Yaasiin Ducaale iyo Kawsar Abdillahi Barnaamijka Nala sheekeyso oo aad u xiiso badan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ธ.ค. 2022

ความคิดเห็น • 37

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 ปีที่แล้ว

    Thanks Kothar qurux badan iyo Yaasiin iyo waliba paracetamol

  • @mohamedyusuf6743
    @mohamedyusuf6743 ปีที่แล้ว

    ii wad sheekada

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 ปีที่แล้ว +1

    Kiwthar neeftaa ka soo baxaday marki la dhahay Aabihi ilmihi yaraa baa caloosha loogu xiray WALAAHI so funny aniga xitaa waa naxsanaa markaan maqlay Aabihi umulay oo waliba somali ah kkkkkk

  • @samirr546
    @samirr546 ปีที่แล้ว

    Tolow Kawsar ma dareemaysaa Timaha yar ee fooda soo dhaafaya .
    Waa baraarujin kawsar.

  • @mukhtarmuhumed1304
    @mukhtarmuhumed1304 ปีที่แล้ว

    sodhawaada

  • @xirsicawaale5808
    @xirsicawaale5808 ปีที่แล้ว +2

    Yaasiinow salaada casir korlooma aqriyo quraanka

    • @Halkaynoomaraysay
      @Halkaynoomaraysay ปีที่แล้ว

      Adna ma qabatay odayga ku cesho dhahay way ka khali dhacday

  • @jasminaden4772
    @jasminaden4772 ปีที่แล้ว +1

    Ninka nagta guursaday oo cabsanayo hadaa dhagar qabo dhulka u dhaqdhaqa

  • @zuhurali8697
    @zuhurali8697 ปีที่แล้ว +1

    Asc kawsar iyo yasin kawsarey si anay yadu uwalanin isagi bay dhishak dhaqajisay 😂😂😂 thanks kawsar😂😂😂

  • @jebriilali4133
    @jebriilali4133 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk waxan ku qoslay
    abihi umlay

  • @mukhtarmohamud8633
    @mukhtarmohamud8633 ปีที่แล้ว

    Barnaamijka sheexka xunta u bixiya sxbna

  • @hamdihasssan
    @hamdihasssan ปีที่แล้ว

    Asc

  • @andynathon4771
    @andynathon4771 11 หลายเดือนก่อน

    Waligeedba markey gabadhu maseyri weydo nimanka ayaa maseyra maseyrkaas oo xitaa marmar gaarsiiya in ay waxdilaan qisasbadan ayaana laga hayaa

  • @a.ardaalewarfaa1237
    @a.ardaalewarfaa1237 ปีที่แล้ว

    Asc yaasiin dùcaale iyo cali laba nin oo qaaliya oo qalbi fiican LĶn labadiinaba kowthar baa koobka qalbiwanaaga idinka qaaday Allah ha xafidee gobtii dumarka weeye masha Allah

  • @safiaissa5917
    @safiaissa5917 ปีที่แล้ว

    Anigu waan naxay afkaan canta ku hayey wuxuu u mulay baan sugaayey

  • @sacaadaamxed9767
    @sacaadaamxed9767 ปีที่แล้ว

    War cali xaraare halkan maad ka jabsateen😀

  • @Mohamed-ww9ml
    @Mohamed-ww9ml ปีที่แล้ว

    Kaftankii siyaasada waad la soo daahdeen @somali american tv

  • @adenharedomar9310
    @adenharedomar9310 ปีที่แล้ว

    Maye waxaa khaldan gabadha ninka maxay u kharinaysaa? Waaba sheeko cabcabsi leh lakin sheekada paracetimol wa ruwaayad

  • @hamseabdi6122
    @hamseabdi6122 ปีที่แล้ว

    Hhhh sheekada kowsar. sarbeb aya ku jirta iyo dignin

  • @bashkahanuuniye2176
    @bashkahanuuniye2176 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhh yasiin Ducaale Sheekadaan Aniga Ayaa kuso diray Why aadan magaceyga u sheegin

  • @sayidcalizayid1636
    @sayidcalizayid1636 ปีที่แล้ว

    Kaftanki siyaasada.meeh

  • @bachebachir8655
    @bachebachir8655 ปีที่แล้ว

    Ghabadhu cod macana runti waan ku haysta

  • @abdulazizahmed9352
    @abdulazizahmed9352 ปีที่แล้ว +1

    Salad casar quraan kor loo aqriyo

  • @turjumaan86
    @turjumaan86 ปีที่แล้ว

    kangaroo mother

  • @Halkaynoomaraysay
    @Halkaynoomaraysay ปีที่แล้ว +1

    Yasin sheekda ku cesho salaad casar iyo quraan kor loo aqriyo isma leh😂

  • @khadijaibrahim3054
    @khadijaibrahim3054 11 หลายเดือนก่อน

    Waxaa umaleynayaa kalxanta

  • @Halkaynoomaraysay
    @Halkaynoomaraysay ปีที่แล้ว

    Aabe umul ah waa sheeko qaniis, hooyo si kastoo loo qalo cunug mahayn karto waxba kama jiraan xanti la sheegi jiray halkaan kahelay waxaan sugnaa pracitimol oo umul ah

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 ปีที่แล้ว

    Gabadhan halkan kuma fiicno waayo siyaasad ayan rabnaa Sorry

  • @awiawi2757
    @awiawi2757 ปีที่แล้ว

    NAA halagu dhegaystee is astuur oo illahay kabaq

  • @khadraahmed8934
    @khadraahmed8934 ปีที่แล้ว

    Ninki gurigisa kuso celinay igu daran 😂😂

  • @abdikafibadal3927
    @abdikafibadal3927 ปีที่แล้ว

    Hahahahahaha yaasiinoow casarka quraanka kor looma akhriyo

  • @roblealale8008
    @roblealale8008 ปีที่แล้ว

    Koley ninkaa gardaran