Allaah caafiyo ustaad cabdinasir macalin caydiid - Cancer ka beerka ayaa laga helay Hargeysa ayuu ku xanuunsanayaa fadlan reer soomaaliland u kaca ustaadka oo xaaladiis caafimaad wax ka qabasho ayey leedahay siduu sheegay wallaalkii oo warbaahinta MM TV waraysaneysay anoo reer Mogadishu ah baa idin oranaayo hadalkaa allaah caafimaad taam ah ha siiyo #XIGASHO : Waxaan ka soo xigtay wallaalkii ka yaraa oo waraysi siinaayey warbaahinta MM-Tv .
Somalida Dhanka tumista kabanka iyo xatal
Muusiga
Wagii hore koonfur baa
Ugu saraysay
Dhanka Abwaanada
Waqooyi ba igu saraysay
Lkn hada waxa mooda
wixiiba inay isku dhan mareen
Wiilkan rer Cadaneed beerku uga istaag kabanka
Hampalyo Hampalyo gacaltooyo ❤️🙏🏼
Wa ninka kaliya e kabanka anay cid barin hadana heerka ka gaadhay al ustaad abdi nasir Macalin caydid Allah cimriga Ha ku barakeeyo adeero ❤️
Wali ma Arag Ilaa Qof Bini Aadama oo sidaa ugu xaragooda c.naasir macalin Caydii ustaad sharaf ku noolaw iyo Caafimaad
RIP LEGEND ABDINASIR 🎸❤🙏🏽
oooooooooo oooooooooo oooooooooo ooooooooooooo oooooo oooooooooo
wlhi waan yaabay maahaane waaa cajabay uuuuuu uuuuuuu uuuuuuu uu uu uu uu waaryadhaheen ninku kaban muxuu bartay tani barasho maahee wuu ku xaragoonayaa wlhi gaaaaw
waligay wax sidaaa u tuma bahalka ma arag cabdi nasir m c axyaaa macalin axyaaa qaraami shalay baratee waa la shubi jiray axyaaaa axyaaa axyaaa axyaaa macanlin c m caydiid
Walee cabdinaasir wuu ku hanjabey bahalka oo ku dagaalamey dad ma garato ah baa ku dherersadey
Father of music 🎶
Markaasay reer xamarkuna Balbalaarka noola imanayaan
War aniga reer koonfur ah waadna iga qoslisay 😂😂😂 Eid Mubarak sxb Lakin odeyga habeynkas waxad malaha oogu darteyn biyaha 🤣🤣🤣
@@m.x970 😂waar iskiriin nin wayn somaliland lagama helaba hadii la siin laha luguhu ku tumi laha haw😂😂zxp ku salaamay🙋🏻♂️
@@commentdevil4016 waar sxb labada nin ee soomaalida ugu macalinsan ba waa reer koonfur jiim shiikh muumin iyo daa'uud cali masxaf AUN
Sado naga xishow ina ader
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@@yusufajama aabayaashii fanka ayaa ahaa reer waqooyi sxb jiim sheekh muumin ya baray kabanka
Aduun waxaan joognaa ragii qiimaha lahaa ka dhamaadeen Allow kuu naxariiso Macalin Caydiid
Fanaanada deeqsan cabdi naasir ileen aabaheed ayay ka hida raaacday fantastic
Ilaahay hawnaxariisto' hbenkaaz hiddo dhawr dadkii nasiibka ulaha inay jogan ayaan kamid ahaa❤😢
Macalinku waa tumaa lkn farther of cuud yaa amiirul cuud waa jiim sheikh mumin alaah yaa raxma cimri dheer abdimasir mo,alim
Maclinku ma baran wa ku dhashay what a music??
Aabo Cabdinaasir Macallin Caydiid
Oof calayk yaa hargaisa iyo abdinasir macalin iyo hido dhawr
he was the father of art and literature
Oooof ooof caleyk💃💃💃
معلم العود🎼
من أفضل من رأيته يلعن العود ههههه الله الله يا أميرنا يابن عيديد
Calayk walee waa Macalin aabihii
Cabdinasir aha ninka kamanka leh bal wakase reer xamarow wax ka dhaha
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Jaanis nasiiya
Wan soo wadnaa
Midko wax sobartay inyar nasuga
Rer hargaysow
Adinkuba lipaaxan wad soo
Jiidateene
Wuxu kudhashay
Cadan Yemen
Qadar buna kubarty kabankee
👌🤣🤣🤣🤣
Maclinkiisi soo jiim maha oo rer xmar maha mise mataqaanid
Geedba geedba Kawayn mamaqashay sxb Qofba qofbaa ka weyn macalinkiisa Isagu Afkiisa Kasheegay Ustaad Jiim sh muumin Ha Iloobin Reer xamar weyaane Waa Ninka Kaliya ee soomalida wax kaban tumaa Isku raaceen inuu kawada Horeeyo
Aqan ninkii dhisay aa ka weyn
macallin Jiim
Alle haku cafiyo 😢
This is amazing
Waxan maqli jrey waxa
Waxaa iga badiya ninka wasa
Hadaba kuwiibanka beerka uga ustagey ayaa hargeysa kunol
Ustaad cabdinasir macalin ceydid alaw cimriga kuu siyaadi
Allaah caafiyo ustaad cabdinasir macalin caydiid - Cancer ka beerka ayaa laga helay Hargeysa ayuu ku xanuunsanayaa fadlan reer soomaaliland u kaca ustaadka oo xaaladiis caafimaad wax ka qabasho ayey leedahay siduu sheegay wallaalkii oo warbaahinta MM TV waraysaneysay
anoo reer Mogadishu ah baa idin oranaayo hadalkaa allaah caafimaad taam ah ha siiyo
#XIGASHO : Waxaan ka soo xigtay wallaalkii ka yaraa oo waraysi siinaayey warbaahinta MM-Tv .
only mr c caydiid can do this
OooooH oooooooH my Gut
Macalinka Kamanka soomaliyed
Waxba ka dhacay
Odaygu wuu kabad badinayaa wlhi hadba muxu islakaga dynayaa kabanka muu washay😂😂
Kkkk heer weeye sxb wuu baanayaa
Waxa meesha ka socdaa waa tartan afar heesod ah waala yaabay
Wiiil waee hhhhhh
Marka aad ku xaragoonayso xirfaddaada wlee wuu u awood sheegtay
AmiiruL CuuD🤣
odaygan muxu la bood boodya markaa wuu ka bad badiyey kabankisuna manoola
OooooH oooooooH my Gut
OooooH oooooooH my Gut