Walasha MD Farmajo wuxu yahay qofkasto aya garan marki runta laga hadlo Waxa cabanayo o diban wa shacab an cod lehen masskin kuwi madaxda u ahana ey dulmane u yihin Marka fadlan yana ku digan yan lagu qoslin hoyo somaliyeed o oyesa farmajo wa shaqsi qalbi iyo qulub quruxsan haisbarbar digin qashinka wadanki xarashe masakinta dhigoda cabayo
WALAALAYAAL HABAARKA WAA LAGA FIICAN YAHAY EE ISKA DAAYA U DUCEEYA IN ILAAHAY SOO HANUUNSHO, HADII AAN HANUUN U QORNEENA ILAAHAY UMADAAN SHAQSI KA KHAYR BADAN INUU UGU BEDELO, WAAYO, ANIGU WAXAAN USOO JOOGEY BERIGII AUN M.S.B. LA HABAARI JIREY, LAMA ORAN JIRIN, LOOMANA MALEYNAYN IN M.S.B. QOF KA DARANI UU JIRO, LAAKIIN, 34 SANO KADIB WAXAA LA OGAADEY IN AAN KU QALDANAYN HABAARKIISII, SOOMAALIYA ILAAHAY CUQUBADA IYO DHIBAATADA SAARAN HAKA DULQAADO. اللهم آمين
Amiin Ya Rabul Caalamiin آمين يارب العالمين Dadkaa Muslimiinta Ah Ku Dara Afar Afar Faataxo Oo Fajaq Ah ..................... Mr. Xasan Xumow Garguurte Down ...................................Wa Laahu Aclam.
Xasan Munaafaq Dulmigaas U Dulminaayo Dadkaas Masaakiinta Ah Ee Ahayd In Uu Wax U Qabto!! Habarkooda Waa Kacaa!! Ee Allah Ka Aqbalo Ducadooda / Ameen Ya Rabb🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Kuwaan waaba dagaaladii degenaa waxaaba la cuney kuwii 80 sano dhul ay degenaayeen hasan sjiiq iyo tiimkiisa waa aboor aboorna wax ma hanbeeyo ee allah umada ha ka horwareejiyo aamiin
Armuu Turki iyo shesheye laga gatay oo aysan ganacsato aheyn Allah baa og , wadankaan gaala u Talisa xasan Waa shaqaale dambi lagala la iska goynaya ,qaranku u dhintay Bal ha laidinku daayo haddi Ale ciqaab idiin garto .
Dad aan la yaabay waa somalida wlhi dhul ee laheen ayey ku habaartamayaan subxanallaah war dhulka haduu gaal leeyahay waa in aad ugu kacdaa dhulka hada u doodayaan waa dhul dowladed habaarkena wlhi wax ma taraayo xaran cunyaal waaxid
Dhulka taleex yaa leh kuwa habaartamaaya ma adigaa leh carwo taleex odoyaal xaaraan ku Soo koriyay caruurtiisa mooryaan duqoobay dhulkii dowlada ayaa leh ka kaca
Habaarku xaq ma aha dhulka dowlad ayaa iskale adiga habaaramayo ma dhaxal aabahaba inta allah ku qoray waad deganeed inaad sharaf uga baxdo ayey aheyd habaarka wax ku keen aan aragne reerkaaga dhididkaaga ayaa loogu shaqeeya xoolo dowladeed ayaad ku habarameysa allah ha idin tusiyo xaqa subxanallaah
Qaxa qax baa ka horeeysay waxaan soo xasuustey 1991 markii annagoo caga cad aan xamar ka yaacney ooy na cayrsanayeen nimanacawiso qaba oo dacas wata ood moodo uubato lasoo daayey oon waxba dhaafeyn oo ilaa iyo kenya aan carar ku tagney naago caruur odayaal habri indha la allah goortu goorti8 u ekaa dadka hadda cabanaya qaarka mida yaa waxaas geeysanayey malaha cuquuubo allah kajarayo kii ay qabiilka lawadaageen yaa maanta saas ugalaya malaha dambigii 1991 yaa laga yaabaa annigu ku farximaayo dadkaan dhibaateysan ee la dulmay laakiin waxaan xasuustey wixii naloo geystey annagoon cidna dambi kagalin illahay na wuxuu yiri qofka ladulmay waa kuu gargaari waqtiba hakasoo wareegtay
Farmaajo waa Mareexan saan baa ka dambeeysay
Damir ad ku fahanto dhibka manta hesto allah ku siyo
Waa ummad horay cuqubo u geeysatay oo mid lamid ah lagu salliday! Farmaayo waa Mareexaan! Kkkk From Gedo
Cuqubo in ay galen been miyaa
Aamiin aamiin aamin illaahoow tuugada dadka dhaca naga qabo
Waa wada yaxaas ooynaayo 😢
HASSAN TUUG manta USA 🇺🇸 ba Lacagtisi xanibtay WUXU UDHAFA SWITZERLAND 🇨🇭 si uu Lacag lawyer uqabsado
Nabsigii Farmaajo idin haya
Farmaajo dulmi i baa lagu heestay kana waa lamid
Walaalayaal nimanka dhulka dhacayo iLaahow naga qabo dhehaa Laakiin Reerahooda ha habaarina ILaahay nimanka dadka dhibaayo Allaha idinka qabto amiin🤲🤲🤲🤲🤲
Walee habaarKAS
XASAN SHEEKH WUU KU DHACAYA
Wuuna arki doonaa
Masaakinta uu dulmey idam alle
Insha Allah,
Farmaajow filada ka soo Bax
Ka xaaxaabiya hawiye 😂😂😂😂 kkkkkkkkkkkkkkk
Dad baa dhibateesan qabyalad baad ka hadlaysaan
Walasha MD Farmajo wuxu yahay qofkasto aya garan marki runta laga hadlo
Waxa cabanayo o diban wa shacab an cod lehen masskin kuwi madaxda u ahana ey dulmane u yihin
Marka fadlan yana ku digan yan lagu qoslin hoyo somaliyeed o oyesa farmajo wa shaqsi qalbi iyo qulub quruxsan haisbarbar digin qashinka wadanki xarashe masakinta dhigoda cabayo
Farmaajo dhul dowladeyd muu siin lahaa dadku caqli xumaa😢
اللهم امين يارب العالمين 🤲
Haqiina ilaahay haa insoo dhiciya.
Nabsigii.farmaajo.aloow.masodegdegtay
Farmaajo waqti ayuu u waayey lkn dhul dowladeyd ma siin laheyn 😮
Ilaahayoow Dhulkaas waxaa dadkiisa u dhisay Siyaad Bare waa dhul Dawladeed Yaa Allaah Hassan dalka haku soo Celin Ilaahay Ummadii Masaakiintii Ayuu Hassan dhibaye Aduunka ku dhib.
Isku eeda xasan sheekh guul ayaad shalay la hayd Deen 😂😂
Farmaajow ka Bax filada 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
kuwo farmaajo rabey ubadnayeen shacabka waa masaakiin yaan lagu digan fadlan way dhibanyihiine
Yaa Rabbi Hassan Sheikh baabi’i
WALAALAYAAL
HABAARKA WAA LAGA FIICAN YAHAY EE ISKA DAAYA
U DUCEEYA IN ILAAHAY SOO HANUUNSHO,
HADII AAN HANUUN U QORNEENA ILAAHAY UMADAAN SHAQSI KA KHAYR BADAN INUU UGU BEDELO,
WAAYO, ANIGU WAXAAN USOO JOOGEY BERIGII AUN M.S.B. LA HABAARI JIREY, LAMA ORAN JIRIN, LOOMANA MALEYNAYN IN M.S.B. QOF KA DARANI UU JIRO,
LAAKIIN, 34 SANO KADIB WAXAA LA OGAADEY IN AAN KU QALDANAYN HABAARKIISII,
SOOMAALIYA ILAAHAY CUQUBADA IYO DHIBAATADA SAARAN HAKA DULQAADO. اللهم آمين
Aan kusaliino rasulkena Nabigena muxamed scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️ please ♥️❣️❤️❤️❤️❤️❤️
Dhibkii iyo xumanta ay ugaysteen hore ayaa haysta somalia manta alle haka dulqade
Ilaahayoow kan masaakiintaa baryadooda ka aqbal oo kan ka qabo adaa awood leh eh
Amiin Ya Rabul Caalamiin آمين يارب العالمين Dadkaa Muslimiinta Ah Ku Dara Afar Afar Faataxo Oo Fajaq Ah ..................... Mr. Xasan Xumow Garguurte Down ...................................Wa Laahu Aclam.
Saas larabaa xasan markuu jajanjaro idinka dhigtay ayuu cabaadkiina kuraxeysray 😅😅😅
Subhaanallaah habaarka kadaaya illaah kuma rido Allah soo hadeeyo hana karadsiiyo in uu u naxo umaduu masuulka kayahay majeceshihiin idinka intaad ka habaaraysaan in laidinka habaaro (habaarka joojiya Soomaaliyeey wax habaartamo majecli aniga)waan ogahay dhib baa idin hayo dhibka Alle dheef haidiinkugu badalo Allena hanasiiyo nimco aduun iyo mid aakhiraba dhamaanteenba Aamiin Yaarabi
😢subxaanallah soomaali habaarka iska daaya u duceeya Allaha noo hagaajiyo dhaha
walahi intan way kufilantahay inshallah ilahey aya xaqina kasosarayo
insha allah faraj ayaa imanayo
Sheekhaal carwada haa ka baxdo Waa dhul dowlad Xasan Sheeq Maxamud habaar waxbo ugu gaadimaysaan meesha ka baxa waliba Xasan Sheeq Maxamud meel walbo wuu banaynaa insha allah Sheekhaal kaliya lama beegsanaayo JAAMACADA DIGFEER way ku xigtaa iyadana insha allah habargidir waa laga saaraa insha allah
Xasan Sheeq Maxamud guul ayaan u rajaynaa insha allah madaama dhulalka dowlada Soomaaliya ay lahayd uu kusoo celinaayo gacanta dowlada waa guul Soomaaliya ay gaartay
Waxa wadanka uu ka dagi waayey waa dadka dagan dhulalka dowlada Soomaaliya waana meelaha ay ku ganbadaan dadka isqarxiyo inta badan xaafadadaha isku raranka waa dhulalka dowlada Soomaaliya waana meesha ay dageen barakacayaasha
Damir ka allah ku so celiyo
Adiga reekaga labarakicinayo allow ku tus damiirlaawe 😂
Inshallah way kuqabsani dontaa ilahey kubarakici somalidana hortodi ilahey hakukeno athigoo cabadayo. Inshallah
Xamar xiro qaxooti ma aha ee ku labta tuuloyinka aa ka imadan inkar saas wax lasmaka qadaye
Xamar waa magaalo soomaali ya xaywan dhulkuna waa hanti qaran oo dadweynaha leh cidi ma gadi karto mana gadan karto.
Habaarki Qeyb Baa La,Aqbaley.Waa Taas Maanta Laga Xayirey Xoolihii Xaaraanta Lagu,Uruursadey.Welina Havaarkii Waa Sii Socdaa,Ee La Socda
SOOMAALIYEeY QABIILKA JOOJIyA NINKII WAX IDIN TARAAYO SOO DHAWAYSTA🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️
Xasan shiikh Allaah ka qabto ummada dalka iyo dadka mid khayr qaba Allaah noogu bedelo aaaaaamin
😢😢 allla xasan habar wu ka dhargy
Subaxanalah illahow u gargar umadaad iyo maskinta jilcsan walhi waa calool xumo dawlada dadkeed hoos u eegi wayday subxanlaha
Amiin yaaa Allah ❤🤲
الأكبر الله الأكبر سبحان الله والحمدلله ولا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم والأكبر
Subxanalaah habar ma fiicnaaa alow madaxada so hanuuni ya Allah xaqa tus madaxada
Aderow farmajo villada sodhaf waana dhafay dalxoreye ayaa madahwene ah moryane kad donaysay ee hassan dhiqo wamaxay cabadku iskamana naxdan ka ininaxarisanlaha anukaleh xamar villada sodhaf bad lediihin somalina wad lahadhen dawlaad nimo ma raabtan dhaqankini hirabow wa bob isbadho baraqicin argagixiso xarashka wadanka somaliya umaada somaliyed wa niga tashan wayday dad nucaa ah se casimaad dhulkoda somalie u aminaysa
Ameen ilahay idin kaga aqbal waxaad rabtaan 😂😂😂😂😂
War odayaal iyo habro waaweyn ayaat tihiin markas ayaa xaaraan heysatiin
Dhul iyo hanti aadan lahayn ma isku dhejin kartid, waxay ku habaarayaan waa gardaro.
Xaliye from Garoowe.
Ma gurigiisay dagan yihiin dhulkii shacabkay dagan yihiin iyana waa shacab hadalkaaga ilaahay waa arka
@40Durkiya kirada intay deganaayeen waa inay bixiyaan.
Baadi kugu raagta xoolahaaga baa moodaa.
Umday somalia alle madaxad fcn hny siyo amiin❤
Xasan Munaafaq Dulmigaas U Dulminaayo Dadkaas Masaakiinta Ah Ee Ahayd In Uu Wax U Qabto!! Habarkooda Waa Kacaa!! Ee Allah Ka Aqbalo Ducadooda / Ameen Ya Rabb🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Asaga iyo wixii kula taliyay inkartaas haku dhacdo amiin yaarabbi
Walle Xassan Gurguurte masaakiin waa dhibay, war ummadda ka xishood!
Aamiin aamiin allah balayo ha ku rido xasan sheekh
lacagta waa lacagta umada somaliyeed oo dhan
امين امين امين😢😢😢😢😢😢
Yaa alaaaah 😢😢😢😢😢
Kuwaan waaba dagaaladii degenaa waxaaba la cuney kuwii 80 sano dhul ay degenaayeen hasan sjiiq iyo tiimkiisa waa aboor aboorna wax ma hanbeeyo ee allah umada ha ka horwareejiyo aamiin
Madaxweynoow ilaahay kabaq dadkaan allaha kaaga dhigay madam uga baq kuwa ganacsatada allaha idnka gubo hantida
Shiikhaal maa la joogaa h/gir buu ka diiday baryo ee la Soo baxa culumanimadiinii
Kkkk kitaabkiinii lasoo kala baxa dheh.
Amiin Yaa Allah MW Xasan Munafaq IIahow qabo uumayaad Somalia
War dhulka dowlada ka guura Ilahay ka cabsada ha
marka xageey aadayaan bal noo sheeg
Dhulka ma’dadkaa loogu adeegayaa kuwan bixinaya ayaa gadanayee?
@@abaahamzah370 tuladey ka yimaden jaku noqdan xarar xero qaxoti mahan
اتق دعوة المظلوم لأنه ليس بينه وبين الله حجاب
REERKA SOMALI UGU DOQANSAN WAA ABGAAL WAXAY BARAARUGAAN GOOR DANBE WAAR WAXAN KUKACA DAMEERKA AH. ILLAAHAYOOW UMADA KA QABO AAAAAAMIIIIN
Allah Farmaajo inkaartisi baaa reer Mugdiso haya war bananbax qabta oo cafis waydista MD Farmajo Allahu Akbar
Denbiile xasan shiiq waa in Xilka laga xayuubiyo, dadkii iyo dadkiiba wuu iibiyey,
Mooriyaantii xaqii ayaa iidiin haaysta wali yaa idiin gaaray xoolii iyo qabiilkii aat ku faneyseen aabay 😅😅😅😅😅😅
Ma dhulka canshuurta dadweynaha lagu dhisey ee dowladu leedahay baad ku habaareysaan madaxda dalka.k
Sidee dowlada loo noqonaa hadaad diidaan sharciga
Dhulka Shacabka ayaa leh, dowlad waa shaqaale shacab.
Ilahaw xasan sheekh dadkaan masakiin ka qabo 😂😂😂😂😂
ALLAH HA'U AQBALO 🤲🤲🤲🤲
Aaiimn Aaiimn Aaiimn. Aaiimn 😊😊😊❤❤❤😂
ILAHAYOOW KAQABO UMADAAA
AMIIIIIN
Farmaajo Waa Faqash
Mashalaah habar gidir oo qorigii dhigay oo habar u bedelay maanta
Walaahay waa iga qoslisay Mr Cadow from ssc khaatumo
Xasan sheikh waa Goof raadis.
Illahoow heydinka aqbalin dhulku waa hanti qaran yaaidiin baneeyey kaligiin soomaaliyoodha ayuukadhexeeyaa habaaramoow lagama hooseeyo
Dalxooreeye daaya
ÌLAAHEY UMADIISA MADULMIYO LAKIN AYAGAA ISDULMIYA FARMAJO WAADAROD
Hawiyeooow formajo wa maraaxan
Waka hassan hawiyeooow
Farmaajo sheikh shariif ayaa keenay, asaga noo keenay
ءامين
Alle ha aqbalo ducadooda🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Armuu Turki iyo shesheye laga gatay oo aysan ganacsato aheyn Allah baa og , wadankaan gaala u Talisa xasan Waa shaqaale dambi lagala la iska goynaya ,qaranku u dhintay Bal ha laidinku daayo haddi Ale ciqaab idiin garto .
Ninkaan habaartamaa dhul awleeyahay haku cibaadeysto
Shalay idin kaa uku kaalmeeyay Xassan dulmiga oo Farmaajow fillada kasoo bax lahaay Nabiga SCW wuxuu yiri ninki ukaal meeyo daalim waa luku sallidaa.
Dalxoreeye hawiye xoreeye hasan munaafaq ka xishooda waa hawiye😂😂
Dawlada sharafta leh kulahaa kkkk
Waa koox burcad ah oo dawlad sheeganaysa xagee dawladu joogtaa.
Somaliya kuwa loogu dhiibay iney u shaqeeyaan Oo u naxariistan ayey dumin iyo xoog udheegtan allow umadeena kuwa dhibaayo ka qabo
Aamin
Farmaajo Waa Marreexaan Farmaajo Waa Daarood Saan Maa Xigtay? 😂😂😂 Hawiye Dulmi Baddanaa Oo Haddana Adkeeysi Yaraa oo Jilicsanaa.
Aaamiin
Allahuma Aamiin
Innaa lilaahi wainaa ilayhi raajacuun laailaaha illalaahu maxamed rasuulu allaahi Ala ilaahow ha na rogin
Markii hore adinka dad cadaaladeed ma haydan
Hiiraab u yeera haa idinka celiyo xasan Lakin xamsaha ma hiraabba
Dad aan la yaabay waa somalida wlhi dhul ee laheen ayey ku habaartamayaan subxanallaah war dhulka haduu gaal leeyahay waa in aad ugu kacdaa dhulka hada u doodayaan waa dhul dowladed habaarkena wlhi wax ma taraayo xaran cunyaal waaxid
Dhulka waxaa leh Shacabka, dowlad waa adeege kaliyya, ma rari karto shacab iyadoon meel geynin haddii dhulka Dan guud looga baahdo
Dan guudii uu ahaa yaaba kuqabanaya dad baa kala iibsanaya Xasan iyo koox kale ayaa kala goosanaya maxaa dadka looga barakicinayaa?
Bisinka ilaahoo ka qabo dadka miskiinada tuugadan. Laakiin wadaadadaan in ay habaaraan maaha caruurta iyo xaasaska.
m. a nabsigii farmaajo inla arkaa waan raby 😂😂😂😂
Dhulka taleex yaa leh kuwa habaartamaaya ma adigaa leh carwo taleex odoyaal xaaraan ku Soo koriyay caruurtiisa mooryaan duqoobay dhulkii dowlada ayaa leh ka kaca
😂😂😂 Imanka Allah ka Qada Hassan Gargurt 😢
inaa lilaahi wa inaailehi raajucun ilaaha masaki
taad ugar gaar aamin
aamin aamin 😂😂😂😂😂😂😂
Dhulka dadkaan yaa siiyey dhul xaarana ayay Quran ilaahey ku habaarayaan hantidan soonaali baa Leh shiiqaal yaa siiyay subxaanalaah
Mudaaharaad dadkii idinka horeeyey laga diidye
Habaarku xaq ma aha dhulka dowlad ayaa iskale adiga habaaramayo ma dhaxal aabahaba inta allah ku qoray waad deganeed inaad sharaf uga baxdo ayey aheyd habaarka wax ku keen aan aragne reerkaaga dhididkaaga ayaa loogu shaqeeya xoolo dowladeed ayaad ku habarameysa allah ha idin tusiyo xaqa subxanallaah
Aamiin
Ilaahay inkaartoda ka soo bixi
Guri kireeso waa buurtahay
Qaxa qax baa ka horeeysay waxaan soo xasuustey 1991 markii annagoo caga cad aan xamar ka yaacney ooy na cayrsanayeen nimanacawiso qaba oo dacas wata ood moodo uubato lasoo daayey oon waxba dhaafeyn oo ilaa iyo kenya aan carar ku tagney naago caruur odayaal habri indha la allah goortu goorti8 u ekaa dadka hadda cabanaya qaarka mida yaa waxaas geeysanayey malaha cuquuubo allah kajarayo kii ay qabiilka lawadaageen yaa maanta saas ugalaya malaha dambigii 1991 yaa laga yaabaa annigu ku farximaayo dadkaan dhibaateysan ee la dulmay laakiin waxaan xasuustey wixii naloo geystey annagoon cidna dambi kagalin illahay na wuxuu yiri qofka ladulmay waa kuu gargaari waqtiba hakasoo wareegtay
Farmaajo guul wadani caad ah ayuu ahaa wlhi
maxamedow filada kasoobax sidaan ka danbeysay 😂 barina idinkaaa lidin iibinii isa sii diyaariya🤣
Cuqubada halkii lagu galay bay cawda dhigataaye.
Curudkay ka laysaa ninkii Caano baas dhamaye!!!!!!!!!!!!!! From Gedo
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅Mogadishu wasakh 2025😅😅😅😅😅😅😅😅somaliland guuuuuuuul guuuuuuuul 🎉🎉
😮😮😮😮😮😮
Cuqubadiinu waaba kudhacaysaa goor ay kudhacdaba. Ama hasoo hormarto ama hasoo deg degto.