In loo soo celiyo kuma guulaysan ee waxay ku guulaysatay in laga qaldamay oo loo geeyn ilmeheeda dad muslimiin ah ama soomali ah 33 kun oo dollar oo rali galin ah ayaa la siiyay. Qisadeeda waa caan.
Aniga waxay ila tahay wiilka markii loo ogoladay hadlay gaaladi haysatay si fican hooyada u bari lahayen oo aar aar isu bari lahayen Bay wiilki yara ku dhahen hooyada ma rabta isna wuu ka qaloday oo wuxu idhi maya kadib waxay u qoren in uu diiday waayo ciyaar ilma aad korsatay ama ku bartay uma kala tegi kartan waa siday ila tahay ilahay baase og wixii jira
Daawo ilaa dhamaadka like saar & udice pls
Views hada hose buu u socdsa
Bidasrtadii kwrn
In loo soo celiyo kuma guulaysan ee waxay ku guulaysatay in laga qaldamay oo loo geeyn ilmeheeda dad muslimiin ah ama soomali ah 33 kun oo dollar oo rali galin ah ayaa la siiyay. Qisadeeda waa caan.
Lawyer adag ayey u baahantahay waa in lacag loo qaaraamaa😢
Mashallah ❤❤
amiin amiin amiin yaa rabi yaa allaah 🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾
Cunuga aabihiis meeh?
Amin amminamiin
Lkin mid ayay ilawde in Alle sifican u bariso o saliga nabiga badiso u shega ha sameyse qulubaha dadka rabi ba iskaleh o u cabidin dona inshallah
Haa 10 momths lagu qatay 12 yrs cunug jira bay dhehen ama hoyada reerahan isna cidii balayo buu doortay khalad malahan ilmo yar weye somali oo dhan baa ka amustay gabdhan gabdhan ilaa hada waxba ma aysan saxiixin siday shegtay
Aniga waxay ila tahay wiilka markii loo ogoladay hadlay gaaladi haysatay si fican hooyada u bari lahayen oo aar aar isu bari lahayen Bay wiilki yara ku dhahen hooyada ma rabta isna wuu ka qaloday oo wuxu idhi maya kadib waxay u qoren in uu diiday waayo ciyaar ilma aad korsatay ama ku bartay uma kala tegi kartan waa siday ila tahay ilahay baase og wixii jira
sax walahi 😢
Ax ax ilaahow usocabidi yarabi galada ilahow umacin hoyada dhiban iyo hoyokasto ilmaheda lagaqatay ugasoqad cadawga
Maaysaaxiixiin caadaalaad daaraad Norway kaajiir taah weeye .
Yaarabi ilahey ha uga sooqado
Allaha u soonabad celiyo
Wiilka reer hargaysa ee German ka kudhibaataysan war ma kaysaana
❤❤❤
Allow ugasoo qaad gaalada canugeeda
Away ninkii ilmaha kadhalay meelkasta gabdhaha somali ayaa karaf aad san waan yaabanahay
😢😢😢😢
Mahaamed meer ka cuniiga haastah kuumuudaayaah saabaadata loogu diidaayo inaay Araagtooh reer ka cuuniiga haasta cuunuug Asaan Ayaagu Asaandhiiliin 15.saano Abiil baay.
😭😭😭😭♥️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
😢
😢😢😢