Sheekada baabuurka madow ma Diyaarad ayaa keentay- Guuxa Dadweynaha.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 10

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 2 หลายเดือนก่อน +2

    Xasan sheikh dawladii ma mamuli karo halaga ruuro mesha

  • @abdifatahbashir
    @abdifatahbashir 2 หลายเดือนก่อน +2

    Xayeeysiis iga dheh

  • @jamanuurdini6170
    @jamanuurdini6170 2 หลายเดือนก่อน +2

    Sheeko xayeysiin mahad salaad iga dhex qof kasto aqligiisu shaqeynayo wuu og yahay kuwa madaxda ah in ay dantooda kafikiraan oo kaliya iyo jeebkooda Lkn malin la xisaabinayo ayaa i maantoonta

    • @abdirahmanabdilahi4493
      @abdirahmanabdilahi4493 2 หลายเดือนก่อน

      Runta ayay ka hadleen mahad inta uu joogay wax ma dhicin

  • @krishkrish-m7p
    @krishkrish-m7p 2 หลายเดือนก่อน

    Bad cidlo ah maad waardiyeene 😅😀

  • @odowaboqore249
    @odowaboqore249 2 หลายเดือนก่อน

    Waan necebahay ninkan

    • @siradm
      @siradm 2 หลายเดือนก่อน

      Bisinka nacayb iska dhaaf culays waayee? Keeh?

  • @siradm
    @siradm 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guddi aa? Waa ku daysay! Aaway laamihi amniga? Dad baaba ku shaqa leh waxane? Yaab

  • @Professor4555
    @Professor4555 2 หลายเดือนก่อน

    Nin maqanaashihiisa la tabey nin joogo ceebtiis moho, Mahad salaad no so noqo ninyahow, roobow iyo argagaxisdi horena naga hor leexsha bilaahi caleykum

  • @abdirahmanmahamed5164
    @abdirahmanmahamed5164 2 หลายเดือนก่อน

    Ummad baa baabaday iyaguna waxay ku tartamayaan xil