DEG DEG: Xildhibanada B/Habargidir oo dagaal ku dhawaaqay, Xasan Sheekh Mooshin culus laga keenay..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • Wararkii ugu dambeeyay - Wararka Maanta - War Deg Deg Ah:
    Siyaasadda Soomaaliya - Doorashooyinka - Puntland - Galmudug - Koofur Galbeed -
    Jubbaland - Hirshabelle. #Dhaankawararka
    Follow on FB: / dhaankawararka

ความคิดเห็น • 19

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi หลายเดือนก่อน +2

    Ilaheyow xasan tuug umadaada kaqawo yaarabi allaha madaxweyne oo daacad ah inoo geen amiin yaarabi

  • @KuuloowYare
    @KuuloowYare หลายเดือนก่อน +5

    saxan dhiiqo umada somaliyeed magac aad kujeelatey kama naxeysid miyaa aawey somaaliya wxn malaga qabto umada wxn masuul ma ahan waaaaaaa qacin ale iyo rasuul aan laheyn waa burcad

  • @dahirjamaahmed
    @dahirjamaahmed หลายเดือนก่อน +1

    Hassan sheikh Dhul kaan lacagtiisii horuu u qaatay

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 หลายเดือนก่อน +1

    Beentajooji barakabeelayahow

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 หลายเดือนก่อน +2

    Guusha yaale HABAR GIDIR
    guusha yaale oday jamaal
    guusha yaale HABAR GIDIR

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 หลายเดือนก่อน +2

    Dhulka dowlada halaga guuro taas ceebmaahan

    • @XakiimoCali-so7ve
      @XakiimoCali-so7ve หลายเดือนก่อน +1

      Scwscwscwscw❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @makohassanyusuf840
    @makohassanyusuf840 หลายเดือนก่อน

    Ilahaya amarkiis ku yab malaha dawlad diid

  • @salaxmaxamedcismaansalaxma2929
    @salaxmaxamedcismaansalaxma2929 หลายเดือนก่อน

    war,iskaerya qofkawalan madaxwayne mahe wamukakale

  • @xabibomohammed2796
    @xabibomohammed2796 หลายเดือนก่อน

    Habargidir ninkii waalashada waa nin dundunmo agdegay yaahuu yaakaafi

  • @IsmaciilXaaji-e5k
    @IsmaciilXaaji-e5k หลายเดือนก่อน

    WARYAA DHUL DANGUUD WAA DIBUCELIS WAAYE

  • @mahamedabdielmi8741
    @mahamedabdielmi8741 หลายเดือนก่อน

    Dhul dowladeed bililiqo ma galo hadii ay u baahato dhulka fowlada waa la baneeynayaa laakiin waxaa daran in ay dowlada si kale ay u isticmaasho dhulka laga barakiciyaa dadka degen

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 หลายเดือนก่อน

      Miniraayo Soow dhul doowlad ah maa laga saaro Muuse Suudi isagaba waa dhul qaran. Xabaalaha uu qufanaayay inuu ku noqdaa Xasan Tuug u roon iyagaa qaylinayn reer aakhireedka ma hadli karaan hada laakiin yoowmul qiyaamaha ayay Xasan Tuug Ilaahay hortiisa ay ku ceebayn doonaan

  • @dahirjamaahmed
    @dahirjamaahmed หลายเดือนก่อน

    War beenta iska daa alle ka baq haduu hassan sheikh

  • @queensoomaali7191
    @queensoomaali7191 หลายเดือนก่อน

    Xasan dhulkaan halkee geeyaa maalin walba dhul ayuu qaataa

  • @XakiimoCali-so7ve
    @XakiimoCali-so7ve หลายเดือนก่อน +1

    Scwscw ❤❤❤scwscw1000🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdiaxmed3105
    @abdiaxmed3105 หลายเดือนก่อน

    Meeta dhaaf

  • @user-ng1vo7zt8g
    @user-ng1vo7zt8g หลายเดือนก่อน

    Bootada habargidir waa kabaray burco ka yeertay waa tagi raban tuug baa noo hadlaya naaga