Riyada caarada qofkii ku riyoodo caaro guriga soo gashay ama asoo dilayo fasirka riyadaas

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Riyada caarada qofkii ku riyoodo caaro guriga soo gashay ama asoo dilayo fasirka riyadaas
    Qofkii arko guriga caarada ama asoo caaro la dagaalamayo wax badan ayaa lagu fasiraa waxaa ugu muhiimsan haweeney ninkeeda aan u ogolayn raaxada gogosha, caarada qofkii ay qaniinto ama ay ku dhegto dhamaan halkan ayaad ka helaysaa riyada oo faahfaahsan.
    #riyada #caarada

ความคิดเห็น • 16

  • @IqroMohamud-jc1ho
    @IqroMohamud-jc1ho 4 หลายเดือนก่อน

    Asc shiiq waxa ku riyoday ano alaab cusub furfurayo gurina joogo cusub alabtana bakeeriyal dhalo ah ubadnayen xamilo ahy ifasir❤qayr alalh kusiiyo

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 หลายเดือนก่อน +1

      ws waa farxad guriga kuu buuxin doonto si nabadna waa ku dhalaysaa inshaa Allaah

  • @NaseaFilmshort
    @NaseaFilmshort 4 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh wan ku salamay ilhy haka jaasa siiye wxn raba labo riyo oo aan ku riyodey laba haben oo isku xigta riyada koobad waa anoo uur u leh qof aan jecelhy ta labaadna waxa weeyi anigo guursanaya qofkan jeclaaa meherkii io goobti aroskapa aan jogo sheikh ilhy ban kugu dhaarshe labada riyo iso fasir alle haka abaaal mariye😢

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 หลายเดือนก่อน

      labada riyo way isku xiran yihiin haddaad tahay gabar aan la qabin waa mustaqbal degdeg ah

    • @NaseaFilmshort
      @NaseaFilmshort 4 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta mhdsanid sheikh ilhy haka abal mariyo abalkaaga wxn ku gudo ma aqani ilhy janatul fardawsa haku geeyo

  • @Xudun
    @Xudun 4 หลายเดือนก่อน

    Sheikh waxad ii fasirtaa Riyada anoo cunaya nac nac waxan ahay gabdh aan la qabin mhdsnid

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 หลายเดือนก่อน

      waa farxad iyo rasaaq degdeg ah oo fudud

  • @maria23489
    @maria23489 3 หลายเดือนก่อน

    Sheikh waxaa ku riyoday anigo suratul baqrah aqrinaayo qurankane ma dhamen waxaan kalo ku riyoday anigo rabo inaa aqriyo kitaabo mel yaal oo na leyahay nabiyada iyo asxabti ayaa aqrisan jirtay oo mel ku xareysan wana mel aaad lo ilaaliyo markasna ma aqri kari oo daahir ma ehen ayaa dhahayaa qof rag ayaana ila jogo wana qof iso donan rabo ayaa riyada ku dhahaa

    • @maria23489
      @maria23489 3 หลายเดือนก่อน

      Waxana ahay hada xaas

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 หลายเดือนก่อน +2

      Waa riyo kugu baraarujinayso inaad ku dadaasho khayrka iyo barashada diinta inshaa Allaah waa liiban

    • @maria23489
      @maria23489 3 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta mahdsanid sheikh

  • @ubahgaiye
    @ubahgaiye 3 หลายเดือนก่อน

    Shiikh plz illahy dartiis iigu soo fasir qof nin ah aya ku riyooday asagoo I ceejinayo cunaha iiga dhegan dad aya iga qabteen aneh ma gursnin gbar ahay

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 หลายเดือนก่อน +1

      waa nin ku gaadayo oo laga yaabo inaad raaco adoo isaga ka baqaya

    • @ubahgaiye
      @ubahgaiye 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@barta-aqoonta ma fahmin e ii faaah fahi plz ado raali ah

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 หลายเดือนก่อน +1

      riyada waxay tilmaamaysaa nin adiga ku rabo waxayna u eg tahay inaad oggolaato inuu ku guursado laakin waa qof dabci adag

    • @ubahgaiye
      @ubahgaiye 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@barta-aqoonta mhdzind walal jazkallah khiyran sida wngasn oo nag so jawabtid allah haku xfido