IQRA YAREY | RUUXII KU JECEL WAA LASOO DHAWEYSTA | XUSUUSTII SEEYNAB CIGE | OFFICIAL VIDEO 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 117

  • @mohamedqaraam891
    @mohamedqaraam891 3 ปีที่แล้ว +32

    iidle afka inuu wax soo marsaday yaa ila arka😁☝️

  • @AbdishakurMohamut
    @AbdishakurMohamut 6 หลายเดือนก่อน +3

    Still watching ❤

  • @maryamoruun1532
    @maryamoruun1532 3 ปีที่แล้ว +9

    Subxanalah walahi,quruxdaas,loobawehliyo,dummaroow,magaca,guud,waaad,nagaceebeyseen

  • @fartuunkhaliif9864
    @fartuunkhaliif9864 3 ปีที่แล้ว +9

    Sheeruqan iyo kajal oo somali ah idle iyo iqro mawa kala harano best friend

  • @somaliofficialtube9016
    @somaliofficialtube9016 3 ปีที่แล้ว +9

    Hees kala kacsan saan ayaa loo heesa Ama waa layska dhaafa👍👍👍

  • @xoxo-yg6gb
    @xoxo-yg6gb 3 ปีที่แล้ว +26

    Naagta garabka wayn Oo cajilan intey Cilaan Soo marsatey qaawinaysa Ayaan la yaabay! Ilaah ka baq

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 3 ปีที่แล้ว +16

    iqra yarey iyo idle yare sxbo is jecel🥰

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 3 ปีที่แล้ว +7

    Cod macaana Iqra
    Big thank you from San Francisco

  • @RachaelAkingba
    @RachaelAkingba 2 หลายเดือนก่อน

    Ifrax gabar aad uu ducaysan ❤

  • @ahmedmohamedhoussein2550
    @ahmedmohamedhoussein2550 8 หลายเดือนก่อน

    Aad baan u tageera iqra and idle waayo waa dad aad u asaxaaba

  • @nuseebabintsheeq1617
    @nuseebabintsheeq1617 3 ปีที่แล้ว +23

    Fanaan madowga daymo wuudhameyay🤣🤣😌

    • @xalimosacdiyo4873
      @xalimosacdiyo4873 3 ปีที่แล้ว +3

      Yaab suu wax u eegayaa gabadha quruxda badan sarirbay sarantahy ya ogadaa ilpaa kabuuxda 🤣🤣🤣🤣

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 3 ปีที่แล้ว

      @@xalimosacdiyo4873 🤣🤣🤣

    • @salma3ahmed890
      @salma3ahmed890 3 ปีที่แล้ว

      😁😁😁😁😁

    • @nimcoali3680
      @nimcoali3680 3 ปีที่แล้ว +3

      Ma ila aragtay Horta Somalia hadan nhy Vaar Socodaa nhy walee🤪🤪🤣🤣

    • @canabmaxamudxusen3575
      @canabmaxamudxusen3575 3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣il dheridaa Markan qoralka arky ayaan firiyey

  • @hafsaabdirhmaan4227
    @hafsaabdirhmaan4227 3 ปีที่แล้ว +20

    Ala maxay dumarku qosol aan niyad ka ahyn wada qoslen😂iQra & Jihaan

  • @ahmedmohamud7795
    @ahmedmohamud7795 3 ปีที่แล้ว +7

    Kkkkk iiidle yare gabadh buu afka ka dhunkday. Waayo libis Bay kabaabinaysaaaaa jihaan dimand

  • @nimcohodanmohamed247
    @nimcohodanmohamed247 3 ปีที่แล้ว +11

    Dhibta laguma waaroo dhaxal looma yeeshee waalaga dhamaadaaa naftan dhiirigaliyow ruuxii dhab kuujecel waalala dhadhamiyaa waxaan hadalka dhawrayn maqalkana kadheeroo dhutinaaya may helay dhamacdiyo kulylkiyo dhaxantiyo abaarahan adigaa igu dhaafee 🥺🥺❤️❤️💔💔😭😭

  • @dreamdoll8700
    @dreamdoll8700 3 ปีที่แล้ว +10

    Iqra yarey is so gorgeous 🥵😍

  • @hamdahonesty6318
    @hamdahonesty6318 3 ปีที่แล้ว +8

    jihaan iidley jeceshahy wxy kamasayrtay iidle😄😄😄😄

  • @sadaqstudio830
    @sadaqstudio830 3 ปีที่แล้ว +3

    Go iqra

  • @hafsaahmed7565
    @hafsaahmed7565 3 ปีที่แล้ว +2

    Heesa waa heesihi horii

  • @QueenBusinesss
    @QueenBusinesss 3 ปีที่แล้ว +10

    Mashallah miss you sister Iqra 🤗🤩🥰😍💕💕❤️❤️💐🥳😊🙌🏽

  • @ayanledirie8971
    @ayanledirie8971 3 ปีที่แล้ว +3

    Qurux khasaartay oo agtaagan dhinaca midig ee iqra ayaan u jeedaa marwo ayey ku wacnayd masrax NO

  • @bonifacesusmila2502
    @bonifacesusmila2502 3 ปีที่แล้ว +3

    Wow i like

  • @IfrahOmar-t5p
    @IfrahOmar-t5p ปีที่แล้ว

    Iqra hooyo ifrax caday hooyo macaanto

  • @munaahmedyuusuf8063
    @munaahmedyuusuf8063 3 ปีที่แล้ว +7

    Woow heestii ikran jamac dihaal wad so cusbonaysiisay iqray

  • @RachaelAkingba
    @RachaelAkingba 2 หลายเดือนก่อน

    Ifrax Ra ❤6 June ❤

  • @gabarislamed9299
    @gabarislamed9299 3 ปีที่แล้ว +3

    Iqro qurux🥰😍

  • @amyfaycal5170
    @amyfaycal5170 2 ปีที่แล้ว +3

    Iqra qurox badhaan ❤

  • @abdinasirhajir6531
    @abdinasirhajir6531 2 ปีที่แล้ว +1

    Iqra yareY ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @fatxiyussuf9554
    @fatxiyussuf9554 2 ปีที่แล้ว +3

    Wow our queen 👑

  • @RachaelAkingba
    @RachaelAkingba 2 หลายเดือนก่อน

    Ra ifrax❤

  • @jenniferpeters8480
    @jenniferpeters8480 3 หลายเดือนก่อน

    Rassull allah❤ Ra❤

  • @adoontialle2528
    @adoontialle2528 3 ปีที่แล้ว +5

    Iqra kujecliya abayo

  • @noorabarkhad5526
    @noorabarkhad5526 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan waan ka yaabay tan uunbuu ka daba shaqeeyaa

  • @fartunabdalla7080
    @fartunabdalla7080 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashallaha cod macaan badan💖💖💖💖

  • @CraxmaanAxmed-rn2lc
    @CraxmaanAxmed-rn2lc ปีที่แล้ว

    Lagan.fanan

  • @nawaalahmedmoh5529
    @nawaalahmedmoh5529 3 ปีที่แล้ว +4

    Inta fahansan heesku inuu iidle ku socdo like ta
    Cause iidle io iqra way is jeclaayeene jiyaa diamond buu ka raacay sorry 😐😂

  • @hamsesaeeed1564
    @hamsesaeeed1564 2 ปีที่แล้ว +1

    Naagtan qaawan bay dadku daawan kuwa ka danbeeya ayaa ku dakhran yaab maxay isla qaawin

  • @cosmaskimanzi8046
    @cosmaskimanzi8046 3 ปีที่แล้ว +18

    Wow where were you cutie we missed you alot

  • @Sheekh10k
    @Sheekh10k 3 ปีที่แล้ว +2

    Wooow

  • @farxiyamohammed28
    @farxiyamohammed28 3 ปีที่แล้ว +11

    War waa maxay waxa faruuryaha loo marshay😂🤔

  • @AsmaAsmamaxamed1234-dw5pe
    @AsmaAsmamaxamed1234-dw5pe 5 หลายเดือนก่อน

    Dhaldhalkio ciiL kiyow dhefTa
    Xanuunka adigaa igu
    DhaliYyey😢💔 queen iqra yre

  • @wowwow2003
    @wowwow2003 3 ปีที่แล้ว +2

    ኣስይ ማማየ ናተይ

  • @naciimocumarmuse740
    @naciimocumarmuse740 2 ปีที่แล้ว +1

    DHABAACAAYO
    OYAACAABAHD

  • @alhaadiofficial9532
    @alhaadiofficial9532 ปีที่แล้ว +2

    the rhythm is completely grate

  • @jenniferpeters8480
    @jenniferpeters8480 3 หลายเดือนก่อน

    Radiyalahu tala anha

  • @adnaadna4230
    @adnaadna4230 8 หลายเดือนก่อน

    Waxaan maanku dhaadeyn, aragana ka dheeroo, dhabacaaya bey i heley
    dhalandhoolka ciilkiyo, dhibtiyo xanuunkana, adigey igu dhaliyee
    dhibka laguma waaree, dhaxal looma yeeshee, waa laaga dhamaadaa
    naftan dhiiri galiyoo
    ruuxii dhab kuu jecel waa lala dhadhamiyaa
    waxaan hadalka dhawreyn, maqalkana ka dheeroo, dhukinaaya bey i heley
    dhamacdiyo kuleelkiyo, dhacanka iyo abaarahan, adigey igu dhaafee
    dhibka laguma waaree, dhaxal looma yeeshee, waa laga dhamaadaa,
    Nafta dhiiri galiyoo
    ruuxii dhab kuu jecel
    waa lala dhadhamiyaa

  • @yaxyecabdi-d6m
    @yaxyecabdi-d6m 6 หลายเดือนก่อน

    Boqorada boqorada waaakuu bogay ilaheey kacabso

  • @Sheekh10k
    @Sheekh10k 3 ปีที่แล้ว +1

    Hablahayagiiii

  • @husnusahinlumaca6434
    @husnusahinlumaca6434 ปีที่แล้ว

    One day im going to have baby's ,four baby girls and insha'Allah ❤ love you so much by ifrax cabdinur cumar karar ❤ caar ayanla ❤

  • @harunali119
    @harunali119 3 ปีที่แล้ว +7

    Lost and found, Iqra yarey.

  • @naciimocumarmuse740
    @naciimocumarmuse740 ปีที่แล้ว

    DAINA = KEGE

  • @yahyemahamed9011
    @yahyemahamed9011 3 ปีที่แล้ว +2

    3:38 iidle yare waa lagu dhaganyahay ahahaha

  • @zu7729
    @zu7729 3 ปีที่แล้ว +3

    Kuchi Kuchi Hota hai
    Kajol & Rani 🧐

  • @naciimocumarmuse740
    @naciimocumarmuse740 2 ปีที่แล้ว +1

    DIANO QUEEN

  • @next_ob6667
    @next_ob6667 3 ปีที่แล้ว +2

    iidle waa xaasle isku xishooda

  • @nasriinxasan7236
    @nasriinxasan7236 3 ปีที่แล้ว +2

    Com back iqro

  • @maxamedgalgale
    @maxamedgalgale 3 ปีที่แล้ว +1

    Heesta qofta kaliyaa ka.shidan😉

  • @naciimocumarmuse740
    @naciimocumarmuse740 2 ปีที่แล้ว

    JIIDO TANSANIA LUUQADA BARIUM
    TUNI LESOTHO LUUQADA BARIUM

  • @hanadabokor9117
    @hanadabokor9117 3 ปีที่แล้ว +1

    War idle Yare yaa dilay talow

  • @nuraali8671
    @nuraali8671 3 ปีที่แล้ว +14

    The guy in black shirt is hooked to the girl. You can look but can't touch waaye 🤓🤓😁

    • @salma3ahmed890
      @salma3ahmed890 3 ปีที่แล้ว +2

      Ani waaba cabsaday sidda uu u fiirinayo. 😁😁😁😁😁

    • @hamdahusienmuhumed7345
      @hamdahusienmuhumed7345 3 ปีที่แล้ว +2

      sidu u eegaaayo anigii ayaaba qajilay😂

    • @hamdahusienmuhumed7345
      @hamdahusienmuhumed7345 3 ปีที่แล้ว +2

      Xata kakale uuku maqanyahy Alla naagtu ianamadi wayka inkarsatay

    • @nuraali8671
      @nuraali8671 3 ปีที่แล้ว

      @@salma3ahmed890 U fiirso marka Iidle yare uu Soo dhax galo body language ah wiilka shaadhka madow😁

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 3 ปีที่แล้ว

      This girl is crazy😂😂

  • @dulayeadan5790
    @dulayeadan5790 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa hees kala kacsan weeeyi fanaaanad qaliya

  • @muhamedinbilow6521
    @muhamedinbilow6521 3 ปีที่แล้ว

    Hess qarami ex ayas soqadhi lexet iqrooooo & like

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 3 ปีที่แล้ว

      Bismillah. Walal qoraalka afsomaliga Soo baro

    • @qadrayussuf6912
      @qadrayussuf6912 3 ปีที่แล้ว +1

      @@nastedave9842 🤣🤣🤣 astaqfuralllh

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 3 ปีที่แล้ว

      @@qadrayussuf6912 🤣🤣🤣 Dadka qaar waxyaabaha ay Soo bandhigaan Ilaahey dembi dhaaf hawgadhigo

  • @MarwoCabdi-m4t
    @MarwoCabdi-m4t 26 วันที่ผ่านมา

    2024

  • @huseinsenior4429
    @huseinsenior4429 3 ปีที่แล้ว +1

    Waoou que puedo decir

  • @Mohamediniho.usa2
    @Mohamediniho.usa2 3 ปีที่แล้ว

    Labadooda dhexda kagalo aan rabtaa idaaya

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 3 ปีที่แล้ว +1

    Iqraa sideda mad Dirac iskagaqadatid inted banankan iskuguwadaa naag qawan cid wax kufali malaha ufff

  • @iadow21
    @iadow21 3 ปีที่แล้ว +2

    Sidaan miyaa Moodaan Qurux Dumar iyo hees wacan, balse Bulshada ha idinka dhadamiyaan sida aad uheesteen.

  • @janogalle370
    @janogalle370 3 ปีที่แล้ว +2

    eeg kanyar xaasid nimadiisa marada qabso ayuu ku ku leeyahay anaguna waanu ku nuursanayna aar xaasid sanaa kani ma kiiba talow

  • @sadaambaqaye2589
    @sadaambaqaye2589 2 ปีที่แล้ว +1

    Madareenteen siday umasayrtay gabadha iidle yare sorry

  • @naciimocumarmuse740
    @naciimocumarmuse740 ปีที่แล้ว

    ILKO = FRAGE = ELKE
    BL = OREGE = QEXWE

  • @naciimocumarmuse740
    @naciimocumarmuse740 2 ปีที่แล้ว

    DELLATINE GELLATINE

  • @naciimocumarmuse740
    @naciimocumarmuse740 2 ปีที่แล้ว +2

    GERMANY BELGIUM 🇧🇪 ORANGO GEWELLARY AGE GL IR FE FE LIX 6GO2 SEE PARADISE FLOWER

  • @shaqaleyuusuf
    @shaqaleyuusuf ปีที่แล้ว

    Xsa

  • @drhazaazicade2331
    @drhazaazicade2331 3 ปีที่แล้ว

    B🥰❤❤❤❤❤❤❤B

  • @khadrahussein7926
    @khadrahussein7926 3 ปีที่แล้ว +3

    Hhhh cajiib ya ila arkay
    Qoofki ila arkay like ha isaaro
    Marku iidle iqra usodhawaday
    Gabadha socarartay oo iska
    Dhiiigaysa qoof wax kamasaxaysaa
    Ala tii naag aheeda dhiib badaana😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @nimcodow1230
      @nimcodow1230 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 3 ปีที่แล้ว +1

    Copy heestii sayinab cige

  • @faaisobare2259
    @faaisobare2259 ปีที่แล้ว

    Pp 0 pp pp

  • @xalimox3525
    @xalimox3525 2 ปีที่แล้ว

    That guy is not ok in the head

  • @Ubax2007
    @Ubax2007 3 ปีที่แล้ว +3

    Somali woman needs to bleaching the skins 😞😌😆

  • @ayansheik6224
    @ayansheik6224 3 ปีที่แล้ว

    Gross 🤮