Arday ku guulaystey imtixaankii dugsiga sare ayaa dhiirigelin ka helay madaxweynaha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ค. 2024
  • Wasaaradda cadaaladda ee Iran ayaa sheegtay in maxkamad ku taal Iran ay ku amartay Mareykanka inuu bixiyo ku dhawaad ​​6.8 bilyan oo doolar oo magdhow ah saameynta cunaqabateynta Washington ay ku soo rogtay bukaannada qaba cudurrada maqaarka ee dhifka ah. Barnaamijka Arrimaha Islaamka ee toddobaadkan waxa lagu falanqeeyay wadahadalka tooska ah ee Maraykanka iyo Iran ku dhex maray dalka Cumaan, kaas oo ku saabsan barnaamijka Nukliyeerka ee Tehran. Degmada Xaafuun ee gobolka Bari ayaa laga hirgeliyay warshad sifeysa biyaha badda oo macaan iyo cabitaan. Dadka ku dhaqan deegaanada xeebta ayaa la il daran biyo la’aan ay cabaan.

ความคิดเห็น • 4

  • @jamaalcabdilaahi1110
    @jamaalcabdilaahi1110 23 วันที่ผ่านมา +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 23 วันที่ผ่านมา

    👋 Weriye Samakaab.

  • @AbdillahiMoxamedangry
    @AbdillahiMoxamedangry 23 วันที่ผ่านมา

    ❤FOZIA WOMAN 🆚 MAHAMOUD MAN ELECTION PRESIDENT UNION AFRICA 🌍 CHANGE MOUSSA ?

  • @AbdillahiMoxamedangry
    @AbdillahiMoxamedangry 23 วันที่ผ่านมา

    ❤ MOUSSA BIXI 🆚 ABBY AHMED ELECTION PRESIDENT FEDERAL OF ETHIOPIA 🇪🇹 WELLCOME UNION SOMALI OF 🌍 WE WAIT FOR YOU DAY? 1FIRST AMARA ,2SECOND TIGREY 3THIRD OROMO 4TH SOMALI MAJORITY OF PEOPLE OF 🇪🇹 NO SEA SORRY FOR NO RELION NO AIRPLANE. ❤?