Asc wrx wbr bahda khayr ka jeceley hailoobina in aad kushukridan nicmooyinka alle oo dhaha alxamdulillaah ladii hadaanaa lihaadaa wamakunnaa linahtadiya lowlaa anhadaanallaah Suuratu al acraaf aayada 43) الحمدلله الذى هدانا لهاذا وماكنا انهتدى لولا أن الهدان الله سورة الأعراف ايه رقم ٤٣) وقل تعالى وإنتعدو نعمت الله لا تحصوها سورة النحل اية ١٨) وما بكم من نعمة فمن الله سورة النحل اية رقم ٥٣) اللهم اجعلنا من شاكرين اللهم اجعلنا من المهندس اللهم آمين يارب العالمين
Horufadhi Media Horufadhi TV guulest Allah idin xafido Suleman xaashi eng yaasiin ❤
ALLaahu Akbar ALLaahu Akbar❤❤❤❤
Great new horufadhi media 👌
Mahadsanid sxb
Wallhi waan kutaageera wallo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sxb maracade waku salamya❤ horta ninkan ilonmsk waa nin doonya inuu qabsado adunka si siyaasad ahaan gar ahan dhinaca ticnilajiyada😂😂❤
Asc wrx wbr bahda khayr ka jeceley hailoobina in aad kushukridan nicmooyinka alle oo dhaha alxamdulillaah ladii hadaanaa lihaadaa wamakunnaa linahtadiya lowlaa anhadaanallaah Suuratu al acraaf aayada 43) الحمدلله الذى هدانا لهاذا وماكنا انهتدى لولا أن الهدان الله سورة الأعراف ايه رقم ٤٣) وقل تعالى وإنتعدو نعمت الله لا تحصوها سورة النحل اية ١٨) وما بكم من نعمة فمن الله سورة النحل اية رقم ٥٣) اللهم اجعلنا من شاكرين اللهم اجعلنا من المهندس اللهم آمين يارب العالمين
Dunida maanta waxa ka muuqata in la gaarey burburka dalalkii 80 sano udanbeys ogabaabsi noqon doonta--- was la Arkaa Waxbadan yey burburiyeyn laakiinse hadda iyagaa Isburbur doona inshaa allaah-?? WAA khasab in wakhtigoodi dhamaadey reer galbeedka iyo carabta yuhuuda qorteyn okuligoodba isburburin doona Gacantooda isku burburin doona inshaa allaah--.
Carabi waa naag
Maraykanka oo halis lugaha lagalay carabta oo dabaalanaysa ayaan aad ugu qoslay maxaa igagalay wadan kaygii hooyo ayaa wareerka taagan yahay oo dad qaad maskaxda ka qaaday iyo amxaaro qabsataye
Dhacyoolinka calaamka
Carabta waa naago hala naageysto annga somalia 🇸🇴 ayaa Nala yiraada
Lkn anagu halis aya nagu so wajahan o ethiopia badayadi ufag fakaneysa cebey tacal wlhy inan fano mahan😮
@@hassansadaaq4988 waar waa naago usgaga walaahi cadowgeena koobaadna waa ayaka hada kahor waxaa dhacday 1991 wiil yaroo aad u qalqaali ahaa garoonka sucuudiga ugu wayn kubdhirbaa xeen shurdada waxba muudhimin ninkii USA ayuu dhalasho laqaatay asagoo special forces ah ayuu yimid wuxuuna dilay ninkii dhirbaaxay waxba may odhan hhhhh gaalada ayay futada umaydhaane
@MuztalifaYoonis Etoipia waa fuleyo hadii runta tagto marhore ayey Etoipia somalia soo damci laheed lakinse wey ogtihiin tan ka raaceyso
@hassansadaaq4988 waa runtaa waa fulay gaajo ah lkn anakaa cadow taageer inaga buuxaa taas baa mashaakila
Al qacido kasar marey kan ha gur to dahab ka ana ku belo haku yirah do somali gumey si kama bax do
A