PRANK WALAALKE AAN KU SAMEEYEY XANAAQ & CIIL DARTII AYUU II DHARBAAXI RABAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 453

  • @bobby7715
    @bobby7715 2 ปีที่แล้ว +286

    Ruuxi ugu kheerka badna uguna sharafta badna uguna karamada badna ugu naxrista badna waa nabi maxamed scw❤

    • @farduussiman6872
      @farduussiman6872 2 ปีที่แล้ว +1

      Scw Scw 🥰🥰

    • @deeqacadaawe8645
      @deeqacadaawe8645 2 ปีที่แล้ว +1

      اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد

    • @fardowsacabdala6919
      @fardowsacabdala6919 2 ปีที่แล้ว +2

      Scw scw scw ♥️

    • @ibtisambintuosman3922
      @ibtisambintuosman3922 2 ปีที่แล้ว

      Mnsha allah nabigeena shrfta badan (scw scw scw scw scw scw

    • @aishaabdullahi234
      @aishaabdullahi234 2 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Mohamett72
    @Mohamett72 2 ปีที่แล้ว +242

    Dunida masoo barin qofka naxariis badna kana ixtiram badna nabi Muhammed SCW ❤👋

  • @juhdimedia7725
    @juhdimedia7725 2 ปีที่แล้ว +160

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

  • @Mohamett72
    @Mohamett72 2 ปีที่แล้ว +90

    Inta markay prank aragtay soo carartay sidaydoo kale ismuujiya 😂🙏

  • @hassanreally8305
    @hassanreally8305 2 ปีที่แล้ว +40

    Qadaroow school wada dhigan jirnay igu salan qadarow xariif qosol bdn ayuu ahaaaa😂😂

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +81

    inta markay prank aragtay soo carartay ismujiya 😂😂

  • @samiraabdalla8774
    @samiraabdalla8774 2 ปีที่แล้ว +52

    Qadarow iyo jiiijoo wa idin wataa 😂😂😂😂😂

  • @Samraansiman
    @Samraansiman 2 ปีที่แล้ว +140

    Aᴅɪɢᴀ ᴀǫʀɪɴᴀʏᴀ ǫᴏʀᴀʟᴋᴇʏɢᴀ ᴡɴ ᴋᴜᴊᴇᴄʟʜʏ😊🥺🥰❤️

  • @Zaani_Media
    @Zaani_Media 2 ปีที่แล้ว +30

    *Albaab Kasta Oo Kaa Xiran Allah Hakuu Furo Murugadaada Farxad kuugu Badalo Amiin Yaa Allah 🤲 Subescribe Igu Sharaf Oo Isaar* 🙏🙏🙏😭😭🥺😭

  • @hassanreally8305
    @hassanreally8305 2 ปีที่แล้ว +34

    Amira qali really waxan ka helaa xilga said u qosleyso qurxsan wan ku wataa from uk

  • @khadrabeerdhige6030
    @khadrabeerdhige6030 2 ปีที่แล้ว +29

    Prank amiira samayso wllhi waa funny beer casaad weeye😂😂😂😂

  • @hamaabdi4411
    @hamaabdi4411 2 ปีที่แล้ว +19

    Wlhi amiiro waa legend anoo kle runta dadka ku qarxiyaa hadhowna qosolka iga dhamaada 😂😂😂

  • @zahratehlaamy1
    @zahratehlaamy1 2 ปีที่แล้ว +28

    juba jiradeeeda anigoo marayoo jiijaa iiwacdi jiiijoo😂 aankugu jeesteeyeee😂😂

  • @bintukaafiya2814
    @bintukaafiya2814 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc dhamaan umada muslimiinta ah waxan si naxariis leh idiinka codsanayaa inaad ugu soo ducaysaan Aabo oo iga xanuusanaaya oo qaliin gelaya maanta in Alle caafimaad taama ah siiyo Alle haydin barakeeyo meel walba aad joogtaan

  • @umumaxamedumumaxamed2127
    @umumaxamedumumaxamed2127 2 ปีที่แล้ว +7

    Amiira waxa thy qof fiicn adiga iyo hoyo iyo wlalaha kuli masha allh lkn abayo magaca hoyade qabta maxa u diiday wlhi waa magac fiican oo ad u naxaris badan dadka magacas leh waa dad karti leh xaqudna dhacsadan xita hadi ayku diln wayku nolenayan wana magac aad u qurxan wuna kala baxa wlhi iamin hoyade aad u jaclahy magaced waye wana qof aad u naxaris badan kii mnta ilmeynayo lailmeysaa🥲wanagii oo hoyo ay ithy😘😘😘🥰🥰🥰🥰🥰allow nobarakey huyoyinkena🤲🥰

  • @zakimohamed675
    @zakimohamed675 2 ปีที่แล้ว +18

    Wllhi dulqad maa lahan sxp see camal hee khadarow waa magac fican 😂😂😂😂

  • @mahren-s1n
    @mahren-s1n 2 ปีที่แล้ว +6

    Ar amira cadi matihid ninka tartiib fahfahintis udhibtay wlhi lkn why uu shaqo unecebyahyna😆😆

  • @najmaomarmohamed6129
    @najmaomarmohamed6129 2 ปีที่แล้ว +12

    Cawa caadi u qoslay amiira adna far dheertahay 😂😂

  • @nadarcadey7484
    @nadarcadey7484 2 ปีที่แล้ว +4

    Ay jiijo meel joog khadar iyo cimraan labadaba magacba waa shidanyihiin

  • @shamsohajisidow7795
    @shamsohajisidow7795 2 ปีที่แล้ว +11

    Hoyo allaaaah no dhaafo dacwo ayaa hoyo nafta laku qaadayaaa hoyo mcn gabarta ayee la jirtaaaa kkkkkkkk

  • @aminahalane6623
    @aminahalane6623 2 ปีที่แล้ว +4

    Amiira imran waxaa kaga raysay hooyo buu ixtiraamayaa miskiin

  • @janna_8126
    @janna_8126 2 ปีที่แล้ว +6

    Next sumayo please 🙏 😢 😭 🙂 😫 😂😂😂😂😂

  • @amuun_ahmed_11
    @amuun_ahmed_11 2 ปีที่แล้ว +22

    Amiira fanny tahay wllhy 😂😂😂

  • @sadiyaissa9079
    @sadiyaissa9079 2 ปีที่แล้ว +12

    Qosol aa u dhiman rabay wallhi😂😂😂😂😂😂😂

  • @hananmuusemursal566
    @hananmuusemursal566 2 ปีที่แล้ว +6

    Amira dhib badanidaa wiilka maxa saas uugu dhibeee 😂😂😂😂

  • @salmacdy1873
    @salmacdy1873 2 ปีที่แล้ว +7

    9:33 qadaroow aaa waa furay😅😅🤣🤣jiijo wilka noday he😄

  • @maryanmohamedjimale4135
    @maryanmohamedjimale4135 2 ปีที่แล้ว +17

    Videa ugu quruxda badnaa 😂😂🤣🤣😂

  • @amaleid6871
    @amaleid6871 2 ปีที่แล้ว +11

    🤣🤣🤣🤣Alla Amiiro qosolka iga dhamaysay

  • @nawalnalka4759
    @nawalnalka4759 2 ปีที่แล้ว +9

    Khadaroow Mogadishu Mall adgo ka shaqeynayo ayn ba ku arke xaa dhacay Malaysia marka tagtay shaqo ma diiday 😅😅

  • @safamusecaraj6569
    @safamusecaraj6569 2 ปีที่แล้ว +10

    Wlhi qosolkaa iga dhamaaday😀😀video funny ah weeye amiiray...🤣

  • @cabdullahiDaahir271
    @cabdullahiDaahir271 2 ปีที่แล้ว +1

    Amiira iney dhibley noqotay inta ila aragtay love 😂

  • @فيصلالحربي-ظ2ح
    @فيصلالحربي-ظ2ح 2 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah illhey ha ku xafido abayo

  • @princessheva6099
    @princessheva6099 2 ปีที่แล้ว +4

    Omg the way hoyadis u respecteynayo masha allah 🥰

  • @ayaan850
    @ayaan850 2 ปีที่แล้ว +4

    majeceshahay inaad waligaa shaqo bilowdo 😂😂😂😂 amiira dhiblay

  • @maryamhusseinhilowle2296
    @maryamhusseinhilowle2296 2 ปีที่แล้ว +20

    Keep going I like your pranks ❤️❤️❤️

  • @salaaniofficial5654
    @salaaniofficial5654 2 ปีที่แล้ว +15

    9:08 maamada markey dhahdey hada soo bilaaba sheeka soo xasuustey😃😃😃ninkii iyo naagtii arooska ahaayeen habeenkii ugu horeyse howsha iney sameeyen ku balamen tiro tiradii intey qaldantey isagoo wax yer udhiman maamadii maqashey kadib lagu dhahay maamadii wax ayan xisabineyne gabdhada dood ayey igu bilowdey tirada ayaa qaladey maamadii kulahaa tan damiin waayee wax mafahmeysee hada usoo bilaw tirada cml😀😀😀

  • @faadumonuurfatma1321
    @faadumonuurfatma1321 2 ปีที่แล้ว +5

    Qosolka ayaa iga dhamaadey😂😂😂😂

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 2 ปีที่แล้ว

    Dumashi jiija mu ka wadaa magaxa amira asim hooyo dii mcn mashallah Allah weene ha idin xiftiyo

  • @lakiaxmed6945
    @lakiaxmed6945 2 ปีที่แล้ว +4

    Wlih miskin waye aniga haduu ahanlaha sanku jidayo balsha indhaha kadadan laha hoy jog amiira🤣🤣🤣🤣

  • @samiiraahmed3863
    @samiiraahmed3863 2 ปีที่แล้ว +6

    Cimran iidhafa wiilkas😂😂❤

  • @zahrasiyaad2883
    @zahrasiyaad2883 2 ปีที่แล้ว +1

    Qofkii ugu horeeyi wax kuso qoro ahy please codsige itixgeli sumaya iyo fadma ku smy

  • @nimconimco9917
    @nimconimco9917 2 ปีที่แล้ว +1

    Amiira inanka wa miskiin ee ciyarta iga daa hno cimraan ade sory

  • @safiyaahmed1328
    @safiyaahmed1328 2 ปีที่แล้ว +2

    Mxamed kuso sameeynaa waxu uu u jclyhyna guriga ka qari sida game uu ku ciyaaro ama wax u jclyhynaa o guriga yaalo ka qari an argne siduu wax dhaho

  • @miskahhani2647
    @miskahhani2647 2 ปีที่แล้ว +5

    Wllhi amiro wad kubashalte wilka🤣🤣🤣 prank walni kusamese🤣

  • @maysocabdirashid5712
    @maysocabdirashid5712 2 ปีที่แล้ว +22

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 yes dooro wan rabay in prank laku sameyo 😂😂😂😂

  • @ahmednajaofficial443
    @ahmednajaofficial443 2 ปีที่แล้ว +4

    Never give up
    Mala badalay
    Imraan aaaaaa

  • @nawalabdi9608
    @nawalabdi9608 2 ปีที่แล้ว +5

    Amiira ani wlhy mrk ku arko ayaan suuqa wlhy qaybta qoslka I fur mata🤣🤣🤣🤣🖤

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Tantan qiyaami rabaan kahoos joogsaday dumaar haween aa woo siraan qiyaanaan horay usocotoo fariidad baan ahay.kalacayn bismilah verry. Differents

  • @aaminoahmed912
    @aaminoahmed912 2 ปีที่แล้ว +8

    war yab badanaa cawa Anga uhoreyo🤣

  • @abdirahmanjamac5815
    @abdirahmanjamac5815 ปีที่แล้ว

    Asc sxbey mansha alah qosol adiga dabecad mansha alah kusoco ❤❤

  • @munosheekhdona2328
    @munosheekhdona2328 2 ปีที่แล้ว +1

    Qosolka iga dhameysay Amira wlhi dhibley thy 🤣🤣🤣🤣

  • @saapageedi7401
    @saapageedi7401 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhipley😋Amiiro Wilka Ha Iga Dhibin Teda Kle Plz Adno Brankigi Ee Kugu Sameynayen Iyada Iyo Hooyo Iyo Cimran Plz So Arso😭😭😭😭😭

  • @isuuuali464
    @isuuuali464 2 ปีที่แล้ว +14

    You are so funny amiira😂😂😂

  • @barkayussuf1889
    @barkayussuf1889 2 ปีที่แล้ว +24

    You are so funny 😂🤣 you guys 😍❤️

  • @natashshaur9928
    @natashshaur9928 2 ปีที่แล้ว +4

    😂😂Amira dhibley Wiilka kaleeexo

  • @suadabdiasiis4036
    @suadabdiasiis4036 2 ปีที่แล้ว +1

    Amiiro walaalka qosol ka oo nagadhameyay

  • @mumtaazqaali2631
    @mumtaazqaali2631 2 ปีที่แล้ว +1

    Qofkii igu horeye ee like sary muqalkan🥰

  • @fartuunahmed6629
    @fartuunahmed6629 2 ปีที่แล้ว +10

    Lkn shaqo ma rabo miya wilka🤣🤣 qadarow shaqeyso 🤣🤣🤣

  • @farhiyoyusuf4888
    @farhiyoyusuf4888 2 ปีที่แล้ว +6

    Amiiro qurux waxaa tahay Funny 😄 ❤️✌️💪🇸🇴

  • @SheikhAbdalla-hq9jj
    @SheikhAbdalla-hq9jj 2 หลายเดือนก่อน

    2024 inta daawanaysa 😂😂😂😂❤

  • @naciimohassan2391
    @naciimohassan2391 2 ปีที่แล้ว +2

    Amiiro walaaley wiilka cimraan nooda maskiin waaye ha dhibin mcnto

  • @xamdicusmaan8248
    @xamdicusmaan8248 2 ปีที่แล้ว +14

    Alle cwo waad iga qoslisy keep going jiijo hhhh

  • @guledibrahim2128
    @guledibrahim2128 2 ปีที่แล้ว +35

    this is the funniest prank 😂😂😂😂😂😂😅 and keep going sis 🙏🏽❤️

  • @zeynababdulaa7257
    @zeynababdulaa7257 2 ปีที่แล้ว +4

    Qadarow wn ku salaaaamay🤣🤣🤣🤣🤣magac fcn u bixisay wlhi🤣🤣🤣

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Walee waa daahay subxaanalah family iam one of iyaaaaahqaybaan kaahay ama kaaalinbuuxdo.

  • @sumayasaeed6569
    @sumayasaeed6569 2 ปีที่แล้ว +3

    Qadar ooo ooo Qadar ooo ooo Qadar🤣🤣🤣🤣Asxabta ilawada🤣🤣🤣

  • @rayaanibraahim8131
    @rayaanibraahim8131 2 ปีที่แล้ว

    Amiirooy cimraan maa igu darsataan🥺🥺😩😩❤️❤️

  • @nataashaamohamad4486
    @nataashaamohamad4486 ปีที่แล้ว +1

    Beautiful family abayo Amiira ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @faizacali4858
    @faizacali4858 2 ปีที่แล้ว +4

    Mama da funny waye wllhi 😂😂😂😂😂😂

  • @ahmednajaofficial443
    @ahmednajaofficial443 2 ปีที่แล้ว +4

    Qosolka IGA dhamaaday😂😂😂😂

  • @munahajji1578
    @munahajji1578 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo amiro wakuba riya baaraki kusubi oky cod si

  • @asmiitaqali5841
    @asmiitaqali5841 2 ปีที่แล้ว

    Next fatma iyo sumaya u qabo challenge

  • @bidhanqurux7544
    @bidhanqurux7544 2 ปีที่แล้ว +6

    jiijo jidka jiradisa jogsatoy🤣😁😁

  • @garabeygarabey1079
    @garabeygarabey1079 2 ปีที่แล้ว

    Ala amiira dhibadanaa qosolka waa iga dhameysay

  • @mssabyan
    @mssabyan ปีที่แล้ว

    Wlhi waa idin jeclhy fimlkiina❤

  • @haniabdi734
    @haniabdi734 2 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣 booski adna magalisey wiilka Amira dhibleey

  • @xabsomaxamed3749
    @xabsomaxamed3749 2 ปีที่แล้ว +2

    Walahi amiin waa fani socdo wawa masha allh

  • @armantube8766
    @armantube8766 2 ปีที่แล้ว +4

    Soo gelihee anaa ku tusaayo 😂😂✌🏿😂

  • @faaizainaugaascali4336
    @faaizainaugaascali4336 ปีที่แล้ว

    Amira miskiinka waa dhibteen yaqe bis kadhaha😃😄😄

  • @suhassan937
    @suhassan937 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah wiil hoyadi aad u ixtiram aya weyan mashallah wa fariid calanki jamuriyada xidhan ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @asmahassan5226
    @asmahassan5226 2 ปีที่แล้ว +5

    🤣🤣🤣🤣🤣 xamar oo dhan kaasa laguu kasayaa khadaraaw

  • @irshaadmohamed5448
    @irshaadmohamed5448 2 ปีที่แล้ว +10

    Funny waaye walhy khadarow😂😂😂😂

  • @abdirahmanjamac5815
    @abdirahmanjamac5815 ปีที่แล้ว

    Wlh waxaa tahay qof farxan iska ah had iyo jeer mar walbo ilahey haku soyadiyo😊😅

  • @Amiira96
    @Amiira96 2 ปีที่แล้ว +4

    amira funny waye hhhhhhh keep going brothers

  • @boqorabdalla8245
    @boqorabdalla8245 2 ปีที่แล้ว +2

    Qadaroow wlhi baari wye meeqo maruu xanaaqe oohayadisa qadarin oo qadarinayo uso fariiste 😂😂😂😂😂😂😂ayy sorry qadarow madhahy sorry cimaran inakudhaha rabe qadarow way iga sofakate qadarow

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 2 ปีที่แล้ว +1

    Amiira dhibleey aa tahay walaahi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Basm025
    @Basm025 2 ปีที่แล้ว +1

    Amiiro adiga dhib badnida mxaa wiilasha io gabdhaha udhibtaa sey hooyo io walaalo u imaaden dhibley baa noqotey waad facey saneysaa 😂😂🤣🤣😂😂

  • @yasmiinxasan1211
    @yasmiinxasan1211 2 ปีที่แล้ว +1

    Amiiro wlhi adine too matihid saan u qoslay leee 🤣🤣🤣 sorry cimraan

  • @maryamamohamed8830
    @maryamamohamed8830 2 ปีที่แล้ว +18

    Waa so cararay marka arkay prank😁

  • @anwaraliofficial5454
    @anwaraliofficial5454 2 ปีที่แล้ว

    Qadar cade (Never) sxbkee qali

  • @isxaqhaji1396
    @isxaqhaji1396 2 ปีที่แล้ว +4

    KHADARO QASHINKA INTE LAGU DADIYA🤣🤣

  • @AminaMaandeeq
    @AminaMaandeeq 2 ปีที่แล้ว

    Amiira waad ka reesay cimraan ka daa haduusan Rabin in loogu yeero khadar muxuu ku nacay magacaas khadar waaba magac fiican cimraan khadar ogu waca hadiinan ka deenkarin iskugu dara labadub waa fakarkega mahadsanid

  • @umayusuf3185
    @umayusuf3185 2 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂 cant wait 400k insha allah
    Amerah adiga iyo cimraan yaa weyn?

  • @ayaan850
    @ayaan850 2 ปีที่แล้ว +1

    Intaasuuna ku eegyahay vedio gu kulahaa 😂😂😂😂😂😂 waar amiiraa igaqoslisa aniga 😂😂😂😂😂

  • @faadumajeylaani9559
    @faadumajeylaani9559 2 ปีที่แล้ว +8

    Jiijo wa ku salame😂

  • @Mahadabukar-vr4ii
    @Mahadabukar-vr4ii 9 หลายเดือนก่อน

    Qadaroo is not easy ay jiijo qurux😂

  • @faadumoabdirashiid377
    @faadumoabdirashiid377 2 ปีที่แล้ว +3

    Jiiijo 🤣🤣🤣 maxa karabta cimraan 👌

  • @mustalifomohamett4719
    @mustalifomohamett4719 2 ปีที่แล้ว +1

    Waligay vedio sa uguma qoslin wlhai noso badiya labadiina😂😂😂

  • @queenyasmiin6580
    @queenyasmiin6580 2 ปีที่แล้ว +2

    It was good Prank and we need more prank like this Amira😃👍

  • @fathimamohammedxusen5839
    @fathimamohammedxusen5839 2 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣 Amiiro dhibley wiilka maxa saas ugu gashey