dood adag mid kusoo bilaaw mid keydka dhig mid iska iibi alvares nunez iyo Jesus fikirkaaga

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 18

  • @Člxamiidhussen
    @Člxamiidhussen 12 วันที่ผ่านมา +4

    Muranka joojiya fadkan
    Álvarez kusoobiloow ⚽
    Nuñez kaydka 🪑🛋️
    Jesusu iibi💸💵💴💶💷💰

  • @Abdullah-d8e5y
    @Abdullah-d8e5y 11 วันที่ผ่านมา

    Aniga city baa taageera laakiin nunez waa un lucky waa qatar weeraryahan buuxa waaye

  • @Ziyan2010-m6p
    @Ziyan2010-m6p 12 วันที่ผ่านมา

    Aarka damiin waaye warooga

  • @DidaIskalajij
    @DidaIskalajij 12 วันที่ผ่านมา

    Asc bahda waya arag sports ❤❤

  • @omarmohamoudrp4do
    @omarmohamoudrp4do 12 วันที่ผ่านมา +4

    Carab waxba mesha kuma hyo😂😂

  • @fotbaleg9441
    @fotbaleg9441 9 วันที่ผ่านมา

    Carab aa ku guuleystay

  • @mostafatafo3629
    @mostafatafo3629 12 วันที่ผ่านมา +4

    Alvarez wuu katagay city maxaa idin ka khaldan ragan sanad bey inaga dambeeyaan 😮

    • @omarmohamoudrp4do
      @omarmohamoudrp4do 12 วันที่ผ่านมา

      @@mostafatafo3629 video Kan 2023 kii wye seson ka bilawgiisa

    • @mohamedabdikadir9671
      @mohamedabdikadir9671 12 วันที่ผ่านมา

      Muuqalka wa seasonki hore dhamdkis wax faham

  • @Yacquubyare12
    @Yacquubyare12 12 วันที่ผ่านมา

    nunez sanadkii hore 18 goal
    jesus sanadkii hore 8 goal
    alvarez sanadkii hore 19 goal
    carab xgee buu kaga goalal badnaa jesus nunez

  • @SadiqMustaf
    @SadiqMustaf 12 วันที่ผ่านมา

    Start alvarez bench nunez sell jesus

  • @mohamedhussein6240
    @mohamedhussein6240 12 วันที่ผ่านมา

    Meshan Alexander isaack ayaaa kamaqan runtiiii😢

  • @adamteysan2583
    @adamteysan2583 11 วันที่ผ่านมา

    Joolkoow islow hada weydi suu ugu dhagan yhy alvarez. Hadana atlatic madrid ka macadareynaayo

  • @mohedrashiidmohamed5720
    @mohedrashiidmohamed5720 12 วันที่ผ่านมา

    Ugu dambeyn doodaan waxaa ku guuleystay ibrahim carab.
    Alvares hada waa hogaamiyaha A.madrid

  • @AxmednuurCagajalaf
    @AxmednuurCagajalaf 12 วันที่ผ่านมา

    Wax ifahnsiiya muuqaalkaan goormaad duubteen😂😂😂

    • @SalmaanMaxamed-s2d
      @SalmaanMaxamed-s2d 11 วันที่ผ่านมา

      Sanadki hore ehed lkn haduu so dhigay

  • @osmansidowabdulle9220
    @osmansidowabdulle9220 12 วันที่ผ่านมา

    Alvarez Eplka kama dheelo city's wuukatagay Atletico Madrid jooga 😂

    • @SalmaanMaxamed-s2d
      @SalmaanMaxamed-s2d 11 วันที่ผ่านมา

      Vediogan sanadki hore duuben lkn hadu so dhigay