TOOS Dood Culus Qaabka Loosoo Celin Doono Somalida Darbiga, Soomaalida Mareykanka Oo Cabsi Xoogan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 25

  • @zeytonzeyton6100
    @zeytonzeyton6100 2 หลายเดือนก่อน +8

    Ilaah sharkooda hanaga qabto. Aamiin, aamiin, aamiin. Ilaahow Abshirta nawaafaji. Aamiin.

  • @AhmedHashi-t8o
    @AhmedHashi-t8o 2 หลายเดือนก่อน +8

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MRGABOWAbdi
    @MRGABOWAbdi 2 หลายเดือนก่อน +3

    Walaala yaal xisaabta ku dara arin aydan ogeeyn ee in mudda 45sana ka badan la darsayay in ay hadda bilaabatay fulin teeda; arinta oo ah in Yuhudda ay donayaan in La wareegan Dhamaan Wadamada Bariga dhexe kana dhigtaan Casimadda Yuhudda ama Israel Madina ama Makka Al munawara; in kasto dhulka ay qabsan donaan ay tahay:Uganda 🇺🇬 Tanzania 🇹🇿 Kenya 🇰🇪 Ethiopia 🇪🇹 Somalia 🇸🇴 Djibouti 🇩🇯 Sudan🇸🇩 Egypt 🇪🇬 Saudi 🇸🇦 Jordan 🇯🇴 Lebanon 🇱🇧 Iraq 🇮🇶 Syria 🇸🇾 Iran🇮🇷 iyo wadama kale oo khaliijka ka mid ah sida Kuwait 🇰🇼 iyo Qatar 🇶🇦 inta waxaa ay ku magacaaban Dhulki Alle uu siiyay Yuhudda الارض الميعاد. Alle ha inaga xijaaba sharta dhawaan Somalida qosol uma yaalo? 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdowmohamed2066
    @abdowmohamed2066 2 หลายเดือนก่อน +2

    Good present Trummp.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahay ha u fududeeyo ummadda islaamka ah dhamaantood iyo Somalida dhibaateysan ee joogta Mareykanka.

  • @BashiirGuul
    @BashiirGuul 2 หลายเดือนก่อน

    Siyaasada dalka maraykanka soomaaliyey ha kudaalina taraam laga filima hayo dana soogalooti inuu hagaajiyo

  • @roodamaxamed
    @roodamaxamed 2 หลายเดือนก่อน +1

    Haa sax

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 2 หลายเดือนก่อน +3

    Musharixii ka socday xisbiga democrate ka ha odhan ee waxaad tidhaahdaa musharaxadii ( female) iyo ( male) u kala saar xisbiga democrate ka ee Kamala Harris. Midda kale prof Abdi ismail Samatar waligii wax positive ah ma sheegin odaygu waa pessimist ee optimiste maha xitaa marka uu ka hadlaayo arimaha Somalia. Dadyow ma ila aragteen? Hadii aad igu raacdeen comment kayga like saara please 😂

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 2 หลายเดือนก่อน

    TAA YAREE QOOMALUUDKA U OLOLAYSA EE MAGACII ISLAAMKA IYO SOMALIDABA MEEL KAGA DHACDAY HORTA HA KU CELIYO XERADII QAXOONTIGA EE DHADHAAB EE LAGASOO QAADAY.

  • @AhmedAadan-n2c
    @AhmedAadan-n2c 2 หลายเดือนก่อน

    DrAhmed AdamAli African Studies TheConser vti ves Overstayed topower

  • @fawziahmed3290
    @fawziahmed3290 2 หลายเดือนก่อน

    Professor,cuqdad!

  • @بنتخالتي-غ4ل
    @بنتخالتي-غ4ل 2 หลายเดือนก่อน

    Muslimiintu ma dad baa mase waa diin

  • @MrGiriribo
    @MrGiriribo 2 หลายเดือนก่อน

    Waxyaalaha laga filaayo waxaa ka mid ah inuu xitaa dastuurka beddelo oo asagu xukunka sii joogo maadaama labadii goleba uu haysto

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 2 หลายเดือนก่อน +3

    Somalidu waxay trump ku taageertay inuusan interest u hayn qoomuluutnimo iyo killing unborn child labadaas ayey uga dhago adaygeen khatarta trump somalida u gaysan karo.

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame9894 2 หลายเดือนก่อน

    All immigrant ayuu celinya dadka sharci laheen somalida kaliya ma aha waa cidwalba aan sharci laheen Celintana sida ay ila tahay waqdi ayey qadanaysa qofka waa inuu lawyer qabsada hadii rejected la dhaho ayaa la celinaya Kolay qofkii calaf ku leh inuu joogo waa joga

  • @بنتخالتي-غ4ل
    @بنتخالتي-غ4ل 2 หลายเดือนก่อน

    Gasa dad baa lehe somalida dhibteeda maxay uga fiisan waayeen

  • @AbdiYu-s7i
    @AbdiYu-s7i 2 หลายเดือนก่อน

    Ilhan omar ma aha qoftaan hadleyso. Somalida warka beenta xariif bey ku yihiin.

  • @AbdinurAbdiqadir
    @AbdinurAbdiqadir 2 หลายเดือนก่อน

    Trump wuu gulaystay kuma qasbana cunsuriyinta waxaay raban inu samayo doorasha Danbe ma raba hada wa hur wuxuu doono inu samayo Saas darteed wuxuu u madax banan yahay/ laakin aniga dadka somalida tarxibka ku tagay usa wixii ka badbaaday doomahi bada ku dhamaaday iyo dagaalada bariga dhexi iyo ukarayn inu joojiyo

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkii trump wax ka sugayow ka seexo,profesorka waa runtii trump sugi maayo doorasho danbe ,waa last 4 years yuhuuduuna ku taageeri doonaa ,hana iloobin trump waa ninkii yiri ,qariidada israel way yartahay ,waa in aan wayneeyaa ,that means wuxuu doonayaa dhul boob inuu yuhuuda u sameeyo

  • @sahrahussein3756
    @sahrahussein3756 2 หลายเดือนก่อน

    Trum Mabixin doona dadka Muslimiinta ah waayo wey uwoodeen

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 2 หลายเดือนก่อน

    Somalidu wax ma maqasho, xasan shiikh sidaan baaris ku helay wuxuu ka tirsan " kaniisadaha evangelism ee Itoobiya oo xasan soo tababartay oo uu daacad u yahay" somalida qabyaalada ayaa uga muhiimsan qaranimada dadkooda iyo dalkooda iyo diintooda tan iyo maantii afweyne xukunka somaliya la wareegay oo hawiye iyo iidoor dawladnimo somaliyeed ma rabaan oo tuugo iyo cartagena aduunka ay wadanka somaliya siiyaan ayaa kala weyn qaranimada somaliyeed ilaa cayrtaas aduunku ka joojo somaliya dawlad somaliyeed ma noqonayso oo cayrtaas ayey dhibane u ahaanaysaa oo somalaay jeclow amase hajeclaan laakiin taasaa runa.

  • @diniali9095
    @diniali9095 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahbaa professor soomaaliyaum ugu maqan afar nin oo prorfessors lagu sheekgo madax xanuun ayaan kaqaadaa Ilmo samatar iyo Faysal iyo mid xamar deggen oo gacmo dhaadheer gacacmihiisu wuxuu u eg yahay brown gorillas in Indonesia.waxaan gagu yeerinina professors because some of them are false and some them is jealous..thank as you somali people you are justice.

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory 2 หลายเดือนก่อน +1

    What u asking is a future career but Trump was successful by Allah to be president of USA 🇺🇸 😅😂broadcaster did u believe allah the creator of global worlds insha Allah all of u speaking on line u never say insha Allah help the entire worldwid somalis refugees in overseas 😂😢😮😅