I badbaadi oo sawir ila gal ! || Qiso layaab leh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ธ.ค. 2023
  • CONTACT ME:
    INSTAGRAM👇👇
    ifiyenuur?igshi...
    #ileys #ileyschannel #kanaalkaileys #ilays #qiso #Qisooyin #ilayschannel
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 511

  • @ALLAHISENOUGHFORPALASTINE
    @ALLAHISENOUGHFORPALASTINE 7 หลายเดือนก่อน +11

    War somaliyeey wilkaan shekadisa waba kaheshani maad like 👍 usartaan.
    War wilka diira geliya si shekoyin macan noogakena. Waad aragtaan in uu waqti bathan kubixinaya.
    War adunka sithaan kamajirta ee saan iskudama.
    Kaftan iyo si walba wax waas ithinkugu shegee.

  • @filsanabdishakuur9527
    @filsanabdishakuur9527 6 หลายเดือนก่อน +10

    Golden voice and best history teller thanks for sharing this history 😍

  • @CrAbukar-fc8yb
    @CrAbukar-fc8yb 7 หลายเดือนก่อน +13

    ❤Kusalliya nabigeena muxammed
    صلى الله عليه وسلم ❤

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 7 หลายเดือนก่อน

      Sallaallaahu Caleyhii wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @AwliyoAbshir-eo1qb
    @AwliyoAbshir-eo1qb 2 หลายเดือนก่อน +4

    صلی اللہ علیہ وسلم

  • @cawoismail2892
    @cawoismail2892 7 หลายเดือนก่อน +12

    Mansha allaah guuleso mamo inshalahu🤲🏻🤲🏻💯💯💯🌹🌹

  • @dreamydrop-ds7qn
    @dreamydrop-ds7qn 7 หลายเดือนก่อน +6

    M.a welcome back I missed you stories so much every single day I use to check in you channel the good thing is you are back

  • @xuseenalcadaalaofficial4137
    @xuseenalcadaalaofficial4137 7 หลายเดือนก่อน +13

    Wll ilaahey dartiis ayaan kuu jeclahay xafidahu allaah

  • @noorsheikhaden7867
    @noorsheikhaden7867 7 หลายเดือนก่อน +27

    ❤this is one of the best story telling channels.

    • @user-hr7lo2rz1b
      @user-hr7lo2rz1b 7 หลายเดือนก่อน +2

      You are absolutely right it is one of the kind

  • @shukrijama7729mqs
    @shukrijama7729mqs 7 หลายเดือนก่อน +14

    Adiga daarta usoo qore komentigaan❤guuleysoo wll

    • @user-vz3ec1ki4d
      @user-vz3ec1ki4d 6 หลายเดือนก่อน +1

      Why your lovely ❤️‍🔥🖤💜Bro ifiye😢😂😂❤?!!????

  • @Kartibadan09
    @Kartibadan09 7 หลายเดือนก่อน +5

    Manta waa malin Jimcaha ku sali nabiga صلى الله عليه وسلم❤

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 7 หลายเดือนก่อน +1

      Sallaallaahu Caleyhii wasalam ❤

  • @Laaki-ny4xh
    @Laaki-ny4xh 5 หลายเดือนก่อน +3

    Keep going my brother❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-kp5vm6qy7n
    @user-kp5vm6qy7n 7 หลายเดือนก่อน +6

    Alle ha ku barakeeyo wllo ❤

  • @user-wm1yg9mc6g
    @user-wm1yg9mc6g 7 หลายเดือนก่อน +5

    warninka waba funy socda kulaha iyada iyo cabayadeeda waan iskuraba hore usoco walal

  • @user-ie3to3fu8x
    @user-ie3to3fu8x 7 หลายเดือนก่อน +7

    Qisooyinkaga wan jeclahyy❤❤❤❤❤ soo padiiii

  • @nihanabdi4541
    @nihanabdi4541 5 หลายเดือนก่อน +1

    Shukran wll ifiye👍Waa qiso cajiiba wllhi, oo waxyabo badan ina baraysa oo cajiiba sidokle markasta daacad ahaw dadkana hadulmin , anshax xumada diintaada kaa reebaysana ha ogolaan, wllhi waxa kaloo cajiiba ninka sirdoonka ah ee sheekadan fashiliyey, carabta waxa kabuuxa sirdoomo cajiib ah oo noocanokle ah runtii masha Allah ugudambeynna xaliyay kiiska , markle shukrn walken ifiye , qisooyinkano kle noso badi 👍🙏❤️

  • @HafuuMHaashi-wc9yt
    @HafuuMHaashi-wc9yt 7 หลายเดือนก่อน +6

    اَلْحَمْدُ لِلَّهِ الَّذي أَحْيَانَا بَعْدَ مَا أَمَاتَنَا وَإِلَيْهِ النُّشُورُ
    Ilahay ayaa mahadleh noo ogaladan geeridabeedeed inan soo kacno
    لَا إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ وَحْدَهُ لَا شَرِيكَ لَهُ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ، وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ، سُبْحاَنَ اللَّهِ، وَالْحَمْدُ لِلَّهِ، وَلاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ وَاللَّهُ أَكْبَرُ، وَلاَ حَوْلَ وَلاَ قُوَّةَ إِلاَّ بِاللَّهِ الْعَلِيِّ الْعَظِيمِ، رَبِّ اغْفِرْ لِي

  • @xabiiboxaashi457
    @xabiiboxaashi457 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ifiyow waan ku salaamay

  • @sumayoahmed4511
    @sumayoahmed4511 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alla qisada macaanaa❤

  • @fathia_jannah
    @fathia_jannah 7 หลายเดือนก่อน +6

    100k coming soon insha allah sanadka cusub kahor hambalyo hormarisa wall❤🎉

  • @user-ne5mj1sd9s
    @user-ne5mj1sd9s 7 หลายเดือนก่อน +10

    Intii xanuunsan Allow caafi

  • @user-vb2rv1gs6c
    @user-vb2rv1gs6c 7 หลายเดือนก่อน +7

    sheeko cabsi badan nookeen sxp❤❤

  • @abdikadirosman8938
    @abdikadirosman8938 7 หลายเดือนก่อน +3

    Aad iyo Aad ayaad u mahadsantahay ileys 👊🦾🦾🦾

  • @Xamse739
    @Xamse739 7 หลายเดือนก่อน +5

    Salawaatu rabii wasaalamucalayhi

  • @deqoomar5564
    @deqoomar5564 7 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤ guuleso mansha alaha

  • @HafuuMHaashi-wc9yt
    @HafuuMHaashi-wc9yt 7 หลายเดือนก่อน +6

    وَ الصّلَاةُ عَلَيْهِ رِزْقٌ ﷺ🤍

  • @user-Reymaa
    @user-Reymaa 6 หลายเดือนก่อน +5

    10:00 🕙 markaa shaqo heyo igu baxdaa inaa dha gesto😊😂coming soon 100k Inshaa Allah ❤

    • @user-vz3ec1ki4d
      @user-vz3ec1ki4d 6 หลายเดือนก่อน +2

      Me too ❤ ila mid baad tahy m.a wlaashey😊💋❤️‍🔥💙💛💜💜

    • @user-Reymaa
      @user-Reymaa 6 หลายเดือนก่อน

      @@user-vz3ec1ki4d 🥰🥹

  • @salmaharet9595
    @salmaharet9595 7 หลายเดือนก่อน +4

    Cadahey waan ku tagera ❤

  • @mmohamed9094
    @mmohamed9094 3 หลายเดือนก่อน +1

    Viva ilays

  • @canabcali9777
    @canabcali9777 7 หลายเดือนก่อน +3

    Waan wada sameyey dalabkaga ifiyaw❤🎉🎉

  • @ismailmo7707
    @ismailmo7707 7 หลายเดือนก่อน +2

    Hore usoco

  • @user-if1bb6fm2e
    @user-if1bb6fm2e 7 หลายเดือนก่อน +3

    Legendow keep going ❤

  • @simbasakuye5342
    @simbasakuye5342 6 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha Allaah

  • @user-vz3ec1ki4d
    @user-vz3ec1ki4d 6 หลายเดือนก่อน +2

    Naxdin runtii Qisadani 😱😳

  • @elminasibb
    @elminasibb 7 หลายเดือนก่อน +3

    Keep going masuul

  • @user-lm4yk5es5f
    @user-lm4yk5es5f 7 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah

  • @Ashakhalif-ip4qb
    @Ashakhalif-ip4qb 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa allaah tabaarakalaah qisoyikaaga waana ka heley

  • @Phawzia
    @Phawzia 7 หลายเดือนก่อน +10

    Allh ku caafiyo channelka 😢❤❤❤❤😂

  • @ubahbintumoha6883
    @ubahbintumoha6883 7 หลายเดือนก่อน +2

    Mashalaha aad ban uu jecelye qiso.
    inta jecel qisonyinka ciwaanka kor uu qada ❤❤

  • @abdiwaahidaar1736
    @abdiwaahidaar1736 7 หลายเดือนก่อน +4

    sxb qisooyinkaga iyo sidaa u faafahinesid waa la dhacay noo soo badi

  • @Niihaadhasan9587
    @Niihaadhasan9587 7 หลายเดือนก่อน +4

    Ileys wan ku tageeraa❤

  • @khaalidcabdiraxmaan4972
    @khaalidcabdiraxmaan4972 7 หลายเดือนก่อน +2

    Asc ifiiye

  • @almizzzuldaan6699
    @almizzzuldaan6699 7 หลายเดือนก่อน +3

    Best Chanel 😮

  • @Hafsa12327
    @Hafsa12327 7 หลายเดือนก่อน +4

    Ilahey haku cafiyo 🥺😌

  • @FatmaMaxamed-hz7gs
    @FatmaMaxamed-hz7gs 7 หลายเดือนก่อน +4

    Asc wll ILeYS❤❤

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 7 หลายเดือนก่อน +3

    mnshaa Allah HURDADII AYA TIMID

  • @CabdarCali
    @CabdarCali 2 หลายเดือนก่อน +1

    Woow.mypro

  • @farhiyomohamud778
    @farhiyomohamud778 7 หลายเดือนก่อน +3

    Manshallah

  • @munawarsame6636
    @munawarsame6636 7 หลายเดือนก่อน +3

    Ugu horen chanalka ilaah nocafiyo wawa kuxisay wlhi ifiyow sodhaqasho wanagsan ❤❤❤sadax waxa shegehe kabadan hada ifarto wasamena

    • @ILAYS11
      @ILAYS11  7 หลายเดือนก่อน

      Thank u wll qali

  • @marianyusuf8976
    @marianyusuf8976 6 หลายเดือนก่อน +1

    Manshallah guul

  • @hanefa283
    @hanefa283 7 หลายเดือนก่อน +14

    IFIYOOW ADIGAA HAGRADAY MAAL MAHAAN QISOOYINKII MACAANKA DHAAFAY MUCJISOOYINKA AHAA EE DIMSHIQ NOSOO BADI SAAXIIBOOW😊

  • @user-pr7nc5df9m
    @user-pr7nc5df9m 7 หลายเดือนก่อน +4

    Komanti Inan qoro majecli ❤❤❤😢

  • @ismailjama3456
    @ismailjama3456 7 หลายเดือนก่อน +3

    Keep going

  • @user-cf9cs9xd3o
    @user-cf9cs9xd3o 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa
    Allah

  • @IkraanAli-uf1db
    @IkraanAli-uf1db 3 หลายเดือนก่อน +1

    Soo badi walal❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤

  • @MunoAhmeddadir
    @MunoAhmeddadir 2 หลายเดือนก่อน +1

    Iles aad ban kujclahy gooleyso❤❤❤❤

  • @zachary7586
    @zachary7586 7 หลายเดือนก่อน +1

    Horey u soco

  • @Hamda767
    @Hamda767 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashaallah

  • @bushracali546
    @bushracali546 7 หลายเดือนก่อน +2

    Gulayso❤❤❤❤

  • @user-hi5kp7mz8w
    @user-hi5kp7mz8w 7 หลายเดือนก่อน +7

    Keep going wllky ❤🎉 100k i.n ❤

  • @safahassan7535
    @safahassan7535 7 หลายเดือนก่อน +4

    Wllo mahdsanid sida quruxda badan eed qisoyinka aad nogu soow gudbiso aad ayaan kaga mahad celineyna ifiyoow ❤

  • @user-qw3ip8iw9r
    @user-qw3ip8iw9r 7 หลายเดือนก่อน +17

    Carabta gabdhaha quruxda badan oo wanwanaagsan bay wax ku dhacaan waa waxaan la yaabay

    • @AlonegirlGirl-ow1ck
      @AlonegirlGirl-ow1ck 6 หลายเดือนก่อน +3

      😂😂😂😂 daacada bn u qoslay 🤣

  • @user-em8dc9yi9q
    @user-em8dc9yi9q 6 หลายเดือนก่อน +2

    Kusali nabiga scw😊😊

  • @user-bs5yh7go8z
    @user-bs5yh7go8z 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah

  • @CaasheyNasey-zp7vm
    @CaasheyNasey-zp7vm 7 หลายเดือนก่อน +3

    Asc .mashaa allaah alle hakuu hagaajiyo chalnaka waa keena

  • @Nabaddonmustafa
    @Nabaddonmustafa 7 หลายเดือนก่อน +8

    Saxip sare wan kusalamay Buugag maad ino bilowdid wax badan aya laga faaidi laha koley
    Waa Rayigayga uun legenow

  • @user-jo8zk1nu1z
    @user-jo8zk1nu1z 7 หลายเดือนก่อน +2

    صلى الله عليه وسلم❤❤❤❤

  • @nafiiso.cabdulqdir505
    @nafiiso.cabdulqdir505 7 หลายเดือนก่อน +3

    M.a.wan.lasocda.qisoyinka.aad.nosogudbiso.gulayso.bwe❤❤🎉🎉

  • @AYUUBMAHAMED-o7i
    @AYUUBMAHAMED-o7i 3 วันที่ผ่านมา

    Wow ifiye soo badi❤😂😊

  • @amaaldegan4156
    @amaaldegan4156 7 หลายเดือนก่อน +3

    Welcome back boqorow waanku xiisnay🥰🙏

  • @kiinguray2594
    @kiinguray2594 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alaha

  • @abdikaninoor2238
    @abdikaninoor2238 7 หลายเดือนก่อน +3

    Qiso cajiib ah iga dheh

  • @sumayasharif910
    @sumayasharif910 7 หลายเดือนก่อน +7

    Kanalka allaha caafiyo 😢😂😂

  • @hanefa283
    @hanefa283 7 หลายเดือนก่อน +4

    SC IFIYE NUUR GUULEYSO INSHAA ALLH❤😊

  • @user-we2qe5hi6e
    @user-we2qe5hi6e 7 หลายเดือนก่อน +3

    wll ifiye ad kugu xoranahay mashallah wad cod mcn thy🥰❤️‍🔥

  • @user-ji9nx9vt7i
    @user-ji9nx9vt7i 7 หลายเดือนก่อน +1

    M.a wll guleyso

  • @mssdiamond7193
    @mssdiamond7193 7 หลายเดือนก่อน +16

    Waxaanu kaa sugnaaba waa Qisada gabadh Foolxun oo aanay indhuhu qaban Karin ❤

  • @user-fp2qn9tm7c
    @user-fp2qn9tm7c 6 หลายเดือนก่อน +1

    Manshaalah uno no

  • @CaliCqaadir-ot9uz
    @CaliCqaadir-ot9uz 6 หลายเดือนก่อน +1

    Manshalaah

  • @user-de3ql6qk1r
    @user-de3ql6qk1r 7 หลายเดือนก่อน +1

    😮😮hhhhhh....

  • @Suhaip_pluc_nine
    @Suhaip_pluc_nine 7 หลายเดือนก่อน +2

    Horay usoco wll

  • @Sumaya-db4hr
    @Sumaya-db4hr 7 หลายเดือนก่อน +4

    Asc soo dhawow wll❤

  • @user-hx2by7nf4k
    @user-hx2by7nf4k 6 หลายเดือนก่อน +1

    🎉🎉🎉🎉keep Going

  • @sofiasuusan4625
    @sofiasuusan4625 7 หลายเดือนก่อน +2

    Markale iyo qisooyinkaagi macaana thanks wllo

  • @marwannur3774
    @marwannur3774 7 หลายเดือนก่อน +2

    horey usoco wllka🎉❤

  • @user-hx2by7nf4k
    @user-hx2by7nf4k 6 หลายเดือนก่อน +1

    Keep Going pro

  • @zakariaxeysey6216
    @zakariaxeysey6216 7 หลายเดือนก่อน +3

    Wlll soo badi waan ku heestaa qosooyin hacker Nimada

  • @IBNUBASHIIR-mv7fx
    @IBNUBASHIIR-mv7fx 2 หลายเดือนก่อน +1

    Noosobadi sxiib❤❤❤

  • @deeqamohamed7314
    @deeqamohamed7314 7 หลายเดือนก่อน +2

    Waad ku mahadsan tahay wll ee nio soo badi insha'Allah jazaka'allah kheir 😊

  • @iqraabdulahi7620
    @iqraabdulahi7620 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waa yaab

  • @nihanabdi4541
    @nihanabdi4541 5 หลายเดือนก่อน

    Ifiye thanks wll 😊 qisooyinkaga qurxoon nooso badi I like stories 😅❤

  • @AffectionateCap-gi5le
    @AffectionateCap-gi5le 6 หลายเดือนก่อน +3

    God bless your sweet voice ❤🎵

  • @housseinali4145
    @housseinali4145 7 หลายเดือนก่อน +4

    Kulanti wacan walalkey mahadsanid ⭐️ 🫡 👑

  • @abiibabdi2368
    @abiibabdi2368 7 หลายเดือนก่อน +4

    Waar hore u soco sxb madaxey kkkkkkkkkk

  • @user-qw3ip8iw9r
    @user-qw3ip8iw9r 7 หลายเดือนก่อน +1

    Inta samaysay❤❤

  • @user-iq4zf1bo7x
    @user-iq4zf1bo7x 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ifiyoow waad mahadsantahy ❤❤ thanks ❤❤

  • @cabdisamadbashiir7186
    @cabdisamadbashiir7186 7 หลายเดือนก่อน +4

    Sxb video inta bilaabin la hor like saarah keep going jugta ujeedah kugu dhacday lkn waad ksoo kawaneysaa coming son 100k inta sandka ka dhiman i.a

  • @sakariyeclahi-xs5gw
    @sakariyeclahi-xs5gw 7 หลายเดือนก่อน +3

    Keep going zhp ifiye

  • @hayaatahmed8635
    @hayaatahmed8635 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ugu damben soo labashadada waan ku faraxsanhy wlcme back wllkie ifiye nuur

  • @zahramahamed6033
    @zahramahamed6033 7 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah l like this channel
    Welcome bake ❤

  • @sabiriinmaxamed-zk4mi
    @sabiriinmaxamed-zk4mi 7 หลายเดือนก่อน +4

    Chnelk alha noo caafiyo 😂❤