Khaliif Sh. Maxamuud Siciid iyo Gargaar

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 69

  • @Salahfarah1
    @Salahfarah1 2 ปีที่แล้ว +9

    Alle haku naxariisto🥺😰

  • @mahadkhadarmahad-uw1zm
    @mahadkhadarmahad-uw1zm 18 วันที่ผ่านมา

    Alla yaa raxma khalif sheekh

  • @mohamedelmi6206
    @mohamedelmi6206 2 ปีที่แล้ว +11

    Waan jidhidhicooday,wuxuu ixusuusiyay 1988,aanu ka qaxnay Hargeisa madaafiicda,xabadda waxaa anaga noo dheeraa dayuuradaha arxan darada. wallee mujaahid buu ahaa ninkani

    • @SPharaoh
      @SPharaoh ปีที่แล้ว

      inan gumeedkiiyoow iska aamus waanala laayey la soo wada fadhiyaan. Orodoo maantana futadiina ictiraaf ku doono. Wax aydnaan aheyn baad ismoodden sow idin meynaan kibir jabin. Daarood Ismaaciil isdilaya isku dhereriya waligiin.

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 6 หลายเดือนก่อน

      @@Take_that_risk679
      Hoooyadaaaa iyo tii iiidoor ee aan abtiriska laheynba wasssss. Maalin walaalahay sheego maalinba isku dir dan ka doono. Maalinba qabiiil hor leh sheego. Maanta sow oromo maanad noqon. Sow irir iyo Hawiye kuma badin. Waligaa wax uunbaa baalaha kaa yaacayey. Waligaa laaangaab laangaab dhalay uun baad ahaanaysaa. Bal abtirso aan ku maqalnee inan gumeed yahoow boonkaa.

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 6 หลายเดือนก่อน

      @@Take_that_risk679
      Wallaahi inaadan aheyn waxa aad ku hadleysid waa hadaladii laangaabyada inan gumeed ee iidoor. Wacad ilaahay ima qarisaan iidooroow. Nimanka aad sheeganeysaa waa reer abtiyadaa iyo ama naagta aad qabtid. Hadal iidoor oo ciil weyn qaba cidna uma dhuunto. Wallaahi waxa aad kunhadashay ineeyna aheyn hadal kii Daarood Ismaaciil. Ee haka sheegan gunyahoow guntu dhashay ee laangaabka iidoor.

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 6 หลายเดือนก่อน

      @@Take_that_risk679
      Wallaahi inaadan aheyn waxa aad ku hadleysid waa hadaladii laangaabyada inan gumeed ee iidoor. Wacad ilaahay ima qarisaan iidooroow. Nimanka aad sheeganeysaa waa reer abtiyadaa iyo ama naagta aad qabtid. Hadal iidoor oo ciil weyn qaba cidna uma dhuunto. Wallaahi waxa aad kunhadashay ineeyna aheyn hadal kii Daarood Ismaaciil. Ee haka sheegan inan gumeed yahoow guntu dhashay ee laangaabka iidoor.

  • @hasanabshir8339
    @hasanabshir8339 3 ปีที่แล้ว +6

    Gobonimo u dirirkii alle haku naxariisto waad halganteen

    • @salmanhussein6633
      @salmanhussein6633 3 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin aamiin halyeey buu ahaa khaliif isaga iyo dhamaan intii xaq u dirirka aheyd Alle ha u naxariisto

  • @hamsamo8374
    @hamsamo8374 4 ปีที่แล้ว +13

    Gabaygan xataa ma dhamaystirna dhowr iyo toban beyd ayaa ka maqan, waaa gabayadi hurdada u diiday kacaanki oo ay qayb ka mid ah ay masaxayn, waxaan xasuusta gabaygan ruuxi lagu maqlo asaga oo dhagaysanaya xabsi inta la geeyo lagu dhex garaaco

  • @eng.mohamedhassan2496
    @eng.mohamedhassan2496 3 ปีที่แล้ว +4

    Allah u naxaristo Khalif iyo mujahidinti SSDF

  • @mahdicarab7653
    @mahdicarab7653 3 ปีที่แล้ว +7

    Allow janadii fardowso gali adigaa abuuree
    wuxuu ahaa waxaan marna nasoomarin lkn maqaan inuu asagoo kale nasoo mari doono

  • @maxamednuur7175
    @maxamednuur7175 4 ปีที่แล้ว +11

    Garanshiit; wa darmo yar oo ay ciidamadu qaataan kuna seexdaan markay maalin-gaalka yihiin. Kolkaa wuxu leeyahay biciidyahan, aroos qurux badan baad ku joogtaan. Anaga oo ssdf ahna waxan naagaha ugu galmoonna garoonshiit.

    • @FarahBarud
      @FarahBarud 4 ปีที่แล้ว +4

      Garoonshiid weeye oo asalkiisu yahay Ground sheet oo afka ingiriisiga ka yimid

  • @siciidmaxamedjaamac8805
    @siciidmaxamedjaamac8805 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha ha naxariisto

  • @Kamayste2324
    @Kamayste2324 ปีที่แล้ว +3

    Show wuxu abahay biciidyahan ku nacay wa intaan walleh calooshu iiga tuurey khalliif Aun from cumar maxamoud

    • @mohamedsahanley
      @mohamedsahanley ปีที่แล้ว +1

      Mida 1aad Abaha nacaybkiisa waxba nagama badalayso mida 2aad waxan idinkugu hiilin waynay dhulbahante oo wada socda baan howd isku qabanay baad noohilin wayden oo waliba aan gabay idin tirinay ah nin walalki iihili yiri hoog alla baday marka waa idinka arsanaynay inkasto gadaal an idinkaga hilinay

    • @Kamayste2324
      @Kamayste2324 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamedsahanley maya inadeer cuqdada abahay baan la yabanaa ssdf weyn bu aha odey reer mahad ah oo so gubtay. Amar ilahay na reerka aan majerteen ugu jeclahay wa iyaga malin walban ka doodi jirney wuna iga qarin jirey wuxu ku nacay inadeer.

    • @mohamedsahanley
      @mohamedsahanley ปีที่แล้ว +1

      @@Kamayste2324 marka kowad rer adan mahad waa abtiyashay marka abti abaha ma oga miya intaan abal abdulahi yusuf ina aderki ugalanay oo ilq vilada an gaynay reer abtigay cuqdada ay noqaban sacad oo half qiyame kusameyey uma qaban yaab ma doqonti 10 indhol 9 walalked kufirin jirta yab

    • @sharmagureey3312
      @sharmagureey3312 ปีที่แล้ว

      Adeer aabahaa cuqdad baa haysa alla ha caafiyo

    • @moabdihafid3677
      @moabdihafid3677 ปีที่แล้ว

      ​@@mohamedsahanley hadaad dooneysay inaan Cali Geri kuugu tago adigoon waliba dagaalamin sow fuleynimo weyn maaha wllow?!!,
      teeda kale inta lagusoo laayey oo ceelashii lagaa aasay maxaastiina laga laayey iima aadan imaan aniga ogsoonow

  • @maxamedliban4582
    @maxamedliban4582 ปีที่แล้ว

    Alle hakuu naxariisto awoowe

  • @Hirsioogle
    @Hirsioogle 9 หลายเดือนก่อน +2

    Gabaygaan Labo midban ka oran
    Waa mida kowaade Reerka loo gabyayo Hiil kii ugu wanaagsana SSDF way siiyeen waana Dhulka ay ku dagalamayeen SSDF oo ahaa dhul RB oo aysan dhibato uga imaan waase garan waayeen
    Waa mida labaade SSDF haday wax loo hiiliyo tahay oo Naf loo huro Abwaan Khaliif isagoo 30jir bu ahaa ninka ugu afka dheer hadana wuxu ku dhintay U dagaalanka Jamhadaas wax wiilana kama tagin maalintuu dhintay baa u danbaysay ka shekayntiisa Schoolada Puntland laguma dhigto Hal wado ama hal Airport loguma magac darin maxa la oran karaa markaa Aderayaal Waxyaabaha qaar waxa wanagsan in si qoto dheer loo eego

    • @FaaizaMohamed-p7k
      @FaaizaMohamed-p7k 7 หลายเดือนก่อน

      Warun lakin wan taager sanahay
      Because it is my clan ..............????????????......?????..??¿???!!!!!@@@

  • @naseexochannel3147
    @naseexochannel3147 4 ปีที่แล้ว +4

    Go ahead

  • @jomar1509
    @jomar1509 4 ปีที่แล้ว +11

    waayo waayo waxaan xasuustaa gabaygaan oo si qarsoodi ah loo dhagaysto wakhtigaa aad baan u yaraa waxaan deris ahayn reero biciid yahan ah,oo marka ladhagaysanayo gabaygaan waa laga qarin jiray,cajal buu ahaa oo erayda allaha unaxariistee khaliif mafahmi karin waxaan u fahmay in Biciid yahanku aysan mj ahayn oo ugaadeenka lafkamida yihiin.

    • @dhudubgalaadi6547
      @dhudubgalaadi6547 3 ปีที่แล้ว +5

      Ogaaden lafkamida hadaan nahay awalba ogaaden meel igama jirin lakin waxaan kuu sheegaya Anaga Ree bicidyahanbaa nala yiraahda niman Ree Howd ahoo ceelcad iyo Doolo geel ku maalan nahay Majeertenka aad shegaso oo dhan iyo Ree bicidyahan waa isle,egyihiin marka hadaa tiraahdo bicidyahan MJ kama mid ahan iyo hadii kalaba ree bicidyahan cidna uma baahna MJ waligood waxaan tarnay mooye wax namatarin Ree bicidyahan waa buur MJ ku gudban buurna ayadaa lagu tiirsadaye cidna kuma tiirsana
      tedakale gabayga unbaa maqashaye wax ka danbeeyay mahayside taarikhda soobar Ree Bicidyahan ayagoo Maxamuud saleeban u haya godobtii ay Teendho balo ka galeen iyo siday ugusii daayen dhulbahantoo isku duuban oo macal ingiriis wata markii Suldaanki ree bicidyahan Suldan cali Baale iyo ergo uu wato mudug tageen ayagoo gurmad waydistay tolkod waji gabaxay kalasoo kulmena waa la,ogaa iyo gabayada laga tiriyay iyadoo saatahay hadana ree bicid intay Ssdf tareen reer MJ oo taray majiro dhulkoday kusoo dhaweyen maal iyo moodbay ku taageren 80 rati hal oday baa maalin wardheer kusiyay Abshir caga baruur iyo ragii lahaa siday xolahooda ugu baxshen halganka waa la,ogaa 8 wiil oo isku hooya ah oo Jamhada kuwada biiray Ree bicidyahanba laga helay Abwaan Khaliif laftirkiisa gabayga doogkiciye ku shegaya
      ;;sideed hooyo dihataybaa noo dabuub xirane "" waatu leyahay marka ader taarikhda dib u raac

    • @xiirmastuur5249
      @xiirmastuur5249 2 ปีที่แล้ว

      @@dhudubgalaadi6547 adeer car hal magaalo aad leedahy noo sheeg markaad maxamud saleebaan isla simaysid oo daarood hawiyeba ka qayliyeen marka adigu cagdheer oo 2021 lagumeysto baad isku qorqoreysaa adeer anagu kilirka shanaadna waa idinkaga badanahy xtaa cumar maxamuud isma leekidin oo degmooyin bey leeyihiine bal adigu meel aad degto sheeg mise tuulooyin baad iiisheegaysaa

    • @carbodhequmbe6850
      @carbodhequmbe6850 2 ปีที่แล้ว +2

      @@xiirmastuur5249 ugaas ninku meeshuu kaala hadlay kala maadan hadlin ee wax kalaa kuu muuqda waan lasoconaa waxa rer bicidyahan noo qabtay iyo wuxuu naga mudan yahay waana muhiim inaad ugaraabtaa waxaan gaaf isqarinayn

    • @GEEDISHAAMBOWSTUDIO
      @GEEDISHAAMBOWSTUDIO 2 ปีที่แล้ว +1

      @@dhudubgalaadi6547 walaal waa runtaa reer bicidyahan wuxuu taray Mj cid kaloo tartay ma jirto waana la ogyahay SSDF na reer bicidyahan la’aantiis waxba tareen lkn markii loo fiirsho hiilka looga baahnaa maalintaas waxay ka gud’teen wax yar lkn ku dhaameen dhammaan inta kale ee Mj xitaa MS intiisa badan waligeedna RB majerrteen inuu wax taro maahee ayaga in wax loo dhimo maahee wax la ma tarin

    • @qalpinuura9091
      @qalpinuura9091 2 ปีที่แล้ว

      @@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 🤔 Reer bicidyahan hadu wax tar iyo nolol leeyahay gurigiisa haka muuqato waxba yeysan ka dul qaylin dad degaankoda halgan dheer usoo galaye *SSDF waxkale ma tarine wilashii u kacay bay dawacada U loogeen wardheer maydkooda qubeen' 21sano ba siyad barre ruufyaano u ahayeen sidaad ukala reebtaan Maxamed ibraahin waxba yaan hada malaa'ig dadka la isaga dhigin*

  • @cabdulahiafrikaan5880
    @cabdulahiafrikaan5880 3 ปีที่แล้ว +3

    Allaah hownaxariisto

  • @wardheerwalwaal3893
    @wardheerwalwaal3893 3 ปีที่แล้ว +7

    Ciil badan reerkan ka dhashay ee Rb told ma ahan

    • @abdiqaniwiilwaal3351
      @abdiqaniwiilwaal3351 2 ปีที่แล้ว

      Doqon baa they reerka aad kadhalatey haduu reer bicidyahan yahey aniguba wan kula ahey wll
      Inaad ufarabaxsato maahan wllkaa kuladhashey dhiigiisa mareexaana
      Waa tolkaa marka ha fududaan
      Khaliif shiikna allh unaxariisto
      Mideedakale majeerten iyo mareexan dagaalkooda wax faa iidaa oo kujira majiraan hadana wakaa laga heshiiyey oodagaaladii 1991 iyo kii hawiye iyo daarood loo kalabaxey garabkaaga taagaan mareexan marka tolkaa ha urafabaxsan
      Mideeda kale ssdf jifiduu yahey
      Khaliif cali saleebaan kuma badneyn oo madagaalamayn marka reer bicidyahan iyo dhaman harti waa kuma mahad san yihiin iney dagaalkaa kagaabsadaan wll
      Ugu danbeyn
      majeerten iyo mareexan
      Ineysan meelna ku kala tageyn
      Siyaad bare markii madaxtoyada hawiye kuweerarey mareexaana kacararey waxa bad baadiyay siyaad bare waa majeerten oo yiri waa gunimo
      Nin darood ismaciil oo madxweynaa in la afduubto hawiyana madaxa xabad kala dhacey wll

    • @mayranegaaleef1164
      @mayranegaaleef1164 ปีที่แล้ว

      Bicidyahan dad maaha waa gun iyagoo dhulkoodii dagaalku ka socdo Oo dhulkoodii loo xoraynayo baa kaalaya dhulkiina nala xoreeya laga kari la aaa

    • @En.Hassan625
      @En.Hassan625 17 วันที่ผ่านมา

      ​@@mayranegaaleef1164hoyadaa baa gun ah, aniga dhul laigama haysan aniguna hadanan la shaqeyneyn ma dhulkeygey ku nabad gali lahayen, ader hagi deyn weye aabahaa soo weydi intu dagaal iiga haray, adigu waliba Ethiopian iyo dhaqaale Libyan ayaa ku socotaye aniga anaa isku tashtey, is adkee jileeco waa kan idinku nacaye

  • @naseexochannel3147
    @naseexochannel3147 4 ปีที่แล้ว +4

    Horaaa loosocnyaa sxb

  • @moabdihafid3677
    @moabdihafid3677 ปีที่แล้ว +1

    Aduun waa ka dambe Rb iyo inagu waa kii laangaab noqda hadii la noolyahay, wey dagaallameen adeeradey iyaga oo waliba jifo ah oo maxamuud saleebaan ah baridana dhulka ugu dhufteen dowladii ugu tunka weyneyd geeska Africa,
    hadaanse maalay oo waxaan dhistay maamul aan anigu leeyahay madaxna ka ahay balse maqadin anigu reerihii igu eeganayey cadowgaas gaamuray igana xoog badnaa, Majeerteen, dhulbahante, warsangeli iyo dhamaan reerihii baaqeena dhagaha ka fureystay iisaxiixe inaan ahay xaniiyaha harti waxaana daliil idiin ah anigey igu maqantahay dowladii xooga weyneyd ee af-weyne

    • @AwJaamac-ch7mg
      @AwJaamac-ch7mg ปีที่แล้ว

      Halgankaaaas dad Aad u fara baddan baaa galay oo ay Kamid yihiin Cali saleeban oo. Ay ka dhasheeeb abwaaankan Aad gabeygiiisa dhageysaneyso gen ini bilcil oo ahaaa Ninkii u bareerey asaga iyo 3 qof oo kle in ay guuto Dhan la diriraaaaan

    • @biyaayo
      @biyaayo ปีที่แล้ว

      Laandherenimo how dhiman Ina adeer lkn Ali saleban baa naga laandheraysan saa khaliif baa ka dhashee

    • @ahmedaadan2592
      @ahmedaadan2592 11 หลายเดือนก่อน

      Qof aan taariikh ogayn miyaad wax usheegaysaa maxamuud saleebaan gabayga khaliif shiikh maxamuud 50sano ka hor utiriyay gabay jaamac dayuurad uu leeyahy noo hiiliya waadna ka diideen
      ■heeryada isaarani tolkay hagarti weeyaan
      ■nin walaalkii iihiili yiri hoog alaa baday
      ■intii lay hogaan bari lahaa waan harjadayaa

    • @caynaansheahmed687
      @caynaansheahmed687 5 หลายเดือนก่อน

      Intiina meesha ka hadlaysaba waxma garataa tihiin jaahiliina oo jamhad xun oo dawladoodii ridey ku faraxsan mexey keentay SSDF oo aan darxumo umadii soomaaliyeed kuhabsatey aan ka ahayn.

    • @En.Hassan625
      @En.Hassan625 17 วันที่ผ่านมา

      Ader aabayasha soo weydi ninkii shishoore oo camiran iga haray, oo ogaden an maalin i raacin oo mareexaanka aad hada ka cabaneysan i raacin aniga mxuu i gashetey, sotan iri hagi deyn weye oo deyn kuma maqneyn, sotan iri ninba hawshi kali bey ku noqon haatan dabeed, is adkee jilicee iga dhaafo.
      Waliba ku darso hadanan anigu la shaqeyneyn oo marti galineym makula tahay in degaankeyga iska joogi lahayen

  • @ahmedmahmud3402
    @ahmedmahmud3402 ปีที่แล้ว +1

    Tolaay

  • @ummu3116
    @ummu3116 ปีที่แล้ว

    ilaah ha unaxariisto laskiin afsomaligiisa waa aday yuu lahad layaa laakiin oo gargarka way diisan

    • @Mdirrp
      @Mdirrp ปีที่แล้ว

      Rer bicidyahan

  • @abdullahiali2592
    @abdullahiali2592 3 ปีที่แล้ว

    2

  • @abdiqaniwiilwaal3351
    @abdiqaniwiilwaal3351 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha unaxariisto khaliif shiikh
    Plse waxan layaabanahey
    Dadkan usacabtumaya wax waa hore tol ka heshiiyay
    Maantana mareeexan iyo majeerten waxba isuma qabaan
    Waxaana leeyahey reer tolkey
    reer bicidyahan waad kumahadsantihiin inaad kagaabsateen dagaalka mareexan
    Mideeda kale hadii daarood loo kala hiilinayo ogaadeen iyo reer bicid yahan maa lookala hiiliyo oo majeerten nagu daawanayay
    Maxaa kugaara mareexaan
    Ogaadeena reer bicidyahan loogu tagi waayay

    • @mayranegaaleef1164
      @mayranegaaleef1164 ปีที่แล้ว +1

      Bicidyahan dad maaha waa gun iyagoo dhulkoodii dagaalku ka socdo Oo dhulkoodii loo xoraynayo baa kaalaya dhulkiina nala xoreeya laga kari la aaa

    • @En.Hassan625
      @En.Hassan625 17 วันที่ผ่านมา

      ​@@mayranegaaleef1164xgee gunimo nosoo gashey sotan abaha oo cafaayad xiran an is niri ragi yeysan dabar goine oo hoyada u riminey, adogasna kaa dhalney waf joog warya cida ku dhashey laguma af celiye

  • @abdikadirahmed2271
    @abdikadirahmed2271 ปีที่แล้ว

    Nacas guifanaysaan aqoon maalin kala guure gus sixir
    Biyaha galac leh nagu gargaarsiiya(waa hadal khaniisiin cududo naagoodle oo gus room ah

    • @biyaayo
      @biyaayo ปีที่แล้ว +1

      Khaniis inaad thy Gus iyo khaniisnimo ka shekayn iyo waxanba meshan looga hadlayn

  • @mayranegaaleef1164
    @mayranegaaleef1164 ปีที่แล้ว +1

    Bicidyahan dad maaha waa gun iyagoo dhulkoodii dagaalku ka socdo Oo dhulkoodii loo xoraynayo baa kaalaya dhulkiina nala xoreeya laga kari la aaa

    • @ahmedaadan2592
      @ahmedaadan2592 ปีที่แล้ว

      Hooyada iyo gunba wase magaca noodaa dhiladii ku dhashay washe ma maxamuud saleebaan iyo mareexaan baan ukala hiilin lahaa.

  • @gamerxusni2769
    @gamerxusni2769 หลายเดือนก่อน

    Rer bidyan waxay ka xanaqsanayen dagal layirahdo tendh belo road loo layey oo ay yirahden tola ayey yaa ma jerten ah ayaa lagan dhega adaygay marka wayra kululeyen ee arintan majertenuma kala harin

  • @mayranegaaleef1164
    @mayranegaaleef1164 ปีที่แล้ว

    Bicidyahan dad maaha waa gun iyagoo dhulkoodii dagaalku ka socdo Oo dhulkoodii loo xoraynayo baa kaalaya dhulkiina nala xoreeya laga kari la aaa

    • @MuxumedAxmed-zc6dm
      @MuxumedAxmed-zc6dm ปีที่แล้ว

      Dhulkii naloo xoray nayay idinkaa siyaad bare idin gumaadayay oo xornimo doonayaye orod wax fahan jaahilyahaw