SAHRA AXMED ( HA NOQON HEERYADIISA CUNE )

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 19

  • @adenosman5768
    @adenosman5768 5 ปีที่แล้ว +6

    Somalida TH-cam ka wax ka fiirsado waa jiilka cusub, heestaan Nasteho Indho oo qaadayso aa arkay oo million daawatay heestan boqol kun xitaa ma gaarayso sababtaas waa jiilkeena cusub

    • @m.a.h.a.m.e.d
      @m.a.h.a.m.e.d 4 ปีที่แล้ว +1

      Anba nasteexo so arkay raiyagaygan nasteexo indho ku cod macaan oo jiilka la jaanqadaysa masha allah nasteexo inay magacawdo ayud cida leh

  • @walaalkaapdohfatax5136
    @walaalkaapdohfatax5136 4 หลายเดือนก่อน

    Midhihii baashe ibraahin waraba cadde
    Codkii sahra axmed jaamac
    Labadaba alle ha u naxariisto

  • @guledjama9007
    @guledjama9007 4 หลายเดือนก่อน

    Ereyadii abwaankii baashe ibraahim waraabe cadde codka sahra ahmed jaamac

  • @akaadirmohed8310
    @akaadirmohed8310 5 ปีที่แล้ว +5

    Nasteexo indhaa heesta ku ciyaartay ciyaalkuna nasteexo indho ku barteen uun lkn heestu sidanay kaga macaan tahay hadaad fahmaysid

  • @sacduushmire3810
    @sacduushmire3810 5 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha u naxariisto maamo sahra Axmed

  • @somalifunnyvideo1572
    @somalifunnyvideo1572 6 ปีที่แล้ว +1

    Alle hawo naxaristo Sahra Ahmed

  • @payitforwardpower9910
    @payitforwardpower9910 ปีที่แล้ว

    Mogadishu will be back Insha allah

  • @maxamedjeego4853
    @maxamedjeego4853 3 ปีที่แล้ว +1

    Jacalka hantaqada ka daa ha noqan heeryadisa cuna heesta ad ban u jeclahay

  • @ilkacaztaburco4940
    @ilkacaztaburco4940 6 ปีที่แล้ว +1

    alle haw naxariizto

  • @zapahalimohameth1085
    @zapahalimohameth1085 3 ปีที่แล้ว

    Hooyadi fankay ale yaa raxma😥🙏

  • @maxamedjeego4853
    @maxamedjeego4853 3 ปีที่แล้ว

    Sahra axmed jamac boqaradii codka

  • @assowehidrisassoweh9373
    @assowehidrisassoweh9373 4 ปีที่แล้ว

    Allah ha ku nahariisto

  • @maxamedibraahimmurbay2153
    @maxamedibraahimmurbay2153 11 หลายเดือนก่อน

    Heeso kacaan ma qaaday weligeed

  • @SittiSRaven
    @SittiSRaven 5 ปีที่แล้ว

    Leo!

  • @maxamedcali482
    @maxamedcali482 5 ปีที่แล้ว +6

    Heeso was kuwii hore waxan danbe hadhegaysanina hadad tihiin soomali

    • @maqiiqane
      @maqiiqane 4 ปีที่แล้ว

      Maxamed Cali
      Heestu ma siyaasadbay aheed abwaanka sameeyeyse ma garan

    • @khadarmohamed2676
      @khadarmohamed2676 3 ปีที่แล้ว +1

      @@maqiiqane Waxa midhaha heesta curiyey baashe ibraahim waraabe cadde.