WAA MUQAAL AAD LAYAABI DOONTID 😭 😭 😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ก.ย. 2024
  • News* Education*Entertainment* Film and Animation*Comedy*News & Politics Sports*Travel & events

ความคิดเห็น • 401

  • @simanhaji6488
    @simanhaji6488 6 ปีที่แล้ว +6

    Walaal feysal adgo mahadsan waxan ubaahanahy meel an kaala so xariiro waxan ahay gabar somaliyed waxana donaya dadka bdn ad ka warheyso e ad so gudbiso in an kala hadlo

  • @قلهٰذهسبیلیادعوالیٰاللهعلیٰبصی

    alx llilaahi rabil caalamiin illaahooow janadaadan kaa bariney waxan waa iska addun waa laga tagayaa tanina waa البلاء الدنیا waa imtixaanka adduunka illaahooow imtixaanka addunka iyo kan aakhiraba noo fududeee illhoow umdadaan caafimaadku ubeensheegeyayna illaaahoow soo hanuuuni illaaaahoow waxaan kaa baryayaa soomaali qalbigoooda midee oo qurunka iyo qabyaalada ka saaar #aamiin😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓

  • @umuzubeyr8990
    @umuzubeyr8990 6 ปีที่แล้ว +2

    Allow cfimaad sii oo caafi 😭😭😭😭 aadbn ugu damqaday wlalaheena wll feysal adna alle hakaa ajarsiiyo

  • @najaxibrahimabiib9223
    @najaxibrahimabiib9223 6 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahayoow adaa mahad iskaleh aloow cafmaad siii walaalaheen

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 ปีที่แล้ว +3

    MashaAlaah ALAAH HA IDIIN KA abaal mariyo dadaalkiina.

  • @ayaan-177
    @ayaan-177 6 ปีที่แล้ว +20

    Jazaakallah faysal abowe miizaanka aakhiro allaha kuusaaro ane waa uduceynaa insh allah caruurta iyo macalimiinta iyo adinkaba

    • @roodoaxmed1612
      @roodoaxmed1612 6 ปีที่แล้ว +1

      iqra abdullahi and I have been a member of the last year or two ago I think I think I think it is the last year

  • @farxiyashariif6144
    @farxiyashariif6144 6 ปีที่แล้ว +16

    I'm so sad for the children and the teacher but I hope that they get better . I am only 8 years old but I will make dau for them.

  • @naimamohamed5116
    @naimamohamed5116 6 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah Wll Feysal Ajar iyo Xasanaat Allaha Kaaa Siiiyo miisaankaga Aakhiro Allaha Kuugu Daro Wll

  • @curejiaxmed8281
    @curejiaxmed8281 6 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah ilahey aya u dortey islamka macan iyo diinta qurxon ee allah

  • @billesanwaa5717
    @billesanwaa5717 6 ปีที่แล้ว

    Allow u gargaar umad xanowsaan dhamantodha .feysal grate wan ku aqnaa waxaad qof umad u gargaaro allaha ku xafidho walalo

  • @aaminomahamud2930
    @aaminomahamud2930 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @masbal9180
    @masbal9180 6 ปีที่แล้ว +12

    Ax ax ax Allow xoolo isiii aan Ku dabiibo ax yaaaa Allah Alle ha caafiyo umada muslimiintaa

  • @aslialimoussa7192
    @aslialimoussa7192 6 ปีที่แล้ว

    allow cafi allow sii cafimaad deegdeega amiiiiiiiiin yaaa rabi

  • @ishracadeey6390
    @ishracadeey6390 6 ปีที่แล้ว +3

    Tawakaltu calalaah ilahoow caf rabiyow raxmanoow raxiimoow yaa allah wallahi waan laa tirooday wuxu alle nasiiyo uma waayneene somaliyeey waaxaad awoodan siiyaa ilahoow dhiibka kasaar adiga awoode yaa allah amiin

  • @juniorziraaji3335
    @juniorziraaji3335 6 ปีที่แล้ว +1

    Feisal ilahay haku sharfo bro alle hakugu naxaristo sidha ad ogu naxarisatay

  • @ridwaanibraahiimmaclin2035
    @ridwaanibraahiimmaclin2035 5 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah walaalkeey Allaha kaa abaaal mariyo

  • @nafisomahamed5855
    @nafisomahamed5855 6 ปีที่แล้ว +1

    Alxmlilah ilahayow adan kugu shugriyay siwalibo ii untay Allow caafimad sii intii xanunsan yaarabi

  • @khadiijomaxamuud265
    @khadiijomaxamuud265 6 ปีที่แล้ว

    Jazaakallah wllo ajar iyo xasanaad Allah kaa siiyo ana wan u duceynaa caruurta iyo dadkas indhaha laah Allah caafimad siiyo

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell 6 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah hafidakallahum

  • @fadumaahmed7511
    @fadumaahmed7511 6 ปีที่แล้ว +1

    Illaahoow caafimaad taama SII yaarabi yaaraxmaan yaaraxmaan

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 ปีที่แล้ว

    ILAAHEYOW caafi, ILAHAYOW CAFI. ILAAHEYOW caafi, Insha Alaah waa caawineyna.

  • @ciiseqani5806
    @ciiseqani5806 6 ปีที่แล้ว

    Masha allh qeyr ha idinka siiyo

  • @filsanabdi218
    @filsanabdi218 6 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahayow cafimad sii ada qafura raxiim ah

  • @khalidmahrez954
    @khalidmahrez954 6 ปีที่แล้ว +4

    Allow u gar gaar umada muslimiinta ah AAMIIN AAMIIN AAMIIN

  • @nasrisamir593
    @nasrisamir593 6 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax alle ha caafiyo amiin

  • @abdirahmanaadan805
    @abdirahmanaadan805 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha'allah abtigey bakar ayan u jeeda abti Allah qeyr ha idin ka siiyo shaqada Wngsn ad qabaten

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 6 ปีที่แล้ว +2

    Allow Caawi Dadkaaga Baahan😢😢

  • @najaxeytifow9514
    @najaxeytifow9514 6 ปีที่แล้ว

    Feysal wllkey جزاك الله waxaa tahy qof ilaaah imaan siiyay iyo isxaan insha allaah wxn rajeena dadku in aay kugu mid noqon doonan oo aaykaa tusaala qaataan insha allaah qofkii maanta wax dhiibtaa biribuu helayaa moslimiinaay dadaala insha allaah

  • @amiiiracigaal4719
    @amiiiracigaal4719 5 ปีที่แล้ว +1

    Allow caafimad taama allow sii aamiin yarabi

  • @sowdodahirfarah7874
    @sowdodahirfarah7874 6 ปีที่แล้ว +1

    Allow caafi maskiinta yaa rabi

  • @sacdiyacilmi7119
    @sacdiyacilmi7119 6 ปีที่แล้ว +1

    Allow caafimaad siiii umadaada aaamiiin

  • @nimcoqaali214
    @nimcoqaali214 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh tabaraka allh

  • @niyadsancumar1691
    @niyadsancumar1691 6 ปีที่แล้ว

    Masha'allah ajar iyo xasanad allaha ka siyo walal

  • @abdullahimasuulside411
    @abdullahimasuulside411 6 ปีที่แล้ว

    Allow cafimad dag dag ah sii carurtan xanunsan

  • @samsamhussein6916
    @samsamhussein6916 6 ปีที่แล้ว +1

    Mmmmmm xanun badana allah haugargaro

  • @sawdaqarad4528
    @sawdaqarad4528 6 ปีที่แล้ว

    Allah raxmaanka ah dhibka alle hak dul qaado
    Idinkan ajar iyo xasanaad alle hakaa siiiyo
    Wllky faysal

  • @anisaadan6466
    @anisaadan6466 6 ปีที่แล้ว

    Ilaahayow caafi adaa caadile ilintyda celin LA shay faysal cimrigiisa Allaha dheereeyo

  • @maido1436
    @maido1436 6 ปีที่แล้ว +1

    Illahow cfmd siii yaaa rabbi anakana noo siyaaadi yaaa allah

  • @maryiamkeyf23
    @maryiamkeyf23 6 ปีที่แล้ว +3

    Alxamdulilah ilahey noo dhamestir xibnahena Allah ha cafiyo dhmantood ciyalka xanuunsan

  • @alexsandaro756
    @alexsandaro756 6 ปีที่แล้ว +1

    ilahay cafimad ha siiyo

  • @gawadhajclsomalinimada211
    @gawadhajclsomalinimada211 6 ปีที่แล้ว

    Ax ilhow cafimad dag dag ah siiii

  • @sahrayusuf7468
    @sahrayusuf7468 6 ปีที่แล้ว

    Ilahey haka ajar siyo ayagane ale haa cafiyo

  • @libanotheabdulle9544
    @libanotheabdulle9544 6 ปีที่แล้ว

    Jazakallahukhyr huno feysal ❤️❤️❤️❤️

  • @Hijabilover102
    @Hijabilover102 6 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay ha cafiyo ilma yare idinkana ilahay kheyr badan hani siyo walalayal Ameen 😢

  • @الياسعليعلي-م4ك
    @الياسعليعلي-م4ك 6 ปีที่แล้ว

    Illaahoow caafi oo caawi insha allaah waan dadaaleeynaa wixii caawinaad ah illaah hanoo fudideeyo😢😢😢😢

  • @filsanabdi218
    @filsanabdi218 6 ปีที่แล้ว +2

    Yaaa Allah ilaahayow u gargaar adiga qafura raxiim ah Alaahuma Amiiiiin Amiiiin yarabi

  • @luleymuxumed3726
    @luleymuxumed3726 6 ปีที่แล้ว +1

    Ilmaha ha loo dadaal o ilaaheyna ha udadaalo

  • @maxamedcabdiraxmaan1365
    @maxamedcabdiraxmaan1365 6 ปีที่แล้ว +1

    maansha allaah alle haydinka abaal mariyo dhamantiin

  • @naimadaahir6090
    @naimadaahir6090 6 ปีที่แล้ว +1

    Yaa alllh

  • @hudaabdulahi8229
    @hudaabdulahi8229 5 ปีที่แล้ว +1

    illahay kheyr haidin siiyo dhamaantiin

  • @caytoabiib219
    @caytoabiib219 6 ปีที่แล้ว

    AllaHaYow Ada RaXmaane uu GarGar adoomaDaDa DhibaN

  • @roodajama3438
    @roodajama3438 6 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay hacafiyo

  • @asmalovemohamed8214
    @asmalovemohamed8214 6 ปีที่แล้ว

    Ilahy ayaa mahad leh no dhameyey lixdaa lixaad ilhy hanaga dhigo kuwii cawi yaa masakintaa amiin

  • @yasminfarah9140
    @yasminfarah9140 6 ปีที่แล้ว +21

    Asalamu aleykum walaalayaal channelkayga fiiriya waa yasmin farah video yaasha kujira kafaa idayso walaalahaana laqaybso.
    Ducadaan akhriso markaad ataxiyaadka dhamaysatid intaanad salaada kabixin.
    AllAHUMMA INII ACUUDU BIKA MINAL CADAABI QABRI WA MIN CADAABI JAHANAM WAMIN FIDNATI MAXYAA WAMAMAAT WAMINSHARI MASIIXI DAJAAL, qofkii ducadaan akhrista markuu ataxiyaadka dhamaysto intuuna salaada kabixin Allah subxanahu watacalaa wuxuu kabadbaadinayaa cadaabka qabriga, cadaabka JAHANAM iyo fidnada DAJAAL inshaa Allah, kafaa idaysi wanaagsan walaalayaal

  • @asmahassan9695
    @asmahassan9695 6 ปีที่แล้ว

    Ilahay iskaga wayne wxaba umuna wayen isagu hacawiyo alahuma amiiiiiiiiin

  • @kheyrbahiyechannel7065
    @kheyrbahiyechannel7065 6 ปีที่แล้ว

    Yaa allah ugargaar umadaada muslimiinta😢😢😧

  • @qalliguhaad4300
    @qalliguhaad4300 5 ปีที่แล้ว +1

    illh caafimaad hasiiyo yaarab😭

  • @nuurkayabdullahi5825
    @nuurkayabdullahi5825 6 ปีที่แล้ว +7

    Allow cafi umadada unaxreso Amiin

  • @prettycaaliyacuyuunalcishq8775
    @prettycaaliyacuyuunalcishq8775 6 ปีที่แล้ว

    Alla ilaaahyw caafimaad taama sii masaakiiinta😭😭😭😭😭Subxaana laaah allow u gargaar

  • @ayanmahamed2552
    @ayanmahamed2552 6 ปีที่แล้ว +4

    Ilahow cafi mad sii dadkan amiiin amiiin yarabi

  • @nasracarabow2614
    @nasracarabow2614 6 ปีที่แล้ว

    Allah caafiyo allow una xariiso

  • @UmuAnzal-sz5yy
    @UmuAnzal-sz5yy 12 วันที่ผ่านมา +1

    Allaah caafiyo

  • @fardowsoabdinuurali8078
    @fardowsoabdinuurali8078 6 ปีที่แล้ว

    Jazaakallaah kheyr
    Allaah ha idin ciseyo anagana kuwa walalahod u gargaaro allaah hanaga dhogo

  • @libanotheabdulle9544
    @libanotheabdulle9544 6 ปีที่แล้ว

    Mashallah jazakallahukhyr walalo...Ilahay cafi Amin

  • @zamzamiinahanshi4706
    @zamzamiinahanshi4706 6 ปีที่แล้ว +1

    Illhow caafi yaa rabi ilhow ugar gar

  • @faraxsan-facedkaron6100
    @faraxsan-facedkaron6100 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilahow rabi ya rahman caafmad sii

  • @abusalma4656
    @abusalma4656 6 ปีที่แล้ว

    Jazaka'Allah Akhii qher Adun iyo mid Akhiro Alle kakusiiyo.... in sha Allah...Guleyso walaal #Feisal karate Feisal karate

  • @nuraali7610
    @nuraali7610 6 ปีที่แล้ว

    wallal sideban uu awiya waxan rabban in aan awiyo inshallah

  • @najaxnajax4656
    @najaxnajax4656 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahow u miciin caruurtaan waana wax wanaagsan in la caawiyo .dadka soo gudbiyeyna ilaahay ajir ha ka siiyo

  • @mubarikkader843
    @mubarikkader843 5 ปีที่แล้ว +1

    allow caafi adaa weynoo waaxidee

  • @faadumohappy1394
    @faadumohappy1394 6 ปีที่แล้ว

    ilahow caafimaad dag dag sii aamiin😥😥😥

  • @faadumoayaan9251
    @faadumoayaan9251 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilahow cafi yaaa rabi ilmahaan

  • @shuushuuxabiibtii6607
    @shuushuuxabiibtii6607 5 ปีที่แล้ว

    Allh akban allow cafi yarabi yaa raxmaan

  • @ibrahimtoreye6636
    @ibrahimtoreye6636 6 ปีที่แล้ว

    Ilaahy ha caawiyo
    Muslimiintaan.

  • @habonhabonkheir6483
    @habonhabonkheir6483 6 ปีที่แล้ว

    Feysal abowe ILLAH haka awal mariyo aqiro$ adunba ciyalkasna Allah cafiyo inta mesha kuhaysa iyo inta wax bartana Ajir $xasanad Allah kasiyo

  • @ifrahabdirhman91
    @ifrahabdirhman91 6 ปีที่แล้ว +4

    هده امتحان الدنيا الله يشفي جميع المسلمين

  • @hashimyaxye5351
    @hashimyaxye5351 5 ปีที่แล้ว +1

    allow caaafi adaa awoode

  • @nimcooslo1459
    @nimcooslo1459 6 ปีที่แล้ว +1

    Alx calaa kuli xaal Alle ha caafiyo wax wanaagsan ayaad bulshada dhiban uqabataa bulshadana uwacyi kalisaa ajar Alle ha idin kalisaa siiya

  • @hamditime5267
    @hamditime5267 6 ปีที่แล้ว

    Ilahey haa cawiyo hanaa caafiyo insha Allah amiin yarabi

  • @babayao6459
    @babayao6459 6 ปีที่แล้ว +7

    Ax ax ilaahiyow wax aan kucaabiyo isii, insha allah hadaan weynaado feysal camal ayaan noqoni

    • @maymuunali6201
      @maymuunali6201 6 ปีที่แล้ว +1

      baba yao hamigaaga allaha kuu aqbalo anigaba waan Ku fikirayaa sidaas ooo kale😢

    • @xamariboy8268
      @xamariboy8268 6 ปีที่แล้ว

      baba yao insha allah ilaah hakuu sahlo

    • @nuraali7610
      @nuraali7610 6 ปีที่แล้ว

      baba yao aamin

    • @nuraali7610
      @nuraali7610 6 ปีที่แล้ว

      Raqiya Arrale aamin

    • @shukrihassan3485
      @shukrihassan3485 6 ปีที่แล้ว

      5

  • @sagalmohamedhasanawalesaga2733
    @sagalmohamedhasanawalesaga2733 5 ปีที่แล้ว +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢allow.noo gar gaar

  • @umuibtisamibtisam7810
    @umuibtisamibtisam7810 6 ปีที่แล้ว +8

    Mama hani alaha unaxaristo wanxasusta markan iskulka diganaye curyan badan ayey hayse ilahiyo cafimad si ilmaha

    • @saynabsicid-nw6by
      @saynabsicid-nw6by 6 ปีที่แล้ว

      ma gabadha meezha tagan ba wll may dhimatay

    • @qalliguhaad4300
      @qalliguhaad4300 6 ปีที่แล้ว

      saynab sicid 0633136441 maya wll waa islaan tii koow aas aastay meesha jisadeeda illh jano haka dhigo yaarabi😭

    • @ahmeymusharaf7645
      @ahmeymusharaf7645 5 ปีที่แล้ว

      Wale mama hani. Masakin badan iyo agomihi badan sokorisey

  • @rukiamohamed8141
    @rukiamohamed8141 6 ปีที่แล้ว +4

    Ilaho caafi ilaahow caafi ilaahow caafi ilaahow caafi ilaahow caafi ilaahow caafi ilaahow caafi ilaahow caafi ilaahow caafi ilaahow
    Aamiin aamiin aamiin yaa rabi

  • @maymadiamond6580
    @maymadiamond6580 6 ปีที่แล้ว +1

    illahay cfmd taam ah ha siiyo

  • @anisamohamed6723
    @anisamohamed6723 6 ปีที่แล้ว

    allow caafi dhamaan inta islam ah ey xanuunsan yarabi

  • @gaasiranagye6178
    @gaasiranagye6178 6 ปีที่แล้ว

    Masha allha waa wiil geesiya waa lays ka dul qaata ayuu yidhi

  • @kaltunjama8912
    @kaltunjama8912 6 ปีที่แล้ว

    Illahow ugar gaar oo caafimaad deg deg ah siii 😭😭😭😢😢😢😢

  • @niyadsancumar1691
    @niyadsancumar1691 6 ปีที่แล้ว

    Ya allah ilahow ugar gar ada gar gar badana ah

  • @hudaibrahimcumar335
    @hudaibrahimcumar335 6 ปีที่แล้ว +1

    😢😭😭😢😢

  • @harunabdirazaq6796
    @harunabdirazaq6796 ปีที่แล้ว

    Aallah Aamiin

  • @sawdaqarad4528
    @sawdaqarad4528 6 ปีที่แล้ว +6

    Ax wllhi caawim ayey inooga baahanyihiii caruurtani

  • @princessqurux6463
    @princessqurux6463 6 ปีที่แล้ว

    Disease kan wxa ladhaha albunisam wa rare wa gentic disorder gene ka mutation ku dhcayo then malanin wxa ldhahaha jirta o jirkeyna sida hair skin bigmentation usameysa o litle production aya la so saraya ama absent waye so qofkano kale wxa dhibaya qoraxda wxuna risk ugu jira skin cancer inu ku dhco ilamahn wadan kulul uma ficna wxa ufcn in dibada la geyo mask jirka ah lo xiro cudurkan daawo malahn alle lkn ti alle wa gonj o asga aburey adonkan am medical student hda iga faidesaten like isara wlalayal

  • @hadiyamuuse9982
    @hadiyamuuse9982 5 ปีที่แล้ว +1

    Allaha caafiyo

  • @aishacisse2830
    @aishacisse2830 6 ปีที่แล้ว

    Alah yash fiik wa jasakalaha qeyr wll feysal alah ya barig fiik

  • @asmaayuusuf6016
    @asmaayuusuf6016 5 ปีที่แล้ว

    walaahi waxaan ku caawiyo mahaayo allow naxariistaada sii oowlaadaan yar yar

  • @fartunjamaali7173
    @fartunjamaali7173 6 ปีที่แล้ว

    illaahay caafimaad ha siiyo intii jiran oomuslima

  • @fardouscumar5414
    @fardouscumar5414 6 ปีที่แล้ว

    Ya rab cafimad sii risiq kheyr qaba sii

  • @aaminaomer5102
    @aaminaomer5102 2 ปีที่แล้ว

    ilahay ha u gargaaro caafimaad taam ah ha siiyo

  • @beerlulabigix4344
    @beerlulabigix4344 6 ปีที่แล้ว

    Allaha caafiyo caruurta iyo wxii xanuusnw

  • @ikhlasqueen1394
    @ikhlasqueen1394 6 ปีที่แล้ว +1

    Allaha cafiyo😭😭😭😭😭😭