Soomaalida ku nool magaalada Fargo ee dalka Maraykanka oo Hormar ka sameeyey dhinacyo kala duwan.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 23

  • @nali5855
    @nali5855 4 ปีที่แล้ว +3

    Toronto, Dixon, Muqdisho yarey ayaan idinka filaynaa in aad ka soo tabisaan, inoo imaada hee!!. Warbaahinta qaranka mahadsanidiin.
    🇨🇦❤💙🇸🇴

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 4 ปีที่แล้ว

      Aawey Mahad Caraboowgii ka soo warami jiray Weston iyo Lawrence? Mise Yunifersal u shaqeeyaa kaas?

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allah wariye doonayo in horumarka shacabka somaliyed meelkasto oo ay joogan sidaa baa ladoonayaa in TV Qaranka uu usoo wareesto shacabkena Qurbo Joogta wa horumar mahadsanid wariye abdihakim abdi ismail

  • @betterworld4560
    @betterworld4560 4 ปีที่แล้ว +2

    Fawsiyo keep up the good work we love you

  • @satirsuleyman3376
    @satirsuleyman3376 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan joogaa magaaladan laakin waxaan ubaahan nahay inaad iga caawisaan inaan bilaabo ganacsi waxaan hadalkaan uwadaa maamada iyo adeerka🙏🙏🙏

  • @nabardaarshe6276
    @nabardaarshe6276 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @SM-qx5he
    @SM-qx5he 4 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah
    Soomalinational Tv jazakalaaah khayran
    GUUL DOWLADA qaranka🇸🇴

  • @asiyabare995
    @asiyabare995 4 ปีที่แล้ว

    MASHA ALLAH

  • @faaaduma6876
    @faaaduma6876 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah. The lady is pretty and intelligent😎👏

  • @mouminatteyehosmangeussod4771
    @mouminatteyehosmangeussod4771 3 ปีที่แล้ว

    Congratulation

  • @saabirinherzi3805
    @saabirinherzi3805 2 ปีที่แล้ว

    Haa mareykanku soomlida wax weyn u klayaan waa dad howl kar ah oo hdana jeceyl shaqada lkn waxaa wacnaan laheyd tagaba hdaa rabtaan wadamada shisheeye ee wadankiina mal kashta oo dhista si aan ugu daba tagno dadkaaz hormarka sameynaya alx am Somalia God choose me

  • @alhamduliilaa6758
    @alhamduliilaa6758 3 ปีที่แล้ว

    Hello

  • @mohamedmnur4670
    @mohamedmnur4670 4 ปีที่แล้ว +2

    FARGO WAA CAASIMADDA GOBOLKA NORTH DAKOTA MARKAAN DEGGANAA WAHPETON NORTH DAKOTA OO KALA QAYBISA MINNESOTA IYO NORTH DAKOTA USA WAXAA DEGGANAA DAD YAR, RED RIVER AYAA KALA QAYBIYA MAANTANA EUROPE AYAAN KU NOOLAHAY

    • @saidalaska3237
      @saidalaska3237 3 ปีที่แล้ว

      Walal maxaa uga soo guursatay ani yurub daganahay mareekankana waa utahriibaya waayo company ayaa halkaas ku leenahay adi ahaan labada dhinac kee fiican nolosha

    • @mohamedmnur4670
      @mohamedmnur4670 3 ปีที่แล้ว +2

      @@saidalaska3237 WAXAA FIICAN MARAYKAN XAGGA SHAQADA IYO NIYADSAMIDA, UBADKAYGA AYAA YURUB DEGGANAA OO AAN MARKII HOREBA KAGA TEGEY, TAASI AYAA IGU QASABTAY INAAN YURUB DIB UGU SOO NOQDO NIYADDAYDUNA MARAYKAN AYEY JIRTAA IYO QALBIGAYGU JIDHKAYGUNA YURUB AYUU JOOGAA, KKKKKKKKK LAAKIIN XAGGA NABADDA YURUB AYAA FIICAN MARAYKAN MARAR BADAN AYAAD KU SIGANAYSAA IN LAGU TOOGTO, SI KALE HADDAAN KUU FAHAMSIIYO YURUB WAA ADIGOO REER MARTI U AH WOQOOYIGA MARAYKANKA WAA CANADA IYO MARAYKANE WAA DHUL AAN LA KALA LAHAYN QAXOOTI AYAA LAGU WADA YAHAY, TAHRIIBTA ISKA DAA WAAYO ILAAHAY MAQADDAREE WAAD KU DHIMAN KARTAA AMABA LAGUGU DILI KARAA