Somaliland ayaa Sheegtay in Ganacsi Laga Dhigtay Barakacayaasha & Dawarsida Dadka Suuriyaanka ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 47

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 3 ปีที่แล้ว +4

    Subhanallah Allahayow imaan badan na sii amiin

  • @saynabjamac6901
    @saynabjamac6901 3 ปีที่แล้ว +5

    Suuriyaan. Waa. Shabaab. Wadankoodiikuceli.

    • @abobasement346
      @abobasement346 3 ปีที่แล้ว +1

      Somalidanah waad raftan Ajanibkanah waad ku qarabatan waar dadkinah wax u qaboh

  • @roodacabdi6136
    @roodacabdi6136 3 ปีที่แล้ว +6

    Oramadan wadankii la wareegay inaga saara

  • @muxammedxasanmmm6064
    @muxammedxasanmmm6064 3 ปีที่แล้ว +2

    Dadka ay xooluhu ka baxeen waa in dub loo xooleeyaa. Hay adaha dhiiri galiya qaxoontinimada waa in wadanka laga saaraa. Allow qaxoonti haynaga dhigin

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 3 ปีที่แล้ว

    Waa guul

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 3 ปีที่แล้ว +1

    Inaga saara

  • @nuurqarri1256
    @nuurqarri1256 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ayaan ka magan galnay dhibaatooyinka ay la wareegayaan qaxoontigu dadkan teendhooyinka lagu xareeyay ee wadanka udhashay ee abaartu saamaysay Dib haloo xooleeyo hadii kale mashaqays tayaal 50 dollar oo waxba utarayn ayay baranayaan xooluhu waa isha dhaqaale ee soomaaliland

  • @farxiyafaarax3962
    @farxiyafaarax3962 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah gobalad oo dhan bar

  • @abdillahihassan8605
    @abdillahihassan8605 3 ปีที่แล้ว +3

    Dadkii suuqa laga kiciyey maalintii dhawayd bal masruuf u qora inta meel loo samaynayo waa 204 qof intaa umado kale u ordaysaan

    • @FarahAbdul
      @FarahAbdul 3 ปีที่แล้ว

      Kuwaasi suuqyo kale oon ahayn wadada wadnaha ayay u gureen wax dhula oo ay iyagu lahaayeen oo dawladi ka qaadayna majiro dee markaa Hargaysa haka ganaca sadaan maxaa loo siinayaa cashuurta dad waynaa dadka aad u dhiban waa dadka xoolii noolaa ka dhamaadeen ee 600 kun kor u dhaafay.

    • @abdillahihassan8605
      @abdillahihassan8605 3 ปีที่แล้ว +1

      @@FarahAbdul
      Muwaadiniintan 204 qof oo ku xoogsanayey wadada ee laga kiciyey soo loogu dhiso wado muwaadin gaadhi wata. Labadaa muwaadin miyaan loo kala hiilin . Ta kale haday cashuurta masruuf laga siiyo inta meel loo samaynayo miyaanay xaq ku lahayn wadankooda mise cashuurta caloolo waynta iyo xildhibaanada ayaa loo hayaa oo mushahaaro loo siiya min 2 kun oo doolar.

  • @jaahiltirechannel9976
    @jaahiltirechannel9976 3 ปีที่แล้ว +2

    14,000 oo Qaxootiya Macquul Maaha.
    Burcoo Keliyay 50,000 Joogaan.

    • @MohamedHassan-ni6un
      @MohamedHassan-ni6un 3 ปีที่แล้ว +1

      Lix boqol oo kun buu yidhi indr .... bal dib ugu cesho

    • @jaahiltirechannel9976
      @jaahiltirechannel9976 3 ปีที่แล้ว +1

      @@MohamedHassan-ni6un Ka Weriyaha Ahi Muxuu Sheegayaa Hadaa?

    • @abdihakimmohamed2561
      @abdihakimmohamed2561 3 ปีที่แล้ว +2

      Togdheer ba 600 oo kun maba degena laakiin wuxuu ka wadaa dadkii reer Togdheer 70% xeryo qaxooti ayey iskood usamaysteen oo dhamaan tuulooyinkii iyo Miigii waxa laga dhigay sidii xeryo qaxoonti oo kale.Yacnii dadkii ayaa iimaan beelay oo caydh iyo qaxoontinimo ayey saadsadeen waana kaa ALLE SWT abaarta ku saliday.

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 3 ปีที่แล้ว +4

    Waar baal wadoyinka hargayisa hortaa ino hagajiya oo biyaha magalada galiyaa

  • @nuurqarri1256
    @nuurqarri1256 3 ปีที่แล้ว +1

    Haayadan 50 dollar ee xaaraan ta ah bixiya dalalka ayagaa masiiboyinka uhorseeda ee dalka halaga saaro hadii kale dadka barakayaasha ah haloo sameeyo qorshayaal waddanku kaga badbaadayo dhibatada ay uhorseedayaa siibahaan ajaanibtan layska soo dal daldalanayo hadii kale hadhow aya farta dhexda laga qaniini waa jaaniskii ugu dambeeyay ee aynu ku qabatimi karayno

  • @abdisheikh8211
    @abdisheikh8211 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa in lasameeyaa lacag ugaar ah somaliland maxaa lacagta dollar wax loogu iibsadaa waddanka waa inuu lacag sameystaa

  • @Burco.
    @Burco. 3 ปีที่แล้ว +5

    Xoolaha magaalada hargaysa laga saarayo iyadoo oramddu magaalada joogto waa cadaalad daro

    • @MohamedHassan-ni6un
      @MohamedHassan-ni6un 3 ปีที่แล้ว

      Xoolaha hala geeyo miyiga ..... Oromodana hala tarxiilo ..... maxa isku xidhay labada

    • @A3000BC
      @A3000BC 3 ปีที่แล้ว +1

      Oramada qadaadwaynta kaxun!

  • @jiilkacusub3019
    @jiilkacusub3019 3 ปีที่แล้ว +1

    14 000

  • @juweriyaahmed12345
    @juweriyaahmed12345 3 ปีที่แล้ว +1

    Dadka. Xooluu. Ka. Baxeen. Halaga. War. Hayo kuwa. Kalena. Wadamadoodii. Hada. Way. Ladanyihiine. Hayskaga. Noqdeen. Aan. U. Ducaynee

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 3 ปีที่แล้ว +2

    dawladuhu aduun badan bay ku qaataan qoxootiga ,meel aan cidi ba lahayn bay heleen ,ajaanibku wadamada waa camiraan laakiin ciqaamad iyo sharci bay ku shaqaystaan meeshan waxaan macno lahayn baynu ku mashquulsanhay.

  • @abalahdhuusawayne9206
    @abalahdhuusawayne9206 3 ปีที่แล้ว

    Sumxaan kani waa rafcaankii qabiil cusuriya

  • @abdilaahicabdi8590
    @abdilaahicabdi8590 3 ปีที่แล้ว

    Waa habaarkii ogaadeenka qaxideena horteed aynu ku caayi jirnay

  • @Abdinasirramlitv
    @Abdinasirramlitv 3 ปีที่แล้ว +1

    Imaan laawee xinif

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 3 ปีที่แล้ว +3

    Dalku wax uu u baahanyahy in meel walba dad aqoonteeda le loo magacaabo wadanku waa daycanyahy waxaana shaqooyinkii buuxiyay dad aan khibrad iyo aqoon toona la hayn ,barigii daahir riyaale 20 DG ayaa ruwaanda tababar loogu diray si ay khibrad uga soo faaiidan ,tii siilaanyo boobay bay ahayd ,tana waa dad hurdaba .oo aan geeridi nabiga ogayn

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 3 ปีที่แล้ว +1

    No barkacayaal sxb ciyaarta ka daaya wadanka UNHCR may bixinysa daily cuntadooda biyahooda waxa barashadooda sorry waar nimanka meesha fadhiyaan sheegaya qaxoonti hanagu soo daynina danbe waa bilaa xuduud awood uma hayso soomaaliland teediba cuslaysay matideedi oo dayacan biyo mahaysano managing muwaadiniina sorry dadkan mar danbe hanagu soo daynina waliba kuwa meel dheer kayimid marba uguuraya suurida lacag dawarsiga ku jira stop joojiya hasoo daynina Ethiopia qaxoontiydeeda UNHCR waxa badan ku siisa dadka iyo waxbarsho bilaasha mar danbe xuduuka ha ka soo daynina only Yemen ta way shaqaysanayaan waa dad nidaam leh oo dhulka waxa soo galinya sgaqaysanayne oo lacagtooda labaxaya kabistanta xataa naga daaya imisa dhulba la jaara maxay naga soo doonayaan wadamda la jaarka ha ku qaxaan kaam kulaha muuse biixi odaygu wuu ku qaldan yahay dajinta kaam haloo sameeydaad leeday balayo kasoo socota nagadaaya waxa ma maqashaan dad kaam lagu xidhay dhib weeye khastan cadaanka nadaafd daro qashin baa laga dhaxlayaa nolo adag maysoo arag cudura ka dilaacaya iyo dawarsi badan buulal maalinkasta lagubayo UNHCR waxkufinan siin maydaan stop dhulka anaag leh ninki dhulkisa gubay dhulkayga sixirbarar iyo cuduro naguma dilayaan wadamda UNHCR dadka qaxoontiyda 30 sano ka badan ka jiran hatagaan marbno culayskaygiba naga baday muwaadintayda dayacan we don't need cid kale dhul ay dagaan looma hayo UNHCR ha qaadan xeryaha Ethiopia ha geeyaan inta shaqaysanysa uun ha joogan

  • @tariqmahamed8321
    @tariqmahamed8321 3 ปีที่แล้ว

    Waa runtiis ninkaasi ssc buuhoodle hargeysadii hore hollan amisdardam

  • @abshirhajimohamed3662
    @abshirhajimohamed3662 3 ปีที่แล้ว +1

    Midka ah ddka abaaruhu saameyen gudoomiyuhu wax qorshaa oo ay ddka hantidii ka dhamaatay oo uga meel yaala hayad ahaan inomu fasirin oo waxu ino shegay inay hayadaha caalamiga ahi $50 ay ugu deqaan qoyskiba oo ddka baahidaasi haysana ay soo badanayaan markaa maan la odhankarin wa uu ku fashilmay gudoomiyuhu mar hadanu qorshe kalaba aanu kalahyn si loo yareeyo dhibkaaa...

  • @xaqudirir244
    @xaqudirir244 3 ปีที่แล้ว +1

    Gudoomiye jara caydha. Waa ayaandaro nin dhul intuu xeertay hadana kunool buul laga sameeyay maryo calala oo caruurtiisii iyo xaskiisiba ka gaajonayaan.

  • @abdiaxmed9522
    @abdiaxmed9522 3 ปีที่แล้ว

    Soomaliya yadiiba qoxootiya oo aduuunko dhan Ku ah Marka Hala daayo dadka

  • @moseskaahin8631
    @moseskaahin8631 3 ปีที่แล้ว +2

    Qaxoontiga ha la saaro tuugo, dhaqan xumo iyo ma shaqeystenimo ayey keeneen

  • @abalahdhuusawayne9206
    @abalahdhuusawayne9206 3 ปีที่แล้ว

    Waxay u socdaan dadka boorama ku jooga oo dhaqaale yar ka soo galaan

  • @nasirsulub8266
    @nasirsulub8266 3 ปีที่แล้ว +2

    Kan masul maha wa jahil

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 3 ปีที่แล้ว +1

    Ethiopianku iyana waa qaxooti ee ha la xereeyo.

    • @happyahmad9689
      @happyahmad9689 3 ปีที่แล้ว +1

      Qofba lama xaraynayo UNHCR waxba masiiso soomaaliland culays marbto culski dadkeeda kabatay waxa shaqaynayn mooye waxa kale xeryaha UNHCR Ethiopia hageeyan UNHCR dadka waxa ku dhex siinaysa soomaaliland majirto

    • @happyahmad9689
      @happyahmad9689 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxa la xaraynayaa ma jiraa marabno meela UNHCR ka shaqayso hatagaan

  • @moseskaahin8631
    @moseskaahin8631 3 ปีที่แล้ว +1

    Gobolka togdheer habarjeclo ayaa sameysa

  • @marian5607
    @marian5607 3 ปีที่แล้ว

    ninkani waa nin aad u fudud oo duul duul badan
    qaabka uu u hadlayaana waa unprofessional. Burco na eedayntuu u soo jeediyay waxaa laga rabaa cadayn teeda. waa in rer burco dabagalaan ninkan

    • @mamadoujama5627
      @mamadoujama5627 3 ปีที่แล้ว +1

      isba waa reer burco markaa wax buu ogyahay

    • @nuurqarri1256
      @nuurqarri1256 3 ปีที่แล้ว +1

      Ninkani waxbu ogaaday aan wa la dhayal sankaro ahayn ee wll eedayn gobol maaha