KORONTO AADAN HEES XUSUUSTII AUN XALIMA KHALIF MAGOOL 2018

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 47

  • @shukiabdiweliahmedahmed7971
    @shukiabdiweliahmedahmed7971 6 ปีที่แล้ว +7

    Music waan joojiyey laakiin maanta qoftan gacan baan utaagay.

  • @zuzumohmet5929
    @zuzumohmet5929 3 ปีที่แล้ว

    halistiyo wadnaha iyo halbawlahad wareento warna ima hayside hadda cadkiiyow😘😉

  • @cabdiraxmaanaxmed8507
    @cabdiraxmaanaxmed8507 5 ปีที่แล้ว +1

    Fanka soomaalidu 3da g iyo mid sooraacuu ahaa midhanina waanaga gadantahay

  • @dekahaji
    @dekahaji 6 ปีที่แล้ว +3

    Iga gadan Koronto fanaanad Magoool so dhawaysa adiga ku hayaa❤❤❤

  • @plush_3996
    @plush_3996 ปีที่แล้ว

    Her voice is amazing ❤

  • @gabadhaboqortoyadahibocade9310
    @gabadhaboqortoyadahibocade9310 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abwanad and fananad xalimo koronto Aden ad Ayaan kutagera codkaga beelo allaha kuxafido magool codkeedi iyo codkaa abwanad koronto lamaba kala garanayo dadkan heesaha dadka kudhelayo sidii koronto Aden ukeeno qofkii codkisi had I kale kafariista fanka

  • @caliciise4358
    @caliciise4358 3 ปีที่แล้ว

    Masha alah koron to ad cod waad heeysaa

  • @ayshaosma9942
    @ayshaosma9942 5 ปีที่แล้ว

    Mashlh qoftaan cod baa kudhamaadey hakleedii dhigtay Wlhi magool two💞💞❤😍

  • @idilali2217
    @idilali2217 6 ปีที่แล้ว +2

    koronto waa wareeeeeeeray war soo wada baxa yartu caadi maha qaali maashalah tabarakalah

  • @xafsaali3651
    @xafsaali3651 6 ปีที่แล้ว

    woow ishcalaa hees halistii wadnaha iyo halbowlahaa wareegto warna iima haysidee caadi maaha 😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama 5 ปีที่แล้ว +1

    *erayadii XUSEEN AW FAARAX DUBAD (AHU)*

  • @rabiaismail3471
    @rabiaismail3471 5 ปีที่แล้ว

    Woo koronto adan xasustii halimo khalif magool you really got nice voice style hundred pourcent well done X X x

  • @xasankaafi854
    @xasankaafi854 5 ปีที่แล้ว

    Abwaanad iyo fanaanad buuxda maansha allaaah codkga caqliga caafimaadka Allaha kyuudheereyo

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 6 ปีที่แล้ว

    Mansha-Allaah "Abwaanad-Koronto """THANKS SOWTUL RAXMA

  • @suadaydid5270
    @suadaydid5270 6 ปีที่แล้ว +3

    Koronto sharafeey ❤❤❤

  • @libinalale3254
    @libinalale3254 6 ปีที่แล้ว +3

    gabadhaan waxeey kasoo jeedaa qoys fanaan waxaa abti u ah salaad derbi

  • @yk_-zv4jc
    @yk_-zv4jc 6 ปีที่แล้ว

    Maasha allah Koronto caadi maaha halkaa ka wad inabti

  • @geeseeytahliil1678
    @geeseeytahliil1678 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaaah Codkaana managa baqiileysay waxkale walhi

  • @kuuskaas4742
    @kuuskaas4742 5 ปีที่แล้ว

    Wey ku raaxeysatey yysalaam.

  • @fali9372
    @fali9372 6 ปีที่แล้ว

    Koronto Waka baxsataay 😍😍😍😍

  • @sabnareerbadiyo934
    @sabnareerbadiyo934 4 ปีที่แล้ว

    2020-09-05❤️😍

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 6 ปีที่แล้ว

    Woof woof codba ku dhan masha allah

  • @idirismuhudin3822
    @idirismuhudin3822 4 ปีที่แล้ว

    Nice

  • @silvergray947
    @silvergray947 6 ปีที่แล้ว +2

    koronto abwaanimadi ma codkaan dahabka ah baad ku darsatey waad no dhuumatey maxaad mar hore noogu heesi weydey

  • @BURCO2010
    @BURCO2010 6 ปีที่แล้ว

    Koronto Caadi Maaha waa Fananad buuxda

  • @kuuskaas4742
    @kuuskaas4742 6 ปีที่แล้ว

    Qatar yaasalaam.

  • @fartaxaaji1822
    @fartaxaaji1822 6 ปีที่แล้ว +11

    Caadi ma ahan gabdha cod ayaa ku dhamaaday lkn abaayo heesta aad Qaadeeso Qofti leheed weey dhimataya marka adigana waad dhimaneey hees ma fiicano iska dhaafa wll

  • @saciidothabit3482
    @saciidothabit3482 6 ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @geel1590
    @geel1590 5 ปีที่แล้ว +1

    cod way leedahay action-ka kama helin

  • @dhameesdumar4461
    @dhameesdumar4461 6 ปีที่แล้ว

    yaaaa zalaaam! axsan cod

  • @canabali4449
    @canabali4449 6 ปีที่แล้ว

    Yaa salaam so qurux😘😘😘

  • @bushracdyabdikadir5486
    @bushracdyabdikadir5486 6 ปีที่แล้ว

    Wowowo

  • @mahamuudmahamed
    @mahamuudmahamed 5 ปีที่แล้ว

    Magool codkeeda wlhi gabdhaha hada jira walaysan keeni karin

  • @mucaawiyahabuuyacquub621
    @mucaawiyahabuuyacquub621 5 ปีที่แล้ว +1

    Magool marna codkeedii lama keeni karo

  • @shukriyassin6216
    @shukriyassin6216 5 ปีที่แล้ว

    codkii magool caadi maaha xaliimo magool2

  • @zahraabdi4498
    @zahraabdi4498 6 ปีที่แล้ว

    Yes

  • @cabdinuur549
    @cabdinuur549 5 ปีที่แล้ว

    Bilahi caly magol wa ku haysataa ani wa kuu qiray

    • @cabdinuur549
      @cabdinuur549 5 ปีที่แล้ว

      10/3/2019ayay isoo gadhay hben isnina hben wacan ani iyo xamse,yhye,isto nice day

  • @aminasalaad2797
    @aminasalaad2797 5 ปีที่แล้ว +2

    Ma is lee dahay wey buuuxi kar taa kalintii magol

  • @maskaxbuqletv
    @maskaxbuqletv 5 ปีที่แล้ว

    Fack Baastaradani Way ku Xaartay heestii luuq iyo Cod laaxiyad midna lamay iman booshidh nacdalyahay uraysa

  • @yk_-zv4jc
    @yk_-zv4jc 6 ปีที่แล้ว

    Waaw

  • @noobatcallofduty2050
    @noobatcallofduty2050 6 ปีที่แล้ว

    Yes