doonataan
    War hadaad rabtaan inaad Ethiopia ka kuulaystaan anaga wax noo ogolaada

  • @dekeofficial8817
    @dekeofficial8817 ปีที่แล้ว

    Tasi wa sax Hadhow Anba isbadalen lkn marki cadowag yimado hal ayan nahay

  • @FatumaAbdullahiayeyo
    @FatumaAbdullahiayeyo หลายเดือนก่อน

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤

  • @halihassan356
    @halihassan356 ปีที่แล้ว

    Walaal hashi ,Somalidu may ahayn reerbadiyo, waligoodba way dagaalamayeen ilaa markii Islam ku bilaabmay. Waxay ladagalamayeen xabashida, burtuqiiskii,Ruushkii iyagoo lasocda (Ahmed Guray) markii xabashidu dulkeen kusodushay galadiina way dhameeyeen.
    Imikana inagaa gulaysan dona insha’allah.

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 ปีที่แล้ว

    Tase wa run lkn garguurte xadi nadhafsiyaan Somali guuuuuuuuuul saneysa lkn inta garguurte jogo guul masugeyno

  • @BarkadCali-s6r
    @BarkadCali-s6r ปีที่แล้ว

    We are always good at the war

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว

    Daandaansi ma qaataan , mayeelaan

  • @Axmedsiciid-fn4py
    @Axmedsiciid-fn4py ปีที่แล้ว

    Soomaaliya dagaal lagula imaaado waa umada ugu geesisan Afrika

  • @bashiirali05
    @bashiirali05 ปีที่แล้ว

    Waan soo dhawaynayaa in Ethiopia iyo somalia fooda isdarto dhawr cisho gudahooda damaca Ethiopia ha beenoobee.

  • @axmedmaxamed158
    @axmedmaxamed158 ปีที่แล้ว +3

    asc hashi mahaysaa tariiqda mareeg iyo warshiiq mase ogtahay inneey tahay meshii ugu horeysay ee katirsay africa ee markab dagaal gantaalo kugraacay oo ilaa hada qiyaastii 120 ilaa 130 sano kahor wali radadkii duqeentaan lahilikaro

  • @leylaali7793
    @leylaali7793 ปีที่แล้ว

    Guul

  • @Amir-Muse
    @Amir-Muse ปีที่แล้ว

    sax walhi arinta ad ka dhawa jisey xaashi wa kugu racsanahey somalia dowlad adag oo hal ah kama jiro hadeynan umada somaliyed eynan midowbin somalia wa u dhamatey

  • @muloff3578
    @muloff3578 ปีที่แล้ว

    Itoobiyaanku hday Isracan africa wa qabsnyan

  • @ZamzamArif
    @ZamzamArif หลายเดือนก่อน

    Gul ayan u rajeena dalkyga io dadkeyga lkn qabiil naga day aan wada midowno soomalia

  • @biimaastadium6243
    @biimaastadium6243 ปีที่แล้ว

    Adigoo wariya ah maxaa jawadaa taariiq gacan kusames ah

  • @ABDINOURAbdullahi
    @ABDINOURAbdullahi 11 หลายเดือนก่อน

    Somali 🇸🇴🥷🥷🥷☝️

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp ปีที่แล้ว

    Guuuuuul somali been ma ahan qalpiya deena hadaan wada mideyno cid naka awood badan malahan xaqiiq dii lkn waa nala kale fogee yey lkn guushu waa xageen waana midaan kuwada midoobi laheen itopiya gar dara deeda waaba inoo dan hadaad si ufii riso qar nikaan laku jiro

  • @kamaljamac8840
    @kamaljamac8840 ปีที่แล้ว

    Itobiya carash ba lo dhigayan ha so galan ayaga arki dona wlhi jigjiga lagu marmaya

  • @quulefaarax6513
    @quulefaarax6513 ปีที่แล้ว +1

    ❓️MAXAA DIIDAY IN TURKIGA IN HASHIIS DIFAAC LA SAXEEXANO❓️

    • @Suleimanhashi
      @Suleimanhashi ปีที่แล้ว +1

      Xasan Sheikh ayaa diidan oo Ingiriiska iyo Imaraadka gacansaar la leh.

    • @jaallebulsho3367
      @jaallebulsho3367 ปีที่แล้ว

      Hubka air defense iyo hubka gantalaha ballistic wa ina kso gadana si adis ababa ugu garacno

  • @HassanAbdullahi-t9s
    @HassanAbdullahi-t9s ปีที่แล้ว

    Hub laan ayaan nahaaysa waxaan u maleeyna waxaas oo hub eh oo itoobiya haysata neey gacantaayna soo gali doonta

  • @sahrahussein9945
    @sahrahussein9945 ปีที่แล้ว

    Cuba.

  • @qasaaidnabi8023
    @qasaaidnabi8023 ปีที่แล้ว

    Dadkaa soomaaliyeed wa Laga dhex shaqysanayaa dad basaasiina baa ladgu dhex beertay 30 Sano ee ugu danbeeyay ayaa aad looga faaidaystay, laaki wali weynu noolnhy dadkii wadaniyiinta ahaa wey jogaan lkn siyaasiyiintii ayaa meshaa na dhigay

  • @TawaneJama-ne3hu
    @TawaneJama-ne3hu ปีที่แล้ว

    A s c Masha alhhhh

  • @cabdinuuxjaamac6932
    @cabdinuuxjaamac6932 ปีที่แล้ว

    Anagaa e5hobiya la socona gabdh7huna anagay ahaayeen

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899 ปีที่แล้ว

    الحرب خد عه .
    Dagaalku wa khiyaamo ,khidceh.waaye xaashiyow.

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว

    Cajiib

  • @ubaxcaliismali9631
    @ubaxcaliismali9631 ปีที่แล้ว

    Inaaga iyo Itobiya Haadii Dagala. Dhaco Inaaga ayaa ka guulesane waayo. Dagala. Marku dhaco oo labo. Wadan ukudhexeeyo mid ayaa jabayaa oowaa kan kusocod gardarada Itobiya 1977. Waa jaabta Marka kale ayeya oo hada aha

  • @abdiqanimohamoud2158
    @abdiqanimohamoud2158 ปีที่แล้ว

    Xaashiyoow sxb Somalidii ayaad ka hadlaysaa, kuwa hada joogaa maaha sidaad moodayso, waxaan noqonay dad is nacay oo kala tegey

  • @Abdifatah-j7d
    @Abdifatah-j7d ปีที่แล้ว +1

    😊

  • @nuromohamed2121
    @nuromohamed2121 ปีที่แล้ว

    Diyaar diyaar diyaar

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว +1

    Somaliyeey wake up and yourself

  • @Aliya-z3j3z
    @Aliya-z3j3z ปีที่แล้ว +1

    Hooyo day baa kugu waalatay bal ka warn waxay odhanun xaashi ii gee😅

  • @Sheikh-e2u
    @Sheikh-e2u ปีที่แล้ว

    Hadaanu nahay dhalinyarada qurba joogta ah diyaar ayaanu nahay is abaabulna waanu kujirnaa

  • @abdirasidmohame8585
    @abdirasidmohame8585 ปีที่แล้ว +1

    Walaahay inaanan tuuga Hassan gurguurte. Aanan taageero wasakhda

  • @RawdaAhmed67
    @RawdaAhmed67 ปีที่แล้ว +1

    Rag wax iska cabin kara ama cadow iska difaaci kara ma joogan bal nin gorigaagi jooga hadad ledahay waa ladagalamaya waa ayaan daro Ethiopia ciidankoda ayaa guryihiina jooga is hagajiya marka hore bal idinku o dib iskugu laabta Ragii hore rag dhulkoda cadow u ogala mahayn inuu yimaado o waliba dhaho wan ku difacayaa bal Ethiopia see bad iskaga celin waxad aminsan thy inay iyagu dhulka ku difacayan nin la leyahay aniga amniga ku sugaya o nin cadowgiisa ku leyahay Somalida manta la arkay😂😂😂😂😂😂

  • @mostafaqoob2217
    @mostafaqoob2217 ปีที่แล้ว

    SOMALIA 🇸🇴 GEESIYAAL NAHAY LKN TAARIIKHDA SOMALI AYAAD LEEDAHAY KALIYANA DARAAWISH KU CELCELINAYSA TAARIIKHDA DHAN WALBA KASOO QAADO HADII KALE DEEGAANKAGA UUN KALIYA SHARAXAYSID LOO ARKI KARAA WAA TALO