Wuxuu guursadey gabar muslimad ah kedibna sidaan ayuu nolosha ugu ciqaabay 😭 || Qiso xanuun badan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024
  • CONTACT ME:
    INSTAGRAM👇👇
    ...
    For copyright Problems please contact me: iamifiye1@gmail.com

ความคิดเห็น • 230

  • @princess-zh3ut
    @princess-zh3ut 2 หลายเดือนก่อน +12

    Subhanallah ala ma hooyaded hilibkeedi ayay cuntay waxaso dhan nin aan muslim ahayn iney guursatay ayuu ale ugu ciqaabay mamadasne alaha u naxariisto wlh cunta cunaye wa dhamesan wye hilib macan u ahaa kulaha 😭

  • @amya3397
    @amya3397 2 หลายเดือนก่อน +25

    Ifiyow please 🙏 qisoyinka cabsida nosodaa waa kubayaa ifiyow qer allah kusiyee abowow🥲wllhi waxa kujira dadka ugu horeeya ee qisada dawada oo like kusara ee cod sigeyga ituxgali please 🎉❤❤

  • @HODANABDULAHIABDI
    @HODANABDULAHIABDI 2 หลายเดือนก่อน +5

    Ala ifiyow cajib sanida 😂😊thank you qisada biri dhageyso is leyahy hadana siye umacdahy any way biri dhagesan 😉xiliga shaqada 💋

  • @hamdihassan2854
    @hamdihassan2854 2 หลายเดือนก่อน +37

    A waxaan aadoga helaa saad sheekada ukala dhigdhigto you are lumber one xabiibo malaayin like 👍 ta iyo views ka fadlan haisla ekaadan ❤❤❤❤

    • @abdirahmanahmed3599
      @abdirahmanahmed3599 2 หลายเดือนก่อน

      Kilbride aad iyo aad Bay udhaadheer yihiin laakiin sheekadu way qurux badan tahay ee soo glad gaabi

  • @Mumtaaz_Maanka
    @Mumtaaz_Maanka 2 หลายเดือนก่อน +14

    M.a saacadaha uu soconayo inoo soo badi ifiyoow wll kii xalay wuu yaraaye❤

  • @CR7HD-YT-2025
    @CR7HD-YT-2025 2 หลายเดือนก่อน +22

    inta qisadan ka heshay like 👍

  • @IkhlasMohammed-mg7ud
    @IkhlasMohammed-mg7ud 2 หลายเดือนก่อน +4

    Bismillah raxmani raxiim Hooga hooyada Hilibkeda cun inalilah 😭🥹

  • @SabriinaChentalo-rm8pu
    @SabriinaChentalo-rm8pu 2 หลายเดือนก่อน +11

    Waryeyy ifoya nuuroww hordhaca naga cun ɓro✌️✌️

  • @fadumashaadan1248
    @fadumashaadan1248 2 หลายเดือนก่อน +3

    M.a qisada horeban u dhagesety lkn qisoyin̈kaga wuku fiçanyahay wad sugeysa qisoyinka mcn maskaxad iyo aqliga allha ku barakeyo ❤❤

  • @lamaanahabaarey
    @lamaanahabaarey 2 หลายเดือนก่อน +3

    Asc caleykum Walsall qaaali ifiye qisuwyinka dher dher ad iyo ad ban ujec lahey ey hasuw Gaabinin ok❤❤❤

  • @zamil2024
    @zamil2024 2 หลายเดือนก่อน +5

    Macalin IFIYow sidan si noo dhaan qisoyinka carabta wanka dharagnaye

    • @MaxamadAxmad-ws9mu
      @MaxamadAxmad-ws9mu 2 หลายเดือนก่อน +1

      Haa wlhi kuwa xarfaanta aakamac

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 2 หลายเดือนก่อน +6

    Inta ugu yar ee aan fahmi karno waxa ilaahay u diiday in nin gaal ah iyo gabar muslimad is guursadaan waa diinta islaamka ninka ayaa laga rabaa masaariifta oo dhan waliba waajib ayey ku tahay xitaa xaaskiisa hadey taajirad tahay ayada ayaa u madax banaan inay reerkeda ku celineyso iyo in kale ayada iyo ilmaheedaba asagaa ilaahay khasab uga dhigay
    Kan gaal ah masaariistaan inuu bixiyo iska dhaafe ayadii buuba wax ka rabaa naa haafkaaga la bax buu lee yahay xitaa hadey umul tahay lacagta dhankeeda waa inay ka baxsataa hooyada culeyska saaran walicii uurkii umushii nuujintii korintii xananeyntii tarabiyadii waxaas oo dhan baa saaran hadii biilka reerkana ayada laga rabo waa dhibaato weyn waa inta ugu yar aan fahmi karno lakin xigmado badan oo anan ogeyn ayaa ku jira lakin ilahay naga og yahay
    Gabadhaas muslimada ahna ninkaas gaalkaa qiimaheeda ma garan karo

  • @AhmedNuur-ek9yy
    @AhmedNuur-ek9yy 2 หลายเดือนก่อน +2

    ILays ifiye show wan kusalaamay ugaas waxaan dhagaystaa jigjiga itoobiya sxb qli ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zahrosman297
    @zahrosman297 2 หลายเดือนก่อน +3

    subaxnalaah qisa iga yaabisey 😢😢 shukrn wllo

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 2 หลายเดือนก่อน +10

    xiniidii siidaan wuxuu ahaaa MUCJISADII KUBADA CAGTA AXSAN LAACIB CAALAM (( FARANCA WELIGEED IYADOO AN COOB QAADIN AYUU KOOBKII UGU HOREYAY U QAADAY❤❤❤❤❤❤❤

  • @NimcaAli-bp8xj
    @NimcaAli-bp8xj หลายเดือนก่อน +1

    Ifiyoow danbigaga Allh dhaafoh ❤❤ qalbigaan kaa jeclahay

  • @mukhtarjibril4473
    @mukhtarjibril4473 หลายเดือนก่อน +1

    Marseille 😂, Maarseey ayaa loogu dhawaaqaa magaaladaa wllhi waa magaalo quruxbadan oo cunto fcn dalxiis ayaan ku aaday, ani reer Swiss ayaan ahay magaladaa Muslimiin ayaa iska leh wllhi masha allah dalkii inaad joogtaa moodaysaa ❤

  • @aminabdi94
    @aminabdi94 2 หลายเดือนก่อน +2

    Iifiyoow sheekada ku soco dadku diinta way ku dhasheene wayna yaqaanan. Hadalka ha ruugin

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 2 หลายเดือนก่อน +4

    IFIYE SXB SARE SOO DHOWOW HORAY U SOCO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RaxmaMuxamed
    @RaxmaMuxamed 2 หลายเดือนก่อน +2

    Subxaanallah ilaahow hana fitnayn

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanallah nin gala ah😢😢😢😢😢😢

  • @safahassan7535
    @safahassan7535 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wll iles aad iyo aad ayaa u mahadantahey saad marwalba qisoyinka cibra qadashada leh saad nogu soow gudbiso waku mahadsantahey wlhi qisoyinkaga markan dhageysanayo xata ma garto gortan shaqada dhameyey mahadsnid abowe horey usoco🥰❣

  • @WalyHassan
    @WalyHassan หลายเดือนก่อน

    Hore uusoco saxiib gulayso

  • @FarduusFarxaan
    @FarduusFarxaan 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waa qiso xanuun badan ax ax

    • @NoraOmer-k6s
      @NoraOmer-k6s 2 หลายเดือนก่อน +1

      Haa walhi

  • @Phatimanuur
    @Phatimanuur 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ayy ifiyaheyga❤😂

  • @AmindekAli-qk5pp
    @AmindekAli-qk5pp 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qisooyinkaagu waxay ii noqdeen balwad ❤

  • @QunyarSocod-ry2ef
    @QunyarSocod-ry2ef 2 หลายเดือนก่อน +2

    Intii sheekadan sawdo qalib ka dhagesate waa idin salamey 😅❤

  • @AmaalSiciid-vq9ep
    @AmaalSiciid-vq9ep 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mashllah iso dhaha caqligyga layaapy horaa wax walpo ka fahmay wlhi inta shegin😂 intaana Waa is faanin yar igu qaata😂

    • @Umubushra1Zahrasheikh
      @Umubushra1Zahrasheikh หลายเดือนก่อน +1

      Masha Allah 😅😅😅😅😂😂😂😂

  • @Butuceyyy
    @Butuceyyy 2 หลายเดือนก่อน +2

    Xalay inaa soo galisay ma ogeen waa iska seexday😊

  • @filsanmohamed4670
    @filsanmohamed4670 2 หลายเดือนก่อน +3

    Qiso xanun bdn subxanallah 😢😢😢

  • @raxmoaxmed8561
    @raxmoaxmed8561 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs wll ifiyee 🎉🎉 sodhawoow ina adeer qaali❤❤🎉❤❤❤❤❤❤

  • @user-lv7rd6ck9t
    @user-lv7rd6ck9t 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ifiyow maogtahy horta ani qisadada hal Mobile kama dawado halki qiso dhowr mobil kadawada xafda kulli like kaga Sara xita kan ani malihi subscribe hakusheegin love you ❤keep going Anna waa kulashaqenaa I.a😂

  • @user-fs9qr2cc6z
    @user-fs9qr2cc6z 2 หลายเดือนก่อน +3

    Dalka Algeria wxn laacibkii man city ee mahrez

  • @user-sm6nz6pf1t
    @user-sm6nz6pf1t หลายเดือนก่อน

    SubhanalallAh

  • @sofiasuusan4625
    @sofiasuusan4625 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanalaah 😰 Ala qisadu xanuun kululaayeee. WA maxay ninkan xune gabadha maydkii hooya deed siiyay.. Ala gaal WA cadow uun markasta.. Dadaw feejignaada Mar walba

  • @abdiwahabmuhumed1894
    @abdiwahabmuhumed1894 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maxa dhahday subaxanallah ilahey ha o naxariista hooyadas gabadhas waa la ciqaabay 😢

  • @fartuun-gg7vv
    @fartuun-gg7vv 2 หลายเดือนก่อน +5

    Asxabta ileys videoga aa firsanesiin iyo liketa ha is la jiro dhaafa videoga firsaneesin liketa katagesiin ceeb waaye marka taasa nii shegaa

    • @ILAYS11
      @ILAYS11  2 หลายเดือนก่อน +5

      Usheg bal dadkan wax ma fahmayaan madax adkaaa harta😀😀

    • @Butuceyyy
      @Butuceyyy 2 หลายเดือนก่อน +2

      @@ILAYS11😂😂ayada lee yee ka tagin anaga dad wax loo sheego wan ka weynahay😊😂ilaa waagii kartoonka kula socday hal maalin like kama tagin😮

    • @fartuun-gg7vv
      @fartuun-gg7vv 2 หลายเดือนก่อน

      Sax waye lkn dadka saarina kahatloyaa

    • @fartuun-gg7vv
      @fartuun-gg7vv 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@ILAYS11 lkn hade fahmayan hal mar hadi lo shego wax walbo we fahmayan

  • @Aswanbashir2598
    @Aswanbashir2598 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ifiye mshalaah shukran wll wa noodadalaysa malmahan❤

  • @farhiyahasan7068
    @farhiyahasan7068 2 หลายเดือนก่อน +3

    Run ahaantii waxay ahayd qiso aad uxanuun badan 😭 mahadsanid wall ifiye

  • @Aswanbashir2598
    @Aswanbashir2598 2 หลายเดือนก่อน +2

    😢😢😢😢war wuxu xasidsana suasha uguwayn ba ah sidee diinta umaba ogala nin gala wah war gabdhaha jeclanaya nin gala Ilaahay hafahansiiyo diinta

  • @WalaalSakariye
    @WalaalSakariye 2 หลายเดือนก่อน

    Xamarweyne🎉🎉🎉❤❤

  • @maima4ever2
    @maima4ever2 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qisada aadbey uxanuun badan tahey wlhi😢 Mahadsanid bro

  • @lajacleyyui4172
    @lajacleyyui4172 หลายเดือนก่อน

    Inalilahi wa INA ileyhi rajuucun

  • @HUDAqurux
    @HUDAqurux 15 วันที่ผ่านมา

    Allah ayan ka magana galne nin Somalia Ana ehen

  • @sumayamohamed4491
    @sumayamohamed4491 2 หลายเดือนก่อน +1

    Nin aan muslim ahayn ayaan ila sheekaysanaa waana is guursan rabna

    • @LukmanAlhakim-il1lw
      @LukmanAlhakim-il1lw 2 หลายเดือนก่อน

      Sharcige ku baneeyay ado muslim ah ina gursato nin aan muslim ahayn wl

  • @JH-ec7tv
    @JH-ec7tv 29 วันที่ผ่านมา +2

    Subhanallah 😂😂🤔🤔♥️♥️💕😭🙏

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 2 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanallah waa qiso murugo leh alle haunaxaristo mamadaas😢
    mahadzanid ifiye❤

    • @abduqadirmohamed7662
      @abduqadirmohamed7662 2 หลายเดือนก่อน

      Haa

    • @user-qj1gq4lw9d
      @user-qj1gq4lw9d 2 หลายเดือนก่อน

      Qisaadu waa been sababo jira awgood
      1 sidee reer muslima u ogalan karan in gabdhooda u nin gaala guursado
      2 sidee mamadu u ogalatay in nin gaala oo gabdheeda xaran kula jooga u luugaha ugu rixrixi kara
      Aniga taas wax yabahas baa iga yabiyey

    • @user-sm8yv1cg7d
      @user-sm8yv1cg7d หลายเดือนก่อน

      ​@@user-qj1gq4lw9dso lagama yabao walal in u dhahaday waa muslim ninka

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 2 หลายเดือนก่อน +6

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡

  • @AhmedNuur-ek9yy
    @AhmedNuur-ek9yy 2 หลายเดือนก่อน +1

    ♥️❤❤♥️🎉♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

    • @AhmedNuur-ek9yy
      @AhmedNuur-ek9yy 2 หลายเดือนก่อน +1

      Ilys ifiye show wan waxaa kaa dhagaystaa jigjiga ayn joga sxb qli ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ikraangureey6218
    @ikraangureey6218 2 หลายเดือนก่อน

    Ifiyoow qisooyinka cabsida iyo jinka kuwas noo dhax gali xata mar mar kuwan kan ka daalnee❤

  • @Deeqoadann
    @Deeqoadann 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wallahi mantaay saan 😂 koox mafiyaah 😂

  • @fartuun-gg7vv
    @fartuun-gg7vv 2 หลายเดือนก่อน +1

    Lkn ifiyoo sirta ween oo hoyada wiikeda ushegtay noma shegin waxa dhahdi gadaala niiga shega mana noshegin wad hilmamti kawaran hee yaqayoo ifiye

  • @AhmedNuur-ek9yy
    @AhmedNuur-ek9yy 2 หลายเดือนก่อน +2

    2:03

  • @ibrahimhassan6912
    @ibrahimhassan6912 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mamada maxaa ka qaldan nin gaala sidey ugu ogolaatey gabadheda ?

  • @ZalmaJama-eg7vz
    @ZalmaJama-eg7vz 2 หลายเดือนก่อน +1

    51:27 amuu hilibka hooyaded uu siin jirey😂💔

  • @user-gy4ls7im5h
    @user-gy4ls7im5h 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ifiyow wllhi waxaan kaa bartay xitaa iskuulka iyo jaamacad kamaan baranin wllhi😊😊🎉

  • @user-cf4mv5bv5x
    @user-cf4mv5bv5x หลายเดือนก่อน +1

    Subxaana allaah,waataas wixii allaah nagareebay waasoo taabanay.

  • @ClassicDon-kv3bw
    @ClassicDon-kv3bw 2 หลายเดือนก่อน

    Jazzakomo Allaah Kheeyr Aqhii in aan faahamney Gaalda qisooyinkoda!

  • @sakariyeomar2859
    @sakariyeomar2859 2 หลายเดือนก่อน

    Walal videoga gosgos inugu soo dhig adigo raali ah film ahaan ka dhigtey

  • @intasarabdi2187
    @intasarabdi2187 2 หลายเดือนก่อน +2

    Bonjour malin wngsn waye Bonsoir haben wngsn waye

  • @nimconajax1755
    @nimconajax1755 หลายเดือนก่อน +1

    0:11 0:12 🎉

  • @MaryanDagan
    @MaryanDagan 2 หลายเดือนก่อน

    Qisadan sawda qalib Ban kdhigysty Lkn madhmysan subxnal iydaaa khldkaaa Kalhyd o nin gala gurstay iydoo muslimaa wx kudhcynaa wa Ciqab xagaa ale kaga timid😢

  • @MaxamadAxmad-ws9mu
    @MaxamadAxmad-ws9mu 2 หลายเดือนก่อน +2

    Fist coment 😂❤

  • @fowsiyoyusuf5090
    @fowsiyoyusuf5090 2 หลายเดือนก่อน

    dhibatada ugu weyni waa gurkii xaran ta aha ee nuura aya gashay hooyadedan ka may celin sinadi aya gaalka kula joogty ilaa marki dambe hooyadade hilibkeeda ay cunty😭😭😭

  • @CabdisalaancabdiqaadirhaaSaanu
    @CabdisalaancabdiqaadirhaaSaanu 2 หลายเดือนก่อน +3

    🎉🎉🎉🎉

  • @SuhurAbdi-xd5dl
    @SuhurAbdi-xd5dl หลายเดือนก่อน

    Ifiyow Zidane abah i ayaa ku dhashay Algerie oo sidan kumanu dhalan Zinedine wuxu ku dhashay dalka faraniiska magalada Marseille 😊

  • @SalmanCali-jm4no
    @SalmanCali-jm4no 2 หลายเดือนก่อน

    2007 ayn dhashy mar waxa ka man ooken

  • @HaniOsman-et3zw
    @HaniOsman-et3zw 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @user-pk8qk5pe6o
    @user-pk8qk5pe6o 2 หลายเดือนก่อน +1

    TEAM ILEYS

  • @aadanyare1532
    @aadanyare1532 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @karinaali63
    @karinaali63 2 หลายเดือนก่อน +1

    Say gursatay nin gaslight ah

  • @Ahmed_edits_23
    @Ahmed_edits_23 2 หลายเดือนก่อน

    Zidane google waxaa ugu qoran in uu ku dhashay la castellena mirsille France

  • @AhmedAbdullahiomar
    @AhmedAbdullahiomar 2 หลายเดือนก่อน

    🥰🥰

  • @abdirahmanwarta5130
    @abdirahmanwarta5130 2 หลายเดือนก่อน

  • @user-og7lq6tc4r
    @user-og7lq6tc4r 2 หลายเดือนก่อน

    Ifiye French taqanaa bonjour iyo bonsoir 😂😂 I know French ❤

  • @FartummaxamudFartuun
    @FartummaxamudFartuun 2 หลายเดือนก่อน

    Ax❤

  • @Hanad10987
    @Hanad10987 2 หลายเดือนก่อน

    Zxp codsi pubg naga daa aad video ga qaab dro wye

  • @user-zk3lp1xw8b
    @user-zk3lp1xw8b 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-pk9ip1rv2l
    @user-pk9ip1rv2l 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wow

  • @MushtaqMaxamed-z9p
    @MushtaqMaxamed-z9p หลายเดือนก่อน

    Qeybta 1:12:20

  • @Mss-byeon
    @Mss-byeon 2 หลายเดือนก่อน

    Ieys qisooyinkii noo sii dhaadheey illa 2 saac ka dhig yaqey wllhi wax badan kaa faaiday oo nolasha quseeyo waana kaga mahadcelinayaa😢

  • @user-zk3lp1xw8b
    @user-zk3lp1xw8b 2 หลายเดือนก่อน

    💔💔

  • @user-yh9qw2yn6u
    @user-yh9qw2yn6u 2 หลายเดือนก่อน

    Bonjour ça veut dire good morning

  • @user-iu7he2sr2d
    @user-iu7he2sr2d 2 หลายเดือนก่อน

    Ifiyow marka halkas mareyso oo hilibka mcney waxa iso sawirmay inuu hilibki hoyaded u karinayey 😢 see noqoto bal aan argo 😢

  • @Butuceyyy
    @Butuceyyy 2 หลายเดือนก่อน

    Hh waa caqli badanahay wlhi iguma soo dhicin in ropert aabihis uu arinka ka xun yahay ee waxa igu soo dhacay in roperto hooyadii meesha lagu aasay 😮welina jwbtada ma dhageysan

  • @user-zk3lp1xw8b
    @user-zk3lp1xw8b 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @ibrahimhassan6912
    @ibrahimhassan6912 2 หลายเดือนก่อน

    Gabar Muslim ah magursan karaa nin gala? Waa yaab

  • @RAHMA.ABDI.ABUBABAKR
    @RAHMA.ABDI.ABUBABAKR 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xalimo 90 ka wayku soo cèrinee kkkkkk ifiye

  • @AliAhmed-hz4ck
    @AliAhmed-hz4ck 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢

  • @bisharomohamed7899
    @bisharomohamed7899 2 หลายเดือนก่อน

    Ninku ma muslimaa see uqabi karaa nin gala gabar muslima subxanallaah

  • @AyanAli-jy1lu
    @AyanAli-jy1lu 2 หลายเดือนก่อน

    Xaliimo😂😂😂😂😂

  • @daganiitadolar3516
    @daganiitadolar3516 2 หลายเดือนก่อน

    😊

  • @user-zk3lp1xw8b
    @user-zk3lp1xw8b 2 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉

  • @Alijilibey
    @Alijilibey 2 หลายเดือนก่อน

    Cilmiga sharcigaah wan barta qaama sedun icraab

  • @FarduusFarxaan
    @FarduusFarxaan 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wax kale soodhig

  • @Mahamedcheik
    @Mahamedcheik หลายเดือนก่อน

    Sheekadan 30 Daqiiqo Ayaad ka dhigi lahayd
    Sxp aan. Kula taliyee sheekooyinka aad dheedheeraynayso iska daa dadku saasay kaaga carareene

    • @user-sm8yv1cg7d
      @user-sm8yv1cg7d หลายเดือนก่อน

      Dad ayaa jecel walal sida anigo kale wax laso kob koobo maxaa laga faaida mida kale shekoyinka Marka laga shegeynaayo cipro iyo waaano qadasho ayaa ku jirta iyo waliba faaido ah qofka in maskaxdiisa si korodho walhi walal ifiiye waa mahadsanyahy waxan ka baranay iskuul iyo Jamacad kama baran walhi 🎉❤

  • @hafsashafi7699
    @hafsashafi7699 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢

  • @AmindekAli-qk5pp
    @AmindekAli-qk5pp 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid sxb ilays

  • @abdalleibrahim
    @abdalleibrahim 2 หลายเดือนก่อน

    Sidaad doonto ugu dhawaaq hadaa doonto dheh marvielya 😅😅😅😅😅

  • @mohapro2
    @mohapro2 2 หลายเดือนก่อน

    ifiye shp guuleyso 🎉😮