dood adag Salah hazard iyo Ronaldo wakhtigee man united yaakusoo bilaabe yaa keyd ah yaa iska gadee?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 56

  • @AhmedAMayow
    @AhmedAMayow 12 วันที่ผ่านมา

    Salah
    Hazard
    Cr7

  • @Cabdimajiiddhicisow
    @Cabdimajiiddhicisow 12 วันที่ผ่านมา +1

    Salah Ronaldo hazard sell

  • @Ahmedmowliidjaamac
    @Ahmedmowliidjaamac 13 วันที่ผ่านมา +2

    Salah Hazard Ronaldo

  • @AhmedJota-e4g
    @AhmedJota-e4g 11 วันที่ผ่านมา

    Salah

  • @cabdallaahmed1998
    @cabdallaahmed1998 12 วันที่ผ่านมา +1

    1:start:cr7
    bench :maxamed
    sell:edin
    2: luiz diaz
    rashford
    martinelli

  • @samasalim808
    @samasalim808 12 วันที่ผ่านมา +1

    Start salah
    Bench hazard
    Sell Ronaldo h

  • @alibarale1077
    @alibarale1077 12 วันที่ผ่านมา

    Salah hazzard cr7

  • @youngelite7725
    @youngelite7725 13 วันที่ผ่านมา +1

    Saka foden palmer

  • @kaptanhassan31
    @kaptanhassan31 13 วันที่ผ่านมา +1

    Ronaldo start
    Salah bench
    Hazard sell

  • @AbdirahmanMaxamed-s8f
    @AbdirahmanMaxamed-s8f 12 วันที่ผ่านมา

    Hazard 😍

  • @husseinbutton1543
    @husseinbutton1543 13 วันที่ผ่านมา +1

    Carab waa wataa wlhi legend waaye ❤❤😂

  • @DAHIRABDIRAHMAN-uh7mf
    @DAHIRABDIRAHMAN-uh7mf 13 วันที่ผ่านมา +2

    Question ² 1st Marcos Rashford
    2 Gabriel martinelli
    3 Luis dias

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 13 วันที่ผ่านมา +1

    Hazard is the most complete and smart player, but his stats is always low than expected🙏

  • @aliaxmed-p3f
    @aliaxmed-p3f 12 วันที่ผ่านมา +1

    Ronaldo waxa u ka mid yhy lcbinta ugu fcn priema liga tas dod kama tagna wana lodortay marka kuwan ad la bar bar dhigesan inte ka keten

  • @abdirashiidabdimohammed
    @abdirashiidabdimohammed 12 วันที่ผ่านมา

    Jiilka kuwa cuqdadeysay ayaa meshan leyskugu keenay
    C Ronaldo top level

    • @abdalle_ahm
      @abdalle_ahm 10 วันที่ผ่านมา

      Waa Dad Ciilan

  • @abdoulkarimnour1669
    @abdoulkarimnour1669 9 วันที่ผ่านมา

    Salah my GOAT and Ronaldo and Hazard sell

  • @II-vd4ih
    @II-vd4ih 13 วันที่ผ่านมา +2

    Ronaldo ku bilaaw
    Salah. Keedka
    Hazard iska dir

  • @AbdiNajahDiego
    @AbdiNajahDiego 13 วันที่ผ่านมา +2

    Islow ka jooog dhiiqada ka joog khababiirtahaye cr7 920 gool in Las ag dhigo waba qalad

  • @Člxamiidhussen
    @Člxamiidhussen 12 วันที่ผ่านมา +1

    Niow aarka waa qabiircaadi ah walhi 🎉

  • @mohamedhussein6240
    @mohamedhussein6240 13 วันที่ผ่านมา

    Ronaldo hazard salah

    • @JamiloMohamud
      @JamiloMohamud 13 วันที่ผ่านมา

      😅😅😅😅

  • @xuseenyare1801
    @xuseenyare1801 12 วันที่ผ่านมา

    Aarka iyo jiilka waa damina wllhi 2sano ronaldo fcnaa mgaarn 2dooda

  • @omarmohamoudrp4do
    @omarmohamoudrp4do 13 วันที่ผ่านมา +3

    Start: Salah
    Bench : Ronaldo
    Sell: Hazard

  • @Člxamiidhussen
    @Člxamiidhussen 10 วันที่ผ่านมา

    Maad soobadisaan

  • @DAHIRABDIRAHMAN-uh7mf
    @DAHIRABDIRAHMAN-uh7mf 13 วันที่ผ่านมา +1

    debate ka soo sameeya saddexdaan neymar , mpappé , mo salah AMASE
    saddexdaan left wingers ee kala ah bale , mahrez , dimaria

  • @AxmedismaaciilMaxamuud
    @AxmedismaaciilMaxamuud 13 วันที่ผ่านมา +1

    Jiilka khabiir suaalah waa kacabsanaysaan Ronaldo nimankaan magaaro hadii preime league ladhaho

  • @Jajarito-gamer
    @Jajarito-gamer 12 วันที่ผ่านมา

    AARKA
    HAZARD AYAA UGU LAACIBSAN MEESHA HADAY TIMAADO SKILS IYO DRIBLING

  • @amiinj3454
    @amiinj3454 13 วันที่ผ่านมา +2

    Nah anoo chelsea tagero wlhi
    Cr7 ku soo bilaw
    Mo keyd
    Hazard iska bax
    Cr7 waqti yar kulahaa wlhi hduu joogi lhaaa wuu ka yabsan lhaaay

    • @NostresYt
      @NostresYt 12 วันที่ผ่านมา

      Premier league ga haday noqoto walagaga horeeyaa ee maaha xirfadiisa kle ee Madrid juve

    • @suldanyare6682
      @suldanyare6682 12 วันที่ผ่านมา

      Eplka Henry klia ka horeeyay isaga iyo Salah xita debate weeye Hazard From no where mrky nqnty Forwardka soo maray Eplka

  • @MohamedAliElmi-w9t
    @MohamedAliElmi-w9t 12 วันที่ผ่านมา

    Adinka sigaar dhacay ma cabtin Ronaldo ma garaan 2 la wadaan

  • @Hadaf-Yeelo
    @Hadaf-Yeelo 13 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaa isbarbardhigeysaan CR7 oo young ah iyo Hazard iyo Salah oo experience ah 2duba wexey kubada ku bilaabeen weynin hhhhhh kaaga darane CR7 xiligaas wuxuu qaatay da' yarka ugu fican walba Rooney maa dhahdaan meeshaas qibrada aad sheeganeysaan iyo nooca ciyaartoydaa ka doodeesaan ama isbarbardhigesaan kulaabta wax isku qalma isku keena kheyr Allah idin siiyee

  • @DAHIRABDIRAHMAN-uh7mf
    @DAHIRABDIRAHMAN-uh7mf 13 วันที่ผ่านมา +1

    Poul pogba 🗣 cristiano ronaldo what he did 2008 season in pl no 1 did in FB .
    so marka aniga maka yeelaa salah ayaa ka season fcn xitaa cristiano season 2008 no way
    Lkn markay imaato wakhtigooga pl ka oo dhan
    1 mo salah 2 , cristiano 3 , hazard hazard damiin waaye shabalaala ayaa fashilay 😅

  • @DidaIskalajij
    @DidaIskalajij 12 วันที่ผ่านมา

    Waa jawab culus 3 ciyartoy halis ah lkn ani waxan ku bilaaba hazard

  • @Mo20159
    @Mo20159 12 วันที่ผ่านมา

    Epl haddi laga hadlayo salah no.1 waaye start salah bench ronaldo sell hazard

  • @SUPERMOHAN420
    @SUPERMOHAN420 12 วันที่ผ่านมา

    7 session oo without Ballon d'Or aheen iyo hal session Ballon d'Or lagu qaday taas aba waali ah

  • @abdalle_ahm
    @abdalle_ahm 10 วันที่ผ่านมา

    Don Cris Intuu Kusugnaa Man Utd Horay Io Danbe Waa 7 Season
    Sadaxdii Season Ee Ugu Horeysay Waxuu Ahaa Young baller Oo Xirfada Io Performance Waali Ah Soo Badhigayay Saas Aytahay Goalal Io Assist Kama Maraneen
    Sadaxdii Kuxigtay Waxuu Noqday Superstars 2006/7 2007/08 2008/09 Waxuu La Yimid Goalal Io Assist Farabadan Waxuu Kaloo Soo Badhigay Aqoon Dhameystiran Kooxdiisa Waxuu Ka Caawiyay Sadaxsano Oo Xariira Inay Qadaan EPL, 3 Sano UCL Sami Final Laba Kamida Ah Final Halkamid Ahna Wuu Uqaaday Waxuuna Ku Guulaystay Ballon D'or IO Abaal Marinkasta Oo Player Koox Ku Qaadi Lahaa Koobkasatana Wuu Laqaaday, EPL Kan Waxuu Imaaday Asoo Jira 18 Waxuuna Katagay Asoo Jira 24 Records Kasatan Cagta Ayuu Mariyay, Season-kii Io Half Ugu Danbeyay Asoo Age Ah Uu Dhaliyay 27 Goalal
    ▪︎145 Goal ▪︎64 Assist

  • @mohamedhussein6240
    @mohamedhussein6240 13 วันที่ผ่านมา +1

    Salah kulaha meqo trophy ayuuu qaaadeee 😅😅😅😅😅😅😅

  • @yahyebindhi9553
    @yahyebindhi9553 8 วันที่ผ่านมา

    cesk febragas iyo carric iyo dadka so kiciya nio

  • @hamzeaadan
    @hamzeaadan 12 วันที่ผ่านมา

    Wax aan aqli gal ahayan ayay wadan niman dhan oon sports siwayan ugu daba fadhinay

  • @abdalle_ahm
    @abdalle_ahm 10 วันที่ผ่านมา

    Hazard Season Kiisa Ugu Fiicn Waa 2018/19 Hadan Waxuu Dhaliyay 21 Oo Waligiis Magaarin 25 Goal Hal Season Hadana Saa Ee tahay Sadaxdaan Kusoo Boodo Waxay Ku Leeyihiin Cris Uu EPL Ka Kaga Fiicnaa,
    Goosmana Haday Tahay Waxuu Ka Yaqanay Kubada Lala Jees Jeesto

  • @abdalle_ahm
    @abdalle_ahm 10 วันที่ผ่านมา

    Sky Sports Io Falanqeeyashed Oo Henry Kujiro Aa Qaba Argtida Ah Inuu CR7 Yahay Forward Kii Igu Fiicanaa 3 Ilaa 4 Sano Ee EPL Soomara
    Markaas Sadaxdaan Kusoo Boodo Ee Qabiir Isku Sheega Aa Kuleyihiin Halsano Uu Fiicna Bas kkk
    Horta Masoo Fiirsateen Cris 2006/07

  • @Abdiqanisaleban-v7l
    @Abdiqanisaleban-v7l 12 วันที่ผ่านมา

    ❤😊😊😊

  • @ibrahimhusseinsaid8396
    @ibrahimhusseinsaid8396 12 วันที่ผ่านมา

    Kuwaan wax lagama weeydiinaayo ciyaaro wllhi
    Consistent ayeey ka hadlaayaan iyo entertainment ronaldo ayeey sell dhahayaan yaaab😂😂 war nagtag

  • @suldanyare6682
    @suldanyare6682 12 วันที่ผ่านมา

    Dee ronaldo 18jir Eplka ku yimaad saas keenty imu epl laqbsgiisa ladahay

  • @fernandodepaul5587
    @fernandodepaul5587 4 วันที่ผ่านมา

    Dadkan xoolo miya ronaldo hado ficna xita ronaldo wu baxay soma.ahan hado 6 sano joogi laha xita so kuma raxeesan lahen🤔 into joogo u qiimey👍

  • @hamzeaadan
    @hamzeaadan 12 วันที่ผ่านมา

    War hazard kaliya nin xirfad fiican ayuu ahaa wax kale muu hayan nin baa goala ayaad ciyartoy wayan garab dhigayasan yaaaab

  • @aliaxmed-p3f
    @aliaxmed-p3f 12 วันที่ผ่านมา +1

    Damino aya tihin wixinana wa tagero nimo ee falaqen mahan mesha kataga

  • @NaaxrafNaaxraf
    @NaaxrafNaaxraf 12 วันที่ผ่านมา

    Banoni diora ninka qaaday 2008di maa kkkkk

  • @Sharmasaidyt
    @Sharmasaidyt 12 วันที่ผ่านมา

    Bollondior ma qaten nimanka aa ronaldo ka hor marisen

  • @AbdiNajahDiego
    @AbdiNajahDiego 13 วันที่ผ่านมา

    Waar haduu ronaldo lixsano joogi laha oonu real aadilahayn muxuu samaynlahaa hadaan ka bolowno sanadii 2007 ilaa 2014 oo keeba fiixan waxa soobaxaya 2 bolondore 2 6000 gool waxani doodmaahe wa xaraabe

  • @AhmedJota-e4g
    @AhmedJota-e4g 11 วันที่ผ่านมา

    Salah
    Hazard
    Ronaldo

  • @jabrakajabra9300
    @jabrakajabra9300 11 วันที่ผ่านมา

    Salah hazard ronaldo

  • @Aarka-mc1bj
    @Aarka-mc1bj 13 วันที่ผ่านมา +1

    Ronaldo hazard salah

  • @CabdinourMahdi
    @CabdinourMahdi 12 วันที่ผ่านมา +1

    Ronaldo hazard salah