Caafimaad ahaan ma wanaagsan tahay in Xanjo la cuno raashinka kadib? Jiil Media.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Fadlan walaal channel-keena faafi oo udir ugu yaraan hal qof, si aan abuurno saaxiibo wanaagsan sida adigoo kale ah, una noqono bulsho kala faaideysata, mahadsanid. / @jiilmedia
    Sidoo kale Nagala Soco
    Facebook Page: / jiilmediaa
    Instagram Account: / jiilmedia
    Twitter Account: / jiilmedia
    Tiktok Business Account: / jiilmedia
    Linkedin Page: / jiil-media
    #jiilmedia #halabuur #dhiirigalin #madadaalo

ความคิดเห็น • 28

  • @Fanaya643
    @Fanaya643 ปีที่แล้ว +5

    Editingkaan kolay waa lagasoo shaqeeye
    Horey usocdq jiil media ❤❤❤

  • @axmedmacalin4531
    @axmedmacalin4531 ปีที่แล้ว +3

    إلهي ! كل فرح بغيرك زائل ، وكل شغل بسواك باطل ، والسرور بك هو السرور ، والسرور بغيرك هو الزور والغرور.

  • @aaladiini8270
    @aaladiini8270 ปีที่แล้ว +1

    jiiil. thank goodness

  • @Fanaya643
    @Fanaya643 ปีที่แล้ว +1

    Kista yaroo ah wexey joojisaa cabista sigaarka side loo editinggareeye waa another level ❤❤❤

  • @dayahahmedmedia3105
    @dayahahmedmedia3105 ปีที่แล้ว +5

    Waxaad ka tagtay in hadii labadsado ay cancer ♋️😢 keento sababto ah dawada logu tala galay inay macaniso hdey jirkaga kubdto waa khatar😱

  • @mohamedomar6730
    @mohamedomar6730 ปีที่แล้ว

    Thank you

  • @Hafzaaaaa
    @Hafzaaaaa 7 หลายเดือนก่อน +1

    Xanjo Kuleesha Maa Macaan Badan Marka

  • @SheymaaCabdullahi-ke4ix
    @SheymaaCabdullahi-ke4ix ปีที่แล้ว +3

    Malinkasto 3box cuna maba iska deyn karo🤓❤😂

  • @RiyaanAbdikafiHersi-kq6om
    @RiyaanAbdikafiHersi-kq6om 11 หลายเดือนก่อน

    Ma ogayn walaal mahadsanid

  • @umumumtaz4880
    @umumumtaz4880 ปีที่แล้ว

    Horey aan u ogaa walalkey😊❤

  • @Maymuun-vk6pm
    @Maymuun-vk6pm ปีที่แล้ว +2

    Sidee lagu gartaa mida macaanka leh iyo mida macaanka lahayn

  • @niciimaomer-ei3sg
    @niciimaomer-ei3sg ปีที่แล้ว

    M.a maya ma ogayn fa iidadeda io fa ida darededa tona shay lagasimanyahy unban u arkayay ❤

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 ปีที่แล้ว +1

    Are you a doctor? Tells us where you get this prouve

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia ปีที่แล้ว

    Sxb dahiye GUULEYSO ❤🎉🎉

  • @SamiyaFarxan-vu7sk
    @SamiyaFarxan-vu7sk ปีที่แล้ว

    Wllhi wan iska cunu jiray waxa laygu dhihi jiray xanuba laga qada

  • @IbraahimMacalin-g6s
    @IbraahimMacalin-g6s 16 วันที่ผ่านมา

    Waan iska cunijiray

  • @MaslaxMaslaxali-lm7ke
    @MaslaxMaslaxali-lm7ke 5 หลายเดือนก่อน

    ♋️

  • @tarikhdihore-fo3pb
    @tarikhdihore-fo3pb ปีที่แล้ว

    Waxaa ogaay kaliya qatarteeda😮

  • @SafiyoSuleyman
    @SafiyoSuleyman ปีที่แล้ว

    Abdihaliim ali olz

  • @AnasCadir7467
    @AnasCadir7467 ปีที่แล้ว +1

    Ow game dheelow maxaa kadhahdeen😂😂😂

  • @queendheereey1620
    @queendheereey1620 8 หลายเดือนก่อน

    kunkii 1 xabo ee noqote xanjo kuleel😢😢😢

  • @Hafs00001
    @Hafs00001 ปีที่แล้ว

    Waa iska cuni jiree lkn xanja kuleel cuni jiree😂😂

  • @alhamdulilaah114
    @alhamdulilaah114 ปีที่แล้ว

    Ani balwad ii thy 😊😂

  • @MohamedAbdinasir-d2b
    @MohamedAbdinasir-d2b ปีที่แล้ว

    xanjada hadaan cuno waaba isqaniiinaa😄😄

  • @MaxamedShariif-p8i
    @MaxamedShariif-p8i 5 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅

  • @faysacabdillahi5154
    @faysacabdillahi5154 ปีที่แล้ว

    Dhawr saac aan cunaa😅

    • @Memo.462
      @Memo.462 ปีที่แล้ว

      Same😂