It is really surprising, that no one from the current administration, responds to negative words against Somaliland from the enemies in Somalia and other parts of the world? Is Irro and his administration accepting these negative talks against Somaliland.?
Dadka somaliland ee u soo dhintay ee u qaxay, ee guryahoodii la fadhateestay ,diyaarado lala dhacay dakoodii, se maanta aanay laheen meel ay u qaxaan, ayaa kuwii sidaa inoo galay,dolad cusub oo sacabka u tumaysa timid, oo donaysa mamul goboleed, subxaanalah waar banaan bax ha la sameeyo gurtidana ha lagu raaco NO somali italya
Ibraahin caydiid geesi qaran ❤❤❤❤
Wadani faqash down
Laa illaaha illa allaahu S c w
MUJAAHID IBRAHIM CAYDIID WAA HALEY QARAN❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Somaliland cid ay daba fidhisanaysa majirto ee haday talada dalka ay xamar ledahay hakasodegen fiqi iyo xasan kashki mahamed oo hargesa hayimaden haday ragyihin iyaga oo aan isqarinayn waxba yaanay odhan safaradan xukuna iyo khayali aan soconayne
Golaha guurtida manta waxay ugadigay golaha wakiilada
BAL NACASKII FAQASHTA AH SIDUU AFKA LEEYAHAY EEGA.
Ibraahin caydiid hanoolaado
MUDANE IBRAHIM,
HAKU DAALIN.
LALUUSHBAY QAATENOO
SAWIRANA WAA LAGA HAYAA OO FARI KAMA QODNA.
MARKAA MID KELIYE AYUUNBA INOO BANAAN?
Wardalkii wuu dumay dadwaynihii aaway
Ka kacaay ka kacaay, waa in shir deg deg ah oo caalamiya iyo gudo ahba la isugu yimaadaa, Mafiyadan wadanka ka qabsatay waa in laga xoreeyaa kilaabta.
Faqash wadanku dagaal buu ku jiraa
Buufi huwanta
Walee madaxwayne ciro wixii lagu xaman jiray waa Dhab waa somaliwayn toosa
Kadawarsada dheh ciro iyo xirsi caalmka dhaha
It is really surprising, that no one from the current administration, responds to negative words against Somaliland from the enemies in Somalia and other parts of the world? Is Irro and his administration accepting these negative talks against Somaliland.?
Ilayn ninku halku xukumo ama uu kataliyo wuu soo boqdaye cidana haso kaxaysto birta calashada car haday ragyihin dani gala dagalka iyo xasan sheekh ceergabo burvo iyo hargeysa hayimadan haday ragyihin maxay abi ka meraysan ama ismacil cumar iyo xasan ha kaso degen hargeysa oo dadka hala hadlen
Daahir jimcaale dhegataag
1.0. Waxan dhahayaa ma waxaad naga dhaadhicineysaa in dawladda ethiopia la siiyo berriga iyo badda lughaya iyo saylac oo dhan 400 kilometer square ah.
2 0. Aqoonsiga dawladda ethiopia ee been beenta ah een meelnaba gaadheynin ciddina kuma siineyso khiyaamada ay wadato dawladda ethiopia.
3.0. Dhibaato ma laha inay safaaradda ethiopia ee somaliland inay ku cellineyso qunsulliyad yar. 4.0. Waxan dhahayaa awalba waxay ahayd khiyaamo cad oo la doonayey in lagu qaatto berriga iyo badda lughaya iyo saylac oo dhan 400 kilometer square ah.
5.0. Marnaba ma dhacayso inay dawladda ethiopia khiyaamo ku qaadato berriga iyo badda lughaya iyo saylac oo dhan 400 kilometer square ah.
Wadani kursigaa uu ibsaday mantaa ku madhacaan inye somaliland uu shekheeyaan naftodaa ayey uu bakhanayaan ee maxaa xalaa ? maxaa la sugayaa ?
Wax ina quseya mah ah ee haka biqina
h jecelo aaya wadanka halka dhiigay maalinti ceele afwaan laga dhaqay ciro in ladhiiso ciishad aayan jaab nay
muuse bixi liibax buu aha reer soomaalilnd waay garan waayen
inader ibarhin waxa ino taal aha on weela barlaamaki soomaalilnd waad faqash
Af quurmoone