DEG DEG Sheikh Umal oo Jawaab Kulul Siiyay Wasiir Caaydiid Dirir oo Ku Been Abuurtay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 เม.ย. 2024
  • Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
    Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
    Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
    Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran......
    • Sh Umal Oo Daah Furay ...
    • 10 Xaqiiqo Oo La Yaab ...
    • Waa Kuma Sh Xambali Wa...

ความคิดเห็น • 79

  • @safiaissa5917
    @safiaissa5917 หลายเดือนก่อน +8

    subxaan allaah
    allaah ha ha xiftiyo sheekh umal
    Isga oo ann na aqoon cidaan hay iyo meel aanu joogno buu diinta is laamka
    Nabaray waa macalin muda soomaliyeed ruuntii aniga waxaan kabartay 20 jiz oo tafsiirka quraanka ah welina waan wadaa allaah badbaadiyo oo hanabad geliyo waxaay maleegayaan.xagaan ka heli lahaayn ,cilmigaa sheekha la aantii

  • @user-cd1yu3vv7q
    @user-cd1yu3vv7q หลายเดือนก่อน +5

    Waa yaab I'm culumada maa xaq dhowrtaan ha, rabbi ha dhowro, Sheekh maxamed cabdi umal❤❤❤

  • @abdukaderyusuf3912
    @abdukaderyusuf3912 หลายเดือนก่อน +1

    Shekh umul Allaha noo kaa xafido aamiin.

  • @SacdioCabdulaahi
    @SacdioCabdulaahi หลายเดือนก่อน +1

    Inaa lilaahi wa inaa lilaahi rajicuun war culumada halaga xishoodo alaanà halooga baqo

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 หลายเดือนก่อน +5

    Reer Adeerkay Sh ‘umal waa lama
    Taabtaan ! iska Daa ‘Qof ku been
    Abuurtay Diifta iyo Xanuunka ka -
    Muuqda ‘waan ilmeeyaa !! Allaha -
    Xifdiyo Caadimaad Allaha siiyo
    Allaha noo Daayo ,, Cimri dheer -
    Allaha siiyo 💕💕💕❤️❤️❤️💕

  • @BintiCali-oe9ih
    @BintiCali-oe9ih หลายเดือนก่อน +1

    Hogaamiye yaashi waxay dulminayan culumada somaliyeed plz culumada somaliyeed haku tarax tagina qayaamo wax idiin majirane 😢

  • @xaawomaxamed8701
    @xaawomaxamed8701 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahy shiikha haxifdiyo Aamin Aamin

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 หลายเดือนก่อน +4

    Subaxanallah shiikhyadii baa lagu bilaabay markii umadii kale lasoo dhameeyey bal ninkaa wayn ee umada madaxda looga dhigay been cad buu shiikha kasheegay
    Qof walba wasiir baa lagu sheegaya .

  • @goljannobanka5570
    @goljannobanka5570 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha alaah sheekhanaa ilaahay haku xifdiyo aakharo iyo aduunba
    ❤❤❤❤❤

  • @nadiifohussein3815
    @nadiifohussein3815 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekh Umal xaashaa lillaahi, xaal Marin baad leedahay, war kooda kabax badowga

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 หลายเดือนก่อน +2

    Ilahay ha Ku xifdiyo sh umal

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 หลายเดือนก่อน +1

    Subaxllah Subaxllah ilwo xaq nawafji amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲 sheeq Allah h ku xafido amniin amniin amniin yarabi 🤲

  • @user-dh7fz8iy7y
    @user-dh7fz8iy7y หลายเดือนก่อน +2

    Subxaanallaah waar culimada halaga xishoodo. ilay waa kuwii dhaxlay ambiyada❤❤❤

  • @user-yy9jm3rr6y
    @user-yy9jm3rr6y หลายเดือนก่อน +4

    Subxanalah culumada wa warasatu abiya halaga xishodo

  • @fadumoabdi3562
    @fadumoabdi3562 หลายเดือนก่อน +1

    Maa lakeeno sheekka khudbooyinkiisu waa layf waana laduubaaye waar culumada dulmiga kadaaya Alaah haxafidee

  • @mariambalqiis757
    @mariambalqiis757 หลายเดือนก่อน +4

    Subxaanallaah, Culimada Allah ha Noo xafido, Allah haka qabto wixii dhibaya

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 หลายเดือนก่อน +1

    صل الله عليه وسلم
    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    Aamiin Yaa Rabi yaa Allah

  • @ceyniali
    @ceyniali หลายเดือนก่อน +1

    Allah ku xifdiyo. Shiikh

  • @fadumoabdi3562
    @fadumoabdi3562 หลายเดือนก่อน +1

    Aamiin ❤

  • @XamdaXasan-fe8dl
    @XamdaXasan-fe8dl หลายเดือนก่อน +1

    Amiin❤

  • @user-id1mh6ol6l
    @user-id1mh6ol6l หลายเดือนก่อน +1

    Subxanalah waa wax laga naxo in sh lamasabito war hooy somaliayay culumada ixtiraama oo dhibta kadaaya yiina halgsamine sh umal waa shikhena caalimkaa iskadaya oo haku fududaanina wax kasheegiisa yaan ladika raacin culumada hilibkoodu waa sun inwax laga sheego ika ilaaliya

  • @ubahjimale8666
    @ubahjimale8666 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanalaahi Xaqa Allah nagu sugo Amiin yaarabi

  • @AaminoAbdirahman-ly9no
    @AaminoAbdirahman-ly9no หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh allaah ku xifdiyo

  • @sahroyusuf6848
    @sahroyusuf6848 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanallaah culumada waa warisatu anbiyaa

  • @sahroyusuf6848
    @sahroyusuf6848 หลายเดือนก่อน +1

    Hadalka ha hubsado wasiirka .culumada iska illaali hadalka aadan jubin aad ku tuureeysey allaah swr ka cabsado wasiir

  • @user-xd5ho8lp6y
    @user-xd5ho8lp6y หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallah

  • @cabdisalaamxaajimaxamed9810
    @cabdisalaamxaajimaxamed9810 หลายเดือนก่อน +6

    Ninkan wasiirka isku sheegaya waa jaahil aan xishoon oo aakhiradiisa iyo adduunkiisaba aan ka fiirsanayn!!?.

  • @CabdiiJaamac
    @CabdiiJaamac หลายเดือนก่อน +3

    Sheekhu saw kiilahaa lahaa managaa waalan mise cadanbaa laga heesayaa mids labaadsawki sheekhu lahaa dagalka laascaanood waaxaq waana jahaad eedhaqaalaha kubixinayay

    • @RNN1234
      @RNN1234 หลายเดือนก่อน +1

      Isagoo Sidaa Leh Maad Aragtay Adigu? Haday Haa Tahay Xageed ku Aragtay ?

    • @maryanabdi629
      @maryanabdi629 หลายเดือนก่อน

      Waa sual fican mashaallah ​@@RNN1234

    • @goljannobanka5570
      @goljannobanka5570 หลายเดือนก่อน

      Hadalkaa saad u dhigtay xageebuu ku yidhi walee waa lays xisaabin

  • @kawsarmuxumed7814
    @kawsarmuxumed7814 หลายเดือนก่อน +1

    استغفر الله واتوب إليه

  • @hassanolad
    @hassanolad หลายเดือนก่อน +1

    Wasiirna wax a Kama oga sarqaanka xaal qaado

  • @maxamedcumar3739
    @maxamedcumar3739 หลายเดือนก่อน +1

    Sh cali wajiis weeye

  • @halimofarah9577
    @halimofarah9577 หลายเดือนก่อน +2

    Subxaanalaah culumadii miyaa la bilaabay in lagu been abuurto.

  • @user-jw4wr7fm2z
    @user-jw4wr7fm2z หลายเดือนก่อน +1

    Alle cadawga burburiyay culimadii ee halkaa gaadhsiisay haka qabto

  • @sarahkadiye8251
    @sarahkadiye8251 หลายเดือนก่อน +1

    Kuwaasoo kale Ayaa ummada Somaliyeed Hugaan u Ah Acuudubillahi MINASHEYDANI Rajiim
    Markaasa hadana loo Safanyahay oo loo Sabciinayaa Rabiyoow kuwaan Iyo kuwa kuwa Kale oo Ummada Fasahadiyey been Iyo Kala Qoqoobka
    Wada

  • @user-td2vy9zr3h
    @user-td2vy9zr3h หลายเดือนก่อน +1

    Kani wasiirba uma eke, wuxu umuuqdaa, qof dhimirka kaxanuunsan Ee allaha caafiyo. Dani cidkale muu waayey, waziir u magcaano po kani dhaama?

  • @yusufabdirahman5509
    @yusufabdirahman5509 หลายเดือนก่อน +1

    Wasiirka shiikhu soo cadee ayaa uu kuyuri,ee soi gar bax ileen ma suul baa tahayee ama Raali galin ka bixi khaladkaaga.

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 หลายเดือนก่อน +1

    Somalia Ma jirto hesi ama laba reer ku heshiye awod qeybsi

  • @user-qf8mc8wp3p
    @user-qf8mc8wp3p หลายเดือนก่อน +1

    Wasiirku waa riyoodey

  • @Hakimziyech8
    @Hakimziyech8 หลายเดือนก่อน +2

    Asc sheq umal allaha kuxafido dajal waye ninka wasirka lagu shegayo yeey kufidnayn sheqow allaha kaaqabto dhaman tooda aaamiin

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 หลายเดือนก่อน +3

    Washir isku shagu xaga warkan ka Kan Bismillah

  • @mohameddagane1170
    @mohameddagane1170 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaas waziir maaha .,Waa ciyala suuq.iyo ciyal xafaded..

  • @hhaji6556
    @hhaji6556 หลายเดือนก่อน +1

    Dastuurkay kuxiiqeen ee, ay isku haystaanba sheeku ma,aaminsana dad qudhun walaaqanayana nin dhexboodi kara ma aha sheekhu .
    Marka noodaaya culimada , idinku, iskalusha hadaad rabtaane.

  • @kahiyemohammed8556
    @kahiyemohammed8556 หลายเดือนก่อน +1

    Pple fro Somalia , Somaliland or moqdhisho are not full education, come to kenya for higher education and pubic relationship officers.

  • @MukhtarDahir-ij9ii
    @MukhtarDahir-ij9ii หลายเดือนก่อน +1

    War culimada halaga xishoodo

  • @maryanl804
    @maryanl804 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaan wasiirnimadiisa ma naqane hanoo daayo shiikheena waa beenaale

  • @IkeaanOmar
    @IkeaanOmar หลายเดือนก่อน +1

    Asc walal suaal maiwaydiin kartaa shiiqa umal gawadha laqabo ninkeda maku leedahay ino dahab ugado maxa yelay qofba igu dhahay xaq kumalahan ino ugado dahab plz iso jwb

    • @umulkhayrali7487
      @umulkhayrali7487 หลายเดือนก่อน +1

      Waa ugadi kartaa isxaan ahaan nin wanagsan hadii aatahay dhaqalane ad ledahay xaskaga waxwalbo wanagsan ayad usameynkarta yaanlagu waalin

    • @IkeaanOmar
      @IkeaanOmar หลายเดือนก่อน

      ​@@umulkhayrali7487 qof igu dhahay xaq kumalahan ino ugado dahab aniga nh wan layawy qof kudhaxday owlaad ku dhahay se xaqkulehen rabi tankeda dahab noqoto raga qaar waxee aamin San yihiin in xaq kulahen dahab logado😮

  • @axmadibraahimcariif3827
    @axmadibraahimcariif3827 หลายเดือนก่อน +1

    Shikhow waxa iwkuguheysto raisulwaraha kucid tahay ee dhib kale majiro waxba hakasoqadin insha allah

  • @CiiseHaaji765-zl2yn
    @CiiseHaaji765-zl2yn หลายเดือนก่อน +1

    Wasiirka umal iyo cali wajiis kalama yaqno miya

  • @abdulahabdi3773
    @abdulahabdi3773 หลายเดือนก่อน +1

    Asc shkh umul si sharafleh ayaad ugu jawaabtay wzrka jawaabta aad siisay hasoo bandhigo oo cadayn maqal iyo muuqaal leh halayimaado haduuyeelin waa beenlow oo wzr ma uqalmo ee caruurtiisa madaxa ha isaga xiir xiiro wzr umaqalmo.🗣🤔🤐

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 หลายเดือนก่อน +1

    Cadeeyn aa lagaaga fadhiyaa garxiiroow masuul fududaaday majeerteen aa loogu imaadaa mahubsadayaal oday ceydiid cadeeyn keen ama raali gelin bixi culumadana jaaifada kadaa

  • @rahimaali5762
    @rahimaali5762 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh dhaafa oo dhibka Ka daaya

  • @user-ip6jk1fl9n
    @user-ip6jk1fl9n หลายเดือนก่อน +1

    Sheehkow kan yaan lagu danbaabin nin caadi ah uma eka.

  • @hhaji6556
    @hhaji6556 หลายเดือนก่อน +1

    Dalikii, iyo dadkii caamada,ahaaba markay rogeen saqidiinta siyaasadu maway keeneen culimadii, inay masaajidadii kaga daba tagaan .
    Illaahow kuwani soomaali way rogeene naga qabo.

  • @MohamedJimcaale-jh4mp
    @MohamedJimcaale-jh4mp หลายเดือนก่อน +1

    Umal siyaasad mxaa kagalay

  • @UmasalmanUmasalman
    @UmasalmanUmasalman หลายเดือนก่อน +1

    Sorry 😢😢

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 หลายเดือนก่อน +1

    Nin weyn ciroleh xishonen waxas umad matala bilaa caleg shacabka dhibten meshas dhigten hadana culumada mel usoo istagtay ilahey idin qabay dowlada adunka gantale diyar sanayan anaga ku wanamata bok is ku hestan markas is caynayan

  • @beydanfarah3590
    @beydanfarah3590 หลายเดือนก่อน +1

    Shiikheena no nabad galiya hadad rabatan idinka iyo mooryanta is ceyrsada a nabad galiya sheikh dad ma dhahayo somaliyeed dagaalama allaah no xafido shiikheena aqiro iyo adunba

  • @hassanolad
    @hassanolad หลายเดือนก่อน +1

    Ali wajiis iyo adiga I isku qaldey sarqaanka

  • @hhaji6556
    @hhaji6556 หลายเดือนก่อน +1

    Culimada hala, ixtiraamo saaqidiinta , iyo caamada khuraafiyiinta wax kamala, ayaaba xayxagashadooda looga taag la aaye madax isku sheegiina mahaday usoodhigteen.
    Wahooy culima hafaryada, iyo xumaantaad mar marinaysaan kala leexda.

  • @alifarah5262
    @alifarah5262 หลายเดือนก่อน +4

    Ceeb looma dhinto maamulka Puntland maamulkaas raga hayaa hadii xilka loo dhiibo ayaga oo sidaa been uga sheegaya ayay culumada xabsiya ju guri lahaayeen ama leyn lahaayeen

  • @abdulahiabdirahman2548
    @abdulahiabdirahman2548 หลายเดือนก่อน +1

    MAMUL GOBOLEDYADAN OO UMADA DHIBAY ALH INA DHAFIYO DANBI ADUN IYO AQIRO UMADA KA GALEN

  • @lebaan4795
    @lebaan4795 หลายเดือนก่อน +1

    Asc warning ⛔️ Culumada wa lafdhabarka umada marka yaan lanafsinin please and Please be very careful make a respectful…

  • @user-sh6pg5mz4f
    @user-sh6pg5mz4f หลายเดือนก่อน +1

    Sax

  • @saynabciise3401
    @saynabciise3401 หลายเดือนก่อน +1

    War.sheekha.been.haka.sheegin.waad.qaldantahaye

  • @abdijelle3952
    @abdijelle3952 หลายเดือนก่อน +1

    Culumada noo daaya siyaasiyiin kushegey

  • @Australia559
    @Australia559 หลายเดือนก่อน +2

    Hooyadii fadaralka waxay la gashay meel ceebi ka raacay😂😂😂😂

  • @hersimusse3360
    @hersimusse3360 หลายเดือนก่อน +1

    War heedhe waa ceeb in lagugu karbaasho hadalkaaga marka odayna waad uu egtahay hadalkuna waa uu kadhaca cilimada kafirso

  • @mulki4516
    @mulki4516 หลายเดือนก่อน

    Sodigii ufadwaood inlaasdhiig isaaq laga saro sodigiiu fadwooda waa lagu ogyahay dagaalkii laasdhiig aadiga ka masuul ah 🤑🤑🤑🤑🤑

  • @hassanolad
    @hassanolad หลายเดือนก่อน +1

    Sheeqow alkulistahaas inaa u jawaabtid maaha waa nin sarqaan ah