Waa waxyaalaha lagu garto madax guuldaraysatay, aqbalida inay cid kale wax kuu meeriso waa raqiisnimo shacabkaasi inay iska dul qaadi donaan ayaan rajaynayaa kaligii kaliskaa magac wacan la baxay ilaahayne ha soo hadeeyo.
Somaliyaba waagii hore saas ayay ahaan jirtay, goobaha waxbarashada lama ogolayn in xijaab la soo xirto, Surwaal iyo shaar baa dumarka lagu qasbi jiray 😂
@@Iqlima.abdiqerWaagii hore saas ayay ahayd somaliya adeer, waaridkaa miyaysan kaaga sheekayn, dumarka surwaal iyo shaar baa lagu qasbi jiray goobaha waxbarashada marka ay noqoto, adiga hadii ay qabyaaladi miskaxda kaaga jirto xaqiiqdu wataa, liq ama ha liqin adigay kuu taal 😂
Si kasta oy iskugu dayaan inay nuurka Alle damiyaan, waloy ka tahay,iinsaankuna waxa laga cel celiyo wuu sii jecladaa, inahan danbena khuraasaan diin jacayl ayaa ka soo muuqda
Gaal wa gaal un wayo wxa Jira dad badan oo gaalada Kala qaada arinkanina wuxu Cadayn buxda u yahay dadkasi Mida kale ruushku wuxu ka Xunyahay wx walba marka Dadka islaamka la jogo wa dil Ama in la faquuqo?
Mid walbo oo muslimiinta dhiba illaahey ayaa qabto, Ciribta wanagsana muslimiinta leh si walbo waqtiga iyo dhibta u dheerato insha Allah.
Waabari sxp ad ayn uga helaa muqaldada
جزاك الله خيرا .....wax badan ayan ka faidnay wll
Subxaanallaah, waaba dad ciqaabane.
Isoo booqo walal qali Allah ku sharfo ❤️ 🙏
Allahayow kusoodabaal tiintooda islaamka
Yaab walahi dalalka muslimiinta shacabkoodu waa islam lakin leaderskoodu waa calmaaniyiin korka ugu eg muslimiin subxanallah, tolow xiilma ayey muslimiintu dulaysiga iyo guumaysiga ka buxi doonaan.
Markuu mahdiga soo if baxo I.a
Alhamdulilah😊😊❤❤
Subxaallah waa wax laga xumaado.
Waa qaabkii ay nala donayeen kacaanku alle ayaa inga badbadiyay waa wax alle logu mhd celiyo munafiqiintan cusub ina iska qabno uun hadhay
Waan ku salaamay saxiib cabdiramaan waabari
Isoo booqo walal qali Allah ku sharfo ❤️ 🙏
Dawladihii islaamka madaxdii baa habaar kaga dhacay allah soo hadeeyo
Subxana Allah
Bismilaah qur,aan majiro
Subxaallah ilaahiba diinta ilaalin
Waa mahadsantahay sxb Abdirahman
Subhanallah
اللهم عز الاسلام والمسلين
Waa waxyaalaha lagu garto madax guuldaraysatay, aqbalida inay cid kale wax kuu meeriso waa raqiisnimo shacabkaasi inay iska dul qaadi donaan ayaan rajaynayaa kaligii kaliskaa magac wacan la baxay ilaahayne ha soo hadeeyo.
Alle madaxda daaquudka haka qabto walalahena Tajikistan 🇹🇯 iyo kuwa kale islaam tinimadooda laga dilayo sida muslimiinta egorka muslimiinta hindiya
Subxaanalaah waligey kuma fikirin dal muslim ah in dadkiisu uu sidaa ula dhaqmayo si diintoodu uga tagaan
Somaliyaba waagii hore saas ayay ahaan jirtay, goobaha waxbarashada lama ogolayn in xijaab la soo xirto, Surwaal iyo shaar baa dumarka lagu qasbi jiray 😂
Best youtuber
Subxanallah😮
Nio course da vedio edit discount no smee ustad ubahnene❤🎉
Waa meeqo saxp course
Isoo booqo walal qali Allah ku sharfo ❤️ 🙏
Afkeyga kala baxday
Heerkaas ayaan maanta gaari lahayn iyo kasii daranba hadduu siyaad barre joogi lahaa wadanka Alx Alx Ilaahbaa wadanka kaqabtay
Ciyaal yar oo qabyalad madax martay inad tahay umaxumid.soobaro soyaalka iyo dowladnimada Allaha unaxariste madaxweyne maxamed siyad bare duliyahow
@@Iqlima.abdiqerWaagii hore saas ayay ahayd somaliya adeer, waaridkaa miyaysan kaaga sheekayn, dumarka surwaal iyo shaar baa lagu qasbi jiray goobaha waxbarashada marka ay noqoto, adiga hadii ay qabyaaladi miskaxda kaaga jirto xaqiiqdu wataa, liq ama ha liqin adigay kuu taal 😂
Ader dowlad iyada umadax banaan amaradeeda
Subxanalaah mey is abaabulaah oo katuuraan xilka eyga😢
Malaha dadkaa rabin xijaabka
Masha allah Alle hakaa abaal mariyo walalkey sida fiican eed noogu soo gudbiso warbixinada.
600k coming soon pro❤
Illaahay ummada haka qabto
Anaa igu hordawdy
May mudaharaadaan dadkaas Muslimiinta ah
Plz next somali weyn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏
Somali hoyadedd baa lawasaa😅
Hoyadaa baa laga bilaa baa
Tajikistan dal islaam ah hadana madaxdiisu islaamka nacayb xad dhaaf ah u qabaan! Maxaa lawga mamnuucay xijaabka!
Asc❤
Subxanallah waagaale balaayo allaha kuridee illahow adan kaamagan galnay
Allaha ku sHarfo zHp Sida Wanaagsan Ee Aad wax Noogu soo GuDBisoH MahadsaniD
Kaasi marka sow gaal maaha masaajido duminaya oo xijaabka mabnuucay subxnallah
Mohamed siyaad barre oo kale
Alx
Ilaahey dhibtaas haka saaro,walaalahena
Falastiin ❤❤❤❤❤
Wa masaakiin wlhi may tuuraan intey ku musuharaadaan
Respect 🙏
Afwayne ba saasu somalia ku waday alle ha barakeeyo jabhadihii kiciyay shuucigii afwayne
Ogadenia ka soo waran wll abdi Rahman
Ilahayow ugargaar gumeysi bey ku jiraane
Haa waa ubaa hannahay ee qiimo dhimis noo samee fadlan
Wllo imaam bukhaari wuxuu ka soo jeeday iran 🇮🇷
Zhp intee ka Keenta muuqalada stocks ka ah?????
sxb course inaan kaa iib sado ayaan raba xagee kala soo xidhiidha
The 7 comment 😅
Madaxweynaha dalka Taajikistaan wuxuu ka mid ahaa kaadiriintii uu Soofiyeedku tababaray
adunyo waxan jogna dawlado Muslim ah hadana aan kudhaqmin diinta iyo kuwa kuqaraaabta diinta alle
Madaxweynahan oo kale ayaa ku fiican somaliya si loo joojiyo dhiigga Shacabka
Waabari wll wararkana ka hadal codkaagu waa lama huraane
Djibuutiba waa laxiraa masaajida saladka kadib jimcihiina dawladu way usoo qortaa qodbada
Halkani waa Waaberi media
Magacaygu waa...... dhamaystira😂
Dhamaan dowladaha islaamka waxaan kataliyo
Illahey dartii isoo booqo zxb chanalkeyga 😢😢😢
Wllhay somaliyed allah haidin xafod codsi anan waligay idinka codsan 2 dolar yai awodo
Caalamka kama jirto Dowlad lagu dhaqo Diinta islaamka 😢😢😢😢
Afganistan baa ah emarad islaami ah
كافر بالله العظيم إن كان كما قلت
WAA gaal Hadiiba uu Yahay qofkaas aad Soo sheegtay
*Tajikistan-niyiintu waa ATRAAK waxanay isku meel ka soo jeedaan Turkey-da ,kazakh Uzbek , turkmenistan*
Shacabku iyagaa qaldane maa 1 nin ayay ka. Adkaan la.yihiin
May iska dhiciyana
sxb kasoo hadal xasuuqa ba an ee lagu hayo reer Palestine ❤
Muqalka pilowgiisii waxd tidhi 98% waa shuuci muqaalka xagiisa dambana 98% waa sunii halka dip hallo fiirsado
Nidamka waxa uu ku fican yhy somalia because khawaarijta aya laga raysan laha dhibtòda ilahow madax weynaha sida kan Tajikistan ka dhig😊
Subxaanalaah 😢
Sida ay u shaqeyaaaan jasjudinta ethopia u shaqeeya ka soo waran
Markasto iyo.meelkasto jooktit kuul
Oo me iska qabta qabtano subxanalah
🇹🇯
Waa aragti calmaani ah waana qorshe dadka diinta looga fogaynayo balse waxan la yaaba dadka aaminsan kana kidka yahay wiilka chanelkan leh magacda diinigu kaliya inay yihiin magac carbeed midaas midaas waan ka aragti duwanahay oo bulshadena Soomaliyeed sida afkedi iyo magacdedi waan aragna uga tagtay dumarkina ay caruurta u bixiyaan magacda ay filimada musasalasa ka daawadaan, Magacda diiniguna af walbe ayay noqon karaan afafka oo dhani waa samawaai bulsha walbe waa masuliyad saaran inay afkeda ilaalshato si dabar go'o ugu dhicin
Musliminta dalkaas waxaa waajib ku ah jihaad iyo la dagalanka murtadka wadanka xooaga ku haysta
Gaalka munafaqa kadaran
Aac zxb dhibatada laguma dalkan oo kaliya tusale kasoqado dalkeena somaliya oo kala garanla cadowgiisa cidiisa taasna waxa u sabab ah in aynu inagu iskujeedsano
Vietnam waa wadan shuuci ka soo hadal waberiyow
Shacabka lagama tira badne mey wax sameyan walhi dhiga igu karirabo like at least xisbiyo kasohorjedo dowlda dhaqankeda sameyan 😤
Shacabka waa la mashquuliyaa fahan bahasha, Aduunkaan hada la joogo lacag iyo qabyaalad baa miiska laguu saarayaa, markaa kadib nin walba labadaa tuu ka helo ayuu qaniinayaa, wixii isku dhalaalayana maxaa galay 😂
Shuuciyadu wax ka xun ma lahan alle baa jnaga naga qabtay
Hadaay muslim yihiin maxa uu dideey innay jahid galaan oo naftooda alle uu hibeeyaan
Ha inqilaabaan madaxdaas .
Ayaga ayaaa raaali ka eh in saaas layeeeelo
Si kasta oy iskugu dayaan inay nuurka Alle damiyaan, waloy ka tahay,iinsaankuna waxa laga cel celiyo wuu sii jecladaa, inahan danbena khuraasaan diin jacayl ayaa ka soo muuqda
Tabin cajiib ah ayaad leedahay tiktok furo
Gaal wa gaal un wayo wxa
Jira dad badan oo gaalada
Kala qaada arinkanina wuxu
Cadayn buxda u yahay dadkasi
Mida kale ruushku wuxu ka
Xunyahay wx walba marka
Dadka islaamka la jogo wa dil
Ama in la faquuqo?
Madaxweynaha dalkaasi wuxuu is leeyahay waad guulaysanaysaa balse kuwii ka horreeyay baa ku fashilmay markay diinta faro gashteen sida bin cali
Waa sax markii hore jalbaabka waxa isku qarin jirey sharmuutooyinka carbeed
98% Ayako muslim ah ayaka iskukenen dhimashada hdey ubareeraan weyka bixikaraan
Dee taasi. Muslinimo maahee. Magac kale. Ubixi
RUSSIA CADOWGA QARSOON EE ISLAAMKA
98% Hadey Muslimin yihin Dowlada dhan Way afgambin kara hdey banan bax is kgu so baxan
h
Nidaamkan ayaa ku fiican somalia .
Waxa aan rajanya in somalia ay sidan oo kale dhigo si meesha looga saaro ururada argagixisadiso ee somalia
Hhhhh waligiiba wuu iska hadli jiray munaafaq iyo mid aay ree galbeedka fikirkooda aaminsan lol 😅😅😅😅 ooy sxb somalia 🇸🇴 waxaaa xukumi doona Al shabaab sxb the leaders in the world 🌎
Ma in xijaabka ladhigo oo masaajidada laxidhooo bulshada dhexdeda jahligu kubato ilaahow haka dhigin haday xiiso kugu hayso orod iyaga utag aad bad ucaqli xuntahay oo sidooda kale ayaad jaahil tahay uf caleek
@@AzizaMuse somalia ayaad ku nooshay waan ku dariimi karaa in aad wali fikirka alshabab xiisayso .EUROPE kaalay .markaas ayaad garan waxa dadnaatu tahay .
@@Beru700 anigu horta somalia kuma nooli alshababna matagero oo agtayda waxay ka yihin argagaxiso laakin marnaba xijaabka in laga tago ma taagerato
@@AzizaMuse xijaabku waa ka sababta u ah dalalka muslimiinta oo hijaabka ayaa argagixisadu isku qarisaa ..waxa aan ku dhihi karaa hadii aad Europe joogto waxabad fahmi lahayd
Ninkaas oo kale aya somalia ku haboon maxa naga galay anaga magacyo carbeed iyo dhaqan carbeed dhaqankeena iyo magacyadeena ina isticmaalno ba sax ah
xijaabku ma dhaqan carbeed baa, ilahay waa waajib ka dhigay, mise waxa na leedahay quraanku waa dhaqan carbeed, 😳❓
@@Cabdiraxman..Gaalkacyo Wa Dhaqan carbeed waxas maxa ka galay.👎
@@Nahnah-un2cb Adiga dhaqan carbeed haduu kuu yahay anaga waa diinteena, Su aal iiga jawaab, adiga diintaadu maxay tahay ❓❓❓
𝘔𝘢𝘳 𝘩𝘢𝘥𝘢𝘺 𝘥𝘢𝘥𝘬𝘪𝘪 𝘬𝘶 𝘩𝘰𝘰𝘴 𝘯𝘰𝘰𝘭 𝘢𝘺𝘯 𝘬𝘢 𝘥𝘩𝘪𝘪𝘥𝘩𝘪𝘯𝘢𝘺 𝘨𝘪𝘥𝘪𝘨𝘰𝘰𝘥𝘶 𝘸𝘢𝘢 𝘸𝘢𝘥𝘢 𝘨𝘢𝘳𝘢𝘤 𝘢𝘧𝘬𝘢 𝘶𝘶𝘯 𝘬𝘢 𝘴𝘩𝘦𝘦𝘨𝘢𝘯𝘢𝘺𝘢𝘢 𝘮𝘶𝘴𝘭𝘪𝘮
Subxana'Allah
Wllhay somaliyed allah haidin xafod codsi anan waligay idinka codsan 2 dolar yai awodo
Subxana allah