RIYAAN BAJAAJ OO KIIS KALE LOO HEESTO DAAWO MAXKAMADA OO MUQAAL FILTER LA,AAN LOGA DUUBAY WAN YABAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 11

  • @Hada23234
    @Hada23234 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Rayan adunka sodhaweyay kamey faideysan alene Wey casiday marka waa sidas qofkasta waxu kasbadu leyahay ale dhahay

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    walee naagtan rayan laleeyahay iney haashim naaganoqoto ayaan umalayan waa haashimadii labad

  • @kaydee9766
    @kaydee9766 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Faarabutadaan mar hore in laga tarxiilo magaalada ayay ahayd Anshax xumo iyo magac xumo ayay lajoogtaa meesha.

  • @khadromaxmud646
    @khadromaxmud646 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    rasuulka csw wuxuu dhahay hadaad ilaahay kabaqi waydo waxaa doonto samay waa intaa hawsha meesha taalo

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    All publicity is good publicity waligaa ma maqlin? Controversy and media are best friends maogid! Wax wanagsan hadii aa baraha bulshada latimaatid you get no traction! Gabadhaan understands the power of social media and she is using it effectively!

  • @sahraadan6995
    @sahraadan6995 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Indho adeeg sabeen khir xishood daro wax badanba qaldan

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    QOFTAAN WAXMAGARATAY DIINI IYO MAADI?????

  • @alisham3413
    @alisham3413 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Rayaan bajaaj waa bulaacad meelkasta ku jirto waana maafiyo meelwalba ka muuqo waa lagu muuna beelaa😎Rayaan ayadaa sumcadeeda dishay marba nin ayay soo xareysataa xitaa alkuuliiste ma cafiso😎dad badan bay lacag ka dhacday, dadka xumaantooday raadisaa qofkii soo waco ama u imaado way duubtaa😎dadkii way naceen waayo waxay rabtaa inay meelkasta ku jirto oo hadalkeeda lawadwado😎talo fiican ayaad siisay laakiin dadbaa qabiil ku difaacaya oo xumaanta ku garab istaagaya ayada waa qof weyn oo isnacday oon caqli lahayn😎

  • @CanabCabdi-b1h
    @CanabCabdi-b1h 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaad waniiso meesha majoogee caraar abooy

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Rayaan waa doqon jaahilad ah