Fanaankii Beddelay Cabdi Hani oo Hargeysa ka soo Mudhay | Ustaadka Jaceylka | Hees Cusub 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ม.ค. 2021
  • AADAN GALEYDH | HEES CUSUB USTAADKII JACEYLKA | GOBANIMO SHAW 2021 MUSIC VIDEO OFFICIAL
    Gobanimo TV kala soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
    Fadlan, nagu soo biir oo Subscribe saar Channel-ka si aad uga mid noqoto dadka ugu horeeya ee hela wararka iyo warbixinnada Telefishanka.

ความคิดเห็น • 311

  • @asiyoibrahim7868
    @asiyoibrahim7868 3 ปีที่แล้ว +267

    Jinki abdi hani ku dhax jiri jiray ba inanka so raacay inta ila aragte liketa ha ila dhaafin😂

    • @nadamaxamed74
      @nadamaxamed74 3 ปีที่แล้ว +2

      🤣🤣🤣🤣🤣

    • @AhmedSahal1
      @AhmedSahal1 3 ปีที่แล้ว +1

      Kkkk

    • @maxamedcabdi8601
      @maxamedcabdi8601 3 ปีที่แล้ว +1

      kkkkkkk ma iztidhi

    • @deqaabukar5395
      @deqaabukar5395 3 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi wad iga qoslise runtii

    • @NSalah2006
      @NSalah2006 3 ปีที่แล้ว +1

      😂🤣😅 waad iga qoslisay runtii...

  • @saamiyacabdirahman4825
    @saamiyacabdirahman4825 3 ปีที่แล้ว +40

    😂😂Wewe Waa cabdi haniyoo Halkan taagan niO😎✋

  • @cizejavierka6420
    @cizejavierka6420 3 ปีที่แล้ว +103

    Ninka muzicada Tumaya waaba another world wlhiye🤣

  • @iqrawarsame930
    @iqrawarsame930 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxan maqlayo ma runba mise wa cabdi hani codkiisi okale masha alaah codka ilahay haku xafido ruuxdi abdi hani ba ku dhex nool

  • @nastehoabdirahman8730
    @nastehoabdirahman8730 3 ปีที่แล้ว +6

    Wewe musician kas cimamadisa wa iska tuuray wlhi codka top

  • @abdalleraul2861
    @abdalleraul2861 3 ปีที่แล้ว +20

    Wlhi waa cabdi hani codkii sii oo caadiya 😂
    Music ga ka tumaya ka daran waa khatar 👏🙏

  • @balqiishussein4011
    @balqiishussein4011 3 ปีที่แล้ว +11

    Bk yaa noo badala cabdi hani helny e😥😥

  • @xasankorontoofficial6279
    @xasankorontoofficial6279 3 ปีที่แล้ว +40

    Waan amini la ay ninkan hada ma isaga heesayaa mise cabdi hani hestisi noo daarteeen afka bes buu dhaq dhaqajinayaa 😂😂 bro adan legend wlhi wadla kentay ustad keni waynaa cabdi hani

    • @abdiali3111
      @abdiali3111 3 ปีที่แล้ว +1

      Abdi hani baa heesta duubay laakin muuqa ninkaa baa lugu dul duubay

    • @uhdhsjsndnd6077
      @uhdhsjsndnd6077 2 ปีที่แล้ว

      Min boy

  • @user-ih1wb7vp4e
    @user-ih1wb7vp4e 2 ปีที่แล้ว +10

    Heestan markay soo baxde nolosheyda farxad iyo dhib laane eheed lkn hada markan maqlay si kadisa waa ilmeyay sidan adiga ku ahay hadi lay ogan laha afka juqda gabi laha amakak darti ba lala wada ilmeyn laha😭💔
    xaydarkeyga ilhayo ii xafid noloshana haku ciilin😭🤲🏼

    • @alcovich4145
      @alcovich4145 11 หลายเดือนก่อน

      Aamin wlhie wa runtaa

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 3 ปีที่แล้ว +9

    jinkii cabdihani ka baxay baa galay. kii bk ka baxay mid uu galeyna hala helo😂😂😂😂😂😂

  • @awoilyas2116
    @awoilyas2116 3 ปีที่แล้ว +40

    Hees ta inta uhoraysa iga gadan
    Sidaan adiga ku ahay hadii li ogan laa

  • @magooldheeman8405
    @magooldheeman8405 3 ปีที่แล้ว +6

    malaa cabidi han😚😚i ayay wallo yihiin yaab hore u soco

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 4 หลายเดือนก่อน

    Bk ayoobadalaayo ..cabdihani helnaye ❤❤❤

  • @nazriitaxasan6434
    @nazriitaxasan6434 3 ปีที่แล้ว +20

    Kani waa cabdihani amazing

  • @suldansulesh4324
    @suldansulesh4324 3 ปีที่แล้ว +2

    Wow music ta aaba iga gadan specially at the beginning

  • @lindaadam6139
    @lindaadam6139 3 ปีที่แล้ว +15

    Fananka iyo dj baa waa another level🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹😍😍😍😍

  • @monir8940
    @monir8940 3 ปีที่แล้ว +28

    Musica iyo codkaba🥰 waala yaabay wlhi malaha 20 jeer kabdn ku ceshaday

  • @GBal-bd4de
    @GBal-bd4de ปีที่แล้ว +3

    Amazing, this is exactly Abdi Hani voice

  • @abshiroguray8740
    @abshiroguray8740 3 ปีที่แล้ว +60

    Hadaad inbadan kusoo celceshatay 🥰🥰🥰 heestu caawa ayada muudhkaygi badashey 😁😁 muusiguna hot buu kadhigay ismuujiya inta ila mida

  • @hanihassan1766
    @hanihassan1766 2 ปีที่แล้ว +3

    Oooo my god waa Cabdi Hani oo halkaaan taagan 😁😁

  • @hanaqaadfilms5750
    @hanaqaadfilms5750 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi markii ugu horaysay cabdi hani mooday aadan galaydh noo badal sheekhi cabdihani

  • @naasirbiihi4036
    @naasirbiihi4036 3 ปีที่แล้ว

    Hesta iyo midhaheeda iyo musigeeduba waa top
    Inkasto ay gaaban tahay

  • @garadgelle_officail7173
    @garadgelle_officail7173 3 ปีที่แล้ว +30

    Amuu Abdi Hani soo qaaday oo kan uu jilaayaa 😂😂😂

  • @juweriamahamed7513
    @juweriamahamed7513 3 ปีที่แล้ว +13

    Abdi hani hhhhh wllo plz bilaa muzic ku qaad aan ku aminee hhh

  • @haniomar5541
    @haniomar5541 3 ปีที่แล้ว +2

    Winter miyaa ka jira hargaysa wabana yabaye. 😂😂 abdihani Waa ika badiyayay

  • @drdaahirofficial5308
    @drdaahirofficial5308 3 ปีที่แล้ว +3

    Talent Hargaysa bu yaal hadi Is dafirin

  • @salmanpalle1632
    @salmanpalle1632 3 ปีที่แล้ว +1

    Tani waa daahir yaa shamis ninka music ga tumaya caadi maaha waa another level

  • @hamzequrbo6300
    @hamzequrbo6300 3 ปีที่แล้ว +40

    Warkan musica ma jinba la tumaya

  • @fanreact7076
    @fanreact7076 3 ปีที่แล้ว +8

    Musician-ka wuxuu u qaab egyahay Maslax mideeye. Hees shidan.

  • @capdizamadzak4278
    @capdizamadzak4278 3 ปีที่แล้ว +4

    Afka juqda gabilah🤐❤

  • @anwaryarizow3648
    @anwaryarizow3648 3 ปีที่แล้ว +9

    Cunaha qeebta hadalka muu Ka badashay waanba yaabne mise reer aqiraadki hindiya ayaa socta 🧐🧐🧐🧐

  • @salmanpalle1632
    @salmanpalle1632 3 ปีที่แล้ว

    Reer abtigeey reer Shiikh Isxaaq iyo Samaroon fankii Soomaaliyeed idinkaa hormuud u ah

  • @theobeast2479
    @theobeast2479 3 ปีที่แล้ว +6

    Eid mubarak yaa ila dawanaya 😂😁

  • @barrygolden2953
    @barrygolden2953 3 ปีที่แล้ว +1

    Man shaa Allah weedha ayaanba kahelay kasoo mudhay

  • @hanifarah7819
    @hanifarah7819 3 ปีที่แล้ว +5

    Waaaw wow what a such a beautiful song amazing song I feel so amazing wow sodaan adiga kuahay hadii laiiogaanlaa afkaa juuqda gabilaa amakaag dartii baaaaa lalawadailmaynlaaa

  • @foozia426
    @foozia426 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaaaaaw eesh calaa fanaan

  • @archialleli6516
    @archialleli6516 3 ปีที่แล้ว +3

    Stylish man
    War hargaysa inta ad ka xidhantay hadilaga xidho dhaxanta ka jirta wey ku diliba shodhe Cabdi hani

  • @idilsicid8083
    @idilsicid8083 3 ปีที่แล้ว +3

    Wax kale🥰

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 3 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaaaw♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @sahrujawiilwal8291
    @sahrujawiilwal8291 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah cod mcn

  • @magoolzaredo5763
    @magoolzaredo5763 3 ปีที่แล้ว +7

    Waan ka helay hees 🌹🌺

  • @sihaambashiirapdi4648
    @sihaambashiirapdi4648 3 ปีที่แล้ว +8

    Cabdihani weyaan ban umleynay❤

  • @abdirisaqyare1175
    @abdirisaqyare1175 3 ปีที่แล้ว

    Waraa waxaa hanoo sheegina codki cabdi hani ayey nosoduubeen ayey cunugan microphone nogu dhibeen

  • @suldancabdi3863
    @suldancabdi3863 3 ปีที่แล้ว +5

    Anigu inanka musica la dhacay

  • @sadikdaher425
    @sadikdaher425 3 ปีที่แล้ว +8

    Heestan caadi maahin ❤️

  • @mrknowlege5582
    @mrknowlege5582 7 หลายเดือนก่อน

    Gessi 2023 🎉🎉🎉🎉

  • @hamdaxisribst8017
    @hamdaxisribst8017 3 ปีที่แล้ว +7

    Sidii cabhani buu uciyaye saw maha😂

  • @muniirbruno4890
    @muniirbruno4890 3 ปีที่แล้ว +1

    Wow amazing

  • @ayaanmohamed2283
    @ayaanmohamed2283 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa cabdi hani walaalkii

  • @galadyare3373
    @galadyare3373 ปีที่แล้ว +1

    Tan waxan kutimi karna hes 👌 bar

  • @jumbojalato3884
    @jumbojalato3884 3 ปีที่แล้ว

    Waa waraaaay waaba mid udr durinaaya farax baadiye ka yimid geel jire cid wanagsan iga dheh

  • @zaytuunsheikh3366
    @zaytuunsheikh3366 3 ปีที่แล้ว +5

    Heesta Cabdihani ahaan baan uso raadiyey wlhi lkn nin kale buu igu noqday waxey ahaataba waan la dhahay waliba heesta qeybata hore

    • @deeqaibraahim1989
      @deeqaibraahim1989 3 ปีที่แล้ว

      Ana kulamida runtii sancabdi hani ahaan uradinayey waaba kan

    • @Dayr12
      @Dayr12 2 ปีที่แล้ว

      Walhi sidoo kale

  • @yahyehassan9777
    @yahyehassan9777 3 ปีที่แล้ว

    Keep going pro

  • @bintuabdirashidhassan362
    @bintuabdirashidhassan362 3 ปีที่แล้ว +15

    Wiilka music ka tumyaana furinlu la dhigay copy miidhan weyiba kooxdani

  • @farxaankhadaraxmedcase1434
    @farxaankhadaraxmedcase1434 3 ปีที่แล้ว +2

    Axyaa c,hani volm chope waa waray amuur Allah weeye subxaan

  • @boqorabdirahman3715
    @boqorabdirahman3715 3 ปีที่แล้ว +17

    heestan sidan uga helay kaalay arag markasta wan dhagystaa❤️

  • @triplec5396
    @triplec5396 3 ปีที่แล้ว +5

    Heestaan cabdihani baa qaaday lkn maysan aoobixin hada ninkaan baa jilaaya saa ulasocda

  • @qalbidhaya9345
    @qalbidhaya9345 3 ปีที่แล้ว

    Codkiii cabdi hani uu hoogay haa daawan kuu dheh intii iraaczan like saar

  • @hakimaedow882
    @hakimaedow882 2 ปีที่แล้ว

    mashlh keep going

  • @sufyaanofficial1849
    @sufyaanofficial1849 3 ปีที่แล้ว +2

    Fanaan Cabdi Hani oo Halkaa Taagan Weeyaan Codkiisa lkn Sheekh Yuusuf Cabdi Hani Halkaa wuu ka baxay lkn Nin Adag ayaa Yimi Ku soco Ayaanu Leenahay Lipaax

  • @mmdigaale8015
    @mmdigaale8015 ปีที่แล้ว

    Wow fananka hesta Hadi qurux lacuntamo soqabo wll pls

  • @andrewdek3632
    @andrewdek3632 3 ปีที่แล้ว +1

    CABDI HANI PRO MAX

  • @ismailhusseinshismail7378
    @ismailhusseinshismail7378 3 ปีที่แล้ว +10

    yaab ilaa hada 🤔

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 3 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaaw cabdi hali waaba cobi

  • @warsamehashiomar5744
    @warsamehashiomar5744 2 ปีที่แล้ว

    Anigoo Tiktok iska Waregaya Ayan Arkay...Sowkii C.Hani Fanka Ka Tagay? Bal Soo Hubi.
    Waaba inankan Yar iyo DJ giisa Ka Daran..
    Kudos 🌹

  • @xasanzonkor3399
    @xasanzonkor3399 3 ปีที่แล้ว

    While ninkani waa abdi hani two keep goin bro

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaw

  • @mohaabdirahman8657
    @mohaabdirahman8657 3 ปีที่แล้ว +1

    Wuxu waaba uu ucod egyahay cabdi hani 🤣🤣🤣🤣🤣🤣👌👌👌👌👌

  • @MohamedHassan-fn1og
    @MohamedHassan-fn1og 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤yaa salaam

  • @ayaanleabdi9079
    @ayaanleabdi9079 3 ปีที่แล้ว

    MAnsha allh hhh waw💓🤔🥰🌹🙏

  • @user782be
    @user782be 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaw

  • @ahmedmuse2299
    @ahmedmuse2299 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alllh heesa MCN

  • @hargeysabandofficial3104
    @hargeysabandofficial3104 3 ปีที่แล้ว +4

    Waan sugaynay

  • @aaminocabdi9852
    @aaminocabdi9852 2 ปีที่แล้ว

    cabdi hani oo cod ah

  • @bashiirkynan3720
    @bashiirkynan3720 3 ปีที่แล้ว +3

    Ninkani aadan galaydh weeye
    Lkin ka heesaYaa waa cabdi hani
    Sababtoo ah ninkani heezihiizii hore
    Uma cod eeka cabdi hani xataa
    Izuma dhowa
    Anigu markan qiyazaY
    Waxan u malaynaYa
    Inuu heeztan hore uu uqaadaY
    C/hani intii aanu xaqiijin inanu fanka ka bixin

  • @jamilaadam5477
    @jamilaadam5477 3 ปีที่แล้ว +2

    Aadan galaaydh Cod iyo qurux isku darsaday

  • @iqrahilaal9004
    @iqrahilaal9004 3 ปีที่แล้ว +11

    Aniga ninka music tumyaaaan la dhacay 😗

    • @abdimajiidali4062
      @abdimajiidali4062 3 ปีที่แล้ว

      Ma kugu soo xidhaaa wllo aad is barataaane

    • @MohamedOmar-lr9zj
      @MohamedOmar-lr9zj 3 ปีที่แล้ว

      Erayada,laxanka iyo intuba asagaa lee😂

  • @qadanibrahim8738
    @qadanibrahim8738 3 ปีที่แล้ว

    Wow new Abdi hani

  • @user-cj5fm4vm9y
    @user-cj5fm4vm9y 2 ปีที่แล้ว

    Wuxu wa tagey wax garacaya.iyo cabdi hani yare

  • @cabdiramanmuuse3500
    @cabdiramanmuuse3500 2 ปีที่แล้ว

    Good songs

  • @muhiimcabdi6538
    @muhiimcabdi6538 3 ปีที่แล้ว +9

    Way hees dhaaftay😍😂

  • @som65channel15
    @som65channel15 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend

  • @hanakhadarnuuxcelabe8442
    @hanakhadarnuuxcelabe8442 3 ปีที่แล้ว

    Zax aadan galeydh

  • @farxiyatulkhayr780
    @farxiyatulkhayr780 3 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkk cabdi hani weye

  • @deeqocabdi2869
    @deeqocabdi2869 3 ปีที่แล้ว

    Waaaw

  • @siciiduk4088
    @siciiduk4088 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh

  • @abdinaasiryare4402
    @abdinaasiryare4402 3 ปีที่แล้ว +1

    New abdi hani good you jacyl

  • @hooyomacan8514
    @hooyomacan8514 3 ปีที่แล้ว +3

    YAa caadi ayuu ugu eegyahay codku

  • @BhajoAbdi
    @BhajoAbdi 3 ปีที่แล้ว

    Wax kale🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @samiirosimoon6468
    @samiirosimoon6468 3 ปีที่แล้ว

    Ma isla dhasheen

  • @mahadahmedmahadsta-xb7ue
    @mahadahmedmahadsta-xb7ue ปีที่แล้ว

    Eheelada miidowa wwwwwww

  • @jerryahmed3372
    @jerryahmed3372 3 ปีที่แล้ว +1

    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @annacake3442
    @annacake3442 3 ปีที่แล้ว +4

    I thought this was Abdi Hani OMG he sound just like him 😍

  • @cadnaanyare3791
    @cadnaanyare3791 3 ปีที่แล้ว

    💕💕

  • @manhaxaliimo3692
    @manhaxaliimo3692 3 ปีที่แล้ว +2

    Hadii aa raadiskeeda ku daashay like iisaar hhh hadey aa ku ceshceshaty like isaar

  • @ducaysanqalbinuura483
    @ducaysanqalbinuura483 ปีที่แล้ว

    Yaab wlhi abdi hani ayu cod eeg yhy 100%

  • @nimcosiyaad2479
    @nimcosiyaad2479 3 ปีที่แล้ว +2

    Kabanee ubanee fananka

  • @abdul-rahmanbelel
    @abdul-rahmanbelel 9 หลายเดือนก่อน

    old is goLd cabdi hani noocisu fanka muu soo marin

  • @ayaanleabdillahi2662
    @ayaanleabdillahi2662 3 ปีที่แล้ว

    Waaxay nin kan waynee sida caruurta u nooli

  • @ahmedissack4465
    @ahmedissack4465 3 ปีที่แล้ว +3

    👏👏👏💗💗kabax