SIRAHA QARSOONAA (4763)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 35

  • @bosteyaali184
    @bosteyaali184 วันที่ผ่านมา +4

    Adan Ingiriisow Illahay Cimrigaaga ha dheereeyo Caafimaad Taamana Allah haku siiyo Sucufiga Runsheegnimada Loo Aqoonsaday ee daacad a u ah Uma Diida aankala Xigsan baad tahay hadaan saas ku soco to janadaad ku Tageysaah runtii

    • @RRAREEWING1
      @RRAREEWING1 วันที่ผ่านมา

      Aamin aamin cimri giisa allah ha u dheereeyo

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 วันที่ผ่านมา +1

    Waa runtaa Abgaalka markii aan la sheekaysan nayno waxaa ay na dhehaan Reer Haabsade iyo Reer Cali marguus waa Abgaa

  • @bosteyaali184
    @bosteyaali184 วันที่ผ่านมา +2

    Allahu Akbar Allow Xasan Tuug iyo Kooxdiisa Dad Cunkaah naga badbaadi

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 วันที่ผ่านมา

      Fikir kaaga maad dhibatid , inta aad ajarkaaga siineysid jooji shaqsi ataaga hana danbajinin.wbt

  • @saidayanle820
    @saidayanle820 วันที่ผ่านมา +3

    Asc war yaa macalinka lugeeyow narkii waad fiicneed sheekadaad wadey sadexda yaa kusiiyey jubada dexe waxbey deganyihiin raxan raxanwen gedana wax yar lakiin jubada hoose hal qoys kama degana marka juba land dooroodbaa majoriti ah

    • @hawamohamed4169
      @hawamohamed4169 วันที่ผ่านมา +2

      91kii Jareer ama Raxanween ma joogin Kismaayo. Laga yaabee qoysas yar.

    • @RRAREEWING1
      @RRAREEWING1 วันที่ผ่านมา

      Reewing Maay ayaa uga badan iyo jariir ooje golaha gole Ed

  • @JsheEhehej
    @JsheEhehej วันที่ผ่านมา +1

    Adanoh.xasan.iyo.kumadisih.waa
    Dhamaneysah.oo.xunkuh.bokhortoyo.mahan.xunkuh.iyo.dowlad.nimadah.waa.fadaral.
    Markah.haduh.tah.xasan.mah.laga.guulasto.dorashadah.xeey.adayan.ragan.inkerayah.inaysan.ahen.
    Raxan.weyn.wabah.yabah
    Markah.waxa.layirih.bahalkis.didoh
    Bahal.kalah.kulah.hadabah.hweyah
    Nokhdan.birih.markay.kukvasaran
    Xasan.iyo.dowladisabah.eey.mashah.kabaxdoh.udidah.ineey.sogalan.bay.iyo.bakolbah.ee.xamar.kugodomiyah.ragan.inkeray.raxan.weynimadodih.haweyah.hasiyan.melay.dagan.ragah.kasocararay.daganadodih.eey.daganayen.ooy.kudhashen

  • @FadumoEmli
    @FadumoEmli วันที่ผ่านมา

    Illahay ha ku xafido aadam engiriis walaalkiis runta umadaada ula wadaagto dhamaan

  • @abdirahmanhassan9355
    @abdirahmanhassan9355 วันที่ผ่านมา

    Waa macquul shekadaada, lakin wax cadeyn ah ma heysaa cod ama waraqo qoran? Mahadsanid

  • @AxmedCagyarey
    @AxmedCagyarey วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bosteyaali184
    @bosteyaali184 วันที่ผ่านมา

    Cumar Cabdicasiis Caloosha u Shimon idem Alle inlaat kugu dhacday

  • @JsheEhehej
    @JsheEhehej วันที่ผ่านมา +1

    Waa.mal.xaran.ah.ooy.kabahan.yihin.shacabkih.somaliyed.
    Markah.rashinkah.harakvisiyo
    Shacabkah.waa.kuwah.doran.donah.oo.waa.dhamatay.dorashoh
    Xildhibanimah.waxah.lasogayah
    Dorashoh.khof.iyo.cod.shacabkanah.doranayah.khofkey.rabaan
    Haduh.didanah.dorashadah.khof.
    Iyo.cod.xasan.waa.lagah.guurayah
    Xamar.dorashadanah.waxa.laguh
    Khabanayah.hadbah.dagankih.laskuh.racoh.ineey.nokhon.kartoh
    Casimadah.somaliya.ooy.dagikaran.dowladah.cusub.ee.ladortoh
    Xamar.nah.hakuh.haran.xasan.iyo
    Intuh.watoh.sidas.bah.gon.laguh
    Karay.oo.hadah.dagal.lomah.diyar
    Ah.ee.waxa.larabah.sidih.lah.badbadin.lah.dalkah.iyo.shacabkah
    Somaliyed
    Markah.somaliya.hanolato.hanah
    Isracdoh.umadah.somaliyed
    Khabilka.iyo.intaj.kushaqeysatanah.rabigay.hakaqabtoh
    Amiin.yah.alaaaaaaaaaaaaaaaaah🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdullahiahmed-f2n
    @abdullahiahmed-f2n วันที่ผ่านมา +1

    Wey na ceebeysey

  • @JsheEhehej
    @JsheEhehej วันที่ผ่านมา +1

    Xuman.khof.lashacal.lalakisah.
    Islaamkah.ah.oon.waxabah.udhimin.kharkih.melcidlah.buh.mutastah
    Markah.nabsigah.iyo.gardaradah
    Waa.lagah.cararah.lagumanah
    Ruyaxoh.dhibkah.kudhacah.khof
    An.waxa.bah.ka.halan.oo.ilahaay.bah.yirih.imnih.adanoh.hasdulminah
    Hadad.isfamiweydan.kalah.tagah
    Oo.adah.arladah.weyn.kulah.nasta
    Markah.waa.lagah.ducestah.dulankah.iyo.gardaradabah.oo.wey.ladahay.khubah.anharan.waliganah
    Kudabah.soconaysah
    Markah.wabilahi.tifiiq

  • @NuurtoAbdikadir
    @NuurtoAbdikadir วันที่ผ่านมา

    Aabaheed ayaa mar HORE isku dhiibey . Waqtigii Hoggaamiya Kooxeedyada . Dad badan ayaa JIRA

  • @Deysanf
    @Deysanf วันที่ผ่านมา

    Raxween ayada langaab iska dhigtay uf isnoleeya🙄😬

  • @bosteyaali184
    @bosteyaali184 วันที่ผ่านมา +1

    Ma dhacay so Digir Aw Mirifle oo ugu badan Somali in lagu Adoonsado Koofur galbeed

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 วันที่ผ่านมา

    Xasan culusow awalba sayid axmed ayaa waday xasan waa xasan waana tuug hadana xaar ayuu kufadhiyaa

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu วันที่ผ่านมา

    kuligood xasan aayaa ka aarsanaya xasan waxuu soo wado soomaaliya wey kala tageysaa hada waxa markii lakala caroodo ninwalba gobalkiisa ayuu aadayaa xasan soomaali oo dhan oon gobal ka maqneyn ayaan gacanta kuu galineynaa ayey dheen xasan hada damaciisa waa soomaali oo dhan inuu xukumo imaaraadkana lacagta ku baxeysa in xasan xukumo ayuu bixinayaa iska hadla ilaa aad runta aragtaan

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr วันที่ผ่านมา

    Majeerteen Isaaq buuku dayedaye
    Far hadaanu Taagano Waye naga
    Dabataagan Cumar Xalweste
    Berbera Maqaadi karo Eelay wiiq
    Beenta Jooji Sujuud baakugu Taale

  • @mohamedabdo1458
    @mohamedabdo1458 วันที่ผ่านมา

    Adiga u gar raadinaya mareexan

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr วันที่ผ่านมา

    Nacalad baakugu Taale Anaga
    Berbera Nin Majeerteen Nagama
    Gadan karo Isaaq Wiliba Habarjeclo
    Ayaa Keenay DbW Rag Jaamacad
    Marekan kasoo baxay oo baroolimka
    Emaaradka ka Shaqeeyaan
    Eye Tuugsi Maaha Siyaasadu

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu วันที่ผ่านมา

    wax sii soconaaya ma aha waa intuu dantiisa ka gaarayo xasan ismaaciil ayaa ku barmajiyey shacabka madaxa ka garaac maaul gobaleedkan tirtir waxaa ku raacey masar iyo ertareya oo hiil iyo hooba la garab taagan 40 tankii ismaaciil ku yiri waad xukumeysaa labada dowladood waxey ku yiraahdeen inqilaab milatari ku dhawaaq intaad hadleysan xasan wax idinka yaabiya ayuu dnka kor keenayaa

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 วันที่ผ่านมา

    Caqli xumo weeye

  • @AbdiGabow-r7u
    @AbdiGabow-r7u วันที่ผ่านมา

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @AbdiGabow-r7u
    @AbdiGabow-r7u วันที่ผ่านมา

    war beenta uma kaday inkaaru hakugu dhacde

    • @RRAREEWING1
      @RRAREEWING1 วันที่ผ่านมา

      Yaa ku yeertay Adiga
      in aad inkaaran tahay

    • @AbdiGabow-r7u
      @AbdiGabow-r7u วันที่ผ่านมา

      walashey wuxu waa siyasad anoo aanan ladagashaneynin ayaa wax ka sheegi karaa Marka si kale how arkin walashey siyasadu waa ey wajiyo badantahay siyaasadu Marka waa kaas sidaas ogow

    • @RRAREEWING1
      @RRAREEWING1 วันที่ผ่านมา +1

      @@AbdiGabow-r7u wa dhaliil kartaa laakiin inkaar ha kugu dhacdo ma ku hadli magacayga si fiican u fiiri

    • @AbdiGabow-r7u
      @AbdiGabow-r7u วันที่ผ่านมา

      ​@@RRAREEWING1 haa walaal Marka aan inkaaray waxaa laga yaaba in aan u arko siyaasadiisu in ey lidig igutahay lkn dankale oo aan u habaarayo majirto haarku sifo ow ku kaco ayow leyahay saacaan boqol dikre ayaan is waregiyay tiim farmaajo iyo abii ayaan katirsanhay siyadu waa nuuca Dan jogtaa ayey ledahay lkn male saxibtinimo jogta qalad ha ii fahmin walal

    • @RRAREEWING1
      @RRAREEWING1 วันที่ผ่านมา

      @@AbdiGabow-r7u Nabadi iyo nool lala ayaanu wada nahay wariye yahan Asaga na wa Nabab iyo Noolall inkaar ta un naga dhaaf wllka