Ceeb baa dhacday: Madaxweynaha israil oomaanta diiday inuu kadago diyaradii uu kutagay Paris sabab

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Ceeb baa dhacday: Madaxweynaha israil oo maanta diiday inuu kadago diyaaradii uu ku tagay Baariis Cabsi lasoo daristay darteed, warbaahinta oo si daran ugu maad saneysa, iyo warar kale.

ความคิดเห็น • 281

  • @luulwarsame87
    @luulwarsame87 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ilahow yahuuda iyo waxi lajiraba baabi i yaarabi rucbi iyo jahwareer dhibaato xun Amin Amin

  • @maxamedcalicusmaan8141
    @maxamedcalicusmaan8141 2 หลายเดือนก่อน +13

    Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro.

  • @AbdiaziizMohamed-n6q
    @AbdiaziizMohamed-n6q 2 หลายเดือนก่อน +4

    Waa run Ree Gaza boolo xoofto uma baahno ee ficil ay rabaan أللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @saidabdallah1048
    @saidabdallah1048 2 หลายเดือนก่อน +14

    Yuhuuday meel aa tagaanba ceeb ILAAHAY idiin Dil !!!

  • @Geele_jire
    @Geele_jire 2 หลายเดือนก่อน +29

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar

    • @FardussYussuf
      @FardussYussuf 2 หลายเดือนก่อน +1

      Amiin INSHAALLAHA walaal

    • @Hannah_fatima
      @Hannah_fatima 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@Geele_jire Amiiin. 🇵🇸🇵🇸🩷

  • @OsmanNoor-k4m
    @OsmanNoor-k4m 2 หลายเดือนก่อน +34

    Argagax Allah hakurido Netanyahu, dhulka hakudiido, care Alle hakudhacdo insha Allah 🙏🙏

    • @MS-lv8bf
      @MS-lv8bf 2 หลายเดือนก่อน +1

      🤲🤲🤲🤲🤲🥲

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 2 หลายเดือนก่อน +46

    Manshallah. FREE Palestine. Wey Heshiiyeen Waa. Ku. Faraxnay❤🇵🇸🇵🇸

    • @caadilcade
      @caadilcade 2 หลายเดือนก่อน +1

      Masha Allah Islam ka gull All

  • @layladiriye602
    @layladiriye602 2 หลายเดือนก่อน +8

    Allow usiyadi argagaxa yahuuda. Gul farastiin ❤🇸🇷🇸🇷🇸🇷🇸🇷🇸🇷🇸🇷🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Mukhtaar2004
      @Mukhtaar2004 2 หลายเดือนก่อน

      Aamiin calanka Somalia 🇸🇴 wan garanaye kan Suriname 🇸🇷 maxow ahaaa

  • @umuyaasir3376
    @umuyaasir3376 2 หลายเดือนก่อน +6

    Kkkkkkkkkk arnadaaraa guuleyso wll qali

  • @XuseencabdiCabdullahi-j5z
    @XuseencabdiCabdullahi-j5z 2 หลายเดือนก่อน +7

    Wlhi waa war farxad leh yuhuuda waa laga horeyaan wlhi waa ku farxay

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah

  • @baoshali6893
    @baoshali6893 2 หลายเดือนก่อน +5

    Asc nadaara.
    Cabsi allaa kudhacday cabsi allaha kuriosa kanske insha allah ifka allaha haku cadaabo

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 2 หลายเดือนก่อน +7

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @Bescimed-po6dd
    @Bescimed-po6dd 2 หลายเดือนก่อน +7

    Khawff ba ALLAH ku riday

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 2 หลายเดือนก่อน

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi

  • @TALLMAN114
    @TALLMAN114 2 หลายเดือนก่อน

    Channel dhandhan gaar ah leh,
    Warbaahin matalad umad Muslim ah leh,

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 2 หลายเดือนก่อน +12

    Allah ayaa argagax ku riday masiibad dhameeyey dadkii muslimiinta ee ree Gaza oo waxa uu ka cararay hooskiis inshallah

  • @hodansuleyman8463
    @hodansuleyman8463 2 หลายเดือนก่อน

    Alxamdu lillaah Yaa Rabil Caalamiin Yaa Ra,uuf cabsi wadna joojisa ku rid yahuuda aamiin

  • @cabdiqaadircusmaan6658
    @cabdiqaadircusmaan6658 2 หลายเดือนก่อน +22

    اللهم انصراخؤاننافي فلسطين

  • @MacalinMohamed-qv6ic
    @MacalinMohamed-qv6ic 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad nadaara siyaara caawa mahadsanid

  • @XuseencabdiCabdullahi-j5z
    @XuseencabdiCabdullahi-j5z 2 หลายเดือนก่อน +6

    Mashaa alaah Guul xisbulaah

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs nadaara nagata show Guul shacabaka falastiin❤❤❤❤❤❤

  • @luulwarsame87
    @luulwarsame87 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid walal Nadaara

  • @AhmedMm-lg3cv
    @AhmedMm-lg3cv 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ayaa qalbigooda galiyay cabsi qofkastaba wuxuu unoqonaya xamaas falastiin allaha guuleeyo

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 2 หลายเดือนก่อน

    Waa run waa sawiray maanta
    Ree Falastiin hiil u ma aha❤
    Waa runtood ❤

  • @umuhamza1551
    @umuhamza1551 2 หลายเดือนก่อน +12

    Gaal Ilaahay haku rido rucbi

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 2 หลายเดือนก่อน

    allaha jabiyo isreal aamiin yarabi haloo duceeyo walaalaheen muslimiinta please 🙏

  • @الحمدان-ذ2ي
    @الحمدان-ذ2ي 2 หลายเดือนก่อน +4

    😂😂😂😂
    Xuthi iyo xisbulah midba mid kale waba ka daran yahay yaahuud wa ku bashaleen masha allah hamnalyo diyarafa hud hud

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 หลายเดือนก่อน +7

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara waan dhownahay

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 2 หลายเดือนก่อน

    Asc Sxb Allaha ku Xafido InshaAllah

  • @mounahoussein-wo7qu
    @mounahoussein-wo7qu 2 หลายเดือนก่อน

    ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️

  • @AbdirahmanAliAdan-k3e
    @AbdirahmanAliAdan-k3e 2 หลายเดือนก่อน +1

    Khal khal Allah hakurido yahuuda xagjirka ah ,gacan kudhigle yaasha ah

  • @maxmuudguuleed559
    @maxmuudguuleed559 2 หลายเดือนก่อน +2

    wclkm sxb sare nadaara❤

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allah bro warbixintaada aad baan ula socdaa, ilaahay haku xifdiyo adiga iyo familkaagaba

  • @SahraRuun-j4y
    @SahraRuun-j4y 2 หลายเดือนก่อน

    Nadaara wll wadmahadsanthy guuleyso barnaamijyadaada wey fiicanyihiin aad Ayaan udhegeysannaa

  • @KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz
    @KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz 2 หลายเดือนก่อน

    Allahu Akbar falastin Allah ha u gargaro Amin Amin Amin

  • @AbdullahDaauud-g8n
    @AbdullahDaauud-g8n 2 หลายเดือนก่อน +9

    Nadaara guuleyso

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin

  • @SaqiirDile
    @SaqiirDile 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha guuleyo falasatina

  • @ahlumuxamad8691
    @ahlumuxamad8691 2 หลายเดือนก่อน

    Alle ha u gargaaro reer qasa

  • @MacalinMohamed-qv6ic
    @MacalinMohamed-qv6ic 2 หลายเดือนก่อน

    Haa waa run argagax iyo cabsi fullaynimo ah ayaa allah subxaanahuku riday laabtooda waa waxay sameeyeen kibir islaweeni darteed wayna kudabar jo;ayaan allaha usiyaadiyo walaalaheena allaha ugargaaro dhan walba aamiin aamiin aamiin .

  • @basheali2338
    @basheali2338 2 หลายเดือนก่อน

    Yuhuud wakhti goodi wa dhaamad ey nacdali haku dhacde

  • @ismailhaji5925
    @ismailhaji5925 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @sadam1318
    @sadam1318 2 หลายเดือนก่อน

    Argagax in shaa allah yahuud ha ku rido

  • @ayubmaad1183
    @ayubmaad1183 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks boss

  • @cabdulqadirwarsame3933
    @cabdulqadirwarsame3933 2 หลายเดือนก่อน +6

    Nadara siyaaradii aaway

  • @MuminaMohamud
    @MuminaMohamud 2 หลายเดือนก่อน

    Alhamdulilah waxaa argagaxa Keeney cuqubadii ay ku laayeen masaakiinta aan waxba galabsan, argagaxaas ha u dhamaadeen Insha Allah ,walaalaheen Falastiin Allah ha u gargaaro Allahuma Ameen Ameen Ameen.

  • @Shaaficicbdinaasirmaxamuud
    @Shaaficicbdinaasirmaxamuud 2 หลายเดือนก่อน +1

    Axsan yaa nadaara dukum daakum Allaah hakadhigo

  • @AbdimajidlCoffee
    @AbdimajidlCoffee 2 หลายเดือนก่อน +2

    Jahad sax ah

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 2 หลายเดือนก่อน

    Allaah muqawinda Alqasaan xamaas falastiin guul 🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @SafiyoClahi-c3r
    @SafiyoClahi-c3r 2 หลายเดือนก่อน

    Nadarashow. Guleyso. Guuul

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 2 หลายเดือนก่อน

    Yaaraxmaan Yaa Alaah Yaarabi Yaarabi ugargaar walaalaheen falastiin

  • @IdirisibraahinCabdilaahi-vu6vt
    @IdirisibraahinCabdilaahi-vu6vt 2 หลายเดือนก่อน

    Xamaas way guulaysanaysaa insha alaah guul guul guul guul guul guul guul ayaan alle kabaryaynaa ilaahaw jabi yuhuuda aaaaaaaaaamiiiiiin aaaaamiiiiiiin aaaaamiiiiiiin yaarabi yaarabi

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 2 หลายเดือนก่อน +1

    xisbullaah been been ayaay hayaasaa may dukheyso yahuud illaahow ugargargaar falastiin xuuti aamiin illaahow burburiy mareykan yahuud yurub aamiin

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 2 หลายเดือนก่อน

    ALAAHU AKBAR

  • @abukarodawaajimcaale4664
    @abukarodawaajimcaale4664 2 หลายเดือนก่อน

    Asc Nadaara, waa ku Mahadsan tahay sida aad Dhagetayash sida aad Xaqiida ugu Tawisey , Su'aal Xisbu-Allaha madaam ay Sawir ka soo qaadi Isralii, maxay u Duqey laden u lady, meysameeso sida ay u Duqeyna , Xuutiyun Yaman , Rabiyow Falastiin Guusha Sii ,Aamiin...aamiin

  • @aden3425
    @aden3425 2 หลายเดือนก่อน

    Guul guul falastine inshaallah

  • @KhadijaAbdi-wj1yg
    @KhadijaAbdi-wj1yg 2 หลายเดือนก่อน

    Allah weyn ninkii aaminaa awoodleh 😢😢😢

  • @MaxamedCabdirihmaan
    @MaxamedCabdirihmaan 2 หลายเดือนก่อน

    Ilahow yuhuuda jabi Allah akber Palestine guuleyso

  • @CumarMuse-hy3cj
    @CumarMuse-hy3cj 2 หลายเดือนก่อน

    Waa niin eexgalay ee ilaah Kuma nabadceliyo

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 2 หลายเดือนก่อน +1

    NADAARA USTAAD XUSBULLAH WAXOODU WAA ISKA BOOLO XOOFTO DAGAALKU DHAB KAMA AHA SIDA XUUSIYIINTA

  • @xasanaadan7019
    @xasanaadan7019 2 หลายเดือนก่อน

    Falastiin iyo dhammaan Islaamka guul. Insha A l l a h .

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 2 หลายเดือนก่อน

    Machaallah

  • @mahdiahmed25
    @mahdiahmed25 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay argagax ha ku rido

  • @bashirxaaji1119
    @bashirxaaji1119 2 หลายเดือนก่อน

    Ilahoow usiyaadi cabsida iyo walwalka iyo hurdo laanta

  • @luuljiib977
    @luuljiib977 2 หลายเดือนก่อน

    Nadaara magaca israaiil inaad adeegsato waxaa uga haboon yahuud waayo israaiil uma qalman in lagu magacaabo israaiil anagaa ka xigno yahuuda waana magaca nabiyulahi yacquub binu isxaaq binu ibraahiim calayhi salaam

  • @khadarahmed1898
    @khadarahmed1898 2 หลายเดือนก่อน

    MACNASAMAYN MAYSO SAWIR QAADISTA XISBULAAHI..MACNUHU WAA WAY SAWIRI KARAAN LAAKIIN WAXBA MA YEELI KARAAN..

  • @JamaGodad
    @JamaGodad 2 หลายเดือนก่อน

    Argagax dhanka alle ah ayaa haysta saas ayayna aakhirka ku dhimanayaan

  • @nuurabdi-vp2ll
    @nuurabdi-vp2ll 2 หลายเดือนก่อน +1

    Madaxwaynaha yuhuudu sowka Washington DC qudbad ka jeedinay goormuu durba sooduulay mise waadku qaladay.

  • @Shukri-i3y
    @Shukri-i3y 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahayow halaag

  • @umuhamdi6672
    @umuhamdi6672 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc waxeey la cabsanayaan uqubada Eey ka galeen walaalaheey falastiin cabsi Iyo argagax alle haku rido dhiiga walaalaheey Eey ka galeen alle xaqooda haka soo saaro

  • @AdanNuur-og1no
    @AdanNuur-og1no 2 หลายเดือนก่อน

    Asc Walle waarun xaaladu maanta dhoolatus mataagna waxaan.ubaahannahay ficilfalastiin❤

  • @IsmaaciilGaaweeto
    @IsmaaciilGaaweeto 2 หลายเดือนก่อน +1

    Saraaa qudus,xamaas xuuti ALAAHU AKBAR guuleysta ciidankii islaamka

  • @muhudinafareh3768
    @muhudinafareh3768 2 หลายเดือนก่อน

    Guul

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 2 หลายเดือนก่อน

    Kalmadii ay Gaaladu
    Ugu Gaftay
    #Diinta Islaamka iyo Muslimiinta,
    Ee Ahaayd
    #Argagixiso,
    Ayaa Ihaano
    Allaah Uga Dhigay Iyagii.
    Oo ARGAGAX iyo
    Anfariir Ayaa Kuhabsaday
    Gaalada Dulmi Falayaalka ah.
    Duff kubaxa Yuhuud Iyo
    Masiixiyiin.

  • @Shukri-i3y
    @Shukri-i3y 2 หลายเดือนก่อน

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @bisharabdi1102
    @bisharabdi1102 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkk wey dultagene mey nagta kagaliyan wanlaqaba falastiniyinta ❤

  • @MuhudinHussein-km7dm
    @MuhudinHussein-km7dm 2 หลายเดือนก่อน

    Ilahow ebar kasii yahuda

  • @FeysalNice
    @FeysalNice 2 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😂 wlh waan qoslay caawa soo deg maso degaayo

  • @SiidkaCade-s9r
    @SiidkaCade-s9r 2 หลายเดือนก่อน +3

    Adoo mahadsan nadaara

  • @abdiisse1338
    @abdiisse1338 2 หลายเดือนก่อน

    Ilahay idinku siyadi ruqsi

  • @ibrahimsheikh8898
    @ibrahimsheikh8898 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs ww nadaara warkaaga waa loobogay

  • @mohagedi8874
    @mohagedi8874 2 หลายเดือนก่อน

    #YAHUD MA CEEB TAQAN

  • @abumoalim
    @abumoalim 2 หลายเดือนก่อน

    Booto lee maa lagu jiraa iyo sawiro ayaan soo qaadanay, war yaab badanaa, mar Turkiga mar Masar iyo kuwa kale, booto aan dhamaad lahayn.

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 2 หลายเดือนก่อน

    Argagax allah haku rido meel ay tagaan dhibaatada ay gaysteen ayeey ogyihiin

  • @ToogkMohamed
    @ToogkMohamed 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guul falanstiin

  • @abdiwahabadanabdiwahababdi1487
    @abdiwahabadanabdiwahababdi1487 2 หลายเดือนก่อน

    Siidhedaba nin goodobeysan wax kafuleysan malahan Marka natanyahuna goodbtii dunida ayu galayoo hoskesana waka cararaya cadowgesa rabi haa badiyo inshallah natanyahu rabi nabad kumaso ciliyo diyarada kula,qaraxdaye inshallah guul iyo gobonimo rer falastin amiin aamin yaa rabiyow

  • @makalangow123
    @makalangow123 2 หลายเดือนก่อน

    Alllahow yahuda jabi

  • @omarabdulle1101
    @omarabdulle1101 2 หลายเดือนก่อน

    Ceyriin Cune Calooshiisa ayuu tuhun sanahay

  • @Farh940
    @Farh940 2 หลายเดือนก่อน

    Free Palestine 🇵🇸 illhay beerkooda bucad ha isu mariyo falstiin insha allha iyadoo mid ah ayey xoroobaysaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Nadaara show guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xuttii haagolestoo Xissbolla haagolestoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @muminamumin17
    @muminamumin17 2 หลายเดือนก่อน

    Asc wallaalow naagtan kerkertakubeysa nagaaamusii

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey masiibo haku rido Israel ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen Ilaahey ha ku rido Netanyahu iyo Beydhan jahnama Ilaahey haku rido Aamin yaarabi

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 2 หลายเดือนก่อน

    Illahey argagax iyo cabsi an dhaman idinku rid

  • @shugriyusuf5624
    @shugriyusuf5624 2 หลายเดือนก่อน

    Yahuudu meelkasta ay tagaan waxay uhaystaan Abu ubaidah iyo Maqaawimada inay joogaan😅😅,
    ALLAH ayaah rucbi cabsi iyo argagax ku abuuray dhamaan yahuuda.
    Illaahow cabsida iyo argagaxa u sii siyaadi 🤲🏿🤲🏿🤲🏿.
    Illaahow Maqaawimada gacanta sare siih 🤲🏿🤲🏿🤲🏿🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @FAADUMOXirsimire
    @FAADUMOXirsimire 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wsm ww
    Ustadi waxan maleynaya ineysan yahud werar ku aheyno kali eytahay adkeysta difaca waxwalbey ahataba talabib iyo yahud weysogalayan gacanta barakeysan. .mujahidinta kheyr insha allaah
    Hadey tahay iney yahuud kadifacayan lubnan inteysan garin hada mey difaacan beytulmaqdis iyo ehelkena barakeysan nimankan xalkoda wa fartey faranti kujira eytabankaro...abti waxba lagumajedo wa iskajira halkas aya idinka daciifa
    Waasax falastin allaha raxmanka udortay shuhado allaha karadi noqdo dhaawacyadoda allaha caafiyo maxaabistodana allaha maqraj ufuro allaha raxmanka ha u adejiyo junudisa ❤❤❤allahumma amin❤❤❤kheyr inshaa uraxman weyguleysten allaha siiyo nasri waaro iyo furashada masjidul aqsa alkahumma amin❤❤❤

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 2 หลายเดือนก่อน

    Ceeb baa ku dhacday calaamo haku dhacdee

  • @HousseinIsmaciil
    @HousseinIsmaciil 2 หลายเดือนก่อน

    Xusbulah waxbamahaayan

  • @CabdisalanSiciid
    @CabdisalanSiciid 2 หลายเดือนก่อน

    Ciilba ka haya wlhy qof damiirleh baa thy

  • @aminomohamed2850
    @aminomohamed2850 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahayow guusha soo degdeg .gaza.xaqiiqdii qalbiga ayaa na xanuunayo video ka imaanaayo gaza