Asma Love iyo Ismaaciil Danan Damalada Rayo Tv 2015 HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @habonehoddon
    @habonehoddon 9 ปีที่แล้ว +1

    wwwwwwwwwwwwwww waa hes aad uu macan ee yado dawasho qurux leeh sodaya waa hees aros nolada asma iyo danan yare vivi xidigaha geeska iyo rayo tv oo sifiican nogu sodiyariyay thx hawraar murti

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 5 หลายเดือนก่อน

    Allaha kuu xafidho cismaacil daanan allah waxan kuu baryay inu xoryadadi kuu so celiyo Amin yaa rabi adunku malmoo koobane samir allaha kuu adkeyo umada somaliyeed waxan codsanaya ineey ducada ku cawyan walalken cismacil danan inshallah

  • @shukrigure2231
    @shukrigure2231 9 ปีที่แล้ว

    I love this song so much can't stop listening ❤️❤️❤️ manshallah what beautiful voices and sweet lyrics just cuteeeeeeeeeee

  • @mohammedbashir6816
    @mohammedbashir6816 9 ปีที่แล้ว +1

    Great song and great voice of great singers I ♥U guys

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 27 วันที่ผ่านมา +1

    Halkeeday taalaa🔥

  • @najmaali161
    @najmaali161 9 ปีที่แล้ว

    talaw somlida eray wanagsan haday ku hadlaan maxa ka xumanaya waxba lkn afkii cay iyo waxan la fahmayna laga barty ilahaw soo hanuuni faniinta idina big respect markasta aad fanskina qancinaysaan

  • @oubahlove5927
    @oubahlove5927 9 ปีที่แล้ว +1

    wowwwwwwww hesst macaan wayan walahi i love this song so much

  • @claudialkuhl72
    @claudialkuhl72 9 ปีที่แล้ว

    I like that song😊💚💗💗

  • @ubaxmaxamed6426
    @ubaxmaxamed6426 9 ปีที่แล้ว

    masha alaa waa wiil fican waan kahelay heestan noolow weligaa cadaw kuma helo in sha alaa

  • @sacidaibrahim4686
    @sacidaibrahim4686 9 ปีที่แล้ว

    one of my favourite songs love it

  • @xamdamaxamed4142
    @xamdamaxamed4142 9 ปีที่แล้ว

    allow soo hadee umada saa isle amiin amiin

  • @yasinhussen2730
    @yasinhussen2730 8 ปีที่แล้ว +1

    ውድ ጓደኛዬ የክፉ ቀን ጓደኛዬ sxb Kaygi Qaliga Markay Xaledu Xumayd Wanaregnay Nolesha macankega Iyo Khdadkega Sxb Ilahay Hakuxafido

  • @shukriainamohamoud5987
    @shukriainamohamoud5987 9 ปีที่แล้ว

    mnsha alah nice song asma love and ismacil Danan caadi mahan codadkiina inolaada

  • @xaliimohani564
    @xaliimohani564 9 ปีที่แล้ว +1

    NYC song

  • @asmamohammed6112
    @asmamohammed6112 9 ปีที่แล้ว

    Www hees wacn weye😘😘😘💛👏

  • @flowerblack2776
    @flowerblack2776 9 ปีที่แล้ว

    i like this song is really nice

  • @cadnaancarab4586
    @cadnaancarab4586 8 ปีที่แล้ว

    You guys have beautiful voice macha Allah

  • @NabilaNahil
    @NabilaNahil 9 ปีที่แล้ว

    wlhi waa hees iyo badh thanks asma and danan

  • @zeinababdi9587
    @zeinababdi9587 4 หลายเดือนก่อน

    Still 2024😊

  • @shukriosman2864
    @shukriosman2864 9 ปีที่แล้ว

    Ixtiraam ayuu kawadaa qofkastoo kaa weyn waa inaad ixtimaatid masha Allah ehel kiisa soo bareen hadal fiican iyo Ixtiraam waa wiil sharaf leh abo cadi waye qof ixtiraan kamudan bes waxaa xun dadka magaca abaha bedela ama ku qata magac qof kale sharci

  • @qaalidumar4786
    @qaalidumar4786 8 ปีที่แล้ว

    Woooooow nice song

  • @munamuse544
    @munamuse544 8 ปีที่แล้ว +2

    good good good

  • @abdinasirgurey2845
    @abdinasirgurey2845 8 ปีที่แล้ว

    nice song xaqiiiiq 😘😘😘

  • @queenofafrica9137
    @queenofafrica9137 9 ปีที่แล้ว +10

    Ninyow waan ku tageraa lkn nin aan ku dhalin abo side ku tiri yaap isa so dhis sxb

    • @ibrahimmbariise6935
      @ibrahimmbariise6935 9 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @ibrahimmbariise6935
      @ibrahimmbariise6935 9 ปีที่แล้ว

      Suaaaal. Qaaali. Ah. Waaaye. Wallahi. Aaabo. Kulahaaa. Waaaana ku. Celcelinaaa

    • @nimconalka1802
      @nimconalka1802 9 ปีที่แล้ว

      geel indha kuul muxuu kagaranayaa ? adne waa sidaas cml
      waa shidmad iyo qof walba oo wax kubara ayaa lamid ah ... marka soo bar baar huuno
      queen of africa kulahaa alloo yaa runoo kusheega

    • @ibrahimmbariise6935
      @ibrahimmbariise6935 9 ปีที่แล้ว

      +Nimco Nalka Kkkkkkkkkjkk. Sheeekadda wax kale. Waaaye. Wallahi. Shishmad. Maxaaa waaye. Iga daba gey. Hadaad. Dacwo. Ii heysato. Inbox me. Sharafey

    • @nimconalka1802
      @nimconalka1802 9 ปีที่แล้ว

      yaaah

  • @rahmahassan9643
    @rahmahassan9643 9 ปีที่แล้ว +1

    woooooooooooh mansha asma love iyo danan

  • @keysejama6406
    @keysejama6406 8 ปีที่แล้ว +1

    waaaaaw asma iyo danan noolada

  • @indhadeeq4112
    @indhadeeq4112 8 ปีที่แล้ว

    Inaba caadi mahan Asma and Danan noolada

  • @qoryoleyofficial3283
    @qoryoleyofficial3283 9 ปีที่แล้ว

    man sha allah wan kahelay heesta

  • @ladamedia4693
    @ladamedia4693 9 ปีที่แล้ว

    Midhaha muusiga iyo codadka baxsan eed maqlaysaan ku ilaawa isfahan la'aanta qaladka keentay.
    Aloow ha ina kala dilin.
    Ilaa aakhiro janada aynu ku wada noolaanee!.

  • @shugriabdulahi4148
    @shugriabdulahi4148 9 ปีที่แล้ว

    my fanaan u r best be like that ever

  • @asmaloveasmalove1861
    @asmaloveasmalove1861 8 ปีที่แล้ว

    mnsh what goood voice

  • @mrsahmed8459
    @mrsahmed8459 9 ปีที่แล้ว

    Wooooooow nic song

  • @wiliamnasrifcp9643
    @wiliamnasrifcp9643 9 ปีที่แล้ว

    wooooooooow mansha alah asma $ismacil danan

  • @geraarajpoeml6087
    @geraarajpoeml6087 9 ปีที่แล้ว +1

    mansha Allah mansha Allah coda iyo erayo wad sidataa mansha Allah lkn intii somali dhibtay ayaa comment kabixiyay lkn MA ogo Qof ka weyn inuu yahay abbaha macalinkagun waa abbahaa lkn somali afkiiba kaga dhagay wax xun

  • @adenabdillahi3678
    @adenabdillahi3678 8 ปีที่แล้ว

    ok wlh wan ku jecyladee ee jabuti kalay mar uun ismaciil nice man

  • @hamzagurre8946
    @hamzagurre8946 9 ปีที่แล้ว

    Dhamaantiin, Horta waxaan idin yara xasuusin lahaa, In nidaamka iyo anshaxa la dhowroo, Meelahan bar kullanka ah oo kale ma ila qurux badna, In dhaleecayn iyo aflagaado laysu mariyo, Sababtoo ah umad iyo dadka oo dhan ayaa dalaacanaya sidaa darteedna in qofka loo gaysanaayo saamayn ku yeelata suurta gal noqon kartaa, Waa iga Waano guud uun, Raalina ha layga ahaaddo,Cidii i dhibsataa,, WAXII TOOSON AH AM TALO AH, SI SHAQSIYAN AH QOF KA HALOOGU HAGAAJIYO ACOUNTSKA UU ISTICMAALO AMA'SE ADDRESKIISA KHAASKHA,

  • @hamzabarkadrobleh4025
    @hamzabarkadrobleh4025 8 ปีที่แล้ว +1

    wow asma love

    • @calascumar791
      @calascumar791 8 ปีที่แล้ว

      Hamza Barkad Robleh non xun

  • @faaraxcabdiqaadircalidhici7927
    @faaraxcabdiqaadircalidhici7927 9 ปีที่แล้ว

    wooooooow waad ka baxsateeeeen mmmmmm

  • @bushraiman6768
    @bushraiman6768 9 ปีที่แล้ว

    manshallah nuur calaa nuur waad shidan tiihina

  • @nuhpepenuh6980
    @nuhpepenuh6980 9 ปีที่แล้ว

    Ismaciil dadnan baa ugu dhow fanaan dhalinyarada danbe cod iyo ciyarba

  • @bashiirabdi2280
    @bashiirabdi2280 9 ปีที่แล้ว

    heestan waa hees macaan aniga waay iqancisay runtii

  • @halyayjacayl8745
    @halyayjacayl8745 9 ปีที่แล้ว +1

    masha allah
    afkina cano lagu qabay nolada waliginba alaha ini dayo ismacil
    iyo asm love
    dadkan rer somaliA
    way hinasen waxumbay sas ucayayan bila fanNima kudhacday
    war ordaya shaqo
    yesha o ALshBabta isk sara hadad dad tihin hoyadin faqashta kawase fQashfQSh fhashay tihin

  • @abdulaahi1shiisha868
    @abdulaahi1shiisha868 9 ปีที่แล้ว +1

    Wllkey marna aabahay wax is qaadan karo maahan

  • @asmaloveasmalove1861
    @asmaloveasmalove1861 8 ปีที่แล้ว

    cadi mahan samiyayda love you bbe

  • @xamdaqueen6905
    @xamdaqueen6905 8 ปีที่แล้ว

    waaw doqonimo ka dheer

  • @fahmacadey1827
    @fahmacadey1827 8 ปีที่แล้ว +1

    love you

  • @zainosman2884
    @zainosman2884 8 ปีที่แล้ว +1

    Nice

  • @raaxeeye64able
    @raaxeeye64able 8 ปีที่แล้ว

    Waaw wa hees shidan Asma vs Danan

  • @quruxleydareersoolmohamud9709
    @quruxleydareersoolmohamud9709 8 ปีที่แล้ว +1

    nolda xdiga geeska waan idin aminsanahey

  • @nawaalnaruuro4614
    @nawaalnaruuro4614 9 ปีที่แล้ว +1

    Wwwwwww
    Caadi ma aha heestu

  • @habonmaxamed8519
    @habonmaxamed8519 9 ปีที่แล้ว +1

    waaaaaw waxas hees iqa dhe

    • @maxameddayib1856
      @maxameddayib1856 8 ปีที่แล้ว

      reer xamarku dad maahaan eee dad af qalaad ku hadla

  • @abdirisakali2989
    @abdirisakali2989 8 ปีที่แล้ว

    beutefull sama love

  • @caawiyegroup
    @caawiyegroup 9 ปีที่แล้ว +1

    waaaw cadi ma aham

  • @FaraxKhadar-y1x
    @FaraxKhadar-y1x 3 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kalilabdiaziz467
    @kalilabdiaziz467 8 ปีที่แล้ว

    Waaaw asma walashey qali guulbaan kuurajaynaya

  • @khadramohamed8178
    @khadramohamed8178 8 ปีที่แล้ว

    reeer xamar sharf ayeey leyahin wllyal

  • @khadarraage1933
    @khadarraage1933 8 ปีที่แล้ว

    WOOOW waad hees faxaysa

  • @salmaanchelsea725
    @salmaanchelsea725 9 ปีที่แล้ว

    Mashquulka ka dhaafa Fanaaniinta Somalay

  • @ibraahimshakulyare3862
    @ibraahimshakulyare3862 8 ปีที่แล้ว

    👌👌

  • @mubarakabdi1878
    @mubarakabdi1878 9 ปีที่แล้ว

    Niyaw makan cidi madhalin qof ay islegyihin ayuu aabe kuleyahay sxb sidaa fanan laguma noqdo aabe anigaba igudheh wa is kacadiye

    • @naimamusa6827
      @naimamusa6827 9 ปีที่แล้ว

      Mubarak Abdi soomaalidu badawsana aabo wuxuu uga jeeda uun ixtiraam adi badaw camal aa tahay

  • @samiryare5461
    @samiryare5461 8 ปีที่แล้ว +1

    waaaaaaaw

  • @nahzargaal6688
    @nahzargaal6688 9 ปีที่แล้ว

    faaanaada af lagaagada halaga daaaaaaayo

  • @shukriazyaaheesmacannor1828
    @shukriazyaaheesmacannor1828 8 ปีที่แล้ว

    doqonimo ka dheer tahay my self h.s.n

  • @asmalove8650
    @asmalove8650 8 ปีที่แล้ว

    waxaasa hees ah
    wòooooòooooow

  • @TATA-zd3dr
    @TATA-zd3dr 8 ปีที่แล้ว +1

    markii dadku a fusion aloha baranayeen dhagaha ayey dhigteen lkn reer xamarku futada ayey dhigteen prep:boqor khaakh runtuu sheegay

  • @appkarjoker8078
    @appkarjoker8078 8 ปีที่แล้ว +1

    bal wuxuu abihii ku shegaye ba eeg .baadiye maqlay music ayaa ugu daran.

  • @salmafajiste1280
    @salmafajiste1280 9 ปีที่แล้ว

    nice song asma love neh maxaa u dhihi weysay maamo hhhhh

  • @samsamali6183
    @samsamali6183 9 ปีที่แล้ว

    waa runtiis ixtiraam ayuu aabo u dhahay sxbyaal heesta daawada wiilka qaylada ka daaya bil axsaanik

  • @Queenhajji
    @Queenhajji 8 ปีที่แล้ว +3

    dusha magac rag waamide dadnimada jacayl kale damal lagu nastaa tahay raga doorkiibaa tahy

  • @maishahaji4892
    @maishahaji4892 9 ปีที่แล้ว

    asma qurux wadledahay llakin he's korkuso qado wili mahelin insha allah dadal samey sida xamda queen

  • @ayaanlexasan7052
    @ayaanlexasan7052 9 ปีที่แล้ว

    kuwan ree somaaliya waaa quule yaal caadi ah afsomaliland language mafaHmayaane iska dhafa niyaw Yaga wareeriye ismaciil danan cod wad heysa sxp ee heesaha xulka soo qaad bes

  • @fardowsojeylaan2300
    @fardowsojeylaan2300 8 ปีที่แล้ว

    dayax axmad wale waa runtaa hunno

  • @ashaahmed2744
    @ashaahmed2744 8 ปีที่แล้ว +1

    waa is Ku nuuraayaan labadaan

  • @smartworkingshopilyaascarte
    @smartworkingshopilyaascarte 9 ปีที่แล้ว

    waah waah

  • @nasraawil8826
    @nasraawil8826 8 ปีที่แล้ว

    Waafanaan qaran weeye

  • @queenfilsanqueenfilsan7788
    @queenfilsanqueenfilsan7788 8 ปีที่แล้ว

    Asmo Love wan tageraaa lkn waxan kunacay qabyaladaaa dibka maqabtooo lkn waxan dahay adbaaa kutageraaa

  • @asmaguedi3284
    @asmaguedi3284 9 ปีที่แล้ว

  • @mmimadar4216
    @mmimadar4216 9 ปีที่แล้ว

    Hooyadiin anagaa wasnee markaad idinku aabow siyaad na daadihi heyn jirteen ma afweyne bare ayaa dhmntiin idin wada dhalay

  • @ugbaadunique5188
    @ugbaadunique5188 9 ปีที่แล้ว

    ♡♡♡

  • @hassanmohamedjama4422
    @hassanmohamedjama4422 9 ปีที่แล้ว

    waaaaaaawo eshcal fananinin qaliya cadogin hajabo

  • @anasalwa9990
    @anasalwa9990 9 ปีที่แล้ว

    dadkan aniga way IGA yaabiyeen waliba waa reer konfureedka ama somaliya waa jaaluusnimo ayaan umalaynayaa waayo waa iyaga uun waxa wax caaya ama dhaleeceya afkooda ayaa laga dareemayaa meesha wxn kula talin lahaa inay waxaa iska dhaafaan intay daawadaan ayaa markay ka dhargaan iska dhigan inay nacayaan hadaanad ka helin ka gudub lkn dadka uuga daa meesha foolxumada

  • @laylacumt9627
    @laylacumt9627 8 ปีที่แล้ว

    Dayx inan rageed anba wxn ku diirsaday daymooo aragtiidaaadooo

  • @MrFarshaxan1
    @MrFarshaxan1 9 ปีที่แล้ว +1

    Aabo wa afka dhallinta cusub inanka ka daaya qaylada hala qasto qayrkiiye
    Se de asmi na maanay hooyadi noqonayn soo kan la heesaya kkkkk JK only

  • @kadraomar3030
    @kadraomar3030 9 ปีที่แล้ว

    Waxaan Halkan uu ka Mahada celiinaya walaasha asma love iyo walaalka Ismaciila dana

  • @fartuunabdullahi8736
    @fartuunabdullahi8736 9 ปีที่แล้ว +1

    Horta dad kaan waxaan ugayaabay mash qulka Bal maxaa idinkaga galay hadi u #Aabo yirahdo hadikale Fuck all af qeerayasha viiva Ismaaciil danan halkaaga kahay

  • @amiinwilsan3188
    @amiinwilsan3188 9 ปีที่แล้ว

    woowo woowo asma

  • @ibrahimbrown5701
    @ibrahimbrown5701 8 ปีที่แล้ว

    Abahey kulaha nacaas iga dheh kaan

  • @Zakariaxaajijanikedajanikeda
    @Zakariaxaajijanikedajanikeda 8 ปีที่แล้ว +3

    rer badiye Aabihi ku dhalay e kugu somdhib todag ayaad magaca Aabe lawadajisay qamriyacab Music ga garaaca

  • @kare3646
    @kare3646 9 ปีที่แล้ว

    Cadi maha Asmo love wankugu hayista and also new gay we'll come bruh

  • @maxamedasad1966
    @maxamedasad1966 8 ปีที่แล้ว

    waa aqbal ah heestan

  • @qeedbaidbac7240
    @qeedbaidbac7240 9 ปีที่แล้ว

    Alfanaan ismaaciil danan waad la heahay sxb macalinkaagu marna waa aabahaa marna sxbkaa agaa kaga hay aaabo........

  • @hassanmohamedjama4422
    @hassanmohamedjama4422 9 ปีที่แล้ว

    waa koox isku dooban ooisku xidhan waxaasa fan laga yidhahda

  • @mahadjamsekaka6283
    @mahadjamsekaka6283 8 ปีที่แล้ว

    hhhhhhh waar kaani kii aan magafe kuu soo dhaafyi miiyuuna ahyiin hhahhhahahhha waaxs aaya fanana ah ayayi leeyahiin wll fananimaadu waayi dhimtyi wll ee fanana laama dhaaho siida

  • @canjeexkayse4383
    @canjeexkayse4383 9 ปีที่แล้ว

    Koonfur ixtiraam ina la baro weeye waayo yugandhiis aa akhlaaqdii kala dagaalamy abti heesaha hadhagysanina dhiladii Maydaan hadasheenba Gabdhihiina Amesom ay u xaraysN yihiin somali waad ceebayseen

  • @mahamedyaasiin7745
    @mahamedyaasiin7745 9 ปีที่แล้ว +2

    Waxaa tahay nin fcn ixitiraan baa kugu dhan viva somaliland

  • @alihassanali7655
    @alihassanali7655 9 ปีที่แล้ว

    FUck Ma NIn Aaana Ku Dhalin Baad Leedahay Aabo Damn Niyow SHaraftaada Ayaad Hoos U Dhigtay Malaha Qarac Baad Tahay Nacas
    Abahaa Abihii Ma Taqaana Waa Subxaanyo Yousof Shekh Mumin Sxp

    • @mmuse5077
      @mmuse5077 8 ปีที่แล้ว

      Ali Hassen Ali war fir
      i abihiis kama wadee waa macalinkiisa macalinkuna waa abaha labad diinta laguma barin miih

  • @sammerabdallah3623
    @sammerabdallah3623 8 ปีที่แล้ว

    Biikay

  • @guledafrica4839
    @guledafrica4839 9 ปีที่แล้ว

    Waar rago ninka heestiiisa clgood hallo geeyo kkkk

  • @ayaanitomacanitosulubito1679
    @ayaanitomacanitosulubito1679 8 ปีที่แล้ว +2

    Hmmmmmmm 😂 xxxx hees kala kacsan iga dheh 😂😂😂😂

  • @cademohanuur4735
    @cademohanuur4735 9 ปีที่แล้ว

    deko