Hees Shirkii Carta SOMALI Gabiged waynoo Gudboontahay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 39

  • @mohamedyusufabuubakar2722
    @mohamedyusufabuubakar2722 3 ปีที่แล้ว +3

    Thanks our brother country(Djabouti) and its people for your standing shoulder to shoulder with Somalis after our destruction.
    Djabouti is in our hearts and obove our heads. God Djabouti forever.
    We love you till to our last breath❤❤❤
    From Mogadishu Somali.

  • @nacimajano7679
    @nacimajano7679 4 ปีที่แล้ว +8

    Somali somali gabiged way ino gudboonty 17 may 2020 from hargeisa wni jeclhy umada Somaliyed dhamantin

  • @upirashid
    @upirashid 4 ปีที่แล้ว +6

    17 sano jir ayaan ahaa.. Waa shirkii bilowgii 2000s. Waayahas baa heesani iigu dambaysay aad baan u jeclaa hobaladii Djibouti, shirkii carta walaalaheen Djibouti aad bay noo wacyigaliyeen. Anigu waan kuu ogolee go'aanka adigaa iska leh heestani markii ay Dhagahaygu kusoo dhaceen, Indhahaygu ilmo ayaa soo istaagtay, durbadiiba waxaan soo xasuustay xaafadaydii Xamar jadiid ee muqdisho iyo bilowgii 2000s. Abid intaan noolahay ma ilaawi doono walaalaheen Djibouti Sidii ay noogu dadaaleen Markale qaran inaan u noqono. Dadka reer Djibouti iyo madaxdooda Allaha idin barakeeya. We love you Ismail Omar Gelle

    • @ramlaabdi8796
      @ramlaabdi8796 4 ปีที่แล้ว +2

      Anigu 8 jiir ban aha djibouti ban jogay wan jecla heesahan markay kaso galan tv rtd e djibouti

    • @upirashid
      @upirashid 4 ปีที่แล้ว +2

      @@ramlaabdi8796 walaalaha Djibouti idinma ilaawi doona waligeenba intaan noolanahay 🙏

    • @ramlaabdi8796
      @ramlaabdi8796 4 ปีที่แล้ว +1

      @@upirashid sido kale wll qali

    • @upirashid
      @upirashid 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ramlaabdi8796somalida inta badan maxasuusan karayaan qarashkii iyo wakhtigii ay kubixiyeen shacbiga iyo dowlada Djibouti gogoashii nabadeed ay u walalahood u fidiyeen. Gogol daacad iyo Fursad qaali ah somalida ay ka faai'daysan waayeen ayay aheed shirkii Djibouti. Gaar ahaan dadkaygii reer muqdisho markasta waan ku canaanta dowladi intaas oo dadaal ah walaalaha Djibouti ay kubixiyeen inay diideen lashaqeenteeda

    • @ramlaabdi8796
      @ramlaabdi8796 4 ปีที่แล้ว

      @@upirashid way naaga mudan yihin somalidu wax walbo wanga wayo anga iska xigana ciid walba o somali isku ah

  • @laraali2320
    @laraali2320 9 ปีที่แล้ว +16

    Waa ooye wlh heesta markan daawade walaal jirro oo jooga waaye reer jabuuti guuleysta

  • @rahmaaden1189
    @rahmaaden1189 ปีที่แล้ว

    I used to cry while singing this back in 2000 as 11 years old that summer in Djibouti was something else. Beautiful ❤

  • @rashidmohamud1396
    @rashidmohamud1396 9 ปีที่แล้ว +6

    Anigu waan kuugoglee go'aanka adaa iskaleh. Thanks Djibouti.......

  • @yusufyarow5837
    @yusufyarow5837 7 ปีที่แล้ว +7

    Ninki oga horeyay o shirki jbutu dadweynaha u so bandhigay ayaan aahay wlhi Baydhabo waligay ma ilaabayo reer jbuti wlhi

  • @ahmedqowdhan7827
    @ahmedqowdhan7827 6 ปีที่แล้ว +8

    Abwaan AFGUDHIYE. ale haunaariisto. Booramuu ku asanyahay.

  • @AYDERUS1
    @AYDERUS1 12 ปีที่แล้ว +21

    I' am a Somali man, and I love all Somalis. They are all my blood brothers, and sisters.
    I hate tribalisam and clanisam. Somalis are all one tribe. They all should know that.

  • @soumeyamahamoud479
    @soumeyamahamoud479 2 ปีที่แล้ว +5

    Anigu🇩🇯🇩🇯 Wan ku goglee goo'aanka Ada iska lee Somaalay 🇸🇴🇸🇴

    • @jaale
      @jaale ปีที่แล้ว +1

      mahadsanid wll

  • @doonefataax8827
    @doonefataax8827 11 ปีที่แล้ว +11

    soomaali soomali waa inoo gud boontahay......soomaalilan viv borama viv

  • @boqoradacommentska5812
    @boqoradacommentska5812 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa inoo gogosheen balse goan fican meqadan wali oo qaranka iyo umada badbadsha somali
    19/11/2022 subax sabti ah

  • @yaxyegood8368
    @yaxyegood8368 7 ปีที่แล้ว +7

    I love ❤😘 all Somali people 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Theblues1992
    @Theblues1992 5 ปีที่แล้ว +2

    Nawad Hassan Gabar Qaran Love You Quruxley 🇸🇴💙

  • @mustafeyoonis4384
    @mustafeyoonis4384 8 ปีที่แล้ว +2

    Allah yaxfadakum

  • @barutmohametjoseph1348
    @barutmohametjoseph1348 7 ปีที่แล้ว +3

    oo tan yar ee soo galisay khaainul qaran kulmiye u nacam laysa waan kula soconaa adeer xabsigaad liinta ku cabidoonta
    #somalilandintelligenceservice #SIS waa inoo maansoor iyo aga aagaarkeeda thnx

  • @cabdiwelicalidhimbilabwaan8341
    @cabdiwelicalidhimbilabwaan8341 5 ปีที่แล้ว +5

    abwaan jawaan oo heestii godob jaceyl dhameystiray waxaa luuqada iska leh waasuge waatan
    w. i galaafatee guri hayga xidhan
    w. oo meel laygu gumaaday hay geeyn soomaal
    w; nabad waa goboo waa geed la cuno
    w. nabad waa gob oo waa gareys guri lugu xidhee
    w. nabad waa goboo oo waa guntiinoo guri lugu xidhee
    w. nabad waa goboo oo waa gayaan dhaqan guurtidii
    gogol lala dhigtoo la gudoonsadee
    w. i galaafatee guri hayga xidhan
    w. nabad waa gobee
    nabad waa gobee
    waa eraydii abwaan jawaan .2/43/ 27/6/2019

  • @ViewersView-sb8vp
    @ViewersView-sb8vp ปีที่แล้ว +1

    Firi walashey ama walkey .Qofkii wax kajahil bixiyo wax weyn ayuu ku faidheye .wll mcn qalbiga ayan kagala hadlaya ,wll mcn hess goan ka qadho.bal firi fananintan hada Mey nolyihin bal, jawabta wa may.lkn ogow fursada hada aad heysato hadey xayi ahan lahayeen quranka ayeey degeysan lahayeen .😭😢

  • @abshirmohamed5899
    @abshirmohamed5899 8 ปีที่แล้ว +5

    alla ya cizak walalaha jabuuti

  • @amoudmahdi9937
    @amoudmahdi9937 6 หลายเดือนก่อน

    16 sanoo jiir arday calisabix wartika 2000 waan xasuustaa, shirka Carta, Allahayoow somali no midee.😂😂😂

  • @Ayan-b9m6p
    @Ayan-b9m6p 7 หลายเดือนก่อน

  • @abdirashidmohamed7314
    @abdirashidmohamed7314 5 ปีที่แล้ว +2

    Somaliya haydin deeqo haldalka sokhaaga iyo gurmadaka hiiL qaran

  • @meguil830
    @meguil830 11 ปีที่แล้ว +2

    somali gabegeed wyano gudboontahay

  • @Zolaouais
    @Zolaouais 10 หลายเดือนก่อน

    2024😢

  • @jablibaax
    @jablibaax 3 ปีที่แล้ว +1

    8 sano ka dib , tolow channel kan ma #nawad #xasan tii runta ahayd baa leh

  • @guled428
    @guled428 12 ปีที่แล้ว +3

    SOOMAALI GABIGEED WAY NOO GUDBOONTAHAY {SOOMAALI WAYN}

  • @BasraShaafi
    @BasraShaafi 7 หลายเดือนก่อน

    GU'GAN IYO GUKALE GALADEYNU HAYSANIYO GAYIGASOOMAALIDA ITOOBIYA SIDUU UHELEY CADAALAD IYO SINAAN IYO DIMUQRAADI GUULAA ARKEE ALLOW GEESHKAN HORMUUDKA AH HAYINWEEYE NOODAA 2:57

  • @hamsecumar262
    @hamsecumar262 6 ปีที่แล้ว +2

    Nawaad hassan page