DAAWO; Dhallinyaro Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Xadka U Dhexeeya Kenya & Uganda

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.ค. 2024
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

ความคิดเห็น • 15

  • @sadam1318
    @sadam1318 2 วันที่ผ่านมา

    canshuur ma ahane waa soomaali u jeedada

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 3 วันที่ผ่านมา +1

    Walalow mugdi ayan aragna

    • @fandere3745
      @fandere3745 2 วันที่ผ่านมา

      Telegram kaso dawo Munasar kuqor

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane วันที่ผ่านมา

    Somali iyagaa dalkodii dumiyey

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l 3 วันที่ผ่านมา +1

    Kkkkkkķkkkk ugaandho guriinay joogtaa.adoo askar ah Adoonyahow :

  • @apdulrahmanmahamed8578
    @apdulrahmanmahamed8578 2 วันที่ผ่านมา

    Meeshan madowga ku si jeedid wa maxy 😂😂😂

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann 3 วันที่ผ่านมา +1

    AAWAY SAWIRADA AAD SHEEGTA. Telegramka WAXBA KUMA JiRAAN

    • @fandere3745
      @fandere3745 2 วันที่ผ่านมา

      Munasar kuqor

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l 3 วันที่ผ่านมา

    Gurigeedana waa ku dishay. Addoon:

  • @Fays2010
    @Fays2010 3 วันที่ผ่านมา +1

    Sxb war aan jirin baa sheegaysaye, sheeg goobta & maalinka , 2da waddan cidla ma aha ee balada aad buufinaysid jooji ama wax caddayn ah keen. No name, no picture, no evidence, where are they? Please stop the exagreation.

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 3 วันที่ผ่านมา

    Meeh dadkaa aad shegeysit

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 วันที่ผ่านมา

    MOORYAAN DHIIGYOCAB AH KU UGU BEENTA BADAN NINKANI WAA CAYAR HG BEENAALE NAHAAB AH ISKA JIRA MOORYAN DHIIGYOCAB AH AYAA ISBAARO U DHIGATEY SAXAAFADII

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 วันที่ผ่านมา +1

    FAKE NEWS WAX KAJIRA MAJIRTO WAA FAKE TH-camR ROOTI LOOGA RAADSADO WAA BEENAALE NAHAAB AH ISKA JIRA MOORYAN DHIIGYOCAB AH AYAA ISBAARO U DHIGATEY SAXAAFADII

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 วันที่ผ่านมา +1

    AWEY SAWIRADA FAKE NEWS WAX KAJIRA MAJIRTO WAA FAKE TH-camR ROOTI LOOGA RAADSADO NINKANI WAA BEENAALE NAHAAB AH ISKA JIRA MOORYAN DHIIGYOCAB AH AYAA ISBAARO U DHIGATEY SAXAAFADII