DASTUURKA WAREYSI JAWAARI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 18

  • @tawxiid03
    @tawxiid03 12 ปีที่แล้ว +1

    well done my wallah be with you our speaker of parliament plz make our country the best you can ... farmaajo is next our president

  • @ksk4ever1
    @ksk4ever1 12 ปีที่แล้ว +1

    masha allah proffasorka runtii hadalkiisa waa nin aqoon yahan ah illahay haka dhigo mid cadalada kashaqeeya dhawrana sharciga iyo dastuurka wadanka illahay haku fududeeyo hawsha adag ee laguu doortay

  • @banoooda
    @banoooda 12 ปีที่แล้ว +1

    masha laah runtii brof jawari runtii in uu yhy qof aqoon leh shaki kuma jiroo qof dhoor luqadood ku hadlo waye hadana jago badan somarey waye runtii qofkaan jawari hogami koxeed ka ma usan ku jiriin waxan filaa in uu noqdoo qof kiii somali jiidka tusii lahaa madaxiisa iyo gergiisa waxaa la cadaadeen aqoon nimo le waye brof jawari 1000 kutagereyso iyo 1000 kasoo hor jedo waye somali kunkii kasoo hor

  • @MohamedOmarHassan
    @MohamedOmarHassan 12 ปีที่แล้ว +1

    dhabtii waa shaqsi aqoon leh professor jawaari waxaan leeyahay ilaahey hakula karab kalo shaqada culus ee lakuu doortay insha allah waxan kuu rajeynayaa inaad noqon doontid mid ay somalia ku dagto. oo cadaalad ku maamulo.

  • @tawxiid03
    @tawxiid03 12 ปีที่แล้ว +1

    mashalaah Our speaker does not need a translator guess how many language he speaks
    (Somaliga, Carabiga, Ingiriisiga, Taliyaaniga iyo Norwejiga.)

  • @Waranle
    @Waranle 12 ปีที่แล้ว +1

    Waan nin fahmayaa Habka Dawladda u shaqeyso iyo sida ay awooda u kala qeebsan tahay, waxaan u rajeynayaa Inuuu Prof Jawaari kuso baxo booska uu u turtamayo

  • @ceelcaanoturwaaq5461
    @ceelcaanoturwaaq5461 12 ปีที่แล้ว +1

    waan taageersanahaymasha allah waa nin aqoonleh

  • @xarago1960
    @xarago1960 12 ปีที่แล้ว +1

    Congrats Mr. Speaker!

  • @indaclub20066
    @indaclub20066 12 ปีที่แล้ว

    saadaashu waa guul, waa haddii ficil dhab ahi uu dhaco. run ahaantii dhibaatada somalida waxa maanta ka saari kara nin daacad ah oo aqoonyahan ah oo danaha shacabka ka horeysiiya tiisa qaaska ah. odeygaana waa u eegyahay nin leh aqoonteedii. alaha kula garab galo

  • @abdinooryare6614
    @abdinooryare6614 6 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah sharci yaqaan buuxa waaye professor ka

  • @sh-ka3494
    @sh-ka3494 4 ปีที่แล้ว

    Hadi isbedel goboled yimado haa washaqeyn barlaman wuxu kadhismi isbedelka horumarka gobolada mana lagudagdagi karo samir talo ismaqal magaca madax weyne lailaaliyo tuba tukadaran hurudoy isdhabiris kuarag keenya dad kadegsina itobiya dumin sahal dhisid mayacule niman baisracay labadi nin oo sac radinaya baa qoraxdi udhacday meel mugdi seday midba qajaf maqlay markaso kikaleyiri anigu igacunaya biride shib iga dheh inaga gurya dadow dabecadan kujogno malihin cuqubi yanalaga galin dawoy deelwabi kaashiran

  • @hamaada20
    @hamaada20 12 ปีที่แล้ว +1

    Dastuurka alifaadiisa adaa iska leh qorshahaagi ahaa inaad madax ka noqoto parlamanka soomaaliya wuu kuu hergalay intee in la eg ayeey qaadan doonta qorshaha xiga ee arimaha iibsiga badda soomaliya ee kenya iyo norway maadaama qarash badan kugu baxay mudadi aad kujirtay qorida dastuurka ilaa iyo maantadaan. somaliya ilaah ha u gargaaro

    • @user-iu5jx6jf7s
      @user-iu5jx6jf7s 2 ปีที่แล้ว +1

      dadka bada ibsadey wa la yaqanaa jawaari qafkii loyar u qbtey muna sharmaan ka mid tahy 2014 gayey bada

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 ปีที่แล้ว

      ​@@user-iu5jx6jf7sdarood qafka kaso horjeesta sida ku aflagadenyaan

  • @dublamasi
    @dublamasi 11 ปีที่แล้ว

    waa aqoonyahay wax qabaankara wax badan buu qabankaraa haduu cid la shaysa . shaqdiisana yaqaan.