Fuad Cumar new song HD 2014 Agoon rabow Naxariis ku eeg

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 58

  • @Queen____of_____queen34
    @Queen____of_____queen34 หลายเดือนก่อน +8

    Tiktok ka imi inta qisda arky 😢

  • @ayuubyare-oh2sq
    @ayuubyare-oh2sq 7 หลายเดือนก่อน +12

    Hestan waxan dhegeysanaya 18/03/ 2024 waa hes daren lwh fuad cumar fanan cod iyo dadnimo isku darsaday i.a ilahy haku abalgudo sida agonta u cawaniso 🙏💯💔

  • @dr.abdinasirhasan4912
    @dr.abdinasirhasan4912 7 หลายเดือนก่อน +4

    Jazakallah wllo wax dad wax haystaa Ayna qabanin ayaad qabaty I.a fuad foundation waxay noqoni doontaa haayad soomaliyeed oo caawisa danyarta jazakallah

  • @AbdirzackMedia
    @AbdirzackMedia หลายเดือนก่อน +1

    Calaf kuma yeelan inaan arko aabahay arko misna alxamdulilaah waxba ima tareen haduuu noolaan lahaa
    Inkastoo dhibaato aduun ku mudanay duni Allah ha u naxariistee hooyaday baan ku faanay allah ka sokow iyo dadnimadayda❤❤❤

  • @shakurahmett6126
    @shakurahmett6126 หลายเดือนก่อน +5

    inta Qisada heeska TikTok kaso aragtay Fuad omar iyo Mahamett Yare😢👍

  • @xamsemaxud8018
    @xamsemaxud8018 หลายเดือนก่อน +2

    Heestan waxn ku dhageysanaya kanpala waliba xafada la dhaho kabala,gala bishu wa 28/9/2024 saacaduna wa 4:19 habeenimo wan fakaraya waxan ahay agoon aaba la,aan ayan la fakaraya alle haku naxaristo aabe mcn waxd ahayd noloshaydii oodhan lkn ilaahay aya naga ka jeclaaday wan fakaraya ilaahay faraj khayr qaba hay siiyo inzha allh 😢😢😢

  • @Ceeriyaawi
    @Ceeriyaawi 7 หลายเดือนก่อน +2

    How come I never hear this song?😢 Fuad Allah garabkaaga ha gall.
    Fuad foundation, ayuu aasaasay fanaankani dadkana wuu caawiya ee hala caawiyo.

  • @AsmaAsmamaxamed1234-dw5pe
    @AsmaAsmamaxamed1234-dw5pe 7 หลายเดือนก่อน +3

    Heesta wxan dhagesanyaa 20/3/2024😢💔😭 rapi haku aaPpe⚰️

    • @Somaliairdrop1
      @Somaliairdrop1 7 หลายเดือนก่อน +1

      Aniguna 2 sac ka dib 21/3/2024

  • @dayaxofficialstudio726
    @dayaxofficialstudio726 11 ปีที่แล้ว +6

    HEESTANI WAA HEESTII UGU WANAAGSANAYD HEES SOMALI BARYAHAA KU HEESTO WAXAY NAGU WAREERIYEEN KHAYAALI IYO IYO JACAYL DHALANTEEDA KAMA HADLAYAAN RUNTU WAXAY TAHAY( ILLAAHAW AGOONTA IYO DANYARTABA U GARGAAR AAMIIN AAMIIN AAMIIN)

  • @mohamedhassanbalcade6182
    @mohamedhassanbalcade6182 7 หลายเดือนก่อน +4

    Hees Qiima badan waxan dhagaysanayaa 16 March 2024.😢😢

    • @Hodanxaaji-su6ln
      @Hodanxaaji-su6ln 7 หลายเดือนก่อน

      Waxan dhagaysanya 2024 19 Mar 😢

  • @AbdifatahidirisAbdilaho
    @AbdifatahidirisAbdilaho 7 หลายเดือนก่อน +3

    Heestan waxan dhagaystay 18.3.24

  • @Araweelomoh
    @Araweelomoh 7 หลายเดือนก่อน +4

    20/3/2024😢💔

  • @xasiliya__abdi7396
    @xasiliya__abdi7396 7 หลายเดือนก่อน +3

    24/3/2024 agoon Aabe leh😢

  • @hajiyowinakeynan9075
    @hajiyowinakeynan9075 7 หลายเดือนก่อน +2

    Heesan waxa dhageysatey cawo ohe tahaya sabtii 16/03/24 waxaan kaa arkeye tiktok fuad oo samafaar sameyenay Masha_Allah...

  • @yartasandkauushidan5895
    @yartasandkauushidan5895 หลายเดือนก่อน +3

    Weligay waxan jecela marka guri yeesho ina agoon korsado oo wax baro oo heer gaadh siiyo allow i rume😢😢😢😢 oo nin baariya I sii ila garab qabta oo ila koriyaa kuwa isku dhalano iyo agonta😢😢😢

  • @CaliSiciid-p6c
    @CaliSiciid-p6c หลายเดือนก่อน +1

    Heestan waxan kaso arky tiktok waxana dhagaysanaya 16/9/2024

  • @Zuupanabdirisaq
    @Zuupanabdirisaq 7 หลายเดือนก่อน +2

    💔😭nasiiip badna qov Abo hystaaa abo Wa dayrkaaa nolzhaaa wlhi malinti abhy dhintay ayan noqday qov wax wlaba wayay Wa Ramdan 2024 alle haku naxristo Abo 😭😭😭😭🤲🏼

    • @HajiraYousuf
      @HajiraYousuf 6 หลายเดือนก่อน

      Nasiib badana qofka subax walba u so toosayo wajiga hooyadi arka😭💔

  • @munoahmed4009
    @munoahmed4009 7 หลายเดือนก่อน +2

    20 march 2024 hbn ramadana ayaan dhageysty waa hees dareen gaara leh ilahy aqoonta ugargar wllhi hbnku aabahy dhinty ayaan nolosha qurxdeda oo dhan wayney ilahyow ku naxariso aabo mcn

  • @AbdirzackMedia
    @AbdirzackMedia หลายเดือนก่อน

    Ilaahaw hooyaday nadiifo faarax u naxariiso walaashay faadumo cabdi labadeedii waarid u naxariiso❤❤❤

  • @alfanangalasyare
    @alfanangalasyare 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ilahaw uu gargar agoonta 😢😢

  • @ahmedmohammed8811
    @ahmedmohammed8811 7 หลายเดือนก่อน +3

    Hees qiimo leh waxan dhagaysanayaa 10 sano kadip 16/march/2024 habeen sabti ah ramadan 5 ah habeen sabti

  • @maryanfarax7793
    @maryanfarax7793 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wuu naso koriyey si hagar laan wxana wu naso baray waliba darajo sare alle naga jecladay wan jecla inan u abaal gudo walow anan abalkisa oo dhan gudikarin waqti waliba iyo daqiiqda walaba wan kuso duceya Aabo mcn jifso fatdowso janadi kunolow 😢🤲🏻🤲🏻🥹

  • @ApdiraHmaaN_ALi
    @ApdiraHmaaN_ALi 19 วันที่ผ่านมา

    Hees Qalpi TabashO Leh Salama Fu aad Omar Apdi BiG Legend🌍

  • @FadumoMaxamed-x3w
    @FadumoMaxamed-x3w หลายเดือนก่อน

    Ax ax ax waligay layma organ abo allah hakunaxaristo wanku jecelahay abo mcn

  • @FadumoMaxamed-x3w
    @FadumoMaxamed-x3w หลายเดือนก่อน

    Ax ax agoonimadu xuma waligay layma odhaan abo ax ax ax abo allah naxaristi janafardawosa hakugu casumo ❤

  • @AmiinaAhmed-9988x
    @AmiinaAhmed-9988x 7 หลายเดือนก่อน +1

    WAXAN AHY AGOON 😢
    DAREEN GAAR AH AYEY HEESTANI KU LEEDAHAY DADKA ANIGOO KALE AH💔🤲RABI HA U NAXARIISTO DHAMMAAN WAALIDIINTEEN😢

  • @garaadquruxbuub8728
    @garaadquruxbuub8728 หลายเดือนก่อน

    Waa hees xanbarsan qiso lama dhihi karo waa hees lakin waxay diraysah fariin caad uu fananku kula hdlyo bulshada inay is garab qabtan ...alle yaa yiri isku naxariiista aan in naxariistee

  • @bushraismaaciil-p4g
    @bushraismaaciil-p4g 7 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan waxay ixasuusisay agoonimadu dhibtay leedahay aabahy waxaan waayay 😢1/1/2014 😢habeen salaasa saacaduna ahayd 9 habeenim😢

    • @MutaxAbdi
      @MutaxAbdi หลายเดือนก่อน

      Qofkan ma aqaan lkin wllhi message mrkan arkay wan ilmeyay wayo ana abbhy macan waxan wayay 1/1/2014 hben salada 10ki hbenimo wxn dremya inan ababhy o qudha benka anan wyin een wyney abbo io hooyoyin bden xanuun ayan drmya illhy ogyhy wllhi abbo intan ka danbeyno wn kuso duceynyna aniga io inti wlidkod wydey rabi ayaa idinka kin jecldey illhy hydin furo albabdisa janada wn idin xiisny Hal Mr idin argno wxy iga dhignty wllhi adunka odhan😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdishakurali-lq5ln
    @abdishakurali-lq5ln หลายเดือนก่อน +1

    16/9/2024 haben isnina sacada 10:40 allahayaw agonta u gargaar 😢

  • @asmaismail7261
    @asmaismail7261 10 ปีที่แล้ว +2

    Alloow u gargaar agoonta u gargaaar

  • @KhathraUpdrZakmoha-oq1te
    @KhathraUpdrZakmoha-oq1te 6 หลายเดือนก่อน +1

    ubadkaba badhba indha doogsadoo aroortii kastaba aabahood arkoo ku aflaxay nasiib 😭😭🥺aaboww la,aantaaa sow daciif maahi ilhy janatu fardowsa haka waraabiyo

  • @hodannisha8053
    @hodannisha8053 หลายเดือนก่อน +1

    i'm so sad 🥹😭🥺😭😭

  • @QiicBooy
    @QiicBooy 10 หลายเดือนก่อน +2

    Ayadoo qoraal ah

  • @garaadquruxbuub8728
    @garaadquruxbuub8728 หลายเดือนก่อน

    ❤😢😢😢😢

  • @SumayaMaxamed-n7o
    @SumayaMaxamed-n7o หลายเดือนก่อน

    15/9/2024 ❤

  • @AbdirihmaanMohamedjama
    @AbdirihmaanMohamedjama หลายเดือนก่อน +1

    .................🤒

  • @CaliSiciid-p6c
    @CaliSiciid-p6c หลายเดือนก่อน

    4:13

  • @yussufshukri3876
    @yussufshukri3876 หลายเดือนก่อน

    😔🥺

  • @AshaCabdi
    @AshaCabdi 7 หลายเดือนก่อน

    Amiiiin Amiiiin yaarbi 🤲🏻

  • @mihiimhasan5513
    @mihiimhasan5513 หลายเดือนก่อน

    15 September 2024😢

  • @CabdiHakin-sj8xp
    @CabdiHakin-sj8xp หลายเดือนก่อน

    16/9/2024

  • @CadarCadar-x8l
    @CadarCadar-x8l หลายเดือนก่อน

    Ax agoonimadu xumaa siiba gabdhaha u xumaa😢 manta wamalin talado ah 17 saptenbar 2024 aabahay waxan wayay 2016.abahay markuu dhintay wax kasta on jeclaa am ku hamin jiray waxay ku sogabagaboobeen riyo okaliya.xitaa kalarada dharka iyo wadamada an jeclaa ku hamin jiray wan iloobay oo dookhba malihi hada bas waxan radiya sidaan naf tayda u marayn lahaa xaga gabdhaha facayga ah ay ka fakaraan nin aroos caruur ani niyadii iga dhimatay mana haysto shaqsi garabkayga taagan o ifahma.wax barshana imaba naqaan oo maba bararan pls waxan ka codsanaya qof kasta oo qoralyka arka inuu igu soduceeyo si niyada oo waxan tabayo Alaeh ii sahlo

    • @ahmedcazka5815
      @ahmedcazka5815 หลายเดือนก่อน

      Cadar Xagge kala soo hadlaa walaal.

  • @ASHRAF-un1tx
    @ASHRAF-un1tx หลายเดือนก่อน

    Hestan waxan dhagestey 19 September 2024😢

    • @ubahomar2546
      @ubahomar2546 หลายเดือนก่อน

      lama gaadhin maalintaaa😢

    • @YoniscalinKafiya-fs8sb
      @YoniscalinKafiya-fs8sb หลายเดือนก่อน

      Lama.gaadhin beenta jooji😂😂

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 ปีที่แล้ว +3

    Boqorka quruxda fu,aad Cumar

  • @Nimcaan_Cabdiraxmaan_Muxumed
    @Nimcaan_Cabdiraxmaan_Muxumed 7 หลายเดือนก่อน

    WlhiWaxaanXasuustayAbaahyOonaanAgarIyoXalkaAanSoomaraymarkayWaxaKuguadhacaanWaliba❤❤❤❤❤alowUnaxariisoAabomcn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @UmalkahayrNuur
    @UmalkahayrNuur 12 วันที่ผ่านมา

    😭😭😭😭😭

  • @SagalJaamac-x6q
    @SagalJaamac-x6q หลายเดือนก่อน

    16/9/ 2024

  • @liibaansuuriyaa9750
    @liibaansuuriyaa9750 หลายเดือนก่อน

    🥲💔