Deg Deg Axmed Madoobe Oo Itoobiya Isku Dhiibay & RW Xamse Oo Xoog Ku Galaya Kismaayo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 13

  • @khalidcumar3342
    @khalidcumar3342 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Cunugaan codka xun ee idaacada sheega been badnna xildhibanada jubaland ma iyaga muqdisho joogga waxay jogaan magalada kismaayo oo ay la safan yihiin Ahmed geedo Naar.

  • @MohamedSodal-l8v
    @MohamedSodal-l8v 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Garaad tv waxaan u rajeenayaa nasiib wacan wayoo waxaad na xusuusisaa mar walba xiliga salaada

  • @abdihersi2151
    @abdihersi2151 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    anaa ku wasa

  • @redback043
    @redback043 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cabdi Madoobe Kismaayo Uma Dhalan Ee Ha Adoo Qoraxeey Iyo Ogaadeeniya OO Heyeska Xoreeyo Itoobiya 🇸🇳🖕🙊😭 WABAA Wasaq.

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 37 นาทีที่ผ่านมา

    Acudu bilaahi mina sheydaani Rajiim.
    Ilaahayow kii saxan garabkiisa gal, ilaahayow ki qaldan soo hadee, dagaal ma awoodno , hadaad rabiyo hanuun ugu tashay. Amiin Amiin Amiin Amiin. Axmed Madoowe walaalow dagaal ma wanaagsano si deganaasho isaga wareeji xilka Alaah ha kugu duwo nabad, Amiin Amiin. Xasan Sheekh Madaxweyne nabad bey aduunyada ku haboontahay, ee nabada ilaaliya. Alaah ha idiin fidudeeyo inaad is fahamtaan. Amiin Amiin Amiin yarabi.

  • @HusseinAbdinasir
    @HusseinAbdinasir 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xassan shiek sefta galka haa kalabaxa

  • @ZAHRA-pl3ch
    @ZAHRA-pl3ch 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤🦁🐪

  • @dr.abdulahali9958
    @dr.abdulahali9958 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waaqaltantahay sidaasi ha uhadlin dowlada waxmaburburineeso laaluushne kudhiibimeeso waxee xaq uleedahay awood eekulawareegto inkismaayo qabsato

  • @faizabayer
    @faizabayer ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Canbaareyn waxay idiin ahayd inaad Qaladka ka joojisaan doirasho qof iyo cod
    Ahmed nacayb gooni ah looma qabin
    Dowlada waxay ku aqoon san kartaa hadii doorasho hal sano waa macquul oo ay hal mar isla dhacaan
    Dhamaan mamul gobaleedyada sanakaasna lagu diyaariyo doorasho shacab qof iyo cod

  • @dr.abdulahali9958
    @dr.abdulahali9958 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ee dowlada ha aflagaadeenin axmadmadoobe waa As iyo jaajuus ushaqeeyo etobiya iyo Kenya iyo imaaraatka carabta

  • @BareCali-m1t
    @BareCali-m1t 58 นาทีที่ผ่านมา

    Benale

  • @rahmoismail8144
    @rahmoismail8144 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenaale beenaale

  • @AbdiraxmanCarab-h8d
    @AbdiraxmanCarab-h8d ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenale