Abwaan dheeg tariikhdiisa iyo murtidiisa hore waan u daawaday Barnaamjik uu Wariye Abiib Iman xasan ku waraysano 2013 Run ahaantii waa abwaan ay tariikh ku duugan, tariikh iyo dhaqan hore oo lumay ayuu inagala joogaa, hadii aan barnaamijyadan oo kale laga qaban dibna loo soo raadcayn abwanadii somaliyeed ee murida shilis lahaa waxaa macquul noqon kara in dhaqanka somalida iyo murtiduba la waayi doono, Mahdsanid deeqa Qolombi
Dahir Abdala qor dee aduu yaad u tilmaamaysaa qor yaa kaa xiga adiga bal waxaad qorayso eeg maanad qof wayn ahayn bal u fiirso dib u akhri oo is qiimee
Abwaan dheeg tariikhdiisa iyo murtidiisa hore waan u daawaday Barnaamjik uu Wariye Abiib Iman xasan ku waraysano 2013 Run ahaantii waa abwaan ay tariikh ku duugan, tariikh iyo dhaqan hore oo lumay ayuu inagala joogaa, hadii aan barnaamijyadan oo kale laga qaban dibna loo soo raadcayn abwanadii somaliyeed ee murida shilis lahaa waxaa macquul noqon kara in dhaqanka somalida iyo murtiduba la waayi doono, Mahdsanid deeqa Qolombi
Abdalla Saed haa wllhi
Murti qof soomali ah sameeyay oo lagu murmay waxaa ka wayn agoon aqalkeedii lagu murmayo yagii oo taagan soomaliyay dib ilaah haloogu noqdo dheeg siduu u haysto ninkii laxankii sameeyay kii qaaday baa hantidaasna dariskii ugaranayaan hantidaa cidii lahayd
Inta baadilkaasi jiro soomalinimo majirto wadani kastaa waa inuu xumaanta nahyiyaa siwanaagu I yimaado hadaba abwaanaduna waa inay ku saleeyaan murtidoodu kusalaysnaataa reebida xumaanta noockastooytahay taasaa sharcigu banaynayaan
Abwaan qaalliya alow danbigisa iyo danbiga waalidkayaba dhaaf abwaan cimriiidheerer caafimaad ale hakusiiyo fom habarjeclo
macha allah.
my #Dad ilaahay haku xafido #Baba 😍😍
Odaygaan Cibaadada Ka Muuqata Iyo Cunsuriyada Ku Jirta Ee Soomali Naceeb Waa Kala Laba . Allaayahdiik
Abwaanka abwaanada dhaafey dheeg ilaahay cimrigaaga ha dheereeyo.
AALLOOW BELAAYO NAGAHAY AAMIIN AAMIIN
Anaga miidhan daauuud 👍🙏🙏🙏
Marwo dee walhi barmaamij taarikhi ah baad duubtay ee odaygu waa murtiule eh bal noo soo celi
Mansha allah awoowo ♥️
abwaanka waxaan oodhaan lahaaa Qoraalkasameee riwaayadahaaagiii oodhaaan
Waxaa in lasheego iyaduna marwo Deeqa Qulumbe oo si quruxbadan udaadihisa barnaamijyadeeda.
.Sidagan oo ismaqal iyo qurux kudheehantahay loo duubay barnaamijkan. Abwaan Dheeg aad iyo aad buu ugu mahadsanyahay isaguna qaybtuu kasoo qaatay suugaanta iyo fanka Somalida
maashaa allah noolw xidhibaan dheeg waxaad tahay abwaan weyn
dhadhnkiba katagay oo faecbook iyo snapchat baybarten oo dhaqan kind katagay iyo xishodkiba illahayow naa astur
Acw deeqa khalombi iga Raali noqo waxaan kaheli jiray hôtel kii abe qalombi xasuus teeysa kama bixine hotelkii bal iga waran .
Masha Allah Alle ha u barakeeyo cimriga
Waa saas xildhibaan harunda daauud iyaga ayaa dumarka wax siiya
Abwaanka
mahadsanid deeqa walaalo
sl pure thanks saaxiib
duqaan caqligiisa waa tegey ,somaliland ayuu aaminsan yahay isagoo somaliweyn ka tegey
Abdalla Abdalla idinka wixii mabda'iina qaadan waaya waa doqon wareersan kii qaataana waa fariid cirka soo dhac ah lol cirkaasaad maraysaan waydin iska soo dagi dadkayagana waydin baran waliba si fiican.
Barnaamij kaa. Gaban e deeqay qeeb ta la baad Waa sugay naa
kkkkkk Anka miidha daauud haween nama masruufaane ,muslimna aan dhacnee xooga yagay dumarku maalaane.
xaaji Abdulqadir minute kee buu intaa odhanayaa waan dhamaysan kari waayaye adoo raaliya
SomalillandPure. Laga billaabo 43.46
xaaji Abdulqadir shukran bro ...
wxan abwaanka ka codsanayaa inuu riqwaayadaa qoro iyo murtidiisa oo dhan.
Istahil416 Faysal yaa walaal
Abwaankan isku meel ayaanu tagnaa walina ma maqal inuu Abwaan yahay.
Nin walba siduy yahuu kula socda aduu ka dhacay mala inuu murtidiisa kui foro
eesh calaa program
hore aya lo yidhi ragna wa ragi hore hadalna wa ini u yidhi.
murtida iyo erayadda somaliga ah waa in la qoro
Dahir Abdala qor dee aduu yaad u tilmaamaysaa qor yaa kaa xiga adiga bal waxaad qorayso eeg maanad qof wayn ahayn bal u fiirso dib u akhri oo is qiimee
dadna waa dadkii hore hadalna waa intuu yidhi ...why raga oo kaliya
ragna waa raggii hore
hadalna waa inyuu yidhi
haweenna waa intuu qabay
Dumarku was janoo
Waxay daadahshaan ubad when
daaim baa nagu galaday
Doqoni yeelkeede
Hassan dumar daaim Naga beerin
Duniduba hungay noqonlahayd
Laguma doodeene
Adna dabuubtaa kuma tiraahdeen
Duulka daim Naga beeray