IDIL AYRUUSH IYO CABDI HARGEYSA | JACAYL CADOWGII HA JABO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • JUJUUBKU MA FIICNEE
    JACAYL CADOWGIIS HA JABO
    JIN IYO INSI BAAS BAA JIREE
    JACAYL CADOWGII HA JABO
    XUBBIGA LABA JEER KACAA
    BOGGIYO LAABTA JIIFSADOO
    INDHAHA KAAMA JEEDIYEE
    HA JABO CADOWGU HA JABO
    ------------------------------
    EREYADA: ABWAAN CAYN
    LAXANKA: BASHIIR JAAWI
    MUSIC: MAXAMED YARE
    DIRECTED BY : AHMED EESHCALAA
    EDITED BY: NAGEEYE
    PRODUCED BY: ABDIASKARITUBE
    IDIL AYRUUSH Feat CABDI HARGEYSA
    ©MIDNIMO QARAN - ABDIASKARITUBE 2022
    ================
    Subscribe for more awesome content (IT'S FREE) bit.ly/3oTYCR1
    It would be wonderful to follow us on our social media platforms. / abdiaskaritube
    Twitter @ / abdiaskaritube​
    Instagram @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    ''Thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thank You.

ความคิดเห็น • 65

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  2 ปีที่แล้ว +15

    bit.ly/3vkuraw
    Xubbiga Laba Jeer Kacaa
    Boggiyo Laabta Jiifsadoo
    Ha Jabo Cadowgu Ha Jabo
    Jacayl Cadowgii Ha Jabo🥰

  • @AHMEDEESHCALAA
    @AHMEDEESHCALAA 2 ปีที่แล้ว +7

    Jacaylka cadawgii ha jabo waa hees naga gadan waan idin wadana bahda abdi askari 💪💪

  • @hamsexadaari464
    @hamsexadaari464 2 ปีที่แล้ว +3

    Wiilka ma gaca casimda sita waan wata ilaa heestii sacdiya
    Keep out brother abdi hargysa

  • @naciimacabdirashidibraahim4035
    @naciimacabdirashidibraahim4035 2 ปีที่แล้ว +2

    Hajabo cadowgu hajabo wixi isjecel allow isuda❤💘

  • @sagalqueen1048
    @sagalqueen1048 2 ปีที่แล้ว +2

    Sanadkan jacakii badhta ahaa daremaya alle ha igu simo qofgan jecalahy qof walba qofgiisa alle ha ku simo amiin insha allh

  • @vico3799
    @vico3799 2 ปีที่แล้ว +3

    C hargysia waa wiil aad io aad u cod macaaan wlhi kep hoing pro ❤️ from dhgxbuur

  • @cmshow7720
    @cmshow7720 2 ปีที่แล้ว +2

    Abdi askar tube keeb going

  • @nimcaanseeraar4960
    @nimcaanseeraar4960 2 ปีที่แล้ว

    Idil bashir eedoh qaliya allaw ku dhawr

  • @shabcaanaadan64
    @shabcaanaadan64 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa layaabay

  • @abdulahiahmed6459
    @abdulahiahmed6459 2 ปีที่แล้ว +2

    Wiilka u cod ekaa fanaanka maxamed biibshe waliba zaaid wlhi😱

  • @jaalleofficial1256
    @jaalleofficial1256 2 ปีที่แล้ว +5

    Codka 100%
    Laxanka 100%
    Erayada 100%
    Heston wansitaa aniga hajabo

  • @GOLELYRICS
    @GOLELYRICS 2 ปีที่แล้ว +2

    It 's a hot song and it' s so sweet
    I keep going 👊

  • @naruurab1114
    @naruurab1114 2 ปีที่แล้ว +1

    Ha jabo cadowga Somalida.

  • @khaliifyuusuf7823
    @khaliifyuusuf7823 2 ปีที่แล้ว +1

    Heestiii aduunka cadowgu ha job

  • @maxamednuur4529
    @maxamednuur4529 2 ปีที่แล้ว

    Ha jabo

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 ปีที่แล้ว +1

    WOOW CADOWGA JACAYLKIISA LOOMA JOOJIYO 😁💘💙💘💙👣💘💙💘💙💘💙💘💙💘💙💘👣💘💘💘

  • @xariirAlitube
    @xariirAlitube 2 ปีที่แล้ว

    Woow my queen sister idil ayruush 💖🇸🇴💞💞

  • @xasancabdi9628
    @xasancabdi9628 2 ปีที่แล้ว

    Hajabo way kunuxnuxsadeen

  • @mustafemahamed277
    @mustafemahamed277 2 ปีที่แล้ว

    Woow another level layaab two legends

  • @dhuuxcabdulahi1020
    @dhuuxcabdulahi1020 2 ปีที่แล้ว

    Woow xigada waan ku taagerraa

  • @maxamedawaare8696
    @maxamedawaare8696 2 ปีที่แล้ว

    Wow sxb cabdirashiid keep giong

  • @idilmohamed2038
    @idilmohamed2038 2 ปีที่แล้ว +1

    Wax kale

  • @ahmedalihassen5787
    @ahmedalihassen5787 2 ปีที่แล้ว

    Oh Its fantastic music 🎶 ❤💙

  • @abdiaziizibraahim7958
    @abdiaziizibraahim7958 2 ปีที่แล้ว +1

    Bro Abdi Hargeisa Keep going 💯🩸🎤

  • @XaYadFilMsMusicPro
    @XaYadFilMsMusicPro 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayruush ft c rashiid hargysa dadkaygii go forword

  • @layloibraahin715
    @layloibraahin715 2 ปีที่แล้ว +1

    Cadawgaan fanaan walba sheego ya waaye

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 2 ปีที่แล้ว

      Walahay waan is waydiinayay. Dadkan cadowga ay sheegayaan maxuu yahay?

    • @yussufyuska1034
      @yussufyuska1034 2 ปีที่แล้ว

      Wa yabay Ani xataa😂😂

  • @realmickey-e7o
    @realmickey-e7o 2 ปีที่แล้ว +2

    A long waited golden song 🎶 has finally arrived “ 🤩 “Ha Jabo Cadowgu Ha Jabo” “Jacayl Cadowgiis Ha Jabo” 💪🏽💕🌹🙏🏽

  • @cmshow7720
    @cmshow7720 2 ปีที่แล้ว

    We we laba qofbaa iga horeeyay insha allaah markale 1aad galyaa

  • @samaraqueen8302
    @samaraqueen8302 2 ปีที่แล้ว

    Woow m.a

  • @maryamismaciil5183
    @maryamismaciil5183 2 ปีที่แล้ว +1

    waaw hees macan

  • @ahmedalihassen5787
    @ahmedalihassen5787 2 ปีที่แล้ว

    Idil ayush bashir❤👈

  • @caaishaali4884
    @caaishaali4884 2 ปีที่แล้ว

    Quruxsan buurutu ha waarto

  • @aryuush
    @aryuush 2 ปีที่แล้ว

    Hajabo cadawgu hajabo 💪💪💪💪

  • @haybehussein906
    @haybehussein906 2 ปีที่แล้ว

    waa marax ma adaa jano ku jira naa anaa runta ku shegayaa cadaabaad ku jirtane ilhay u noqdo sidan ha ku dhimanina

  • @saleyeduwanearsenal3891
    @saleyeduwanearsenal3891 2 ปีที่แล้ว

    Wax kale laxanka , Erayada , Musica

  • @umuabdullaahi5130
    @umuabdullaahi5130 2 ปีที่แล้ว

    Hajabo hajabo hajabo hajabo jacyl.cadogiii

  • @sheekhmaxamadshaafi7563
    @sheekhmaxamadshaafi7563 2 ปีที่แล้ว

    Wayatageeen Alabama is jacayl cadowgiis hajabo

  • @mohamudsahal6579
    @mohamudsahal6579 2 ปีที่แล้ว

    Waaaw so amazing

  • @Ahmey-ey3wl
    @Ahmey-ey3wl 2 ปีที่แล้ว

    Hajabo cathowgo

  • @faizaibrahim8752
    @faizaibrahim8752 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga ugu horeyo 😂

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan9722 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhaantaday ku fiican tahay gabadhan idil ayruush. Please dhaantada ku eekaw sister.

  • @m.keyoow9691
    @m.keyoow9691 2 ปีที่แล้ว +1

    Abdi askari balantii medhey aad tiri hesta nimcan 15milyan hadii uugado likes comentiga aad kabihisey 5k uu gaado documentary baad kadiyaarini nimcaan

  • @ahmednuur5944
    @ahmednuur5944 2 ปีที่แล้ว +3

    DHAGO HADAL FREE AB KKK XALIYE ALI MAQAL MA JIRAA 😄😄😄😄 Inta Fahantay In Xaliye Cadawga Jacaylka Yahay Oo Heesta Isaga Loo Wado Like iisaar Mudane Iyo Marwo 🙏💞😘💯

  • @dhuuxaxmadkooreyeofficial300
    @dhuuxaxmadkooreyeofficial300 2 ปีที่แล้ว

    Heestan inaba cadi ma ahaa

  • @bilalmarijuana1959
    @bilalmarijuana1959 2 ปีที่แล้ว

    Waaw cml miyaa

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 ปีที่แล้ว

    Habartani iyo Dibjir KA Maxaa kale heysta

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 2 ปีที่แล้ว

    Idil saas oo cad miyaa xaalku xishoodku waa qaali

  • @mahadoabdi40
    @mahadoabdi40 2 ปีที่แล้ว

    👍❤❤❤❤

  • @ilatijaabiwaxwaliba3224
    @ilatijaabiwaxwaliba3224 2 ปีที่แล้ว

    Naag shuluq ah oo heeseysa soomaali Lee laga helaa bal balaar cakuye foolxumo badanaa

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 ปีที่แล้ว

    Habartani 65sano jirka AH wiil ay dhali karto Ay LA heysaso WAA Dibjir

  • @shilaboking2915
    @shilaboking2915 2 ปีที่แล้ว

    Oo qoftu markay marwo moqotey in ay waxan iska daysay ayan moodayey agah

  • @xubimxmd7037
    @xubimxmd7037 2 ปีที่แล้ว

    𝗷𝗮𝗻𝗮𝗻𝗮𝗮𝗻 𝗹𝘂𝗴𝘁 𝗸𝘂𝗹𝗮 𝗷𝗶𝗿𝗮𝗮 𝗸𝘂𝘀𝗼𝗰𝗼

  • @weydowcalasow7874
    @weydowcalasow7874 2 ปีที่แล้ว

    War intay taalaa janada cadaba ayada gashay

  • @shukrisherif4284
    @shukrisherif4284 2 ปีที่แล้ว

    War naagtii sowta wAlatay waa maxay cirradu

  • @jesssandulle8162
    @jesssandulle8162 2 ปีที่แล้ว +1

    boring to death. please do some thing else.

  • @dhuuxaxmadkooreyeofficial300
    @dhuuxaxmadkooreyeofficial300 2 ปีที่แล้ว

    Heestan inaba cadi ma ahaa