ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Mashallah salaxley iyo dhulkii ciidagale love from hj
Maansha Allah saxiibayaal safar wacan oo wanaag san
Manshalaa,as diaspora thank you for showing us the motherland, it s helping my home sickness symptoms, 🤲🤲🤲
We feel you, Sweet. Thank you for sharing your unequivocal love for country. You’ll come and enjoy some time with us soon, insha’Allah.
MashAllah that looks a lot of fun. I cannot wait to come home
ماشاءالله
Pushed the like button before watching. 👍
Mahadsanid walaal.
Rag karti badan ayaa ii muuqda, waan idinku soo biiray maanta, waanan soo raagay inaan mar hore imaado ayay aheyd!
Mahadsanid walaal qaali. Sorry inaan kaala daahnay mahadnaqa xagayagaba sidoo kale. Soo dhawoow mar walba waanuna ku faraxsanahay inaad nagu soo biirtay.
Anigo ah nin ciidagale Wayne ah kuso dhawaada dhulkiina hioyo
Mo Warsame, waanu kaba gayoon weyney dhulka Ciidagale Wayne. Maansha Allah. Halagu tabco oo wax halaga qabsado nimcadaa Alle inoogu deeqay. Mahadsanid walaal mar labaad.
Haye brother we will Insha Allah thank you for showing us good bless you.
Waa barnaamij aad u fiican lkn magaalooyinka aad sii Maraysaan barnaaminyo nooga soo diyaariya sida Salaxley,Baligubadle iyo kuwa lamidka ee Hawdka,Bariga iyo Galbeedkaba