Qiso Cibra qaadasho leh, gacantu Ku go’day baan Ku habaaray 😭🇸🇦💔😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 31

  • @hibakyusuf6267
    @hibakyusuf6267 ปีที่แล้ว +6

    Asc muno Jasakallah khayr qisoyinka quruxbadan noso dayso

  • @Hodaneey
    @Hodaneey ปีที่แล้ว +1

    😢😢😢subaxna Allah dulmigu ma fiicna rabi ban ka magan gslnay in aan cid dulmiyo 😢😢 waa cibro qaadasho

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว +3

    Wcs walaashey mcn faatima muna aadbaan kuu salaamay inbadan

  • @cawoismail2892
    @cawoismail2892 ปีที่แล้ว +5

    Alhamdulillaah waa cibra qaadasho wanaagsan dulmiguna ma wanaagsana sinaba ha lagu dulmiyo lkn adigu wax ha dulmin waliga😢

  • @malyuuncilmi7106
    @malyuuncilmi7106 ปีที่แล้ว +4

    Asc habo fadumo muna jizaka Allah ❤❤

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 ปีที่แล้ว +2

    Jazzakallahu khayran Siz

  • @hibaali4311
    @hibaali4311 ปีที่แล้ว +3

    FATIMA MUN CHANNALA Waxan Ku jacalaya Allaha Dartid❤❤❤❤

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 ปีที่แล้ว

    🤲🤲🤲 ilaahey nama tuso wax nadulmiya iyo waxaan dulminaba.waa sheeko kucibri qadasho leh

  • @Safiya184
    @Safiya184 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah ilaahoow dulmiga naga najeey

  • @maryanali1413
    @maryanali1413 ปีที่แล้ว +2

    االحمد الله gacanteedii lagamagoyn janisbaa lasiiyey

  • @aminayusuf3051
    @aminayusuf3051 ปีที่แล้ว +4

    Asalam aleikum warahmatullahi wabarakatu ❤❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +1

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @miriamfarah2665
    @miriamfarah2665 ปีที่แล้ว +1

    Dulmigu ma fiicna waana cimro qaadasho

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 ปีที่แล้ว +7

    Subhanallah 😢😢😢

  • @nasroabdullahi4738
    @nasroabdullahi4738 ปีที่แล้ว +1

    Walhi faadumooy aniga keenyaa islaan fudfudud musqul aan ku weysa qaadanayay baaldi weyn oobiyo ku jiraan ootobo hoos yaalo fax igu siisay waana daganeen qolkagaan galay dibbaan isu daahiriyey waana tukaday ilaahow awoodaada waa weyntahay bes ban iri is laanti si salaamaa ban uga gurnay

  • @khadijaali2562
    @khadijaali2562 ปีที่แล้ว

    Khayr baan kuu rajeeyey
    Fatima

  • @saadabogoreh8219
    @saadabogoreh8219 ปีที่แล้ว +2

    Illahay doulmiga majeclo
    Ee an isku naharissano

  • @axmedxuseen1615
    @axmedxuseen1615 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wll fadumu Muna

  • @umkulthum5677
    @umkulthum5677 ปีที่แล้ว +2

    😢😢😢😢

  • @fatimaosman339
    @fatimaosman339 ปีที่แล้ว +1

    😢😢 haa wlhi

  • @hodandaahir5232
    @hodandaahir5232 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanalaah kibirka ismahdinta dhib badanaa😢

  • @AmishMoha-cy5xf
    @AmishMoha-cy5xf ปีที่แล้ว +3

    Wcs❤

  • @hibaali4311
    @hibaali4311 ปีที่แล้ว +1

    Amiin

  • @Mercury_fish
    @Mercury_fish ปีที่แล้ว

    Subxanallah 😭😭😭

  • @foozia426
    @foozia426 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanalaah

  • @MmMm-jp8yu
    @MmMm-jp8yu ปีที่แล้ว +1

    Dulmiga waacajiib

  • @foozia426
    @foozia426 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw

  • @nasroabdullahi4738
    @nasroabdullahi4738 ปีที่แล้ว

    Mar aan markaas udheeren bay gabar ilmaha soo qaan garayo ah oydhashay isku buu qeen gabadhi gaasbay isku daartay musqushi aya aheyd bayku wada qubeysten ayadoo isleh dabka baqtii korkeda kabbaa galay dabka dartii

  • @nasroabdullahi4738
    @nasroabdullahi4738 ปีที่แล้ว

    Kwrn hadaan 3maalin allow oran lahaa

  • @hania7510
    @hania7510 ปีที่แล้ว

    Bisinka

  • @jawahirmohamed8147
    @jawahirmohamed8147 9 หลายเดือนก่อน

    Subxaanalaah