Ninkaa iska dhigaya inuu afka reer xaaji ku hadlayo reer xaaji waxay laqabaan maahan waa ra'yigiisa Soomaalidu waxay tiraahdaa nin walaal kii loo xiirow adiguna soo qoyso Jamaal beenoos oo nin reer xaaji ah Muda dheer ka hadlayey oo garab istaagnaa ayagoo kuwa reer xaaji oo dawlada ku jiraa mid u hadlayey uu san jirin Jamaal magaca Hg ayuu ku hadlaa si wada jir ah cidkastoo Hg oo u arkaa in ladulminaa ayuu jamaal garab istaag u muujiyaa nin kaa hadalkiisu hadal reer xaaji maahan waa mid ugaara . Saleeban waa Hg meeshii Hg ku kufto asna waa kula kufaa Ninkaan reer xaaji UPD xisbiga ah ayuu katirsan waaka xassan noo amaanayee . anagaa reer xaaji kamid ah xassan oo marastii Hg barakiciyeyna mataageerayno
Wuuba na ceebeeyey saleebaan wuxuu ka dhigay kursi arag iyo ineysanba hgidir eheen 😂😂😂😂😂
War HIRAAB waxaa god ku riday Xasan SHiikh Maxamuud.
Hiraab waxlayirah majiran habargidir tashada abgaal wa ciilqabayal qadki cagarna u muqda
Ciil adigaaqaba oo meelwalbo kaqeyliya qadka cagaaran aad sheegeysidna dhuusamareeb geey Xamar kamashaqeyndoonee
Ninkaas saleebaan maaha hadal saleebaan iyo caqli saleebaan maaha hadalkaas
😢😢😢😢😢😢😢
Habargidir iyaduna Waxba isuma ogola derisked waxba iskuma ogola
Ninkaan Jamaal waxuuu doodaa Ceyr kaliya...
War jamaal suleymaan iyo sacad waa dad degan...
Jamaal oo isku dhexyaacay
Ninkaa iska dhigaya inuu afka reer xaaji ku hadlayo
reer xaaji waxay laqabaan maahan
waa ra'yigiisa
Soomaalidu waxay tiraahdaa nin walaal kii loo xiirow adiguna soo qoyso
Jamaal beenoos oo nin reer xaaji ah
Muda dheer ka hadlayey oo garab istaagnaa
ayagoo kuwa reer xaaji oo dawlada ku jiraa mid u hadlayey uu san jirin
Jamaal magaca Hg ayuu ku hadlaa si wada jir ah
cidkastoo Hg oo u arkaa in ladulminaa ayuu jamaal garab istaag u muujiyaa
nin kaa hadalkiisu hadal reer xaaji maahan waa mid ugaara .
Saleeban waa Hg meeshii Hg ku kufto asna waa kula kufaa
Ninkaan reer xaaji UPD xisbiga ah ayuu katirsan waaka xassan noo amaanayee .
anagaa reer xaaji kamid ah xassan oo marastii Hg barakiciyeyna mataageerayno
War saleeboanow is ka dhacshadoqonta.