Reer ow xasan waa dadkeyga waxan ahay sheqaal reer ow qudud waana dhiigeyga wana dadkeyga dadka qaladka aminsan ayey u Tala rer ow sacid iyo reer ow mahdi waxan leeyahay wada jirkena wa muhim .wilkan yar wa loobage wuna ogyahay
REER AWXASAN waxey ka mid ahaayeen shiikhaal weyna ka baxeen sababtuna waxaa weeye shiikhaal markii 4.5 imaaday somaaliya ayay Hawiye sheegteen, shiikhaalna Hawiyena ma aha Daaroodna ma aha marka waa sababta keentay in Reer awxasan ay shiikhaal ay ka tagaan waa Hawiye sheegashada.
Stop lying ur not rer Aw Xasan. Shekhaal is a not a tribe by blood but rather a coalition of the religious people of Somalia. The word itself means the “sheikhs” or the religious one. There is no direct linkage of rer Xasan either through dna or blood to anyone called shekhaal . As matters of fact take a look at the rer Xasan And their ancestors. The word shekhaal or the shekhaal doesn’t not show up anywhere in their root. In short rer Aw Xasan are not darood, hawiye , shekhaal, and other coalition of tribes. They stand alone unlike most Somali clans who claim other clans to make themselves look larger. The rer Aw Xasan don’t claim anyone because they are bound by the Islamic traditions and rules of adoption. In Islam, if you raise a child, you cannot change his father’s lineages which in turn will change the child’s clan. Based on that rer Aw Xasan do not claim to be anything other then what Allah has made them , something most Somali clansmen are scared to do least they lose on political and material gains in this world.
@@abdikalaqmohamud7120 Sxb fadlan afkaaga hooyo wax ku qor, anigu waan ku fahmayaa lkn dad baan waxba ka aqoon afafka qalaad, marka af-soomaali isticmaal, sxbow Qabiilku waa macne yaal badan yahay inaa fahantidna barasho ayuu u baahan yahay, sidaa sheegtay waa sax shiikhaal waa dhowr culima ah oo sxbo ahaa oo sidaas ku farcamay intaas markii lagasoo gudbo qof kasta abtirka ilaa shiikha ayuu ku tagaa marka group ahaan ayay kor shiikhaal ka yihiin lkn magta nin walba odaga uu ka farcamay ayuu ku bixiyaa, Marka qofna qof aabihiis ma sheegto sidaas u fahan.
@@abdikalaqmohamud7120 Nin liita thy adi e iska amus luuqad Ayan leenahy ado kale waye kuwa dalka gata dadkana cuna wana kula naqana luuqada blse alxm kalsooni Ayan ku qaba luqadeyda e taada hor mari .mida kale waxan ku shega luqad aya wax weyn kula aha wan Arka aqonta shekhaal Laga wayey xage raga radinaaa wa iska xaal aduun
Aniga waxaan ahay Rer Aw Xasan Waxaana ka ahay Nuur Xasan waxaana kasii ahay Cumar Aw Faarax waxaana kasii ahay Rer Aw Cilmi, deegaan ahaan waxaan ahay Rer Hiiraan/ Beledweyne/ Abaaley. intaas kadib waligay ma maqal Rer Aw Xasan ayaa Sheekhaal ah Clipkan ka hor, marka yaan la isku qasin qabiila aan is lahayn.
Walaal aniga waxaan ahay reer aw xasan waxaan ka ahay cumar aw mahdi,reer aw cilmi reer aw diini cabdirahmaan aw diini,waxaan nahay reer qoryooleey,shiilhaal ayaan ku abtirsanaa oo aan quud iyo qaaraan wadaagnaa.
ASC WLLE REER AW XASAN WAA LAF KAMID AH SHEEKHAAL KAALAY ADIGA U DIID ADEER LAF KALIGED CIRKA KASOO DHACDAY OO AAN WALAALO LA DHASHAY LAHAYN MA JIRO EE SOO BARO TAARIIKHDA IYO ABTIRISKA
Rer ow xasan mowsan amaanin ee shiiqaal oo idil ayuu amaanay wuxuu kudhahay reer wa reer owxasan oo waa shiiqaal baahashu kala saar maaha ee waa lafa sheegasho lafahaa lagu diriraa
Waxbarashada waa maxay? Sxb willkaan waa wiil somaali wuu ka horeeyo isaga wax badan yaqaan markii loo fiiriyo kuwa magaalada jooga iyo kuwa iskuul heleyn
Asc ma sha alaha hmplyo wiilkina yar oo mudug sidu u hadlayo aniga waxa ushegaya reer ow xasan wiilkin yar gacanta ha lagu qabday waxa barashadisa
Maansha Allah!! Balse wiilki wa Sheiqlkhal Llbage Reer Mudug ah ee Reer Ow Hassan ma aha. Reer Ow Hassan Hiiraan bey degaan.
This young guy is very smart .please help him for better life
walaal mahadsanid waxaa ku salaamaya Safiirka Nuuradin Xaaji ninkaan telkiisa isoo raadsha wiilka waa run garab qabashuu u baahanyahay
reer ow xasan hadaan nahay waxaan nahay shekhaal waana ahaan jirnay waana ahaaneenaa intayarta eh ee shekhaal diidkana waa laf yar oo ladhaho reer ow cilmi weey na iska dhamaan toontaa mustaqbalka inshaalah
Reer ow xasan waa dadkeyga waxan ahay sheqaal reer ow qudud waana dhiigeyga wana dadkeyga dadka qaladka aminsan ayey u Tala rer ow sacid iyo reer ow mahdi waxan leeyahay wada jirkena wa muhim .wilkan yar wa loobage wuna ogyahay
REER AWXASAN waxey ka mid ahaayeen shiikhaal weyna ka baxeen sababtuna waxaa weeye shiikhaal markii 4.5 imaaday somaaliya ayay Hawiye sheegteen, shiikhaalna Hawiyena ma aha Daaroodna ma aha marka waa sababta keentay in Reer awxasan ay shiikhaal ay ka tagaan waa Hawiye sheegashada.
Stop lying ur not rer Aw Xasan. Shekhaal is a not a tribe by blood but rather a coalition of the religious people of Somalia. The word itself means the “sheikhs” or the religious one. There is no direct linkage of rer Xasan either through dna or blood to anyone called shekhaal . As matters of fact take a look at the rer Xasan And their ancestors. The word shekhaal or the shekhaal doesn’t not show up anywhere in their root.
In short rer Aw Xasan are not darood, hawiye , shekhaal, and other coalition of tribes. They stand alone unlike most Somali clans who claim other clans to make themselves look larger. The rer Aw Xasan don’t claim anyone because they are bound by the Islamic traditions and rules of adoption.
In Islam, if you raise a child, you cannot change his father’s lineages which in turn will change the child’s clan. Based on that rer Aw Xasan do not claim to be anything other then what Allah has made them , something most Somali clansmen are scared to do least they lose on political and material gains in this world.
@@abdikalaqmohamud7120
Sxb fadlan afkaaga hooyo wax ku qor, anigu waan ku fahmayaa lkn dad baan waxba ka aqoon afafka qalaad, marka af-soomaali isticmaal, sxbow Qabiilku waa macne yaal badan yahay inaa fahantidna barasho ayuu u baahan yahay, sidaa sheegtay waa sax shiikhaal waa dhowr culima ah oo sxbo ahaa oo sidaas ku farcamay intaas markii lagasoo gudbo qof kasta abtirka ilaa shiikha ayuu ku tagaa marka group ahaan ayay kor shiikhaal ka yihiin lkn magta nin walba odaga uu ka farcamay ayuu ku bixiyaa, Marka qofna qof aabihiis ma sheegto sidaas u fahan.
@@abdikalaqmohamud7120 Nin liita thy adi e iska amus luuqad Ayan leenahy ado kale waye kuwa dalka gata dadkana cuna wana kula naqana luuqada blse alxm kalsooni Ayan ku qaba luqadeyda e taada hor mari .mida kale waxan ku shega luqad aya wax weyn kula aha wan Arka aqonta shekhaal Laga wayey xage raga radinaaa wa iska xaal aduun
✍️LEGEND SHIIKHAAL MASHA'ALAH✍️
Masha Allah tabarakala keep going ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 wll macan ❤🎉🎉🎉🎉🎉❤
Masha allah war wiilkaas ha lagacanqabto
Ma'shaa allah waa nuune caqli badan.
Allah ha xafido.
Masha Allah, Waa runta.
Aniga waxaan ahay Rer Aw Xasan Waxaana ka ahay Nuur Xasan waxaana kasii ahay Cumar Aw Faarax waxaana kasii ahay Rer Aw Cilmi, deegaan ahaan waxaan ahay Rer Hiiraan/ Beledweyne/ Abaaley. intaas kadib waligay ma maqal Rer Aw Xasan ayaa Sheekhaal ah Clipkan ka hor, marka yaan la isku qasin qabiila aan is lahayn.
Waa runta Reer Aw Xasan iyo sheeqal is ma lah ee somali waa dad aan aqoon lehay
Aniga abaahay wuu in aan sheeqaal aan abtirkiina isku meel marin
Walaal aniga waxaan ahay reer aw xasan waxaan ka ahay cumar aw mahdi,reer aw cilmi reer aw diini cabdirahmaan aw diini,waxaan nahay reer qoryooleey,shiilhaal ayaan ku abtirsanaa oo aan quud iyo qaaraan wadaagnaa.
@@abdikadirsandhere5464wllo aniga xita rer awxasan ahey nuure axmed nuure waxaan ahey Shikhaal waligeyba inta yara wan maqli jiri inan Shikhaal nahey
@@Cabdullahi55 waad cabsantahay
Mashalahaa waa wiil aqli badan
Shiikhaal ilovyou❤❤❤❤❤❤❤❤
Waad u gafteen reer aw xasan, reer aw xasan sheekhaal ma aha, sheekhaal wayba ka weynyihiin
Kama Wayno lakiin isku mid ma aha walaal
ان أكرمكم عندالله اتقاكم
wax gabar la siyo ayow gala wilkan masha Allah
Maashaa Allaha ilaahay ha xafido geesigaa yar aamiin
Waa lagend wllhi 👈👋👋👋👋💖
Ninyahow first baro reer aw xasan iyo waxa ay yihiin. Reer ow xasan shiikhaal ma aha waligeena maanan noqon marka isku xishood!
Cidi kuguma Haysato Ahow Anagu Shiikhaal Nimadaan Aaminsanahay
@@Hoosingow adiga aamin sanow hadii rabtid laakin adigana reer aw hasana ahay iyo waan aqaana yaanan laga maqlin.
MashaAllah cunugaan wa fariiid
Maa shaa allaah ok.waaye bis.arigiis alugu hore mariyo maal maha fasaxa,ah inuu aado baadiyaha oo dr xoolo noqdo..
Qabiyaaladda ka daaya wax bara wiilka fariid weeye laakin qurunka ha barina
Quraanka ha barina what do you mean?
@@beencadjr4477 ma quraan iyo qurun baad kala garan weeyedey. Agah kkk
Rer ow xasan mahan shekhale see wax u wadan
Hhh yaa kugu yiri adeer waa niban shiikhaala
War kala saara Reer Awxasan ma ahan shiikhal ee waa la yaqaana waa Asharaaf,
Silka hooyadaa asharaaf manihin shiiqaal aanahay
@@IfraaxHassan-ur3jw má xoogaa shiiqaal mnhn
Shiikhaal ❤❤❤❤
wilkan waa wil farid ah Aniguh waxaan Ahay oday somaliyed waxan fahad yasin kah codsanayah in u wilkah wax baroh waa wil u bahan mustaqbil waxan maqlay wasirkah waxbarashadah war wilkah wax u qaboh
Masha allah waxa kufilan tas Fahad yasin
Mash allah waa wiil caaqil ah
Madaa shiikhal Naga mid dhigay aabo anaga shiikhal manahnin runta baa kudhibayso
Yar iyo weyn weey iskukeen dhadajinayaan shiiqaal manihin
Shiikhal maah
Axasan waa Asharaf waxaan kamaqley
Alaah unaxariistee
Shiikh cumar faruuq gabar baa soo wacdey isgoo tv fadhiya
Sheekhaal wye rer aw xasan anaba ah mcny😔
Waan runta abaayo aniga ah reer Aw Xasan
Caruutay waa sheeqaal melna iska soo galno
Asc wll clipkaas ma ituai muhiim ayan u ahay
Wilka yar waxa ha la baro wa Somali O aqli badan ilahay barkayo
Sax Masha'Allah Walhi Waa Wiil Aqlibadan😊
Kkkkk waa iga qosliyay wiilkan yar Maashallh
Mashaalah
Shiiqal hawiye maaha rer awxasane shiqaal maah
Hawiye ma aha .hhhh martile hiraab waye sheekhal .siyasada aya Lagu kala tagay lkn dhalashada ma harto .don.t forget that
@@axmedcade5068hawiye qabilka layirahdo hirab ayuu usomartiye odeygi sheqaal ah kadib maba noqon gabara lagu daray waxaana loobixiye martile hiraab lkn hawiye ma ahan shiqal iyo tuni asalkooda waa carab waa naga laandhereeysanbyihin waxeey is xigaan daarod weyne
Mansha allah illahay haku bakeeyo
Caawa ayaa wiilkaasi gabalkiisu dhacay
Maxaa yeelay waa lagu tuugsaday
Shiiqaalna sharaftoodi baa looga dhacay!!
Caruurta ayaa lagu fasahaadinayaa!!!!
Bal eega!!?
Subxaanallaah
sxb, ilaahay baa ku waa fajiyay......hadal kaas ee rowxasan aanan aragno talaabada ay qaadan!!
Reer Awxasan sheekhaaliyaa adiga u abtiri oo ka dhig sheekhaal
ASC WLLE REER AW XASAN WAA LAF KAMID AH SHEEKHAAL KAALAY ADIGA U DIID ADEER LAF KALIGED CIRKA KASOO DHACDAY OO AAN WALAALO LA DHASHAY LAHAYN MA JIRO EE SOO BARO TAARIIKHDA IYO ABTIRISKA
Rer aw xasan waligeyga waxa an maqli jiray in ay shiiqal yihiin
Masha allah🥰
Waa.WiiL.Yar..oo.Fariid.Fariid.DhaLay
War reer aw xasan gebigoodaba wada fariid ah sxb hala yaabin Inanka yar
waa runtaa reer aw xasaan waa qabil mel dagan weyan reeekan way washen xada saqir goda yab😂😂😂😂
Waa saqajaan wiilku saxdii maaha miyuu sirkhaansan yahay hee doofaar iyo luuqda uu ku hadlayo saxmaaha
Dalkisaa hadhine qabilkisa dheeh qabyaladii dhanaan😂
Halken Ugu Hagaagnaa ,, yaa number ka haya ?
War cunugu beenbadana yaa
Beenta u,aqriyey Reer awxasan ma,ah shiiqaal anagaa ah
Isxulufeysigu maxuma
Laakiin manihin shiiqal
Kaa diidnay Shiikhal ma ehi waa tahay Shiikhaal
@@abdielm3551 oo reer owxasan waayo hadaysan ahayn shiikhal
Yarku qalad ma leh. Inaad goosateen ayuusan ogayn! Idaacadaha ka sheega inaad ka baxdeen Shiiqaal.
Doqonyahaw reer owxasan waa shiiqaal cunuga yar baa kaa caqli badan
Labo qabiil ayaan rabtaan in aad xoog hal qabiil oga dhitaan cajiib
Waa runtaa walaal
Xildhibaan kiisa waa qoryooley qoryeeley usheeg
Masha Allah xarif waya
ILMAHA YAR INTII WAX YAR OO LAALUUSH AH LA SIIYO, SIDA TALEEFAN IWM AYAA ISKU QABIIL AYAA NAHAY EE II DAGAALAM LA LEEYAHAY AYAA, SIDA XAABADA DABKA LOOGU SHITO OO KALE AYAA ILMIHII YARAA DABKA LEEYSKAGA DHIGAA, WAAYO WAQTI UU CABSADO INUUSAN GAARIN AYAA LA OGYAHAY. SUBXAANALAAH
Mansha.allaah
Kkkk ree aw xasan ooo far bunti 5 kkkkk
Rer ow xasan mowsan amaanin ee shiiqaal oo idil ayuu amaanay wuxuu kudhahay reer wa reer owxasan oo waa shiiqaal baahashu kala saar maaha ee waa lafa sheegasho lafahaa lagu diriraa
Reer ow xassan iyo sheekhaal maxaa iska galay
Wax iska galay malah ee waa dad aan aqoon lahen
Waa.geesi.
Wax barashuu ubaahanyahay cunugaas miskinka ah Shula uma iyo qabiil toons uma baahna
Masha Allah
Mansha. Allaah
Oo kamikaze ah shiikaal kareeb reer owxasan shiikhaal ma ahan
Waa qaldantahay brother wiilka noo daa maxaa kaa galay wuxuu yahay anigo ila dhashay wiilka ayeydisana heesatay hadana xamar buu jooga wax buuna bartaa umana baahna cid kale uf TH-cam leydan hunguri meel xun ka galay
Walaal mahadsanid inbada,walaal ma iibalamin kartaa inaan lakulmo si aan wax ukalafaaidno,dhaqankeena horey
Waa.fahad.yasiin.oo.yar
Walhi waa wiil mudug sidan u aqaan wiilshas
❤❤❤❤❤❤❤
0:59 Ama kuwii saa u hadlaa oo dhan.
Xasan maa riyo raacin.
Waxbarashada waa maxay? Sxb willkaan waa wiil somaali wuu ka horeeyo isaga wax badan yaqaan markii loo fiiriyo kuwa magaalada jooga iyo kuwa iskuul heleyn
❤❤❤ m.a ❤❤
Ninkaan waa hagaasay
Waase nin rageed libaaxa.
Hadaanu MARYOOLEY ka dhalan malahayga sidaas waa ka roonaan lahaa, koluu iskool hwlo.
Rer aw xasan wa sheqala adiga maya kasaraya sheqalnimada
Adiga miyaa xoog ogu darayo illahay kamadhin ee wax soo baro
Oo abtirkooda soo baro isma soo galaan
Reer ow xasan galweeyn shimeey sheeqaal noqotay cajiib
👍👍👍💪
ماشاءالله تبارك الله
Kkkkkkk mnsha allah
Saxix walhi
Waar waxbarashadu way baabiinaysaa. Kadaaya. Diinta bara dheh...
away waxa fican ow bartay qabiil ayu tirinoyaa qabiilne wa qaran dumus
War laxda waamo ayaa caqli dhaanta.
Somalidii way wareertay qabiil iyo qaran ayay isku dhexwadaan kkkkk ma somalinimadaa ku filnaan wayday!?
lol qabiil wixii lagu helo ayaa iska yar
🇸🇴😅😂🇸🇴😂😅
Dhagaha ayaad la,adahay wiilka shiikhaal baan ahay buu ku yiri ee aw xasan ma ahi buu dhahay
Please 🙏🏾 isoo dir mesha laga helikaro please
Iisoodir wll hadii laguu soodiro wiilka waa rerka yaga
Halkeen Ka helaa please