PRANK AABE OO XANAAQAY MARKII MAXAMED UU GO AAN SADAY ARINTAAN 😱

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 374

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +129

    Prophet Muhammad-the greatest man who ever walked the face of earth 💯 ❤🙌🏽

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader 2 ปีที่แล้ว +55

    iga kusaliso gorme lugu dambeysay
    Hadda Kusali Xapiipkeena Maxamed Scw

  • @mataanmataanmatan9217
    @mataanmataanmatan9217 2 ปีที่แล้ว +23

    Inta abahod nolyahay ale kama qado inta dhimatayna ale haw naxaristo Amin

  • @faizamohammed3997
    @faizamohammed3997 2 ปีที่แล้ว +107

    maxamed iyo aabahiisa funny waye wlhi 🤣🤣🤣🤣qosal iku dileen runtii beeso ma hesadaa kulahaa 🤣🤣🤣🤣babaa Allah ku xafido ❤

  • @asturabdusaid3966
    @asturabdusaid3966 2 ปีที่แล้ว +14

    Adna abayo ka daay qosolka aad saresid even hadaa sartid xitaa ka yareey codka wilka dhan qosolka ka weyn bee keep going Mohammed yare

  • @nafisabarkad4814
    @nafisabarkad4814 2 ปีที่แล้ว +38

    Masha Allah wiilkan TH-cam halo furo caadi mahan talentigisa🥰😅

    • @mumtaasabdirashid5639
      @mumtaasabdirashid5639 2 ปีที่แล้ว +1

      Talentiga aawayna haka waalin walaley😂😂😂😂

    • @lielaosman8710
      @lielaosman8710 2 ปีที่แล้ว

      @@mumtaasabdirashid5639 inad ka xuntahy wa macqul 🤣😂😂😂

    • @alimohamed9960
      @alimohamed9960 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mumtaasabdirashid5639
      😁😁adiga talent malihit

  • @tasliimcalimaxmed3478
    @tasliimcalimaxmed3478 2 ปีที่แล้ว +21

    😂😂😂😂mxamed iyo abihisa wlhi qosol igu dileen wlhi runtii beso ma hesata kulaha abo m.a❤😂😂😂😂

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 2 ปีที่แล้ว +20

    Maalinta Khamiista ee nagu soo aadan 30 June 2022 waxaa inoo bilaabaneysa Bisha Dul-Hijjah waxay kamid tahay bilaha sida gaar ka ah ee Xurmada u leh.
    Ilaahey wuxuu ku dhaartay Tobankaan maalmood,
    wuxuuna yiri : (وَالفَجرِ وَلَيَالٍ عَشرٍ )
    Nabigeena Muxamed SCW wuxuu yiri: ma jiro maalmo uu ilaahey ka jecel yahay Acmaal la sameeyo tobanka Maamlmood ee ugu horeysa bisha Dul-Hijjah.
    Faaidooyinka 10-ka Maalin ee ugu horeyso Bisha Dul-Hijjah.
    1) Maalinta 1-aad ee Bisha Dul-Hijjah waa maalintii loo dambi dhaafay Nabi Aadam CS, Qofkii sooma dambiyadiisa oo dhan waa loo dhaafa.
    2) Maalinta 2-aad ee Bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la aqbalay ducada Nabi Yoonis CS isla markaasna laga soo bixiyey Caloosha Malaayga, Qofkii sooma waxay ula mid tahay sida isagoo hal sano caabudayey Ilaahey oo aan il Biriqsi ku caasin.
    3) Maalinta 3-aad ee Bisha Dul-Hijjah, waa Maalintii la aqbalay ducadii Nabi Zakariya CS, Qofkii sooma ducadiisa waa la aqbalayaa.
    4) Maalinta 4-aad ee Bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la dhalay Nabi Ciise CS, Qofkii Sooma ilaahey wuxuu ka dheereenayaa Quusitaan iyo Faqri.
    5) Maalinta 5-aad ee Bisha Dul-Hijjah, waa Maalintii la dhalay Nabi Muuse CS, qofkii sooma ilaahey wuxuu ka badbaadiyaa Cadaabta Qabriga.
    6) Maalinta 6-aad ee Bisha Dul-Hijjah waa maalintii uu Alle Nabigiisa u furay albaabada Kheyrka, Qofkii sooma wuxuu Alle ku fiiriyaa il naxariis leh.
    7) Maalinta 7-aad ee Bisha Dul-Hijjah, waa maalinta la xirayo Albaabada Naarta, lamana furo ilaa ay ka dhamaato tobanka maalin ee Bisha Dul-Hijjah, Qofkii sooma Ilaahey wuxuu ka xiraa 30 Al baab oo dhibaato ah, wuxuuna u furaa 30 Al baab oo Fudeed ah.
    Maalinta 8-aad ee Bisha Dul-Hijjah waa maalinta loogu magac daray (Tarwiya) Qofkii sooma wuxuu Alle siinayaa Ajir uusan ogeyn Ilaahey mooyee.
    9) Maalinta 9-aad ee Bisha Dul-Hijjah, waa Maalinta la istaagayo Banka Carafa, Qofkii sooma ilaahey wuxuu u dhaafaa dambiyada sanadkii hore iyo sanadka soo sacdo, waana maalinta ay soo dagtay aayada Qur'aanka ee (اليوم أكملت لكم دينكم).
    10) Maalinta 10-aad ee Bisha Dul-Hijjah, waa maalinta Ciidul Adxaa, qofkii Alle Qurbaan ugu Dhawaadana wuxuu u dhaafaa dambiyadiisa.
    Allah ina waafajiyo dhamaan maalmahan qeerka badan insha'Allah

    • @ismailmohamed1251
      @ismailmohamed1251 2 ปีที่แล้ว +1

      Allahuma Ameen Walal Ma Sugan Yihiin Acadiista Laga. waryay Waxn Hubin Inan Faafiyo Baan Diiidanahay

    • @maxamedxaaji3024
      @maxamedxaaji3024 2 ปีที่แล้ว +1

      Wll iiso jawaab soon laiigu Lee yahay magudi karaa waqtigan

    • @Xaawo_sharaf262
      @Xaawo_sharaf262 2 ปีที่แล้ว +2

      @@ismailmohamed1251 wxan hubo le so gudbiyey wll

    • @Xaawo_sharaf262
      @Xaawo_sharaf262 2 ปีที่แล้ว +2

      @@maxamedxaaji3024 mahubi mida wll

  • @missali8765
    @missali8765 2 ปีที่แล้ว +32

    Kastuumo waxa jirta oo quful iyo sakatuuro leh😂😂😂

  • @JackCaddnan
    @JackCaddnan 2 ปีที่แล้ว +50

    Funny duqa😂😂 shaqeyso moha🙆‍♂️

  • @quruxsaninagobaaf1284
    @quruxsaninagobaaf1284 2 ปีที่แล้ว +20

    asxaaptayda muraada leenahay aniga iyo zawjkayga ino so duceeya waxa so dhow maalmihi barakaysana ducadijna igu kaalmeeya🤲🤲yaarabi sahal nooga yeel

    • @rahmacabdiraxmaan8051
      @rahmacabdiraxmaan8051 2 ปีที่แล้ว

      Muradkiina oon macsi lahayn alle ha idiin sahlo wllo

    • @hanaaxmedxayaad8057
      @hanaaxmedxayaad8057 2 ปีที่แล้ว

      Muraadkiina alle ha idiin fudeydiyo wllo wada jira insha allah 😍

    • @munizamohamed6392
      @munizamohamed6392 2 ปีที่แล้ว

      allah ku sahla muradkada ❤

    • @amiiraxasan8077
      @amiiraxasan8077 2 ปีที่แล้ว

      Allah ku sahlo adiga iyo xaajiga haduu qer yahy

  • @HalimaIse-zl1hv
    @HalimaIse-zl1hv ปีที่แล้ว +2

    Aabaha fani waaye wllh Markale gu samaaya❤❤❤😂😂😂😂

  • @naciimomaxamed5408
    @naciimomaxamed5408 2 ปีที่แล้ว +17

    🤣🤣🤣🤣alla hooyoy beerka cawa dacda uqosoly moha yare TH-cam ufuraa adnaay

  • @abdidibitati4846
    @abdidibitati4846 2 ปีที่แล้ว +10

    Adna adiga hadii aad rabto dadku in ay fahmaan hadalka maxaa qosolka u dhex Galinee sifiican looma fahmayo hadalka odaga

  • @xanivoahmed5173
    @xanivoahmed5173 2 ปีที่แล้ว +6

    Qosolkaan aad saartay vidioga dulqaad la aan uu naga dhigay plz naga dhaaf adno

  • @intisaarmohamedcabdiintiza1671
    @intisaarmohamedcabdiintiza1671 2 ปีที่แล้ว +24

    Hhh Mashaa allha keep going sis prank soo bdi 🤣🤣🤣🤣😂😂😂🤣🤣😂😂😍🥰

  • @abdidibitati4846
    @abdidibitati4846 2 ปีที่แล้ว +22

    Masha allah aabahaa waa dulqaad badan yahay waa aabe baariya amiir asaga ayaa ka dulqaad badan.

  • @saciidocabduqaadir7945
    @saciidocabduqaadir7945 2 ปีที่แล้ว +19

    😂😂😂😂wxay deganyihiin viroma walahi waa fani odayga caadi ma ahan

  • @asmahassan5226
    @asmahassan5226 2 ปีที่แล้ว +7

    Hhhhh iyada markaad waydo sidaad noqonaysid ayaan rabaa kulaha 😅😅 funny weeyi Aabuhu

  • @rahmacabdiraxmaan8051
    @rahmacabdiraxmaan8051 2 ปีที่แล้ว +40

    Aaabahay aduunkan ugu jecelahay wlhi😂😂😂😂allow aabayaashen dhawr

    • @hayaat1311
      @hayaat1311 2 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin yarabi

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 2 ปีที่แล้ว +4

    Maa shaallaah Adna Qurux walaalkaa Mohmed Aad cida kuugu Ek maa shaallaah 🙏🙏

  • @ardaaproduction1363
    @ardaaproduction1363 2 ปีที่แล้ว +22

    Xaafadda dhan funny 😄 weeye wlhi 😂😂

  • @sareedomire8265
    @sareedomire8265 2 ปีที่แล้ว +9

    M.a funny waaye wllhi Aabe 😆❤️❤️❤️❤️maxamedna waa kasii daranyhy aabe qol ku xira dheh kulahaaa😆😆boorso aa ka tagtay miyaaa 😂

  • @Degan_abd
    @Degan_abd 2 ปีที่แล้ว +13

    Albaab kasta oo kaa xiran Allah kuu furo Murugadan farxad kuugu badalo aamiin yaa Allah 🤲 isaar subscribe♥️💯

  • @adanadow5376
    @adanadow5376 2 ปีที่แล้ว +1

    The greatest person that Allah created is prophet Mohamed s.a.w

  • @amira1438
    @amira1438 2 ปีที่แล้ว +6

    😂😂😂 masha alh wlhi aabe yasha hore cadi ma ahan waba qosol miran lkn waa run nin aa shaqeysan muxu gabar ugu alaa kk

  • @umofaduma7708
    @umofaduma7708 2 ปีที่แล้ว +2

    famliga keliya ee naguhaya yutube kkk masha allah aabe inaba cadi ma aha kulahaa isodhiib bisada ana waa dhiibayaayekkk

  • @khadijamohamed5402
    @khadijamohamed5402 2 ปีที่แล้ว +8

    Mashaallah adna iyo saxaaf mashaallaha adna Hooyo cafimad Allah iyo abo

  • @nasrojele7672
    @nasrojele7672 2 ปีที่แล้ว +24

    Wilkan le prank logu talgaly😂

  • @munamohammad5464
    @munamohammad5464 2 ปีที่แล้ว +10

    Waxbaa wll adnaa Lama maqlooo qosol baa meshii qabsadeey baaaa

  • @salmacdy1873
    @salmacdy1873 2 ปีที่แล้ว +8

    MXMD cde yutubka ufur adnoy talanti ayuu leyahay😇🥰😅😅

  • @khadijamohamed5402
    @khadijamohamed5402 2 ปีที่แล้ว +22

    Mashaallah abayo setihiin xaladina mawacantihiin igwaraan mawacantahii love you 😍 😘 ❤ ♥ 💕 💖 😍 1000k youtube subscribe kaarr inshllah keep going through

  • @fartunmohamed5149
    @fartunmohamed5149 2 ปีที่แล้ว +6

    Run run amey kuqabsataa arintas wilo🤣

  • @sumayahuseen3223
    @sumayahuseen3223 2 ปีที่แล้ว +16

    Mahamed Aabe Funny Wye M.a😂

  • @sihaamjabril5504
    @sihaamjabril5504 2 ปีที่แล้ว +12

    So funny Mohamed cade keep going 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @shukrimahamed2146
    @shukrimahamed2146 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahamed Iyo aabihiis funny waayay labadooda waan fuuray wallahi iyaa mahamed yare caadi ma ahin ayaantii uu cusbaa waa xishoon jiray kaamirada xitaa waa diidi jiray hada geesi ayuu noqday Maasha Alah Ilaahay ha ku xifdiyo

  • @yaxyeali5485
    @yaxyeali5485 2 ปีที่แล้ว +24

    Mohamed is so funny 💯💯💯💯🤭🤭🤭

  • @queeny_____azwaney7598
    @queeny_____azwaney7598 2 ปีที่แล้ว +6

    😂Wllhi waa furey aabe asaba funny ah kulaha gabadha marka weyso saa noqoneyso aan arko🤣

  • @nazemaden6882
    @nazemaden6882 2 ปีที่แล้ว +4

    Qosolkn kadaa bal aan codka maqlnee baayo☹☹

  • @naturechannel950
    @naturechannel950 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi zaaid aan uqoslay wiilka yar waa fani wlhi m.a ilaah hani xifdiyo dhamaantiina

  • @khadijamohamed5402
    @khadijamohamed5402 2 ปีที่แล้ว +20

    prank aabee quxusolka aduunka iyo saxaaf mashaallaha mashaallah ❤ 😍 ♥ 💖 💕 💙 ❤ 😍 ♥ 💖

  • @ayaniitamuusa9806
    @ayaniitamuusa9806 2 ปีที่แล้ว +1

    Cod qosolka kagabi wlle amira kaficn

  • @najahnajah8163
    @najahnajah8163 2 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Manshalaah mohamed habo ilahay haku xafito salan sare hoore usoco

  • @babybuuu4411
    @babybuuu4411 2 ปีที่แล้ว +2

    Wiilkan youtube ufura legend weyan wlhi🥰

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 2 ปีที่แล้ว +6

    Maxamed iyo baabahisa caadi maahan walaahi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🧡♥️

  • @Najuumfantastic
    @Najuumfantastic 2 ปีที่แล้ว +10

    Ala manooli baba caadi mahan waxa jirta kastuumo qafil iyo furo leh 😂😂😂

  • @amranahmed6019
    @amranahmed6019 2 ปีที่แล้ว +3

    Qosol baaba saartay maxa maqalna codkooda iyo wuxuu leeyahy

  • @asaldhalad7614
    @asaldhalad7614 2 ปีที่แล้ว +4

    Baaba hada igaarka ma iidiidi wabaaaa😭😭😭😂😂😂

  • @asliabdi8045
    @asliabdi8045 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah he is amazing and smart

  • @ayeshaomar3176
    @ayeshaomar3176 2 ปีที่แล้ว +2

    Alla saa uqoslaaye waa fuure wlaho mhdsanid hbnkeyga iiqurxisen wiilka youtobe ufura😂😂

  • @najiibhappy6130
    @najiibhappy6130 2 ปีที่แล้ว +4

    🤣🤣🤣🤣🤣 Wllhi aabbo caadi ma ahan kulahaa prungi samee kulahaa 🤣🤣🤣🤣

  • @Zaani_Media
    @Zaani_Media 2 ปีที่แล้ว +16

    *Ilaahay Riyadaada HaKuu Rumeeyo Walaalahay waxaan Niga Codsanayaa SUBESCRIBE Inaad IsaartO* 🙏🙏😭😭😭

  • @marryanahmed2731
    @marryanahmed2731 2 ปีที่แล้ว

    Mohamed jlitaankiisa waa fiicanyahay mashallah 💖💖💖🥰

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaa adna xabiibti manta i qosolka adunka baba makusamenesin paranki 😂😂😂😂😂🥰🥰🥰🌹🌹🌹

  • @ismailboo9585
    @ismailboo9585 2 ปีที่แล้ว +1

    Kalyo Kaab uquslay walaahi aabe fani waaye wallaahi

  • @mariacute971
    @mariacute971 2 ปีที่แล้ว +2

    aniga sida uqoslayay waan ooyay wllhi aabe fani waye wllhi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @sucdidirie5860
    @sucdidirie5860 2 ปีที่แล้ว +2

    Wiilkaan waa bravo Masha Allaah.

  • @hanushnaturallife5495
    @hanushnaturallife5495 2 ปีที่แล้ว +8

    Hhahaha maxamed iyo baaba funny waye wlhi
    Qol igu so xir gabadha yan laiga arosin aaa

  • @mukhtaarabdi3051
    @mukhtaarabdi3051 2 ปีที่แล้ว +6

    Maxamed is funny walahi masha allaah

  • @hamdiabdullahi2424
    @hamdiabdullahi2424 2 ปีที่แล้ว +2

    Maya green ayuu noqonaaa 🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂

  • @ubaxmohamedali3820
    @ubaxmohamedali3820 2 ปีที่แล้ว +14

    Wan qole run ahaanti 🤣🤣🤣😂😂🤣👍

  • @kulkaoffaciall7912
    @kulkaoffaciall7912 2 ปีที่แล้ว +2

    hadda rabtit puruunki sameey dheh kulahaa 😂😂

  • @mustaqiimmanka5356
    @mustaqiimmanka5356 2 ปีที่แล้ว +5

    Adno cida dhan wilkana kaga eg Adno wiil ah wye

  • @laylaabdulkadir3784
    @laylaabdulkadir3784 2 ปีที่แล้ว +4

    Wiilkan funny waaye ma's allah ma daalayo

  • @ilwaadqurux8281
    @ilwaadqurux8281 2 ปีที่แล้ว +5

    Waxa raba Ina arko ayada hada wesid Sa noqesid😂😂😂

  • @shamsimaxamed116
    @shamsimaxamed116 2 ปีที่แล้ว +1

    hhhhhhh. ihaay aaa maxaa lacag miya oo lahaynayo ar maxamed no sobadi yaqe

  • @maryamoali4761
    @maryamoali4761 2 ปีที่แล้ว +1

    Walahi funny waa abaha iyo wiilka Kala daran aabo qol igu xir dheh kulaha

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 4 หลายเดือนก่อน

    Hhhh waxan raba iyada marka waysay se noqesa ina arka rabaa kullah Aabeha cadi ma aha

  • @caaasho4369
    @caaasho4369 2 ปีที่แล้ว +1

    oo aabihiin ma noolyhy wxn umoody iny afna mlin lhyd dgxlki bn rbaa

  • @drshoniishamohamed1911
    @drshoniishamohamed1911 2 ปีที่แล้ว +4

    Aabahay isoo xasuusisey
    Allow aabayaasheen noo daa
    Aabbo funny 😄
    Waa ku wataa

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 2 ปีที่แล้ว +6

    Prank aa sheektay purunki ha,ahaado kulahaa 🤣😂😅🤣😂😅🤣😂😅

  • @بنتعمر-م3خ
    @بنتعمر-م3خ 2 ปีที่แล้ว +6

    عم يحكي متل ابي والله الله يرحمو😭😥بعض الكلمات وحتي صوتو بيشبه شوية

  • @SabirinMohamed-e4n
    @SabirinMohamed-e4n 7 หลายเดือนก่อน

    Wow Mohamed. Aabaha Miya Shekada 😂😂😂😂😂

  • @apthrizakpihi123
    @apthrizakpihi123 2 ปีที่แล้ว +8

    *Alle Haku sharfee Subescribe Igu sharaf* 😭♥❤

  • @nasraabdullahisaid7054
    @nasraabdullahisaid7054 2 ปีที่แล้ว +5

    Maxamed wuu iga qosliyey
    Plz adno TH-cam ufur 😂😂😂

  • @Amiira96
    @Amiira96 2 ปีที่แล้ว

    hhhhhhh baaaaba qol ku xer dheh hhhhhh alla maxamed cadi ma ahan funny comment igu horeye alla abe funny waye boorso aa ka taktay miyaaa hhh msh allh abe karti leh allow cimri dher cfmad tam cibado suban sii hhhhhh

  • @Zaani_Media
    @Zaani_Media 2 ปีที่แล้ว +11

    *Ilaahay Riyadiina Hanii Rumeeyo Walaalahay waxaan Niga Codsanayaa SUBESCRIBE Inaad Isaartaan* 🙏🙏😭😭😭

  • @nafisaqueen5682
    @nafisaqueen5682 2 ปีที่แล้ว +2

    Abe iyo moha wlhi waa iga qosliyeen🤣🤣🤣 iihaay dheh kulaha qol kuso xir ar moha🤣🤣🤣

  • @caamirroobleofficial9097
    @caamirroobleofficial9097 2 ปีที่แล้ว +5

    Wiilkan prank waa ku fiicanyahay

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 2 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂😂masha allha walahi maxamed woka rayi baba

  • @shahad2629
    @shahad2629 2 ปีที่แล้ว +1

    baaba fani waaye khosolki uu iga dhameeyay

  • @faadumoisaaq5035
    @faadumoisaaq5035 2 ปีที่แล้ว

    Wow 👌 👏 baba masha Allah ,
    Maxamed intee u ordeesaa amiir sayid, oo joogo adaa, amiir meesha ka kac waa u jeedaa Maxamed!

  • @luulismaciilosman3895
    @luulismaciilosman3895 2 ปีที่แล้ว +2

    maxamed wlh waa fani iyo abahiis wan qoslay wan dalay san u qoslaaye😅😅😅😅

  • @yasmiinxasan1211
    @yasmiinxasan1211 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi qosol wuu iga dhamaday maxamed saas dhan maa u weynatay oo lacagta ayuuta camal maa u dhibe 🙈hhhh🤣🤣🤣🤣🤣

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 2 ปีที่แล้ว +2

    Wax qalad ah ba in aan vedio yo yadan daawado sababto ah afkoodaba ma fahmayo

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 2 ปีที่แล้ว +3

    qosolka hoos udhigi haay please

  • @samiiraibrahim3103
    @samiiraibrahim3103 2 ปีที่แล้ว +7

    Mahamed io baaba funny 😆waaye wlhi😂waa fuuray😂

  • @qaalidciise1807
    @qaalidciise1807 2 ปีที่แล้ว

    Qos aduunka wllaahi kilyahaa ixanuunay maxamed TH-cam haloo furo please ♥❤👌💖

  • @goodadvicemedia7439
    @goodadvicemedia7439 2 ปีที่แล้ว +2

    Cunugaan prank bareen adno iyo amiiro markaas family kii ku baashaalaa hhhhh.

  • @cffghfgg
    @cffghfgg 2 ปีที่แล้ว +4

    see lagu gu heynaa Alaab miyaa qosolkaa nagu dhameysey😂

  • @libaaxyadabanadir2570
    @libaaxyadabanadir2570 2 ปีที่แล้ว

    Kkk duqa caadi ma ahan maasha alaaaah

  • @samiiramohamed4332
    @samiiramohamed4332 2 ปีที่แล้ว

    Igaarkeyga gabadha uhaydheh intuu lacagta ka keenayo ala beerka 😅😅😅😅 naa wiilka TH-cam ufur

  • @aliyafarah987
    @aliyafarah987 2 ปีที่แล้ว +3

    Tu beeso la Ana maajidha Astfurllh 😆😆😆

  • @khadijamohamed5402
    @khadijamohamed5402 2 ปีที่แล้ว +4

    keep going through quxusolka aduunka adna

  • @drsaxlam1448
    @drsaxlam1448 2 ปีที่แล้ว +1

    maxamd youtupe halo furo camirada wu iska dhicin karaye markan awal waka xishonaysay lkn hada no xishod wa baratay markan m.a

  • @boqoradainaaxmed9220
    @boqoradainaaxmed9220 2 ปีที่แล้ว +1

    Mohamed iyo baaba funny waye wllhi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hayaatqurux558
    @hayaatqurux558 2 ปีที่แล้ว +5

    Waxan yarka qosol badana 😂😂😂😂

  • @iqra11rok43
    @iqra11rok43 2 ปีที่แล้ว +1

    Adna qosolka kadaaya please codka malamaqlaayo

  • @anisomahamedali4599
    @anisomahamedali4599 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah allow walikena nodaya 🤲

  • @mohakoryeeri4660
    @mohakoryeeri4660 2 ปีที่แล้ว

    Qosolka wax laga maqlo haku furin mahadsanid