Maxaay Dumarka Qaar isku cadeeyaan?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 295

  • @Faadumo-Siciid
    @Faadumo-Siciid 3 ปีที่แล้ว +109

    Inantaas gabadh madow ku matalaysa waan kasii madoobahay. Haddana Ma aaminsani in qof iga qurux badani jiro. Sidii ilaahay kuu abuuray ahoow. 😍🌎

  • @m32244
    @m32244 3 ปีที่แล้ว +58

    Madowka kama tujumayo fuulxumo cadaankuna qurux ee quruxda waa qanaaco , qofka siduu yhy haduu ku qanacsanyhy alx aniga wan madowahay madow xooga yar maariin xika wana qurxoonahay cadana xiiso iguma hayso.

  • @abdimajiidali4062
    @abdimajiidali4062 3 ปีที่แล้ว +51

    Gabadh iscadaysay iskuma kalsoona

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 3 ปีที่แล้ว +19

    Madow iyo casan midna maha Quruxdu waa akhalaaqda wanagsan iyo diinta suuban

  • @luulsheikh3801
    @luulsheikh3801 3 ปีที่แล้ว +5

    Somali ban nahney wan midib qurxonahay ee ilahay somalida kalsoni hasiyo amiin

  • @Sumaya-xv3kl
    @Sumaya-xv3kl 3 ปีที่แล้ว +3

    InshaAllah badalis aboorista Alle, inaan isku sameeyo Allan ka magan galay. Wallahi ilaahay dookhiisa wax ka qurxoon ma jirto, waxaad dareemi kartaa tusale markaad isku kalsoonaato kalsooni aan cid bila’aadam ah jabin karin reerkiina uu nolosha kugu taageeraya isagoo si xun iyo sifiicanba kuu tageerayo lkn dhanka famliga markasta go’aankaaga ayaa adiga kuwada mar kasta (yeel ama hayeelin) iyo qofkugu jecel abuuristaada Allena aad lamaane ugu noqoto 😇😎. Aduunka anoo kale laguma abuurin maxaan isku yasi, waxaan ahay lagama maarmaan mar walba booskeyga booxiye anaa u ah 😍🤩🥳🤲🏽 Alxmdllh 😊 Alle abuuristiisa quruda kuu kula abuuray laguma soo koobi karo indhaha, maqalka iyo qalbiga😌 dhiiro gelin maaha ee waa xaqiiqda aduunka.

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 3 ปีที่แล้ว +6

    قال الله تعالى : لا تبديل لخلق الله.

  • @asmanura9235
    @asmanura9235 3 ปีที่แล้ว +14

    Dood la isku arkey black girls, warda, ugbad,mclin ahmed,ali, mnsha allah taloyin iyo dad wayo arag ah 😍

  • @maamecade5864
    @maamecade5864 3 ปีที่แล้ว +2

    Dumaraw i dhagaysta
    Nin baa bari guursaday gabadh is cadaysay jidhkeeda labada gacmood iyo lugaha iyo dabcan wajiga kadibna ninbaa guursaday
    Haba guursadee markii ay gaadhay xiligii seexadka ayuu ku yidhi iska bixi dharka
    Iyana waan iska bixiyay bay tidhi
    Markaa buu ku yidhi qaybta dhaxee jidhka waa adiga xidhan
    Ninkii yaabaa ku dhacay meeshuu hawshiisa ka gudan lahaa
    Gabdhaw midabku qurux maahee
    Quruxdu waa qaab-dhismeedka

  • @najmaapdikadir
    @najmaapdikadir 3 ปีที่แล้ว +23

    Xata zay u hadlayan gabdhaha an is cadayn wllhi way ka hdal fican yhn kuwa is cadeeyay malayacni bay ku meryzanayn gabdhaha madow indheer garad ba u hadlya wllhj💯💯

    • @theweirdo2187
      @theweirdo2187 3 ปีที่แล้ว +2

      Soomaha wll wan yaabey, yacnii hadalkoodad ka fahmeysaaba. Ta yare tidhi ma maydhaan wtf sis bye. Wxy ilaaben iney African yihiin honestly tolow ma European bay ismoodeen?

    • @jamiilahashi181
      @jamiilahashi181 3 ปีที่แล้ว

      lkn in ays aflagaadeeya meesha kumay jirine adigaa ku soo daray sidan u jeedno

    • @abdif1256
      @abdif1256 3 ปีที่แล้ว +1

      Asc, meel dad soomaaliyeed oo rag iyo dumarba leh ay isugu yimaadeen bal fiiriya, ku dhawaad raggoo dhami way madmadawyihiin, dumarkoo dhamina way cascasyihiin. Waa wax aad looga naxo. Gabdheheennii hore intay dhaashadaan bay dhalaali jireen ee sunta iska daaya.

    • @najmaapdikadir
      @najmaapdikadir 3 ปีที่แล้ว +1

      @@theweirdo2187 😂😂😂😂

    • @najmaapdikadir
      @najmaapdikadir 3 ปีที่แล้ว

      @@abdif1256 wcs 🥰💯 hyh wll

  • @smile-fv2pe
    @smile-fv2pe 3 ปีที่แล้ว +3

    Walahi ani ahaan gabar ta wax is marisa waxan kaga kalsoonahay aan ka jeclahay tan madoow oo kalarkeeda ku kalsoon..Ilahay ha xifdiyo gabdhaheena melkastay joogan 😘

  • @dal2998
    @dal2998 3 ปีที่แล้ว +6

    Aqoon la'aan iyo kalsooni daro bay isla cadeyaan InshaAllah way ka gudbi

  • @badeednuur8927
    @badeednuur8927 3 ปีที่แล้ว +2

    Marabtaa barashada qur,aanka

  • @asiyawarsame4833
    @asiyawarsame4833 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah hablaha dooda ka qeybqaadanaya inta badani wey ilkacasyihiin ma togdheer ayay ka yimaden viva reer togdheer my gobokeygii

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 3 ปีที่แล้ว +35

    Viva Gabar madoow.
    Maariin Ah isku Kalsoon
    Walee qas qas.marsatooy
    Mara kaama Furo.
    .ku faana ..africain. Girls in Aad Tihiin

    • @fowzias9513
      @fowzias9513 3 ปีที่แล้ว +2

      Kkkkkkkkkk IM BROWN Alxamdulillahi😄😄😄😄

    • @buraale134
      @buraale134 3 ปีที่แล้ว +2

      Wlhi sxb maraykan ka jooga raga halkan jooga gabdhaha madow banu la shekaysana waku racsanahay mashallah

    • @MohamedAhmed-mu3cw
      @MohamedAhmed-mu3cw 3 ปีที่แล้ว +1

      @@buraale134
      Absolutely
      Bro.waliba.shukaansiga Halagu Adkeeyo.Ayaan qabaa.gabadhii.is Cadeysa...kor dumar Kabbo isma Dheera Ayagaa ku mah maaha.hadaba maqaarkiina dhaafa ..Rag idinku raba.
      Madow...baa buxee

    • @fadumoxasan2320
      @fadumoxasan2320 3 ปีที่แล้ว +1

      @@fowzias9513 isku mid nahay

    • @fowzias9513
      @fowzias9513 3 ปีที่แล้ว +1

      @@fadumoxasan2320 mashaa Allah, sister!

  • @theweirdo2187
    @theweirdo2187 3 ปีที่แล้ว +2

    Honestly hablaha madow aqoontooda iyo diintooda udiidey say uhadlayaan ayad ka garenaysa kuwa kale igadaaya, kulaha MA MAYDHAAN oo colorkayaga madow ma uskag ba sis?

  • @yusufuk9925
    @yusufuk9925 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaahuu Gawar Cad wey soo shiiree igatag

  • @hazamiahmet7253
    @hazamiahmet7253 3 ปีที่แล้ว +3

    Aniga fikirkeyga hadii aan ka hadlo
    Sababta ugu weyn ee ay dumarku isku cadeeyan waa labo mid ookaliya
    1_ Gabadhu ineysan isku kalsoonayn ycni nafteeda kuma qancin iney qurux badanthy misana ay ilowsantahay quruxdu iney tahy asturnaanta iyo ku dhaqanka diinta islaamka
    2_ iyo iney ugu faanto gabdhaha ay ku dhex jirto
    Waa mahadsantihiin 🙌🙌

    • @waynakaa2156
      @waynakaa2156 3 ปีที่แล้ว

      3. Bulshada ayaa cadaan qurx inu yahay iska dhadhicsey,wax walbana cade ayay ku leeyhin sidi anu wax madaw qur lahan kareen amaanti aya xata cadaan lagugu amanaya

  • @faahiyedhoodi7296
    @faahiyedhoodi7296 3 ปีที่แล้ว +2

    Reer hargiesa love you guys somalia without you is disaster

    • @haniabdirahman6552
      @haniabdirahman6552 3 ปีที่แล้ว

      somaliland na dheh wll plz qalbigaa iigu qaboobaya marka somaliland la dhahee 😘☺🙏🙏

  • @princessaymanmohamud8115
    @princessaymanmohamud8115 3 ปีที่แล้ว +6

    Qof iimaan leh oo ALLAAH ku kalsoon isma cadeeyo in lays çadeyo qurux maha madowguna waa jinsiyadena madama an African nahay

  • @AdilAli-ji2rx
    @AdilAli-ji2rx 3 ปีที่แล้ว +19

    Gabadha madoow baanu jecel nahay habloow sababtoo ah
    Xataa kuwii cadaa oo udhashay midabka kuwa diyaanada marsaday baa na nacsiiyey

    • @amaal9214
      @amaal9214 3 ปีที่แล้ว +1

      LoL....haye kooow dheh.

    • @iqra8832
      @iqra8832 3 ปีที่แล้ว +3

      Gabadh cad baan ahay qofkii ifiiriya wuxuu idhahaa daawada maad iska yareysid waligeyna jir aan leeyahay daawo ma Marin ayaga kaliya dhibaato kuma heysato anagina khalad ayaa nagala fahmay

    • @awaysmohamedomar4170
      @awaysmohamedomar4170 3 ปีที่แล้ว

      @@iqra8832 Wey Dhacday Wa Arin Dhibkisa Leh

  • @ahmedomar7329
    @ahmedomar7329 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc anigu waan yaabanahay waayo hablahayagii way xuubdhacsadeen oo jidhkodii fiicnaa way direen marka intaan meelkaba laga eegin qof diirki kadhacay oo dhecan leyahay ninkee raba oo dhecan dhunkanaya,muxu caqligeedu noqonaya gabadha dirki iskariday ee tidhi ilahay diir xun buu ii sameyay oo waan badalayaa,hadal iyo yaan kolay inga maha ninka nabar dhunkanaya.

  • @Fadumooy
    @Fadumooy 3 ปีที่แล้ว +5

    Dadka cadaanta uun quruxmooda are mentality colonized wllhi quruxdu kuma xidhna kaladh ee waxay ku xidhantahay dhaqan iyo asluubtaada.
    ~Calling someone "cadeey" isn't compliment.

    • @mohaaz3929
      @mohaaz3929 3 ปีที่แล้ว

      Amazed. U read my mind girl😍

  • @muuseaar4787
    @muuseaar4787 3 ปีที่แล้ว +11

    Gabadh madaw ayaan rabnaa

  • @ilhanisha2813
    @ilhanisha2813 3 ปีที่แล้ว +9

    Suaal fcn dee Somalida inaa madownahnay iskuma maleeno waan ilownay runtii wiilashe badankood weymadowhihin lkn gawar cadaan oo Somali baa badankodi doqodi yahay hda ku aragno gawar madow tiktokga waalacada AMA waa labuun buuniya. Waayo gawar madoow we yaryihin💔

  • @mahadahmed1605
    @mahadahmed1605 3 ปีที่แล้ว +1

    When is the full video coming out

  • @mohameddheere7998
    @mohameddheere7998 3 ปีที่แล้ว +1

    Maqaarka heyska qadina
    Qalbi nadiifa la imaada
    Maqaarka oo lafiiqo
    Macno sameyn maayo
    An ka ahayn cudur iyo nadaafad
    Daro
    Allah idin xifdiyo

  • @umamaxamed2696
    @umamaxamed2696 3 ปีที่แล้ว +6

    Alxm midabkygan ku qancsanhy madow wx dhama lawaa❤💯

  • @luulsheikh3801
    @luulsheikh3801 3 ปีที่แล้ว

    Dhabti aniga wan neebcahay dadka iscadeyo wa kalsoni laan. Ee ilahay kacabsada iskadhafa iscadenta wa curur iyo qayar...

  • @HornLy
    @HornLy 3 ปีที่แล้ว +2

    TVuniversal wuxuu wadaa anshax xumo kasoo horjeeda diinta & dhaqanka oo calmaaniyiin ayaa soo abaabusha barnaamijyadiisa waar illaahay ummadda ha idin ka dhex qabto

  • @Silent2020
    @Silent2020 3 ปีที่แล้ว +2

    Xishood aan gaboobay
    qurux aan gadoomayan
    maariin casan galay
    waa midab u gaaree 💞
    gobsanaa habalahayagu

  • @shankaroon8172
    @shankaroon8172 3 ปีที่แล้ว +2

    Doodahan camal muqdishu maad keen keentaan aad baan udaneena
    Cadaalad sameeya universal tv

  • @ozmanahmed7352
    @ozmanahmed7352 3 ปีที่แล้ว +9

    MarkaY ragu wx marmarzadaan waxa la dhaHaa
    NINKII HEPEL LABADA HAADBUU ISKU DHUFTAY😂
    MacnaHa dhamanaduu cadeeYeY🤭

  • @diplomancymustafeabdirahma5611
    @diplomancymustafeabdirahma5611 3 ปีที่แล้ว +2

    Aduunka anu waxan ugu jeclahay gabadh madow oo midabkayga oo kale leh

  • @abdirahmanabdikadir3270
    @abdirahmanabdikadir3270 3 ปีที่แล้ว

    Wacay galinta arimahan oo kale wa muhiim universal wa uga mahad celinaya wa barnamjiyo wax tar u ah generations ka soo kacaya fahamka u kordhinaya

  • @musaafirah999
    @musaafirah999 3 ปีที่แล้ว +1

    Cadaanka dabiiciga iyo midka la samaystay waaa lakala garan karaa oo iskuma eka. Midka la samayste wajiga gadgaduud haragii waa dabcay marmarna xididada ayaa soo baxaa. Da' aadan laheena waaku saaraysaa daawada marka dhalinyarnimo hadaa rabtaan gabdhow iska dhaafa daawada plz

  • @aom5571
    @aom5571 3 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah Dood xamaasadeda leh Waxa hadalba Soo afjarey Sxbkey Sheekh ahmed Oo nolosha dhalinyaradena unoqdey role model iyo shaqsiyad wanaaga qiyas laga qato.
    Sidokale Shaqsiyad wanaagu waa udhalasho Waxan aad Uladhacey dhaqanka ay Muujisey Ugbaad inti ay doodu socotey iyo qiyamka hadalkeda ee asluub iyo dhaqan wanagsan oo kalsoni kabuuxdo latimid waliba ixtiraam umujisay inanta kayar. wxn kufarxsnahy Isbadalka ku iman doona Goloyasha iyo Aqoonyahanka iftimiyey ilbaxnimadu waxay tahY iyo calamku halku marayo
    Waxan cadeynaya inay dood jaban layimadeen Agasimaha iyo xildhibankuba.
    Sucadna la iskama cekinkaro oo doodu wey kukulularey wanse ku amanaya Kalsoniday latimid inamada qaar ba xmsifc u hadal oo Moderate ka aha dooda
    Ilaa waryahay gashy dood xamasad leh bay ahayd wa bilahi tofiiq. Mahadcelin. way kumahadsnyin universal tv gar ahan labadan shaqsi barnamijyada waxtarka u leh bulshada ey nooso tabiyaan

  • @mufasaleebah3156
    @mufasaleebah3156 3 ปีที่แล้ว +4

    what the hell is this background music

  • @abdullahifarah4833
    @abdullahifarah4833 3 ปีที่แล้ว

    1-Kalsooni darida nafta ayaa Halkaa marisay.
    2-sunta jidh kaaga aad marisay
    Ilmahaad uur ku qaadi doonto isna waxay yeeli

  • @AminaLuckyOfficial
    @AminaLuckyOfficial 3 ปีที่แล้ว

    bal fiiriya gabadha qalinka gacanta ku haysa 3:16 iyo gabadha xijaabka cad quruxdooda

  • @abdallahormuud
    @abdallahormuud 3 ปีที่แล้ว +2

    Tv ga waan salaamayaa marka hore qodobkan is cadeeska ah hadaan kahadlo habluhu horta waa laqalday raggaana qalday waxaana laga dhaadiciyey in quruxdu ay kujirto in lais cadeeyo ragii kuqasbay in dumarka is cadeeyaan sarta waxay kaqurunsantahay xaga raga raga oo an hagaagin habluhu hagaagimaayaan ragyaho hal dardaaran an idin siyo dumarka quruxfa ay leeyihiin iyo dabeecada kuqaata ee yaan lagu qaadan gabadhan wey cadahay ama wey madoowdahay habluhuna waxan leyahay raga fikirkiisa qaldan adiga uu kaa rumensanyahay ha kuraacin asc

  • @Quen132
    @Quen132 ปีที่แล้ว

    Wax hala barto pls midibkeenu waa kqn ugu quruxda badn❤

  • @deeqadeganchannel6334
    @deeqadeganchannel6334 3 ปีที่แล้ว +2

    Inanta waxa cad xidhan ayan taagersanahay keep going sister

  • @mohamedosman2727
    @mohamedosman2727 3 ปีที่แล้ว +5

    Dhinkan waxa keenay waa ragii oo aan shaqeysaneyn. Raga yar ee shaqeysta ee awooda iney guursadaan wax ay xushan gabdhaha ugu qurxoon. Gabdhihiina si ay guur u helaan wa iney sameyaan wax walbo oo u suura gelin kara in la xusho. Dhibta waa ragee ma aha gabdhaha. Ragow shaqeysta ee guirsada.

  • @filsancawad208
    @filsancawad208 3 ปีที่แล้ว +1

    Talow anaga mxa noo nafa is mana cadeen mana madoowi waan casahay se wxn tageersanahy hablaha is cadeen💕💕💕

  • @cabdisalanmaxamed3437
    @cabdisalanmaxamed3437 3 ปีที่แล้ว +1

    Ragu casan ma rabo lkn dumarka ayaa modaya in ragu casan jecelyahay

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 3 ปีที่แล้ว

    maansha allh maansha allh maansha allh guuuul iyo gobonimoishaa allh 💜💜💝💝💝💜💜💚💚💜💜💝💝💚💚👍👍👍👍

  • @adanmaxamedbotan6206
    @adanmaxamedbotan6206 2 ปีที่แล้ว +1

    BADAWNIMO AYEY ISU CADEEYAAN

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 3 ปีที่แล้ว

    Iscadee ama hays cadayn calafkaagu wuu qoranyahay waxaan alle kuu qorina. Helimaysi aduunkuna guur Kuma koobna

  • @mohamedsahaltechnology3261
    @mohamedsahaltechnology3261 3 ปีที่แล้ว

    quruxdu waa isku kalsoonaaanta anigu waan isku kalsoonahay mana cadi alx alx alx

  • @yusraabdala1135
    @yusraabdala1135 3 ปีที่แล้ว +1

    Alxam midabkeyga waan ku faraxsanahy mariin ban hay alxm😘

    • @jamiilahashi181
      @jamiilahashi181 3 ปีที่แล้ว +1

      go forward gabadh adag baad tahay

    • @yusraabdala1135
      @yusraabdala1135 3 ปีที่แล้ว

      @@jamiilahashi181 thanks abyo

  • @haniabdirahman6552
    @haniabdirahman6552 3 ปีที่แล้ว

    la soo dhakhsda tiiyoo dhameystiran 🙏🙏

  • @anisorigaax4423
    @anisorigaax4423 3 ปีที่แล้ว

    M.a waa qodab loo baahnaa yaaye wllhi horay usocsa universal Tv

  • @abdourahman8231
    @abdourahman8231 3 ปีที่แล้ว +6

    Dumarka somalidu horta dan'an rag ahayn male miya. Waxkasta ragbay usuubinaya xata caafimaadkooda kama fakaran . Waxay kutusaysa badawnimada inagu jirta wllo hore usocda noloshiina hore mariya wixi alle idin calfo waad heleysan

    • @ladanladan8461
      @ladanladan8461 3 ปีที่แล้ว +4

      Sababtu waa in dumarkeena saa loo soo tarbiyadeeyey inantu markay guriga joogto haday wax qalado waxa la odhanayaa ka lagu hayaa ba'ay yaa naga kaa guursanaya
      Iyo hadlo kle oo badan xata iyadoon inatu gaadhin waqti guur oo laga yaaba inay 6jir iyo 8 jir tahay
      Markaa waxa soo baxaysa inan wax walba usamaynaysa guur iyo nin qancinteed
      Soomali xagay ka horu mari laday waa tarbiyad laan wlhi 40 jiro suuqa jooga ayaa cid tarbiyadeesa u baahan

    • @theweirdo2187
      @theweirdo2187 3 ปีที่แล้ว +2

      Lol waryaa hanayskaya darin naag dheer oo madow oo qori dhuuban ah ayan ahay. Oo weliba medicine barenaysa nafteedana horumarinaysa quruxdana qalbigayga iyo maskaxdayda ayaan aaminsahay .ninka AMA ta iscadeysay ee wax ka iga sheego markan ugu naxariista bdnhy f*ck u wa hadan iyidhaahdo.bye

    • @abdourahman8231
      @abdourahman8231 3 ปีที่แล้ว +1

      @@theweirdo2187 ma saa wll. Dee magaaliki ba waxan ka marin kari laanay gabdho dubka iska siibay oo midab looguso hagaago aanad garanay. Malinba wa cayn niyaw bal hadaad cafimadka barato maxa uu sabaab ah gabdhan tobanka colour leh.

    • @abdourahman8231
      @abdourahman8231 3 ปีที่แล้ว

      @@theweirdo2187 ladin ma arko idinka qoloyinka originalka xaged ku nooshin. Mise ku indha xidhaad ubadan tiin.

    • @theweirdo2187
      @theweirdo2187 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdourahman8231 social pressure ka haysta waaba ka yidhi inamadu hablaha cad cad bay numberka ka qortaan, tii madoowbaydna markasey bilaabeysa waxano dhanina wa dhaqanka iney inani guur un sugayso, hablo badan waxbarshadii ay waalidkii siiyeen serious umaba qaatan, qaarba iyidha maxan wax ka baran ninkayga lacagta keenaya kaliya wa inaan isaga uqurux badnaada iyo waxsaasa.. anigu 1st year ban ahay medicibe wax badan magaranayo lkn wuxu ileen wa chemicals ee diirkii marku ka qaado maxa uhadhey. Hadaad aragto hablaha iscadeeya sagaashankaba way gubanayan 15 cream bay ismarineysa wan harqaybay ku odhanaysa hadey iska dayso foolxumo adigu waa dhibaato socota caafimad ahaan. Ee waa psychologically disease ay pressure ka hablaha bulshadu ku keento, 5percent malaha waxey isku cadeyan social media iyo wxs. Mida kale inan hagaagsan maxay iska codeyni,wad arkaysa sidey uhadlayaan kuwaas iscadeeyey iyo kuwa kale. Mid baaba tidhi habluhu madow malaha ma maydhaan wth😂

  • @mohamedabdiaden3602
    @mohamedabdiaden3602 3 ปีที่แล้ว

    Waa barnaamij wanaagsan.Aniga gabdhaha madow ayaan sxb nahay

  • @dulmidiid1445
    @dulmidiid1445 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabar iscadaysay igabadaa warkeeda

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib 3 ปีที่แล้ว

    gabdhaa madow wey iga gadanthy... mnsha allah

  • @nimomahamoud3129
    @nimomahamoud3129 3 ปีที่แล้ว +2

    taa badhaacinaysaa ugu daran kualaha naagba naagtey is cadays ka badantahay ka nadaafad badantahay wah yada malaha intaaney is cadayn baali ahayde

  • @kaltunaden6197
    @kaltunaden6197 3 ปีที่แล้ว

    asc walaal music nagadhaafa hadalkiiba toos looma maqlee

  • @amira-nc6mo
    @amira-nc6mo 3 ปีที่แล้ว

    Waaaw plz qaadkana ka hadla waayo dhibaato weyn ayuu inagu hayaa ka soomaali ahaan

  • @ilyezsalah6158
    @ilyezsalah6158 3 ปีที่แล้ว

    Waxnu taagerayna madawga waayo African baynu nahay dad ilaahay madawga ku manaystay.
    Subxanallah ilaahayow xaqa ina garadsii..

  • @AminaLuckyOfficial
    @AminaLuckyOfficial 3 ปีที่แล้ว +2

    Somalidu siday qurux u taqaan umaba aqaan,Illahay amarkis inta halkaa fadhiday hada gabdhaha mad madow ba ugu indho san iyo af qurxoona bal u fiirsada jiniyada kusoo jiidanaysa ay kahaayen gabadhaha mad madow ee ku jiray video siiba gabadha ugu danbaysay soo jiidasho fiican bay lahayd,markaa cadaan uun bay Somalidu qurux u yaqanaan,takalaw aan arkay gabdhaha aadka u mad madow baa jidh dhidan oo quruc badan leh badankood runtii quruxdu waa qaab dhismeedka ee ma aha cadaanta barta taas horta.

  • @せんぱいナラ
    @せんぱいナラ 2 ปีที่แล้ว

    Caruurtiibeyba hada cadeeyaan dumarki

  • @khadaralxariiri9231
    @khadaralxariiri9231 3 ปีที่แล้ว +2

    Anigu hadhaw waan furayaa haday midabkay igu soo raacday ahaan waydo imikaba 😂😂

  • @musaybaaadan9863
    @musaybaaadan9863 3 ปีที่แล้ว

    Wan iscadeya lacgtydana igoysay yaa wax iga qadi kara

  • @mohaahanaad3678
    @mohaahanaad3678 3 ปีที่แล้ว +1

    Ax, Kugu maracsani anigu 3:30
    Hawenka ascadeyo wexeydalaan Caruur CADCAD!
    Sababtu waa........🙄🙄🙄

  • @aminaasiili2335
    @aminaasiili2335 3 ปีที่แล้ว +4

    Who ever edited this vid wa naacas.waxba mamaqlaayo naganaaqus musiga uuf.

  • @ladnahassan4333
    @ladnahassan4333 2 ปีที่แล้ว +1

    My colour skin is ⚫♥️

  • @munyabdi6259
    @munyabdi6259 3 ปีที่แล้ว +6

    O imika afkay ku hadlaysaa
    Gabadh is cadayasay qofka amini wayday midabkii alleh siyayy 😂 ukhtii midabkaag amin

  • @axlaambintuabdirahmn3513
    @axlaambintuabdirahmn3513 3 ปีที่แล้ว +3

    Imika intaa midabkoodii haystaaa way yarthyy wllhi saaid 100%2. Ayaa haytsa intaa kale waaawada cadaan kala.garnmysdi wllee😂😂😂😂😂 wayyyy anaguna.dawadu nama karto wayna. Badli waydyy😂😂😂😂😂

  • @luulsheikh3801
    @luulsheikh3801 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninka ragaa marayo midib ee qurux iyo nadafad buraca iyo edaabta taas ogsonaw!

  • @ahmedabdi782
    @ahmedabdi782 3 ปีที่แล้ว

    Asc akhii barnaamijka aad u fiicanyahay

  • @CabdiGeelle-pf6mf
    @CabdiGeelle-pf6mf ปีที่แล้ว

    Asc waaben anigu naag madow naag u waayey tan ugu madow aniga ku qanacsan ee iguso xira arooski qarniga ban u dhigin o sida suudka ayan ugu lebisan ee manooshahay mado jilbis ah aawayde

  • @maamecade5864
    @maamecade5864 3 ปีที่แล้ว

    Dumaraw ku qanca inta Eebe indin siiyay quruxi waa ta lagu dhashee

  • @hibomohamed8767
    @hibomohamed8767 3 ปีที่แล้ว

    Qofka waa muhiim inuu naftiisa ku kalsoon yahay waxa uu haystana ka shaqaysiiyo cabsida allahna kudadaalo dad warkiisana iska daayo

  • @princessaymanmohamud8115
    @princessaymanmohamud8115 3 ปีที่แล้ว +1

    Wan sugaynaa noso dhamystira

  • @kaphizoothmani1117
    @kaphizoothmani1117 3 ปีที่แล้ว +1

    Ani wan is cadeyn jiray 4 tii sano ee la so dhafay lkn hadda wan iska daayay mudo 6 bilood ah ma isticmaalin wax la isku cadeyo alxamdu umana baahnaan doono
    In aa madowdahay kama dhigna in aa foolxuntahay
    Cafimaadka ayaa qurux ah an ku dadaalno cafimaadkeena insha allh

    • @caamirhazam2169
      @caamirhazam2169 3 ปีที่แล้ว +1

      Noocaad noqoteyna markad iska deyseyna

    • @kaphizoothmani1117
      @kaphizoothmani1117 3 ปีที่แล้ว

      @@caamirhazam2169 wax aan fool xumo iyo nabro iyo madmadow ahayn kama dheefin alxamdu midabkeygiii wa ii so noqday ilaheyna iguma oga mar kale

    • @caamirhazam2169
      @caamirhazam2169 3 ปีที่แล้ว +1

      @@kaphizoothmani1117 Alx mar hadaad garaac satay ood ka baxdey nolasHii Faanbaayarta ee habeen socodkii iyo midabka wajigaagu noqonayay kalo kaanka mushakal lamoodka

  • @صاحبهسريعةالثقه
    @صاحبهسريعةالثقه 3 ปีที่แล้ว

    Qaybta cadaanka allah idin naxriisto

  • @adamsaransorr1517
    @adamsaransorr1517 3 ปีที่แล้ว

    War ya allh yagana war madowanantu wa muguran

  • @caynaashe8541
    @caynaashe8541 3 ปีที่แล้ว

    Waa barnaamij qiimo aad ubadn leh runtii

  • @fadumoeidley5165
    @fadumoeidley5165 3 ปีที่แล้ว

    Gabadh madow miyay maydhta? haba mydhate midab miyo u kurdha?
    Rali noqo :-)

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 ปีที่แล้ว

    Gabdhaha is cadeeya iskuma kalsoona ee waxaan dhihi lahaa iska daaya waxba idiinma kardhineyso aan ka eheyn caafimaad daro

  • @caamirhazam2169
    @caamirhazam2169 3 ปีที่แล้ว +2

    Soda fanbaayarta ayay habenkii uun socdan malinkii ma socon karan cadceedana way iska ilaalineysa ilaa madbakha ma gali kareyso

  • @yurubosman8041
    @yurubosman8041 3 ปีที่แล้ว

    سودا جميلات

  • @neecaw6931
    @neecaw6931 3 ปีที่แล้ว +8

    Waarun Teed familyga ayaa ugu wacan.😪 Anuu ano yar ayaa laygu caayi jiray dadka ila dhashay xataa lkn dan kamaan galin. Intaan yaraa waxaan odhan jiray mindi maso qaada ma iska fiiqda dhaw goor baan sikiin isu qaatay lkn wanka noqonayay marba, imika waxaan ogaadaya inay qalad ahayd waxan samaynayay. Ku darso gabadh madaw ma ihi maarin ban ahay dhalaalaya sidaan u jecelahayna waad yaabi wllhi hadaan laba ahay malinta dhan waan is dhundhunkan lahaa😂.Hablaha yaryarow waa iga talo e intad yartihin ha dagdagina⚘⚘⚘⚘

    • @franskafka5913
      @franskafka5913 3 ปีที่แล้ว

      Wllo ma aqaan waxa uu massegeka aad isoo dirteY ee ahaa kaad suasha igu weydiisey,,suashuna wxaY ahyd maxaad ka leedahy marka la leeyhy salaada waxa jara waa ayga iyo gabadha iyo dameerka xadiiskana badanaa facebook waan ku arkaa lkn always wlhaY waan qoslaa,,,
      Hadaba suashuna wxa weeyi waxa jira xadiiska ah salaada waxa jara ayga gabadha iyo dameerka waxa kaa naasikhay xadiiskle oo abu daud soo wariyay oo ah salaada waxba ma jaraan❤️
      Another question 😂😂🙏 soo daa waan ku arkayaa oo aqoonyaridu way kaa muuqata e😬😬
      Mida lbaad feminist macnaheeda maad fahmin iyo fikrada ka danbeysa😬😬wax soo akhri oo maktabadaha gal wllo pls🙏🙏

    • @neecaw6931
      @neecaw6931 3 ปีที่แล้ว +1

      @@franskafka5913 hhhhh waad i karbaashtay lkn wanka xumahay wll qof 3 sano shareecada so dhigtay baan ahay massegyadina anaa masaxay waayo googlekaa iga jaahil saaray. Markaad qof wax u sheegayso is daji ban ku odhan lahaa. diintana adaa inoola dhaqaaqay, dhaqan iyo dumar baynu ka hadlaynay
      Diinta waanku qamacsanahy waanan ku faraxsanahay waayo ragaba jihaad baa lo diray hadi 4 lo baneeyay diintu way is dhamaystiray lkn wada hadal diined 4 sano kohor baa iigu dambaysay. Adna qof cilmi leh aad u ekaatide akhlaaq ku dar peace and love🤗

    • @franskafka5913
      @franskafka5913 3 ปีที่แล้ว

      @@neecaw6931 4 sano shareecada aan soo dhigtay aa😬😬 dumarka waa lagu wada yaqaan in hadalkoodu iska hor yimaado😂😂 marna nabiga csw ayaad diidaneyd inuu xaasas badan qabo marna wxaad leedahy diinta waan ku qanacsanhy😂😂 waad mahadsanthy wllo wlhaY waan qoslaY😂😂

    • @franskafka5913
      @franskafka5913 3 ปีที่แล้ว

      @@neecaw6931 dhaqanka iyo diinta hadii ay isku keen qabtaan yacni ay isku mid noqdaan waxay ka wada hadlayaan weynu qaadanynaa lkn hadii ay iska hor yimaadaan diinta ayeynu qaadaneynaa for example,,dhaqanku wxuu leeyhy dumarku waa 50 layaal raguna waa 100 layaal diintuna waxay leedahy raga iyo dumarku wey simanyihiin❤️ diinta ayeynu qaadanaynaa❤️❤️
      Mar kle ay ku yara karbaashe🙏😂
      Isma lihi wxaad dhigatay shareeco because hadaladaada qaar baa qosol caadi ah wlhay kulhaa 70 xuural cayn ah😂😂
      Mida lbaad even hadaad soo dhigataya wxa kusoo dhigay dad aan takhasus keedi lahayn yacni lacag uun ka doondoonaya 😬😬

    • @neecaw6931
      @neecaw6931 3 ปีที่แล้ว

      @@franskafka5913 Hhhhh nasiib ban leyahay mar hadaan wada hadal kula yeeshay lkn waan yaraa wll 14 ban ku bilaabay dan kamaan gali jirin lkn waxyaabo badan oonka faiday baa jira.
      Dhaqan ma jiro wll hala badalo hbluhu inay u adeegan maaha inamada la dhashay sida inanku u fadhiyo halo fadhisiyo ama hala wada koco halays caawiyo. Midkalaa jirta anuu Feminist ma ihi lkn markan waxyar ka hadloba waalaygula so booda waxaasad tahay anna waaban iska ogolaaday.
      Diintu dumarka waxay siisay dhaxalka ninka kala badhki, dhaqanku meel kale kamu keenin 50 iyo 100😐

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 3 ปีที่แล้ว +3

    Nag is Cadeysa Ama Midabkedi Badasha Waxan Ka Aminsanahay Qof An ku Kolsonayn Sidi illahay U Sameyay Wxna u Aqanna korka Ka Foofto Hoosta Ka Faxdo😅

  • @maxedmaxuud5503
    @maxedmaxuud5503 3 ปีที่แล้ว +1

    Suaal ayaa tidhaah waa maxay quruxdu?
    Quruxdu waa dabeecadah .Qof waxad arkaysaa qot quruxbadan oo dadkubah ka yaacayan .qof waxad arkaysaa aan quruxbadnayn oo dadkuba wada jecel yahay

  • @khadarxasan5230
    @khadarxasan5230 3 ปีที่แล้ว

    Waaw halkaa waxan ka,arkayaa zxpkay CALI XAAJI

  • @iskrowdee6531
    @iskrowdee6531 3 ปีที่แล้ว

    indhi arkay iyo dhagihi maqaly waxas oo badhaacis ah ba aaad u ayaan daran ee wax nagu so kordhiya wax ananu garanyn noo sheega waxad ka hadlysaan waa basic

  • @Aisha.A.H
    @Aisha.A.H 3 ปีที่แล้ว

    Team maariin🥰✌

  • @Faansahro
    @Faansahro วันที่ผ่านมา

    Naagta tiri in naagta cad ka qurux badan tahay tan madaw fikirkaas waxay ka keeneetay gaalada cadaanka ah maxaa yeelay iyaga ayaa soo galay in midabka madaw uu fool xun yahay way ku guulaysteen African ka way is cadeeyeen iyagoo aaminsan in cadaanka uu qurux badan yahay nabi adan waxaa laga abuuray dhamaan ciida dhulka taala madaw iyo cadaan maxaa la is kugu faani anigu waxaan ahay gabar madoow waana ku faanaa midabkeyga

  • @ibrahimsomali2982
    @ibrahimsomali2982 3 ปีที่แล้ว

    Maxa raga Somalida modoobeyey hablahodana cadeeyey wa su'aal muhiim ah.
    Jawabtuna waa gabdhahenu waa u dhasheen mise waa si kale.

  • @ArifAli-gy6pr
    @ArifAli-gy6pr 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa iiga waano hablaha midabkooda ku qanacsaneyn in aan la guursan.....

  • @sadam1318
    @sadam1318 3 ปีที่แล้ว

    waxaa masuul ka ah raga somaliyeed

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 3 ปีที่แล้ว

    Dumarow niman dartii Midabkina ha u badalina

  • @masuulofficial7014
    @masuulofficial7014 3 ปีที่แล้ว +2

    Hablaha kalarkooga saxdaa hadaystaan hadii kale dacawadii rasuulkii socodkiisii doontee keegii kadurigtee meel dhexe kudaashay noqonayaan

  • @ifraxdahir6742
    @ifraxdahir6742 3 ปีที่แล้ว +2

    0:22 tayari meesha aflagaaday u timid caruurnima qaaday waayo malaha waayo aragnimadii dooda kulahaa naagta is cadaysa wayka nadafad badan thy ta madow beenbay sheegtay gabadha madow hadh iyo habeen xareedbay ku dhex jirta ee ta iscadaysa ba labada basariya dhaashiga nadafad u taqaan oo aan maydhan

    • @ayanna_mx4613
      @ayanna_mx4613 3 ปีที่แล้ว

      Walhi taa tu ka doqon san dooda kuma arag

  • @Xamdixarako66
    @Xamdixarako66 ปีที่แล้ว

    Ani wxn qabaa gabar is cadaysay in ragga eesan eeginba xitaa macsi eesan udoonan

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 3 ปีที่แล้ว

    Subxanallaah ma aadane dartii baa ALLE kalaamkiisa loo beeninaya subxanallaah

  • @maxedmaxuud5503
    @maxedmaxuud5503 3 ปีที่แล้ว +1

    Qofku iskama badelo siduu ilaahy u abuuray markah qofka is iraaah wax ka badal danbi ayuu galy ee ogay
    Ana mustaqbalka gabadh madaw ayan guurso isleeyahy