Qiil mawa ahan ee yaa bilaabay xabadda waa loo jeedaa kan dharcadka inuu si kas ah askariga gadaashiisa maray inuu kaw kasiiyo rabay iyo askiriga oo isdifacayo waye waxaana dilka leh ka dharcadka
Qiil mawa lahan waayo Askariga shaqadiisa ayuu gudanaaye mar hadii ay xapad tagto arinta Faataxo lama aqrinaayo naftiisa buu difacaaye lkn xapada waxaa bilaawe kan Dharcadka ah oo bistoolada wade waaa loo jedaa sida ay camero cctv ay duubte
@@ZakariyeAhmedcusmaanemailcomwaa ninka sayga la dhaho caydaruus wuu is difaacayey ninka abdiraxman la dhaho waa dambiile asna labo nin buu u kala hiilinaayey
Ceydaruus Nin Loo heshiiyay u egyahay sheekada baaris dheer ayey rabtaa Shabaab meesha inuu ku jiro wa macquul oo ceydaruus jagboontiga wax badan la marsiin waayay
4 tuba waa qisaas waayo xabadaha ay ridayeen way u jeedeen inta qof ee shacab ah ee meesha marayey cidna umay nixin wixii ku dhimanayana waxba kama galin
Ciyaal kan dawldu hubaynayso faidadoda iyo khasarahooda wax badan khasarahooda badan fadlan dawlada waxan talo ahan u so jedinayan askari yan lo qorin qof da'disu 40 sano ka yartahay wa iga talo
Alshabaab waa ku dilaa askari dowladna waa ku dilaa meel aa ku fakanayso ma lahan fadlan cunugaas yar ee meesha ku shahiiday dhiigiisa yaanan looga harin diyo iyo xabsi ee inta is xabadeysay tiirka hala wada geeyo kow ma ahan labana ma ahan waa kiisas badan oo shacab dhaxdooda lagu dagalamayo isgoyska taleex kii siinaay maalin walbo howshan wey socon doontaa hadaanan kuli tiirka la saarin ✌🏾✌🏾✌🏾✌🏾
Dhimashada waa sadex qof wiilka yar kaliya maaha lakiin wiilka qoriga ridaayay waa la weeraray wuu is difaacaayay kan bilaabay waa kan bistoolada watay iyo kan u hiiliyay ee asna bistoolada wato
@@Cadar49mala weerarin ee bostolad aya madax laga saaray abayo haduu is dhiibi lahaay ama bostoolada Taliye ha ku warejin Lahay way badbaadi lahayen alle awodis
Aniga waxaan la yaabey abukaati yaasha ama muwakilinta kuwa isku sheego aaqiro intey galayan. Xoga yar lcg ah ayey aaqiradooda ku bedelenayan. Danbiili ayey leyihin wax danbi ah ma sameynin. Waxeey inkirayan dhiiga dad muwadinin ah. Kuwan hadii sidan lagu daayo dad kle ayey dilayan wxn qaba sidooda tiirka lagu gelo sedexdooda. Si tusaale u noqdan
Caydaruus waxaa uu iila muuqdaa qof loo soo tashaday in la dilo lakin ilaah badbaadiyey isna difaacay. Maahan in qof loo dilo maxaad isku difaacday, waxaan arkaynay in dhabarka danbe laga soo maray si loo dilo , Dil waxaa iska leh ninka Bastoolad wata iyo mid ka kale ee dhabarka kataagan ee bastoolada wato
Wa dal cidankisu wada horror yihiin allow umada ka badbaadi Kuwan awalan iney umad wax uqabtan laga fileyne dadki maatida ahaa ee amnigoda lo igmaday ayeyba iyaga laaayene subxanallah
@@kingahmaadi9952hadii uu sayga rabay dilka askariga bastolada madaxa maka saaren ee fikir markle bro imagine haduu is dhiibi lahaay askariga ama dhiibi lahay bastolada
Mahadsanidiin bahda garsoorka ciidamada qalabka sida ❤❤❤
Wa qeyrul masuuliin
Wilk eedo oahy samalaan daahir khaliif Allah ha unarisato samir iyo imaan Allah hanag seeyo 😢😢😢😢😢
Salaman mahad Khalif Allah Ha u naxariisto , marti la jecelyahay Allah haka dhigo
Niman qooqay oo xabado Ku ciyaaraayo inay dadka dhameyaan oo qiil looraadiyo waa qalad weyn shaqa adag halaga qabto sidey kuwakale waano ugu noqoto
Qiil mawa ahan ee yaa bilaabay xabadda waa loo jeedaa kan dharcadka inuu si kas ah askariga gadaashiisa maray inuu kaw kasiiyo rabay iyo askiriga oo isdifacayo waye waxaana dilka leh ka dharcadka
Waa sax
@@kingahmaadi9952 DAWLADKA aa la wareegay aribka ka fiirso!!!
Qiil mawa lahan waayo Askariga shaqadiisa ayuu gudanaaye mar hadii ay xapad tagto arinta Faataxo lama aqrinaayo naftiisa buu difacaaye lkn xapada waxaa bilaawe kan Dharcadka ah oo bistoolada wade
waaa loo jedaa sida ay camero cctv ay duubte
@@ZakariyeAhmedcusmaanemailcomwaa ninka sayga la dhaho caydaruus wuu is difaacayey ninka abdiraxman la dhaho waa dambiile asna labo nin buu u kala hiilinaayey
Hooyo io Aabo dunida waan ku waaye
Walashei io walalkey Qaraxii 14 October baan ku waaye
kii ugu dambeeye Waxan ku waaye siinay Dagalkii ciidanka CXD dowlada ku dhax maray waayo dhaman Alle Janada Ha uwada bishareyo illeen wax aan duco ahyn uma qaban karee,,Allow Janatul firdowso nagu wada kulmi rabow
lkn maanta Aduunka Kali baan ku ahay Walal io wehel midna ma haysto umada soomaliyed un baan walal iiwada ah io wehelba ayaga kadhigte Abtigey Allow dhowr hantidiisa Allow usiyaadi Wllhi maanta boos kaste Ayeeyo io abti baa iibuuxiye Allow Ayagoo Noool janada ubishaareey
Wll iska samir masiibadasna ku ejer xisaabso alle waa qufuuru raxiim😢
shuuhada ya noqnay qofkii gacan ka xaqdarna dishu ilahay ay marti u yahay
Ilahay samir iyo imaan hakasiyo qofwalba oo ka hor imadaa hoyo iyo aabo allah akaga dhigo 😢😢😢😢
Allaha u naxariisto ehelkaas dhamaantood adna allaha ku xafido allaha ummadaada kuu maceeyo
@@xafsoTimadheer samirka io dulqaadka baadn padsan Waayo mar kaste Ay Niyadeyda Qof kamid ah kusoo dhacdo Anigo shaqo kujiro xittaa ilinta maceshan karo
lkn raboe janada nagu kulmi
Who ever hired these young men as police personnel should be prosecuted
Ma kuwan baa askar lagu sheegaya bisinkow ilaaheyow shartoda na mootiyo 😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🤲🤲🤲🤲🤲😭😭
Aamiin
Alle ha unaxariisto Salmaan Mahad Khaliif Waxay Caawa Igu Noqotay Geeri Xanuun badan Nolol ayaan ku ogaa Balse caawa Geeridiisa maqlayaa 😢😢😢😢
Ceydaruus Nin Loo heshiiyay u egyahay sheekada baaris dheer ayey rabtaa Shabaab meesha inuu ku jiro wa macquul oo ceydaruus jagboontiga wax badan la marsiin waayay
Macquul sxb sare
Bismilaah WAXAAN CIIDAMO MA AHA EE WAA MOORYAAN XAARAANTA
HOYADAA MEY KUFSADEEN DHILAA KUDHASHEE
@@reallyg9264hooyo kaleexo 😭❤
Runta miya diide mise mooryanta dowlad isku sheega ka tirsantahay@@reallyg9264
Hooyada ku dhashay ayaa inoo sheegtay waxa ey tahay.
Aabaha ku dhalay ayaa ku jiro kuwaan sow ma aha
@@reallyg9264maxa u xanaaqe walaalow, cunugaas yar ee dhintey hada dhali lahed saas ma u hadli lahed
Waa qayrul masuul, cawaanimo halki u dambaysay weeye.
Abukaataha difaacaya Caydaruus maahin mid aqoon abukaate leh maxa yeelay…
1- Caydaruus waxuu ahaa askari checkpoint gisa joogay shaqadiisa kuguda jiray.
2- kan bustoolada wato maahin askari wato calaamadi lagu garan lahaa sida dress ciidan ama baaj etc.
3- caydaruus asaga aya xabada lagu bilaabay wuuna is difaacayay.
Marka sidee ayuu danbiile unoqon karaa?
ولكم في القصاص حياة يا أولي الألباب
Yaab 😮walashey dadka somaliyed mid al shabab dilayo midni qabiil midni askarta ilaahey ha unaxaristo intee dhimatay😢
Nasiibkay kabateen
Dembiga waxaa leh qofka aanan checkpoint-iga ku qorneeyn.
Garsoornimaa ku fiicantahay ma is tiri 😅😅😅😅 xukun dag dag ahaa soo saartay lkn 😂
😂kuwa jeeg boytinka shaqadoda wa bajaj iyo gaari ,maxa ka galay askarta kale ,mesha isbaro ay askarta kale kutaagtaagan mad umalaysa
@wiiliskaako5875 kkkkk aan kaa saxo bro bajaaj iyo gaari kaligisa ma ahe amniga shacabkana way ilaaliyaan marka qof dhar cad wato hadana bistoolo marka aragtid adigo askari ah maxaa sameyn lahayd. Mida kale bistooladii ayuu askariga oo sii jeeda qoora kaga qabtay markas ayuu iska difaacis galay asagoo waliba dhaxda la gashtay aniga waxaan qabaa waxaa danbiga leh dhar cada oo sawab u ahaa wixii meesha ka dhacay askarigana waa difaacu nafsi ayuu ahaa
4 tuba waa qisaas waayo xabadaha ay ridayeen way u jeedeen inta qof ee shacab ah ee meesha marayey cidna umay nixin wixii ku dhimanayana waxba kama galin
WAXAAN DOWLADA MAAHAN EE WAX KA BADALA DAD ISLAAM OO ISDILAAYO MAAALINKASTO SUBXAANALAH
Sayga iyo c/raxmaan dil togaasho halaga xukumo. Caydaruus wu isdifacaaye
Hada hala is raaciyo wayo waa wada gacan ku dhiigle aakhiro haloo xisaabiyo is difaacisa
Dadkan waba qalad in laga dhigo askar an shacabka xushmenen moryanti isbarada dhiganayen
that guy should have given the kid first aid stop the bleeding etc not just carry him like a doll
very true!
They are not trained or intelligent enough for anything, qori si loo rido bas ba la barey
kiisaskaani waxay salka ku hayaan shaqada aan kala saarnayn
Kuwa aan shaqada ku laheyn contorolka shaqo halaga qabto
Walee waan ogaa kuwaasi inay dadka dilayaan ciyaal tarabuun ciyaal xashiis😂
War waxaan diil togasho kuxukuun kuligood kuwaan ilaala maleh
Ceyduruus Waa Naftiisa Diffaace La So Weerarey isago shaqadiisi ku Gudda, Jira, isaga Dilka Hallaga Reebo, Xata Xadhig MallahaN, Waa Aniga Caqligeyga Sidey ila tahey Mrkn Dhageystey Daawadeyna Vedio,ga
Ceydaruus dambile ma aha xabadaha uu ridey waxay ahayd is difaac waxaana dambiga iska leh sayga oo gadaal bastoolad uga qabanaayo ceydaruus iyo cabdiraxmaan oo u soo hiiliyey dambiilahii fidmada bilaabey ee lamagac baxay sayga Allah ninkii kabaqaayo hadii aad sifiican u daawato fiidiyoowga waxaad ogaaneysaa ninkii bilaabay xabada inuu yahay sayga so caydaruus dambiile ma ahan shuutoow iska ilaali inaad caydaruus ku xukunto dil hadaad sameysana waa midaad Allah lahortagi doonto aaqiro aniga waxaan ahay wiil ku nool mareykanka aad na u fiirsaday videoga caydaruus halasiiyo xornimadiisa labada kale haloo qisaaso dadkii ku dhintay meeshaas
Walaahi sadaxdooda waxba iskuma nihin soomaalinimo mooyee
@@MiikaahiilRashiid-x5zwaa runtaa ninkaan caydaruus waa la soo weeraray asagoo shaqadiisa ku jiro waana loo jeedaaa
Forensic medicine mabaareen xabadaha dadka dileey nuuca ay ahaayeen Buskoolad mise AK47?. Taas ayaa cadayn karta qof xabadiisu wax dishay?.
Wa niman kibrey umada kutumanaya
qiyaasteyda waa mooryaantii hg
Waa cawan cadiya waa in sharciga lamariya kuwan
Walaahi ciyaalkankan dharcadka ah waa in xamar laga qabtaa ama waa in la laayo dhamaantood waaba qashin caadi ah ciyaalka dhar cadka ah
Ciyaal kan dawldu hubaynayso faidadoda iyo khasarahooda wax badan khasarahooda badan fadlan dawlada waxan talo ahan u so jedinayan askari yan lo qorin qof da'disu 40 sano ka yartahay wa iga talo
Macqul maaha wll mw cml miya laga dhigaa
WAA DADKI LA RAWEY IN EEY SHACABKA WALAALAHOODA DIFAACAAN WADANKAAN SIDAAN AH IYO DADKA TAHRIBAAYO TALOW DADKAAN SHABAAB AMEE NOOGA ROON YIHIIN
Waa Ragg kibir kuwada Jiro Shaqo Adag Halaga Qabto Kuwa isgooska Ku Qoran ma Ehee Kuwa Soo weerarey baa qaldan
Free cayaruus ninkas wax qalad ah malaha. His was just doing his job
Waxan wa wad a dad an aheen hala wada toogto dharcadka muqdisho maaha dad wax garad ah ah xaafadaha dhibaatey ku hayaan hala wadaxiro
Faldanbiyeed sax ah maajiro
Ceydaruus waa is difacayey haladilo kuwa kusoo duulay
War ciyaalkani dharcadka ah waan in magaalka laga qabto war aaway alshabaabtii waxa dili jirtay ee madaxa qaadi jirtay ciyaalka dharcadka ah
Dharcadka badan koodu waa Kir badan yihiiin,
Sharci adag waa in la marsiiyo ninkii kibiir baskoolad ula baxaa qof aan hubaysnayn
Progress being made in mughdisho.
ALLAAH HU AKBAR WALILAHILXAMD.
Cadaalada hawaarto⚖️🪖
Waa Cabtoy dhaman Kuli halagu xukumo Dil toogasho ahy 😢
Hawiye wlh meel ad jogtan dowladnimo waka dheer thy wa cawan cadiya
حسبي الله ونعم الوكيل
Qaaraa shabaab ah wa arbushaa lasoo dhahay ee aad haloo sii baaro
Aragtidada wa mid wanagsan wlsha Cayalkan dharka cad intoda bdan waa ex shabab😂.
War kuligood waa shabaab xta Xasan Sheekh Maxamuud;
@@LexlutherVII😂😂😂😂 astaqfirullaah dheh
@fardushurre1668 haddaanay iyaga ahayn, shabaab beri hore ayay ciribtiri lahaayeen, xaqiiqadu way caddahay wadanku waa bilaa dawlad
Waan ka xumahy kuwaan iney askar noo thy 😢
Alshabaab waa ku dilaa askari dowladna waa ku dilaa meel aa ku fakanayso ma lahan fadlan cunugaas yar ee meesha ku shahiiday dhiigiisa yaanan looga harin diyo iyo xabsi ee inta is xabadeysay tiirka hala wada geeyo kow ma ahan labana ma ahan waa kiisas badan oo shacab dhaxdooda lagu dagalamayo isgoyska taleex kii siinaay maalin walbo howshan wey socon doontaa hadaanan kuli tiirka la saarin ✌🏾✌🏾✌🏾✌🏾
Dhimashada waa sadex qof wiilka yar kaliya maaha lakiin wiilka qoriga ridaayay waa la weeraray wuu is difaacaayay kan bilaabay waa kan bistoolada watay iyo kan u hiiliyay ee asna bistoolada wato
@@Cadar49mala weerarin ee bostolad aya madax laga saaray abayo haduu is dhiibi lahaay ama bostoolada Taliye ha ku warejin Lahay way badbaadi lahayen alle awodis
Aniga waxaan la yaabey abukaati yaasha ama muwakilinta kuwa isku sheego aaqiro intey galayan. Xoga yar lcg ah ayey aaqiradooda ku bedelenayan. Danbiili ayey leyihin wax danbi ah ma sameynin. Waxeey inkirayan dhiiga dad muwadinin ah. Kuwan hadii sidan lagu daayo dad kle ayey dilayan wxn qaba sidooda tiirka lagu gelo sedexdooda. Si tusaale u noqdan
Innaalilllh wainnaa ileyhi raajicuun
Ar umadan ilaahy hau dhib dhaamo wallahi wadankan stress ayaa haayo
Caydaruus waxaa uu iila muuqdaa qof loo soo tashaday in la dilo lakin ilaah badbaadiyey isna difaacay. Maahan in qof loo dilo maxaad isku difaacday, waxaan arkaynay in dhabarka danbe laga soo maray si loo dilo , Dil waxaa iska leh ninka Bastoolad wata iyo mid ka kale ee dhabarka kataagan ee bastoolada wato
Nin shaqo qaran haya, xaa laga soo doonay waa yaab e?
Cunuga yarka 11 jir ka oo nafta dhaafiyay ayadana is difaac miyaa? war ayaga dhan waa dulliyaal hala dilo waxba isma dhaamaan
Se adoo difaac qaran ah la rabay inaa ilaaliso shacabki wadanka oo laguu soo tababaray inaa xabado la isku furo goob shacab bdn isugu yimaadaan waa dullinimo kale
Ceydaruus wu isdifacayey e qof is difacayo maxu ka og yahy mesha xabada kudhacdy lawada kale waaa kuwa dhibka geystay walahu aclam
@@umuhassanumuhassan5900 Caqligooda soo ayaga ma siin meel ee bulsho buuxdo iney xabado isugu furaan
Xapad hala rido ama yaasan la ridin waxaa qaladka iska leh midka aan barta Controlka aan Ku shaqo lahyn walipo rabe oona dharbarka Katoogan rabe askariga kle
askariga naftiisu buu difaacaye waayo qalad dhami malahan Aniga aragteydu hadii aan dhiibto Ee kuwaan La dhahaayo ilaalada shacabka Ee Nisa gaar ahaan dharcadka wa kuwo ilmo caadiya Bostoolad loowada dhiibe waayo qof shacab ah aan hubeys neyn ayey bostoolad ku handadayaan askarigu nh iney qoriga ugu qadan isku kadayaan waayo askarigu 30 baa qasnada ugu jirto dharcadku nh 15,, isku mid miyaa Waayo askariga shacabkiisu bey uturayaan ee ma ahane mar hore Ayaa dharka laga dhigi lahaa kuwan bastoolada uwado ushakaansiga io dhaca
ALLA DILLAA DHINTO MA,AHEE WLHI WAXA SHACAB MEESHA JOOGO LAMA FIIRIN
Daroogeystayal maa shacab kala jecel
Askarta badan kooda mataba barna
Haday tababar heestaan xitaa waxay isticmaalaan daroogo madaxay inay soo furanaayaan kaniina ay soo laqaan ayey shacabka laynayaan kuwaasaa lagu leeyahay waa askar amnigay sugayaan cajiib
Horta shacabka in ey dhintaan maxaa sababay yaa bilaaway askarta ma iska caaynee marka dadka qaladka leh waa arkee si fican udaawo
Manta Waan jogay aun😢
Hawiye dowlad hadeey qabtaan waa noocaan war waxan sharciga aqoonin maxey aheeyeen
Subxanallah
Hadii runta laga hadlo cadaaladna eey jirto ciyaalka dharcadka ah shaqa halaga qabto, nadaamka iyo habdhaqanka iyo anshaxana hala baro please 🙏
caydaruus lkn waa lagu khasbay dagaalka
Hala dilo si ay ugu wano qadatan kuwa qarsoon ee iyaga oo kale ah
Wa dal cidankisu wada horror yihiin allow umada ka badbaadi Kuwan awalan iney umad wax uqabtan laga fileyne dadki maatida ahaa ee amnigoda lo igmaday ayeyba iyaga laaayene subxanallah
Subxanalah 😢
Wllo ilmaha yar maxa saa uguqade hada siqurxon uqadikarin iskadhig somaliyey ilahey hano naxaristo I gave up on you guys wlhi😔😭
Ilahoow noo xafid shuute iyo kuwa la fadhiyo iyo askarta dadalen oo shacbiga difaca
🎉😊
Wa mooryaan Allah ka furtay maalinkasta dad miskiin ah ayay ku dilaan gacantooda
Bas weeye wlhy puntland iskaga laaban meeshan laguma nolan karo uff
Noo joog in lagu dhaho ma sugeysaa hada😂
Xamar xaa marka hore ka doontay meeshas waligey aadi maayo anigu😅
Caydaruus waan gartay lkin calidaruus waa Maxay tolow?
Kali Hali laayo😊😊😊😊
0.14 Nin wuxu kuhadlayo xta mafahmo 😅😅😅
Qofkii ladili rabo waa shabab halagu dilo allow nabadbad so
Kas ayuu ahaa dilka 👀 hala qasaaso please
Caydarus lucky to be alive
Horta NiSa Training Nooce ah baa lasiyaa😂
War waxaan maxey ahaayeen wlhi waa ayaan daro waxa malin walbo ka dhacaa mogdisho
ilaa hada askari loo diley ma argano maxkamad video kaliya miyaa shacabka in la dhameeyo lagu hashiiyey miyaa
Waa wax laganaxo rag ushaqeenaayo shacabka in ee laayaan waana ragi nadaamka hubka labaray 🇸🇴🏃♀️🇸🇴🏃♀️🇸🇴🏃♀️🇸🇴🏃♀️🇸🇴🏃♀️🇸🇴🏃♀️🇸🇴🏃♀️🇸🇴🏃♀️🇸🇴🏃♀️🇸🇴😮😮😮😮😮😮 hada waxee u taalaa gudoomiyaha maxkamada 😇😇😇😇😇😇😇
liif garaac maxaa laga wadaa
Qoriga afkiisa ayuu ku muday wuuna ku celceliyey
@fardushurre1668 mahadsanid walaal
Odeygan Abukataha Garka cad Musiibo Alle haku Rido So Ninki Dafirey Luul Abdiazizi Dilki Loogeystey Alle Musiibo kugu Hab Sii
Mmc
Askari howshiisa shaqada kujira ayaa weerar lagu soqaday
Waa ciyaal xashiish kuwaani
Labadaba ha toogto xaraanta xaraantu dhashaay ma sidaas cidaan ku ahayeen
Lamadee askariga toogasho malahan sayga iyo candiraxmaan ayaa dilka leh ayagaa bilaabay waliba iyagoo rabo askariga inuu dilo
@@kingahmaadi9952hadii uu sayga rabay dilka askariga bastolada madaxa maka saaren ee fikir markle bro imagine haduu is dhiibi lahaay askariga ama dhiibi lahay bastolada
Subxanallh bal ilmaha yarka maxu galabsadey xamar joogis maleh😢
War is feera markaad shaqada ka vaxdaan mas,uul shaqo ku jira yu dahalsmin
Ficil aa kashalayi doontid hasamayn
Inta la tooganayo, xitaa masugi Karo. Isla maanta in aaqiro lo diro AA fcnan leheed.
❤s❤c❤w❤allaahu❤❤akbar❤❤
Waxan moryantii weye oo askar lagadhigay muqdisho warer baakatagan
Ciidan miyaa waxaan waxaa kufilneyd iney dhahaan dhalinyaro maxaa tihiin weydiyaan ID gooda lkn meesha waxaa kamuuqday isgaadgaad ayaa leyskuhaayay
Nin walbo geesi bu is mooday marki xabad loodhiibay ufff
Dadka xamar kunool hubka ma hay'adaa kucaawiya qofkasta hub hayztaaye. Illahow sidii khayr roon somaliya ugu badal colaadan
Ciyaalkaan dhar cadka faa’iidada amni lagu qabo in kabadan oo dhib ah ee magaalada kuhaayaan
Mooriyaan
Yab Mooriyan askar 😮
Aniga waxaan Nacay qodobka 434 waa qodob sheydaan
Dadka rayidka EE Ku dhimantay
Yaa magtooda bixinaya.
Dadka kheyeu masuuulka yaa la xisaabtami?
Taas hdjirilehed waxdhibdnbo gesto lama arken
Mag cid bixiso lama waayo balse dilka ayay sii dhiiragelineyaaa
ciyaalki mooryanta dhashay waya
SUBXANLALLAH
Wlh waayab shacabka wey dhibantihiin😢
Dishipilin Malahan Ciidanka All Gacan Kahal 😨
ilhay ha unaxriisto inta ku dhimatay meshaas, ciidankii qaranka ee uso dhartay inay shacabka amnigoda dhowran naftoda uhuraan aya ayagii dilayo 😢😢😢😢