HALIS WEYN: MAREYKANKA & KUURIYADA WAQOOYI OO DAGAAL QARKA U SAARAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 28

  • @aliameerikaaliameerika-mr5dh
    @aliameerikaaliameerika-mr5dh ปีที่แล้ว +1

    Waxaad tihiin haqabtirayaal run iyo xogogaalnimo durugsan leh
    Maashaa allah

  • @saabirosca2627
    @saabirosca2627 ปีที่แล้ว

    Mahadsanidiin mowliid haji io mohamed mohamud
    Sida barnamishyada nogu soo gudbisan thnkz👍

  • @alimohamoud65
    @alimohamoud65 ปีที่แล้ว

    Mahadsanidiib

  • @momar6822
    @momar6822 ปีที่แล้ว

    Kuriyada Waqooyi iyo Mareykanka
    Iran iyo Mareykanka
    Rushka iyo Mareykanka
    China iyo Mareykanka
    Turkey iyo Mareykanka
    Venezuela iyo Mareykanka
    South Africa iyo Mareykanka
    War nimanyahow waaba yaabnaye maxaa qaldan?

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii ปีที่แล้ว

    🥺🥺
    🥺🥺🥺 ASC Majiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. igama aha hadal uun balse waa xaalada ilaaheey igu ogyahay ee aan ku jiro. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay lakiin ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro darteed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo aan ku tiirsanahay. Walaal adiga uunbaa maanta garab ii ah ee duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, iyo Allah darti ah. Xitaa Mobile-ka aan isticmaalayo marki aan u adkaysan waayay xaaladda aan ku jiro ayaan qof si ku meel gaar ah uga codsaday anigoo rejo ka qaba in aan helo walaalo ii gurmada.
    Muqdisho.
    Lambarkayga: 252 617313184
    Cabdulqadir Cabdi

    • @ahmed.bakool
      @ahmed.bakool ปีที่แล้ว

      Ilaahay Baa Gacan Weyne Dhibka Aad Inoo Sheegtay Allaha Kaa Dulqaado Si Deg-Deg Ah.

  • @ibrahimxussenali126
    @ibrahimxussenali126 ปีที่แล้ว

    Wankusalamey mowliid haji abdi😊

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤ thanks

  • @shabcaancabdi5557
    @shabcaancabdi5557 ปีที่แล้ว

    🆗️💯💯

  • @cabdinaasir-ce4xj
    @cabdinaasir-ce4xj ปีที่แล้ว

    North korea sharci ma qabto hdii ay quwadeeda isticmaashu markaas taas wxaan dhihi karaa marekanka iyo xulafadiisa halis ayay kujiraan..

  • @AbshirMohamud961
    @AbshirMohamud961 ปีที่แล้ว

    Hady korea adeegsato hubka nucknerka dhamaan wadamada kalana way adeegsan doonan taasi oo dunida kucelindonta casriyadibjahiliyada

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool ปีที่แล้ว

    200 Neutical Mile Halkii Neutical Mile Wuxuu U Dhigmaa 1.85200 kilometers.

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 ปีที่แล้ว

    🇺🇸 USA waxay u dhaqmeysa sida argagixiso caalami ah, waana dhibka ugu halista badan ee maanta dunnida ka jirta, ee facaacikiisu dhalin kara dagaal caalami ah .

  • @abdirahmanwaber
    @abdirahmanwaber ปีที่แล้ว

    Maxay yihiin guryahan la xayaysiinayo ee Nairobi lava dhisayo. May Kenyan baan nahay mise Somalia. Hadii jawaabtu tahay Somalia maxaa looga dhisi waayey muqdisho a a hargaysa ama kismaayo ama borama.

  • @Ibrahim-vx1fu
    @Ibrahim-vx1fu ปีที่แล้ว +1

    WALLEE MARAYKANKII GODKIISAY BIYO UGU GALEEN. WUUNA BURBURAYAA DHAWAAN SIDII AY U BURBURI JIREEN BOQORTOOYOOYINKII WAAWEYNAA EE ISAGA KA HORREEYAY.

  • @cabdullahishaafici6928
    @cabdullahishaafici6928 ปีที่แล้ว

    NK WAAN KU RAACSANAHAY

  • @alimohamoud65
    @alimohamoud65 ปีที่แล้ว

    Mhdsanid mwld iyo mo maxamd cadde

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn ปีที่แล้ว

    Maraykan Soomaaliya qaxooti aan dawlad lahayn ayuu kadhigay Soomaalidana dagaal aan dhamaad lahayn ayuu kuhayaa iyaguna naxariis ayey udaba ordayaan

  • @Worldwide24hrs
    @Worldwide24hrs ปีที่แล้ว

    Aduunka waxa qasaya wa Maraykanka. Reero hawadood intu dalaq dhaho ayu oran wa hawo caalami ah. Wahabka halaga qaado daanyeerka

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool ปีที่แล้ว

    Maraykanku Dhib Badanaa Meel Kastaba Ma Laga Qaylinayaa? Sidaan Is Leeyahay Wuu Lalmayaa Marka Danbana Raran Kulul Buu Faraha Darsan Doonaa.

    • @MahamudHagimuse
      @MahamudHagimuse ปีที่แล้ว +2

      Pacific Ocean.ka japan& Philiphine. COREA dakale intaasu ilaalinaayey 20sanee u danbeeyey tottal 40kun ciidan marakiib Si joogtaa USNAVAY halkasaay kusuganyiin lkiin Kim Jon. Ayay hda halis ugu jiraan Mareykanku

  • @ProfilerYousouf
    @ProfilerYousouf ปีที่แล้ว

    jahiilinti somalida waxay isku badaalen wariyee sida labadan jaahil lakin anigu wan ku qosla ee waxba kama aamiino waxay sheegaayan waayo jaahilintan waxba ma oogo marka wa been waxay faafinayaan jow kow now hadana bow

    • @AbdiraxiinHassan-ox1yq
      @AbdiraxiinHassan-ox1yq ปีที่แล้ว

      amu hoyada jahilku wasye adiga jaahile sidad u hdalyso laga garanaya wad xanusanysaye umada ka fadhiso

    • @ProfilerYousouf
      @ProfilerYousouf ปีที่แล้ว

      @@AbdiraxiinHassan-ox1yq jow kow now meel hooyo lagu waso hadad araktay hadaba walahi hooyaada oo la wasaayo baad araktay ee hooyoyinka kaale maha sida hooyada oo dhila ah jow kow now hadana bow labadana walahi wa jaahilin

    • @AbdiraxiinHassan-ox1yq
      @AbdiraxiinHassan-ox1yq ปีที่แล้ว

      @@ProfilerYousouf hoyaday man arkine beedeyow ada hoyada cayda uso jidaya duli ba tahe