I love Berbera! I was there 3 years ago , a young local boy on the beach told us , “ Batalaale adeer wuu inaga dhexeeyaa! I was touched by his honest feelings. Translation of his statement: batalaale beach belongs to all of us! By the way, he didn’t know we are from SOMALILAND , he only wanted to express his desire to share his beautiful beach with all of us.
wooow Magaalada aad baa looga Shaqeyey Walaahi Maayir Cidin iyo Golihiisa Deegaanka aad bay U mahadsanyihiin Magaalooyinka kale ee Dalkeena Somalililand ha ku Daydaan Ber bera
Marka hore waad mahadsantahay, 4:23 wadada ag marta maxkamada halkii aad ka weecan lahayd dhanka midig isgoyska, waxad ka leexatay bidix, sidaa awgeed waxaad 1. Trafic hadii uu ku qaban lahaa mooyi! 2. Allah kuguma keene waxad halis ugu jirtay gaadhi wadada tooska haysta oo ka yimi xaga schoolka bursade in aad isku dhacdaan ama mid ka yimi dhanka waqooyi
MASHA ALLAH WAY DHISANTAHAY BERBERI MASHA ALLAH. HADAAN DHISANAYO MEEL MA I SIINAYAAN TOLOOW DAWLADA HOOSE MISE MEEL WALBA SIDA HARGEYSA AYEY DAD LEEYIHIIIN
Ale ayaa mahad leh reer barbara hore u socda is dhexgalka xoo jiya si aad horumar baladhan aan u wada gaadhno una samayno isbadal dhaba waxay ku imanaysaa fur furnaan dheriya oo lagu kasbado shacabka loo shaqaynayo meshu waa goob dalxiis mahad sanidin qoruxda wadankayga hoyo waynu wada jeceyl nahay guul
Bagah dalkaan cidi somaliland udhalan amnigana wax udhimaysa wa laga raraya qurun iyo dawarsi le nala so aadayaan iyo qarax dadkaas adunka ka hadhay iyaguba dhul way leeyihiin so may dhisan waayin kisa daryeela ku kale dara
Berberaay Waan ku xiisay❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️malcaamada ilaa klaska 2aad dugsiga sare ayaan ku soo qaatay
Masha allllah❤
WOOOW MANSHA ALLAH QURUUXDA BAA SOMALILAND LOO QUURI LAAYAHAYE WALAAHI CADOWGU🥰🥰🥰🥰
Berbera it's the most beautiful city in somaliland maanshalaah ilaahey ha barakeeyo mayer cabdi shakuur cidin
Mansha allah berbera illahay horumarka haku sii wado from puntland ban idinka so salaamaya dariskayagow
Manshalah quruxda wadanka si wacan bad uso bandhigten hore uu si wada sxbayal cisman abdi &abdi amiin abdilahi morgan kep gowen
Mahamed Ali, waad ku mahadsantahay walaal dhiirigelintaada.
I love Berbera! I was there 3 years ago , a young local boy on the beach told us , “ Batalaale adeer wuu inaga dhexeeyaa! I was touched by his honest feelings. Translation of his statement: batalaale beach belongs to all of us! By the way, he didn’t know we are from SOMALILAND , he only wanted to express his desire to share his beautiful beach with all of us.
wooow Magaalada aad baa looga Shaqeyey Walaahi Maayir Cidin iyo Golihiisa Deegaanka aad bay U mahadsanyihiin Magaalooyinka kale ee Dalkeena Somalililand ha ku Daydaan Ber bera
Mansha Allah Somaliland, beautiful indeed 👍👍👍
Mnsha Allah dhulka hooyo wacana
Mansha Allah
MashAllah beautiful Dalkeena Hooyo Ilaahay ha inoo barakeeyo Aamiin
Aamiin walaal, Muna. Thank you.
@@DalkeenaHooyo dalkeba hooyo qurux walahay berbera
Mashalla Allah Allow Nugu sin Intaan Arkayo Ayaa Rabi👍❤
It’s empty city but it is gorgeous
Mansh Allah Allah ah xafiido
Maansha alla brother alle swt haydin xafido dhamaantiin top top 👌
Mansha Allah Allow Nimcadaada Noosiyaadi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💚🤍❤️
Sheekh iyo GabiiLay iyo Arabsiyo iyo wajaale boorama soo duub walaalo magaalooyinkaa
Qaarna waanu duubnay, inta kalena waanu u soo soconaa insha'Allah. Mahadsanid.
Dadka dibadu aadbay ugu diirsadeen muuqaaladan soo badi
Mahadsanid walaal. Waanu soo badinaynaa, insha'Allah.
Mansha allh berbera dubai yar💛
ALLOW DHOWR MAAYER ABDISHAKUR
Alle dabadii isagaa usabab ah quruxdaa ka muuqata berbera wana hanti aanu dheer nahay gobolada kale maayar cidin
Berbera qurux Masha Allah,you make me feel homesick with your videos ❤️❤️❤️❤️
Cumar dhuule cali ALLAHA U NAXARIISTO
Masha Allah great view higher than the usual car!
Thank you for posting the first comment. Berbera is a 3 part series and we'll share the other two with you soon, insha'Allah.
@@DalkeenaHooyo Asc. Dadkii xagey u'qaxeen? Mise meesha saan baa daacad ka'ah? Kuleelkii cadceeda miyaa loo adkeysan waayay? Sadexdaa su'aalood jawaabahooda baanu sugeeynaa.
@@cabdiraxmaancabdi-casiis8625, waad ku mahadsantahay su'aalahaaga walaal. Waa wakhtigii xagaaga xiligani markaas dadka badankiisu wuu ka xagaabaxay Berbera. Goorta aanu dhuubnayna waa bacda qadadii ilaa 2:00 pm. Dadka inina wey seexdeen xiligan oo kale, badh badeey aadeen, inkaloo badanina cadiir ayey dhacadiidaan. Waa sidaas sheekada magaalada cidlada ka dhigtey.
Mashaaallaah Qurux bandanaa oo baaxad waana
Dhulkayga HOOYO Ma anaa sidaan inuu u baaxadwayn yahay oo u Qurux badan yahay u haystay ba maashaaallaah
Mashaallaah so nice
Berbera 2005 cidlo ayey ahayd tuuLo ah lkn maanta qofkii arkaa wuu yaabayaa way dhisantay weliba xoog
Maashalah
Mansha allah waa video qurux badan. No so badi
Thanks
Masha Allah ❤️
Bartii laygu DHALAY Allow Barakee❤️
Barbar 💕❤️
Msh alh
Maasha allah beautiful hore u socda inshaalaah allah kheyr inta kale halgu daysado dhulka waxaa quruxsada dadkiisa salaam from buulabarde (hiiraan)
Somaliland dadkii lahaa ee ilaahey siiyey ayaa dhistay oo hor mariyey please halkaa ka wada xaasid waxba idinma yeeli doono
Meeshaan Abaarsatay Miyaa Dhisan? Adiga Maxaa Puntland Hormarkeedda Kuddaba Dhigay Oo Aad Uxasdeeydaa? War Meeshaan Madhisnee Geedo Kubeerta Oo dhisa
@@Cici_mimi putland yaa ka hadlay quruxey mida kle ma magaaladan wada dhirtaa ayaad leedahy dhir ku beera hada waa magaalada ugu hormarsan gayiga soomaali xitaa Hargaysa ayey ka horaysaa dhinaca hormarka qararka iska daa oo masha allah dheh si uu alle idin siiyo lkn hadad xaasidnimo bilowdo waad ogtahy waxa laga dhaxlo
@@Cici_mimi miyaad dawan Kari weydey uducee dhulkaa barkeysen ee quruxda badan
Marka hore waad mahadsantahay,
4:23 wadada ag marta maxkamada halkii aad ka weecan lahayd dhanka midig isgoyska, waxad ka leexatay bidix, sidaa awgeed waxaad
1. Trafic hadii uu ku qaban lahaa mooyi!
2. Allah kuguma keene waxad halis ugu jirtay gaadhi wadada tooska haysta oo ka yimi xaga schoolka bursade in aad isku dhacdaan ama mid ka yimi dhanka waqooyi
MASHA ALLAH WAY DHISANTAHAY BERBERI MASHA ALLAH.
HADAAN DHISANAYO MEEL MA I SIINAYAAN TOLOOW DAWLADA HOOSE MISE MEEL WALBA SIDA HARGEYSA AYEY DAD LEEYIHIIIN
Hargaysa oo kaliya maaha niyow dhulalka soomaalida ayey kala siman tahy mise waligaa Hargaysa kamaad buxin
Dowladu Badankeeda Ma laha Lkn Way dhul jabantay Eriyada Suuqa Baloodhku waa 20k meelaha
@@cabdaleyare2518 jaskaalahu khair brother cabdalle insha allah markaan wadankii tago ayaan soo day dayi meel insha allah
Masha allah berberi way tiriiganto wax weynba utaaba galey guul somaliland 💚❤🤍💐💐👍🏻👍🏻👏👏🥰🥰💚❤🤍
Mayar c/shakuur cidin ilahow cimriga u dhere
Asc. Malaga qaxay meesha?
Waa kulayl xiligan shaqaale mooyee cidi kuma hadhin
Wow Absolutely 🎤✔️
RAGBA ISKU TOGTAY TABTAD IYESHOO
TIRAN YADADAN HABENKII TOOSAA 🎤✅👍
Wadada waxa dhamaystria puplic footpath, meesha dadku maraan balmwadada quruxdeda eega mashalah tabarakalah
Halkani.berbera.maaha
Berbera waa meel shidan viva somaliland
brother waxaad tagta tuulooyinka cidi kamaso waranto Abid
berbera ayaan subscripta kugu saray inkasta ood xafadaydii haegeysa ee october iga soo duubin
Walow aan codkeygiyo heesaha ku ciilbaxay
Ale ayaa mahad leh reer barbara hore u socda is dhexgalka xoo jiya si aad horumar baladhan aan u wada gaadhno una samayno isbadal dhaba waxay ku imanaysaa fur furnaan dheriya oo lagu kasbado shacabka loo shaqaynayo meshu waa goob dalxiis mahad sanidin qoruxda wadankayga hoyo waynu wada jeceyl nahay guul
Meesha miyaan.cidiba degenayn
Waaban Daalay sidaad noo dalxiisisay.
Dadkii degena mee waa meel lagaguuuray
Waa dad ilbaxa sida afrikaanka isma dhexe yacaan waa duhur waa la kala xarooda sacadan waayo waa xagaa waa kuleely
Waa xeeb sowmaaha sheekh burco iyo hargeisa 6dii biLood ee qabowgaa laga baxay maatadii waa laga raray waa kulayl😆
Waa cidla. Dad kuma noola kkkkkk
Xeebtaan ganacsiyaa ka banaan lkn maal u haayo🥺
4:20 ... adeer gaadhiga kaa yar halku maray miyaad iska martid 😁 hadduu boolis joogin waa la xadayaa 😑
Balse muqaalkan qurxoon baynu ku iloobaynaa.
Sandaqadaha goryaha horteed ka dhisan waa in magaalada laga saaraa hadii la.diloonayo in magaaladu magaala noqoto.
Waa magaala laga cribtiray ama in eey degaan loo diiday dadka ka soo jeeda konfurta Soomalia, magaala qabiil iga deh
Bagah dalkaan cidi somaliland udhalan amnigana wax udhimaysa wa laga raraya qurun iyo dawarsi le nala so aadayaan iyo qarax dadkaas adunka ka hadhay iyaguba dhul way leeyihiin so may dhisan waayin kisa daryeela ku kale dara
War meeshu abaarsanaa Oo Geeddo Iyo Cagaar la'a? War Meesha dhista waa cidlee
Aadbaad uga xumaatay walaal magaalo la wurux badan oo ka wado wacan majirto alle haku caafiyo iL qabiiLbaad nagu eegtaye
hhhhhh malaha wax kalaad daawatee anuu meel bilaa dhira maan arag intuu videogu socday
Berbera.maaha.beenweye.
Okeymj
kkkkk wanna be republic of somaliland kkkk
Mansha Allah Allow Nimcadaada Noosiyaadi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💚🤍❤️