2024 Sideed U Guulaysan | Falsafada Risqiga | 3 Tusaale .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 271

  • @falaad-r4g
    @falaad-r4g 9 หลายเดือนก่อน +58

    Aniga wan jeclahy muqal samenta lkin hal hadaf iga wena wana quranka xifdintisa alx hada baqro maraya mrka dhameyo I.a 23 /1/2024🎉

    • @Binthlm
      @Binthlm 9 หลายเดือนก่อน +4

      Abyo kaligaa ma xifdisid mise mcl online ama offline miyd heysta

    • @falaad-r4g
      @falaad-r4g 9 หลายเดือนก่อน +2

      Xppti Mel aa kabrta lkin mela online wan aqana

    • @Sgfaahiye
      @Sgfaahiye 9 หลายเดือนก่อน +3

      ilaah hakugu guuleyo wll mcn

    • @falaad-r4g
      @falaad-r4g 9 หลายเดือนก่อน +1

      Aamin wll

    • @ahmedabdi319
      @ahmedabdi319 8 หลายเดือนก่อน +2

      Lacagta lagasuubiyo youtubka culimada inta badan waa xaraan bey yirahdeen sida zakir naik, sh umal iwm, marka iska hubi intaadan bilaawin.

  • @derow17
    @derow17 9 หลายเดือนก่อน +40

    “Muslin kasta waxaa saaran in uu afka Carbeed ka barto intii dedaalkiisu gaadho, …-afkaas oo Alle ka dhigay afka midkii uu ku soo khatimay nebinnimadiisa, ahna afka uu ku soo dejiyay kutubtiisa kii ugu dambeeyay.”
    -Imaam Shaafici (الرسالة)

    • @boqoradda1750
      @boqoradda1750 9 หลายเดือนก่อน

      Sax. Meel aan ka barto ma garan

    • @MubarakAbdukadirYusuf
      @MubarakAbdukadirYusuf 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@boqoradda1750sheer xirfad ka baro wll

    • @Animx185
      @Animx185 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@boqoradda1750isla ogansho ka baro asaa share xirfad noosoo bandhigee hadad caawin dheeraad ah rabtna telegramka ka siyaadsho

    • @Muxammed22
      @Muxammed22 9 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@boqoradda1750 koorsada sheerxirfad lkn waa lacag, waa haday kaa goantahay inaad si dhab ah u barato

  • @bile-25
    @bile-25 9 หลายเดือนก่อน +19

    Allah cida uu doono ayuu irsaaqaa cida doonana wuu ku ciriiriyaa
    Yaa Rabbi irsaaqad waasic ah noo fur

    • @looxmooyo9253
      @looxmooyo9253 9 หลายเดือนก่อน +1

      Istiqfaarta aad u akhri maalin kaste ,
      Wallaahi inaad kayaabi ood kayaabi sida oo riziqa kuusoo galayo
      Anigaa wax wayn wayn wayn ka arkay istiqfaarta ilaa maantana ilaa intaan kadhimanayo waan wadi
      Aduun iyo aakharaba wee ku anfici

    • @looxmooyo9253
      @looxmooyo9253 9 หลายเดือนก่อน +2

      Wallaahi waligeey intaan noolaa ma arag wax sida istiqfaarta ookale ah
      Riziq kaliya ma aha
      Waxwaliba aad dunidan ooga baahantahay ilaahay wuu kugu siin

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 9 หลายเดือนก่อน +8

    Maasha allah Allah ha noo adkeeyo iimaankeena aamiin kan la siiyey waa lagu imtixaamaa kan aan heysen samarkiisa ayaa lagu fiirinaa Allah hanaga dhigo kuwii qeyrka iyo wanaaga is fara

  • @ahmedizayoz5931
    @ahmedizayoz5931 9 หลายเดือนก่อน +5

    Cajiib, Cumaroow hadda waxaan muqaalkan Daawanayaa Anigoo karsanaya Cuntadii aan Cuni lahaa (Qado) iyo tii aan uqaadan lahaa Shaqada Caawa (Casho).
    Waa sababta aan ujeclahay markaan hawl haysto Muuqaladan okale, waxyar ku qabso waxna ka faaid.
    Mahadsanid Sxb.
    Waxaan kasoo Salaamaya Bremen Jarmalka. ✌️

  • @popular7493
    @popular7493 9 หลายเดือนก่อน +18

    حفظ الله الصومال 🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴

  • @Bullale6
    @Bullale6 8 หลายเดือนก่อน +1

    yaasalaam!
    muuqaalkan runtii aad buu ii cajabiyey waxaan si fiican u dhuuxay in marka aad hawl u xadhko-xidhanayso ay muhiim tahay in aad hawshaa aad ku noqotid [perfect] yacni, qof hawsha uu hayo si fiican uga soo baxaya.

  • @ridwaanadeer143
    @ridwaanadeer143 9 หลายเดือนก่อน +6

    I can't wait 1m coming soon insha Allah Ustd Omar inshaar kabadan buu u qalmaa

  • @cabdisamadcabdiwaaxidshmax5835
    @cabdisamadcabdiwaaxidshmax5835 9 หลายเดือนก่อน +2

    ولو بسط الله الرزق لعباده لبغو في الأرض ولكن ينزل بقدر ما يشاء انه بعباده خبير بصير

  • @cabdullaahixasan1670
    @cabdullaahixasan1670 9 หลายเดือนก่อน +17

    Ogaansho 1M coming soon inshalah 🎉❤🎉❤

    • @Halmaal202
      @Halmaal202 9 หลายเดือนก่อน

      Insha allah

  • @bisharorshe1882
    @bisharorshe1882 9 หลายเดือนก่อน +6

    Xilligaan Ayaan shaqa haystaa anoo wax qoran cashar diyaarin macalimeed Baan wadaa haddana Mar walba Wan dhagaystaa barnaamijyada codadka ah mahadsanid ogaansho

  • @Farxaan158
    @Farxaan158 9 หลายเดือนก่อน +38

    Mashaallh philosopher Omar inshar🎉😊

  • @Anan3w
    @Anan3w 9 หลายเดือนก่อน +4

    Tusalayaash inaa maxamed Qadar inaa mid ka dhigto aheed wayo mahan kuwa eidit sameya waxa una ku jiraa kuwa somalida ugu caansan😊

  • @sakariye932
    @sakariye932 9 หลายเดือนก่อน +10

    23/5/2024 waxa gadheyna 1M Insha Allah 😊

  • @Samiirofarxaan12
    @Samiirofarxaan12 9 หลายเดือนก่อน +9

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋😢❤😢❤

  • @AbdulaziizHassan-h2s
    @AbdulaziizHassan-h2s 9 หลายเดือนก่อน +2

    Cumar inshar mahadsanid

  • @looxmooyo9253
    @looxmooyo9253 9 หลายเดือนก่อน +8

    Wuu jiraa
    Qofkii istiqfaar badan akhriyo maalin kaste aaaaad bee lacagta usoo gashaa waliba siyaabo Kala duwan ayee kusoo gashaa
    Anigan kulahadlayo ayaa markhati ka ah oo arkay

    • @looxmooyo9253
      @looxmooyo9253 9 หลายเดือนก่อน +3

      Wallaahi billaahi istiqfaarta waa mucjizo waa naxariis waa janadii dunida

  • @kasimhero4100
    @kasimhero4100 9 หลายเดือนก่อน +5

    Thanks ustaat

  • @Ninweyn-
    @Ninweyn- 9 หลายเดือนก่อน +6

    Kanaalka Ogaansho 1M Inshallah mardhow ❤️💪

  • @xadaari129
    @xadaari129 9 หลายเดือนก่อน +3

    ale wanga hayna waafajiyo amiin amiin 🤲🤲

  • @walalkaweyn143
    @walalkaweyn143 9 หลายเดือนก่อน +3

    thanks ustaad wax badan baad no faaidaysay❤❤

  • @abdirasakaliahmed7528
    @abdirasakaliahmed7528 9 หลายเดือนก่อน +1

    Alle hku xafido. Runtii muuqaalkaagan iyo kii itoobiya oo sidii hore ka soo debecday. Labadaas muuqaal ee dhaadheer waxaan ku dhegeystay anigoo dhar aad u badan dhaqanayey, weliba anigoo ku xiriirsaday bluetooth ka garbaha la surto.
    Anyway Mahadsanid legend.

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 9 หลายเดือนก่อน +9

    Walahi shooL kaa waanagula qiyamay
    Sawabto ah xirfad nama ay san barin
    Namana aysan tusin sida saxda ee wax loo barto oo ana ku kobnen shoolka ilaa jamacad 😢😢

    • @hassanabdullahi3366
      @hassanabdullahi3366 9 หลายเดือนก่อน

      Walaal schoolka waxba ha eedeynin. Macalinkas ku baraaya asaga sidaas umbaa lagusoo baray. Cidna kuma qiyaanin. Systemka waxbarashada oo dhan ayaa noocaa ah.

  • @FadumoCismaan-q5f
    @FadumoCismaan-q5f 9 หลายเดือนก่อน +10

    Qisadaa wlhi 2:00 inay socdaan jeclahay mcn weyeeh intasaa dharkaa kudhaqaaa😂😂😂😂

  • @Maryamah1444
    @Maryamah1444 9 หลายเดือนก่อน +11

    Waxan ku bartay 2018ila mantaddan wan ku dhageysta waligey wajigag ma ark wan jclhy inan furto youtub lkn swabab jiran awgedd 😢

    • @Naxarisey
      @Naxarisey 8 หลายเดือนก่อน

      Mxaa wye abaayo dhibta😢❤

  • @susanamohamed7102
    @susanamohamed7102 9 หลายเดือนก่อน

    Wllky cumar inshar waad mahadsanthy wax badan bn ka faidnay jazaka allah

  • @bakromar
    @bakromar 6 หลายเดือนก่อน

    Masha alaah alaah kuxafido Cumar ❤

  • @Taliye-7
    @Taliye-7 9 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid bro insha allah talooyinkaaga quruxda badan waa qaadanayaa horayna waan uqaatay

  • @sahrailtrihe9389
    @sahrailtrihe9389 9 หลายเดือนก่อน

    maschallaha GUUL Cumar inschat horoo soco🙏

  • @AhmedRage-j5r
    @AhmedRage-j5r 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa Allah cumar ❤

  • @xasanabdirahman487
    @xasanabdirahman487 9 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid sxb, muuqalkan wax badan ayuu iiga caawiyay.

  • @sharmaakeguled5772
    @sharmaakeguled5772 9 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks 😊 ustaad 🎉

  • @HoodoKhadar-jj8bi
    @HoodoKhadar-jj8bi 9 หลายเดือนก่อน +4

    😂😂😂wlhi jikada ayaan ku jiraaa cunto ayaa. sameenyaa wn ku dhgsn true ❤😅

  • @khadijoquruf
    @khadijoquruf 9 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaan aaminsanahay qofka malin walba aqriya suuratal baqra iyo yaasin iyo idaa waqaca walahi risiqadaaa wax wayn baa iska badalaya ilahay intii shqo raadinysa shqo qurux bdan aan dhibato lahayn alle siiyo kuwa haysatana alle ubarakeyo una badiyo

  • @ReyyanKasim-i6t
    @ReyyanKasim-i6t 9 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll cumar dhirigelintaada wacan❤😊

  • @muhsinabdullahi8327
    @muhsinabdullahi8327 9 หลายเดือนก่อน +2

    Omar zxp barnaamijyadaada waa kuwa waxtarka u leh mujtamaca dhammaantiis lkn barnaamijka canjilaada ama dhaadhaajinta ah iska daa si ayuu u foolxumaynayaa barnaamijyaada siloon

  • @samarmoha3624
    @samarmoha3624 9 หลายเดือนก่อน +26

    ابو طلال الحمراني❤❤
    قناة ابو طلال الحمراني من افضل القنوات الي تابعتها صارلي أتابعه من 5سنين

    • @suhaybclaahi9081
      @suhaybclaahi9081 9 หลายเดือนก่อน +3

      ارفع لك قبعة وانا صار اي سنتين وتقريبا كملت جميع القصص😊

    • @rakiamohamoud7047
      @rakiamohamoud7047 9 หลายเดือนก่อน +1

      👍👍👍👍

    • @benmohamed7763
      @benmohamed7763 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@rakiamohamoud7047
      اول مرة سمعت اوووو

    • @ابوخالد-ن2ل
      @ابوخالد-ن2ل 9 หลายเดือนก่อน +2

      مدمن على قصص ابو طلال استفدت من قصصه وتحكي عن تدبير الله لكونه

    • @farhiashireabdiahmed7640
      @farhiashireabdiahmed7640 9 หลายเดือนก่อน +2

      أنا سبب أبو ظلال الحمراني تركت الأغاني من ٣ سنوات فلله الحمد والشكر

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 9 หลายเดือนก่อน +15

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @Amiiraqurux-i8c
    @Amiiraqurux-i8c 9 หลายเดือนก่อน +15

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙
    الله ❤💙
    Follow isoo dheh wll Qali❤️🙏

  • @samatarxaragoode4948
    @samatarxaragoode4948 9 หลายเดือนก่อน

    Amazing video, Jazakallahu khairaa

  • @miloThomaz
    @miloThomaz 9 หลายเดือนก่อน +8

    Wll waxan ahay wiil hoyadi kasoo tagay 2014 si uu wax uso barto loona geeyay aayo adeer nin soo maruunba garanaya eedo waxan soo maray gumaysi ciil aad udaran maanta jidh dil heer aan gadhay sidi laydilayay inan damqan wayay 2024 i.n waxan rajaynaya inan isku filnaado computerban dhigta manta iskulkana wan sii dhamaynaya iigu soo duceeya inuu ilahay igu anfaco computerka aanan heerna ka gaadho🙏🙏

    • @Naseexa-c9r
      @Naseexa-c9r 9 หลายเดือนก่อน +2

      Wll qalbada ixanunty ilaahay niyadaada San hakuu sahlo

    • @ceebla1617
      @ceebla1617 9 หลายเดือนก่อน +4

      Ilahay arzaqad xalala haku siiyo ood kaga maranto wll saliga nabiga iyo istighfarta badso duceyso si jogta ah isbadal weyn wad arki inshalah

    • @Shugriya896
      @Shugriya896 9 หลายเดือนก่อน

      sorry wd ka bixi i n

    • @LisaD-yy4gq
      @LisaD-yy4gq 5 หลายเดือนก่อน

      Wan ka xumahay wll. Saliga nabiga Scw iyo Istighfarta wehelsho oo adagso akriso intad awoodo malin kaste. Waxan rajaynaya Ilaahay inu badal kheir qaba iyo dhambi dhaaf kugu badalo. In Sha Allah.❤ 😢

  • @MrShirwa-cw5bm
    @MrShirwa-cw5bm 9 หลายเดือนก่อน +2

    Inaa noqoto qof waxsoosaar leh waxay ku xirantahay dadaalkaaga
    Marka dadaal ugu danbayn dadalkaagu wuu mira dhalin
    Guul baa idiin rajaynayaa dhalinta Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedosman1000
    @mohamedosman1000 9 หลายเดือนก่อน +5

    Tijaabiya waxa aan soo gudbiyo walalayaaal🎉

  • @HalimaHajii
    @HalimaHajii 9 หลายเดือนก่อน

    Oganshoo guul 1 million 🎉🎉🎉🎉 Rajathena

  • @Maxamed.ibraahim77
    @Maxamed.ibraahim77 9 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid cumaroow

  • @baaba.rashka
    @baaba.rashka 9 หลายเดือนก่อน +2

    Omar inshaar ama ogaansho guuleyso sxb mcn

  • @walalkaweyn143
    @walalkaweyn143 9 หลายเดือนก่อน +1

    thanks ustaad ❤

  • @GaraadAbdallah
    @GaraadAbdallah 9 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ustaad omar ishaar

  • @Ibnbaali
    @Ibnbaali 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaad Cumar inshaar waxaa saaxib inoo la hadla sidii walaalkeena naga weyn.
    Mahadsanid ustaad.

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 9 หลายเดือนก่อน +1

    MAHADSANID MR INSHAAR

  • @CabdiMajiid-n5r
    @CabdiMajiid-n5r 9 หลายเดือนก่อน +2

    Ustaad Omar inshaar 1milion coming soon

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 9 หลายเดือนก่อน +3

    Asxabey waxa igaa cawisan chanel ka hadlaya xirfadaaha sanadada ugu sareya
    Iyo xirfad walbo waxay kaa hadleso
    Iyo nuceey thy🎉🎉🎉 xirfad walbo

    • @bile-25
      @bile-25 9 หลายเดือนก่อน

      Kaliye youtube ku qor xirfadaha ugu fiican

  • @Naidar20
    @Naidar20 9 หลายเดือนก่อน +1

    1 MILION COMING SOON TEACHER OMAR - 2019 ILAA IYO HADA KULLA SOCDAA WALAHI KEEP GOING❤.

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waan dhawnahay Ustaad❤

  • @xabeebtv9512
    @xabeebtv9512 9 หลายเดือนก่อน +2

    M.a waan ku faraxsanahay inaan inaan ku xirnahay ogansho oo waxbadan laga fa ideyo

  • @sakariye-cali
    @sakariye-cali 9 หลายเดือนก่อน

    Cumar inshaar wll Barnaamijkaan waad lasoodaahday❤❤❤

  • @MaxmedaxmedAxmed
    @MaxmedaxmedAxmed 9 หลายเดือนก่อน +1

    Maa shaa alaah
    Baaraarujin
    Wanaagsan

  • @dahirabdiwali5987
    @dahirabdiwali5987 9 หลายเดือนก่อน

    Arinka ah adiyadoo howl la hayo ayaa muqaalka la dawaa waa sax, wayoo hada anigaba muqaalka telefanka aan ka dhageysanayo jeebka ayuu iigu jiraa anoo xiligaan shaqo ku jiro meelna iska fadhiyo. Ahmed waad ku mahadsantahay baraarujinta dankeena iyo cododka aad nosoo dirto. Waxaan kasoo salamayaa wadanka Finland.

  • @IbrahimJamac-n3b
    @IbrahimJamac-n3b 9 หลายเดือนก่อน +5

    Zxp meel aan kaala so xidhiidho ii sheeg aad ayan kugu baahanahay

  • @houstro7249
    @houstro7249 9 หลายเดือนก่อน

    Thanks wallka wx bdn ayad ino kordhisay❤

  • @abdisalam679
    @abdisalam679 9 หลายเดือนก่อน +4

    1 hours ka soo dhig omar inta igu raacsan like guys

  • @muhyadin8309
    @muhyadin8309 9 หลายเดือนก่อน +3

    TEAM Qisooyin @ILAYS like saara

  • @amjadmoha1
    @amjadmoha1 9 หลายเดือนก่อน

    Shukran ustaad

  • @MubaarigAxmed-mi5kw
    @MubaarigAxmed-mi5kw 9 หลายเดือนก่อน

    abuu dalaal nolo shiisa iyo dhima sha diisaba ilaahay ha ilaaliyo walhi nin wacan

  • @DeeqoJimcale-iu3nz
    @DeeqoJimcale-iu3nz 9 หลายเดือนก่อน

    Omar guulayso aduun iyo akhiro

  • @FardowsaHogamisada
    @FardowsaHogamisada 9 หลายเดือนก่อน +4

    Wan xanuun sanhy iso duceeya wllyal

    • @MABRUUK
      @MABRUUK 9 หลายเดือนก่อน +1

      الله يعطيك العافية🤲🏼🤲🏼🤲🏼🥺

  • @munassswq313
    @munassswq313 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ogaansho
    maracade show
    Aadan sahan
    my fav and role model young♥

  • @ahmedcismaanaadan971
    @ahmedcismaanaadan971 9 หลายเดือนก่อน +85

    First one please like ❤

  • @afilmsmovie3569
    @afilmsmovie3569 9 หลายเดือนก่อน +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @abulaziizsomali6647
    @abulaziizsomali6647 9 หลายเดือนก่อน

    Shukran

  • @xaydar4350
    @xaydar4350 9 หลายเดือนก่อน +1

    Walal hal suaal lacgta youtube laga helo ama fb ma xaaran baa mise xalal sida aan maqlayna ads ayaa lagu helaa ayaan maqlay marka hdii adska uu qamri ama dad qaawan ku jiro miyey mushtapiH galeynin ama xaaran kaa noqoneyn wĺl suaashaa iga jaahil bixi sharaxaad kooban MahadsaniD❤

  • @RAJOchannel5591
    @RAJOchannel5591 9 หลายเดือนก่อน

    Masha allah
    Midka mid ah muuqallada ugu xiisaha badan

  • @alcamuudishow6050
    @alcamuudishow6050 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allaaah

  • @updyazizali1477
    @updyazizali1477 9 หลายเดือนก่อน

    Mohametd qadar kwrn cumarow wa wiil somalia ciyaraha ka hadlo dad badanaana ku ciran

  • @farahninwayn7734
    @farahninwayn7734 9 หลายเดือนก่อน

    Illaahay ayaan wax wngsn ka rahaynayanaa markasta iyo Meelkasta Alxm

  • @xanann2408
    @xanann2408 9 หลายเดือนก่อน +1

    Abu dalal xamarawi waxo so gudbiya qisoyin aad u mac aadna u xanun badan ama aad u xigmad badan ❤ قصص ابو دلال الحمراني

  • @mahaddayax724
    @mahaddayax724 9 หลายเดือนก่อน

    M.a wllhi wll jiraa thy cumar inshaar wax yaabo bdn oon ku fikiro ayaad isla markiba ka hadashaa alle amarkii waa cajiib noolow sxb

  • @Mubaarakmuqdishaawi
    @Mubaarakmuqdishaawi 9 หลายเดือนก่อน

    بيض الله وجهك

  • @shankaraaj
    @shankaraaj 9 หลายเดือนก่อน

    M.a ustadi cumar inshaar ❤

  • @aaminahmed3513
    @aaminahmed3513 9 หลายเดือนก่อน +1

    Omar Inshar ❤

  • @Cuska24-vp3pq
    @Cuska24-vp3pq 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mamduux nasralaah afkiisa ayuu wax kujabsadaa waa oday maskax Ku dhan tahay💪

  • @MustafeMaxamed-ni7yy
    @MustafeMaxamed-ni7yy 7 หลายเดือนก่อน

    Cumar inshaar saxiib waxaan kaa codsanayaa in aad sifaah faah san uga soohadasho qaabka yutub loofurto oo lacag looga sameeyo
    Mar inaad kasoo hadasho isku day
    Madaama aan kamid ahay dadka kugu xiran

  • @barrelyrics3811
    @barrelyrics3811 9 หลายเดือนก่อน

    Waa run wax dawasho waa ka dalay inaa dhagaysto hawshayda qabsado ka jecelahay

  • @kalidomer7034
    @kalidomer7034 8 หลายเดือนก่อน +1

    OmaR ❤🎉

  • @aadancambe7079
    @aadancambe7079 9 หลายเดือนก่อน

    mansha allaah ❤

  • @usamaabdiofficial459
    @usamaabdiofficial459 9 หลายเดือนก่อน +1

    Good working

  • @umumaxamedamiin2185
    @umumaxamedamiin2185 9 หลายเดือนก่อน +1

    Abuu dalaal sifiican uma taqaanid maku dhahaa cumarow ma muggiisa mase saa uga hadashay waa xaqirtay ama ka gaabisay xaqiisa ninkaas waa kaa fiican yahay adigaas oo kaa mug weyn yahay hal kalmad oo kaaga filan hal mowduuc oo ka hadlaa oo khabiir ku yahay ku soo dhex jiray tan iyo dhalin yara nimadiisa ilaa hadoo kor udhaafay afartanka waa hal jaanib oo khibradiisa lee yahay lkn kawaa sicsan kana faa'iido badan waxaa ka hadashay oo dhan la'ano ma'aha mujarad qisas khibaradiisa

  • @CabdiMajiid-n5r
    @CabdiMajiid-n5r 9 หลายเดือนก่อน +1

    M.a ustaad Omar inshaar ustaad waxaad markale ka hadashaa horena aad UGA hadashay fikirka xad dhaafka ah

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 9 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid walal
    Wax baan baa kaa Faaiday

  • @NashrafTiitey
    @NashrafTiitey 9 หลายเดือนก่อน +3

    Runtii 12:12 duhurnimo ay tahay 23.jan.2024 ah saacadaan lajoogo anoo dhar aad ubadan dhaqaayo ayaan dhageynsanooyaa videogaaga , aad ayaana ujeclahay ina aan dhageynsto ciwaanada dhaadheer oo waxna ii faaideynayaan aduun ii aaqiro ,
    Aad ayaad umhdsa thy ustaadow

  • @AfnaanIsmaail-nx1ps
    @AfnaanIsmaail-nx1ps 9 หลายเดือนก่อน +2

    Sax😢2023 bishaa 8 baan jamacada dhameya waxan jooga somaliland gaar ah gobolka sanaag shaqa maa tala Dalka Laga yaaba inaa Calamka uu shaqa taho oo illaahaya xaga igaa Qoraaya

    • @abdifatahmuhudin2273
      @abdifatahmuhudin2273 9 หลายเดือนก่อน

      Ha is dhiibin meel kle aad ku fcn thy tijabi

  • @cabdcali6
    @cabdcali6 9 หลายเดือนก่อน

    manshalh wllkaiy cumar inshaar

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 9 หลายเดือนก่อน +1

    Juhdigu waa muhiim nasiibkuna waa jiiraa

  • @khadargaarisa1977
    @khadargaarisa1977 9 หลายเดือนก่อน

    Allaahu akbar jazzaaka llaahu khayr akhii

  • @MohamedAbdirahman-x5m
    @MohamedAbdirahman-x5m 9 หลายเดือนก่อน

    والله يرزق من يشا بغير حساب

  • @MeYou-w6d
    @MeYou-w6d 9 หลายเดือนก่อน

    Thank you walal

  • @MustafeMaxamed-ni7yy
    @MustafeMaxamed-ni7yy 7 หลายเดือนก่อน

    Cumar inshaar saxiib waxaan kaa codsanayaa inaad mar kanalkaada soogaliso sida yutub loo furto oo lacag looga sameeyo

  • @fy4r
    @fy4r 9 หลายเดือนก่อน

    صل الله عليه وسلم

  • @budeeyamacalin4213
    @budeeyamacalin4213 9 หลายเดือนก่อน

    Alxm alaah baa ma had leh

  • @ahmedqumbe3644
    @ahmedqumbe3644 9 หลายเดือนก่อน

    Muuqaalka 20 daqiiqo haka badin sxb, hadduusan ahayn mawduuc qiso ah.